Somali mise carab | somalida iyo carabta | waxaanahay manaqaano?
HTML-код
- Опубликовано: 15 окт 2024
- waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
Soomaali Waa soomaali soomaali ayaan ahay asalkaygiina soomaali ayaan ahaa like😊😊💛💛💛💛
Wan kaxumahay qof ka caya carabta
Igamana ahan janjeer dhan carbeed
Alxamdulilaah wana kufana somalinimada 🇸🇴❤️
Caawa Waa jimco aan ku salina rasuulka scw inta ku xiran channelkan #OGAANSHO Like ta ii saar
Mohamed Osman Ak Scw scw scw
Mohamed Osman Ak scw
Scw
Mohamed Osman Ak
Scw
Scw
Ilahayow igaaadhsiii intaaan noqonayo madaxwayne somaliyeeed aaamiiin dhaha wllalayal jamacada carabta somaliya waanka saarayaaa
Marka islamkad kala fogaynaysa
@@أسيدعمر-و9ض Haa waan kala fogeynayaa maxaa ka qaadi kartaaa duliyahoow carabta ah 😏 carabtu ma diinta islaamka baaa? Fucking
@@أسيدعمر-و9ضislamka iyo carabta maxa iska galay adeer dee ha walanina somaliban nahay carab ma nihin wll😊
@@أسيدعمر-و9ضislaamka ma diinba mise koox🤔
Jahil nimada wa xanun jahilyahow Indonesia 🇮🇩 Malaysia Bangladesh Turkey wa wadamo muslim ah carabna ma ahan carab iyo dinta iskuma xirno jahil dinta baro@@أسيدعمر-و9ض
Anigu runta hadan shego have somali na waan ahay have yemeni na waan ahay abahyna waa carab hoyaday na waa somali isaaq lkn wlhi passport kayga somali inan kaso jedo iigu qoran carab na kuma faano ilagaygii somaliga dhigay umahad celinaya Alhamdulilah 😍
maya maya adiga carabaa tahay oo aabahaa baa carab ah. qalad ha u fahmin muuqaalkan.
Somali Asal ah baad tahay
Somaliyana waa wadaankaaga
Aamiin wxd tahay soomali buuxa, soomalimadu waa afka maaha dad isku wada nasab ah.
War carab ayad tahy nio👊
Labadaba waa tahay carab waa walaalaheen
Am Somalia Boy and I am proud to be Africa🇸🇴💪
Waxaan daganahay Germany
Waxaanu wax wada dhiganaa araday carab ah schoolka kk
Aad ayay ila yaabaan
Waxay igu dhahaan khadra maxaad carabiga ugu hadli wayday waayo soomalia waa dowleed carbeed
Oo muslina ah
Markaan dhaho islaam ayaan ahay waxaan ku hadlaa luuqdaydo hooyo oo ah somaali ah
Waxay igu dhahaan waa inaad ku hadashaa luuqada carabiga waana ku muraana inaanu nahnay dad ka duwan iyaga way ka xanaaqaan
Fadlan walaalayaal ku faana oo tusa inaad tihiin dad gaara oo dunida kamida
Somalia waa soomali waxay daganyihiin Afrika oo islaama
Khadra Ali anigaba sidoo kale wxn joga Germany markaan dhoho wxn ahy Somali carabta Ila dhigita school ka wxy dhahayaan adigo Somali ah mxd carabi u gu hadli ladahy wxy uhaystaan inay somalidu luuqad kale lahayn
Khadra Ali xageed ka joogta germlka
Beentaa ma ahn soomalia waa soomalia
saas ayaan kaa rabaa always proud your nationality
M.a
I´m Somali Boy and am proud to be Somali
Young Mali
Proud MADOOW AFRICAN
I am somali proud tobe arab and african
@@قلمحيطالصوماللاتقلمحيطالهندى somali matihid ee hanashegan dila kudeshe
@@aminomame5911 adigu kaalay walaalaheena carbeed xoog nooga dhex saar
@@قلمحيطالصوماللاتقلمحيطالهندى carabta ana waso somalinimo aya ka wayn adigu somali asal matihid 🤡
faaido badan mahadsan id sxb
Yislam Omar yislam salam barnamij kasugeeyna wadanka moratania
Asc
Wll yislm
Big fan yislam
اعملوا فيديوا يا يسلم
مسيبلي ذا قال احنا مش عرب لو انتم مش عرب ماكنتوا خربتو بلدكم كذآ
Masha allah wll macan Somalia waa Somali mana ahan Africa ama carab ee waxan nahay Somalia oo ah umada Muslimiinta ah ee geeska Africa ku dhaqan 🇸🇴☝👍❤👈
Wakaas african madowna shaqa kuma lihin carab argagixisna iyo wahhabiyin ahna shaqa kuma lihin. Dad somali ah baanu nahay.
👍👍👍
Cirka ma ka soo dhacdeen marka ? 😂 Ilaheyo na cafi Somalido waa Cushitic (afro asian) DNA gaga hadi la baaro sidas ayaa soo baxeyso ma ahane Somali cirqi la dhaho ma jiro sidas u ogow
Wallhi somalia somali
You are African somalian
Barnaa mijkada anigo daawan ayaa like saara sababto inaa ka helayo waa iska ogahay
أولا أقول للأخ عمر حياك الله وبياك ومن خير العباد خلاك وجعل الجنة مثواك فوالله إني أرى فيك تواضعا ولباقة وبعد نظر وأدبا رفيعا وأخلاقا سامية وإليك هذا البيت الشعريي.يُعرفُ المرءُ في الأنامِ بِفِعلِهِ...وخصائِلُ المرءِ الكريمِ كأصلهِ. زادك الله كرما ورفعة وتُقى.
وبعد فلا يشك أحد من أنَّ كثيرا من أبناء الشعب الصومالي الحبيب يعاني من أزمية في الهوية وأنا شخصيا كنت أعاني من هذه الأزمة قبل قرابة ٧ سنوات ولكن توضحت لي الأمور وانقشع عني الغبار وأحمد الله على هذا وأنا اليوم ابن احدى وعشرين سنة بدأت أن أبحث في هذا المجال وأتساءل هذه الأسئلة وأنا ابن أربعة عشرة سنة وبحثت كثيرا وأرخت وانتقدت وحللت حتى توصلت إلى أجوبة كافية شافية لا مرية فيها وفرية فاقتنعت بها وانشرح لها صدري وصارت سراج دربي ومِنوال فكري وأقول بكل صراحة وراحة أني شابٌ صوماليٌ عربيٌ مسلمٌ وأفتخر بهويتي ولا أتفاخر بها ونسأل الله السلامة والعافية.
وعندي بعض النقاط التي أود أن أوضحها وأعلق عليها ومنها:
١- أولا يجب أن نفرق بين الإنتماء للعروبة والإنتماء للجامعة العربية كما تفضلت أنت أخي الكريم في البداية إذ أن الجامعة العربية ليست إلا مؤسسةً واتحادا سياسيا ضئيلا هزيلا لا يُغني ولا يُسمن من جوع ولا يُثبت أو ينفي عروبة بلد بالإنضمام أو عدم الإنضمام إليه وفي وقتنا الحاضر فالجامعة العربية موجودة فقط رمزا لا واقعا والصومال لا تحتاج أن تُثبت عروبتها بالإنضمام إليها فالصومال كانت دولة عربية قبل إنشاء الجامعة العربية وأحب أن أقتبس هنا شعار أهل الصومال عندما حاول الإستعمار أن يفرض عليهم تبني لغتهم الأجنبية وتبني حروفهم ونبذ الحروف العربية قالوا مرددين شعارهم... بلاد العرب أوطاني وكل العرب إخواني والعربية لساني...
٢- ثانيا علينا أن نعرف بأن الحروف التي نستخدمها في كتابة اللغة الصومالية اليوم ليست حروفا عربية وإنما حروف لاتينية بمعنى أنه لا توجد أي صلة حضارية ولا ثقافية ولا تاريخية تربطنا بالحروف اللّاتينية بل بالعكس تماما هناك تضاد ونفور بين أجدادنا وبين من كانوا يتحدثون اللّاتينبة المعروفون بالفرنجة في ذلك الوقت ولو بُعِث أجدادنا اليوم من قُبورِهم وعلِموا أنّا تبنّينا حروف اللّاتينية ونبذنا العربية لصُدموا من هول الخبر والحقيقة أنّا لم ننبذ العربية ولم نختر اللّاتينية وإنما تآلبت علينا قوى الإستعمار فاضطرِرنا أن نختارها كراهية لكي نتماشى مع العصر الجديد.
٣- ثالثا ولعله الأهم لا نستطيع أن نمحوا هويتنا العربية من تربتنا وأرضنا وقلوب شعبنا لأنها متأصلة متجذرة وإن فعلنا فستُخلقُ فجوةٌ عظيمة في تاريخنا وثقافتنا وحضارة أجدادنا فالصوماليين تناقلوا اللغة العربية ودرسوها وأحبوها وعُنوا كثيرا باهتمامها لأسبابٍ منها الإنتماء للعروبة وكذلك الهوية الإسلامية والأدلة التاريخية في هذا الباب كثيرة لا تُعد ولا تُحصى من كثرتها ويكفي أن أصوغ دليلا واحدا أَنقُلُهُ من كتاب رحلات ابن بطوطة حيث يقول في المقطع الذي زار فيه الصومال -شمالها وجنوبها- بأن شعب البربر (وهو الإسم الذي كانت تعرف به الصومال في ذلك الوقت إذ أن إسم الصومال لم يظهر إلا مؤخرا) يتحدثون بلغةٍ محلية واللغة العربية بنفس الطلاقة ووصف مقديشوا بالمدينة الكبرى بإفراط وانبهر بجمالها.
وأود أن أذكر وأضيف لمحة بسيطة وأظنُّ أنها ما جعلتني أن أبحث عن هويتنا الحقيقية والتمسك بها حقا وهي كوني أعيش في بلاد الغرب أي في أوروبا وتحديدا في اسكاندنيفيا لأن الناس هنا أكثر ما يتمسكون ويفتخرون به هي هويتهم لأنا تاريخهم ووُجودهم وكيانهم.
لن أطيل عليكم أكثر من هذا فالسلامُ عليكم ورحمة الله.
في البداية أهني الأخ فرقان على حسن رده وجمال سرده الأدبي (لك مستقبل في الكتابة 😉). لن أحسن الكتابة والوصف بالعربية مثلك ولكن لدي بعض من التعقيب والتعليق على كلامك.
قلت أنك عملت أبحاث ودراسات ووصلت إلى أن الصوماليين عرب واستشهدت على ذلك بنشيد ورحالة. وذلك كله مردود عليه. الصوماليين منذ القدم وحتى بداية السبعينيات عندما كتبت الصومالية بالحروف اللاتينية لم تكن لغتهم مكتوبة، وهذا لأن الصوماليين أناس رُحل تناقلوا لغتهم بالمشافهمة وكتبت الصومالية تارة بالعربية وتارة أخرى بالأحرف العثمانية في فترة من الفترات. ودخول العربية إلى الثقافة الصومالية كان مع وصول الدين الإسلامي الحنيف إلينا عن طريق أخواننا العرب وبعدها تبنينا وأحببنا وقدسنا العربية حباً في الإسلام (أحببناها لدرجة أن بعض القبائل والعشائر غيرت نسل عائلتها لتنال شرف مشاركة النبي صل الله عليه وسلم في النسب). وبالتالي ترديد الصوماليين لمثل تلك الشعارات ليس معناه بالضرورة عروبتهم بل خوفاً على دينهم من العدو المستعمر. ولك في عدم ارسال الصوماليين أبنائهم إلى مدارس الاستعمار مثال.
أما الرحالة إبن بطوطة فوصفه الصوماليين بالبربر لا أدري كيف أستنبطت من ذلك عروبة الصوماليين! البربر لغويا تقال لمن هم ليسوا بعرب (كبربر شمال أفريقيا) . وقول ابن بطوطة في نفس كتابه أن رؤساء ووجهاء المدن الصومالية التي مر بها (زيلع - مقديشو) كانوا يتقنون الصومالية والعربية ليس له معنا غير أنهم تعلموا العربية أو أن الحكام في تلك الفترة جاؤوا من بلدان عربية كحكم السلطان سعيد لمقديشو لفترة وبيعها فيما بعد للاستعمار الإيطالي (طبعاً يقال أنه جاء إلى مقديشو وقال لحكامها أنه عربي ومن آل البيت والحاكم تنازل له تقديراً واجلالا لآل بيت رسول الله صل الله عليه وسلم).
طبعاً الكل ومنهم انت يتفق على ان الجامعة العربية مؤسسة هشة وعديمة الجدوى وليس بمقدورها حل أبسط مشاكل العرب العاربة نفسهم وبالتالي ليست من يقول القول الفصل في عروبة أي من بلدان. وأيضاً انقسام المجتمع الصومالي إبان الإنضمام لها وعدم تأييد الأقلبة للانضمام إلى الجامعة العربية وتأخر الانضمام لها 15 سنة والظروف الاجتماعية والاقتصادية التي أجبرت نظام قومي كنطام سياد بري للانضمام لها وبعد ذلك عدم استفادة الصومال من الانضمام للجامعة العربية (سياسياً واقتصادياً) أشياء كثيرة يمكن ذكرها، ولكن ما يقصده أخ في فيديوا هو خطورة الإنضمام والإنتساب إلى هوية قوم أخر على هويتنا ولغتنا وتاريخنا. اليوم اللغة الصومالية من اللغات المهددة بالانقراض وانقراض لغة معناها انقراض الهوية الصومالية والتاريخ الأمة الصومالية. وبالتالي زوالها من التاريخ كما حدث لأمم كثيرة على مر التاريخ.
وفي النهاية أن نكون عرب شرف لا ندعيه من منا لا يريد ان يكون من ذلك القوم الذي بعث منهم اشرف الانبياء. ولكن نحن صوماليون وخلقنا الله الصوماليين ونحمده على ذلك حمداً يليق بكمال وجهه وعظيم سلطانه. ونحن مجبرون على التمسك والمحافظة على هويتنا وإرث أجدادنا ما دمنا على قيد الحياة. لأن ذلك وكما قال الأخ عمر محافظة على آية من آيات الله في خلقه فالله عز وجل يقول "وَمِنْ آيَاتِهِ خَلْقُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَاخْتِلَافُ أَلْسِنَتِكُمْ وَأَلْوَانِكُمْ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّلْعَالِمِينَ" التوبة 22.
Afsomali so qor
Adeer afsomali sooqora ,waxaad sheegaysaan aan fahanee quraanka waan baranay lakin carabiga manaqaano ,marka dadka ha khalkhalinina 🤷🏾♂️ ,ama wax ufaa iideeyaa ama meelaha commentska carabiga lagu qoro kuqora,,
Hadalka intaa leeg ee uu qoray aan inii soo khulaaseeyo oon qodobeeyo
1 waakan koobaade wuxuu is dhex galinayaa islaanimada iyo carabnimada sobobtoo ah Af carabiga waxaynu uqaadanay islaanimo oo kaliya, waa sida turkida oo kale yaguba markii hore waxay wax ku qori jireen af carabiga imikana waxay ku qoraan laatiiniga
2 waa kan labaad'e xaga-dhiigana wuxuu inoo janjeedhinayaa carab lkn waxay runtu tahay inay dhiigeenu uuna carab meelba ka soogalin hadii aad baadho DNA waad arki kartaa
Waxaan nahay qoomiyad soomaali layidhaa sida Amaasiiqiyiinta oo kale
Oo gala kushitin
Walaahi waligay waxaan aminsanaa inan somali ahay waligayna soomali soo ahaan jirnay
Somalida qadhmunka ah ee carabta isku haysata wax haku qaataan barnaamijkan anigu alx somalinimadayda waan ku faanayaa fore ever
Facebook What'sApp
Meel walpa Share Ku dHaha🙏❤
Chanelka zomalida UGu fiican weyeh
Walaaal Cumar Guulayso❤
بعض عرب يحبون أن يتعلمو لغة صومال . لدي صديق في سعوديه يحب أن يدرس بلغة صومال انا أنا في مقديشو ولم ادهب خارج قط
Sxb waad guuleeysatay OMAAR INSHAAR MILKIILAHA CHANALKA OGAANSHO 1sac gudahood 2,130 hamblayo sxp intii OGAANSHO JCL LIKE ii saara
masha allah dheh
OGAANSHO Lol😂
Cabdi Mahad somaali.waa.somaali.lakin.carab.ma.aha..ayaan.aminsanahay
waan kaxumahay
Sxp wad kumahadsantahay waqtiga ad gelishay
Waxaan jooka South Africa 🇿🇦 gar ahaan Cape Town caasimada anigoo dukaan kujiro ayaa waxaa itimid wiil udhadhay dalka Saudi Arabia 🇸🇦 waxuuna iga gatay buskut markaasow iyiri halkeed katimid ama wadanke udhalaty waxan dhahay Somalia 🇸🇴 intow sijees jees ah uqoslay igu yiri carabiga maad kuhadashid markaasan iri aan kula hadlee caribiye luuqadayda Somalia 🇸🇴 igula hadal markaasan carabiga isku dayaaye
Kufaan In aad Tahay Somali Somali Dhalay Aamin Somalinimada Iyo Islaanimada Iska Ilow Wixii Kale 🇸🇴❤☝
Soomali waa soomali waa qaarada lixaad ee aduunka yaa igu raacsan☝️🙋♂️👍
Anaa kugu racsan qadarada africa wanka jareynaa carab tana wan kafogaa neynaa adunkoo dhan kadib wan heshineynaa kadib dhaqaalaa lahelaa hub waaaweyn ansameysaneynaa kadib 5qaradod wan gadeynaa hal subax aa wada nugniyer kadhigeynaa yaa diyar ah farta tag
@@baxsanqaaliofficial2707 waa rajo fiicn
@@baxsanqaaliofficial2707 maxaa adiga wax waliba kula fududaa wll ma hal maalin baa aduunka ku xukumeeysa aduunka orod laguma gaaro ee adiga caadi matahay Khaarada Africa ma rooti lakala jarayo ayaad mooda fikradaada wey qaldan tahay ee inaga carab ma nihin ee Somali ayaa nahay ee aan isku tashano hadii eynu nahay somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalia waa somalia
Osaame SHariif soomaliya laga hadli maayo soomaliweyn baa laga hadlayaa
Osaame SHariif
Zxp waxaad moodaa inay dhoohanyihiin dadka daawaday muuqalkan sababtoo ah waxaa laga dhaadhici la'yahay somaliya waa somaaliya carabna ma ahan African na ma ahan lkn adiga waad fahantay u jeedada
Thanks zxp waa inaan Ku fanaa somalinimo oo aan ka faanaa Arab iyo African labadaba
wadaniga dalka saas waaye zxb
Ibrahim Ali ok zxb mhdsanid
Osaame SHariif somali dheh wax baa iskaga kiin qaldane somalia iyo somali is soo different
We are Somali 🇩🇯🤴🏾🇸🇴
We are somali
Wlhi waa runtaa walalky shukran ani hada waxan jogaa wadan carbeed marksta macalimiitna wxy idhahaan somli luuqad miyay leedahay marka ani waligyba carab ayaan ahy madhihin somalinimada ku faanaa allh iga dhigy alxmdulilaah
filsan mohamed inder wa wadankee
EngAbdirahman yusuf masar waaye
@@filsanmohamed2257 masar waaw
masha allah
Sax carab manihin masha allah ogansho wax bdn ka faidny
We're very proud to be Somali🇸🇴❤❤ hit like if you Agree with me
Soomaali baan nahay laakiin kuwa English soo qoraayo waxay saluugayaan luuqadooda ee hajoojiyaan
Abshir Mohamed If ur realy proud to be Somali Learn how to Talk and write Somaali. Lol
We cush child of ham the son of phut come frim noox
@@wadanibulxan9557 Ham is the son of Noah not Phut.
Haddi aad somalia sharfaysaan luqateda Ku hadla somalia waxay ledahay luqad waxana nolaykara dadkeda waxana dilikara dadkeda wadan aanan Ku hadlin waxba uma dhimi karo
I proud to be Somali
Somaliyey kufana fadlan Inaa tihiin Dad Somali ah oo Ilahay Ka dhigay Somali Walahy waa Nasiib daro In la arko Qof somali ah Oo Ku Fanaya Inu yahay Carab
Asc Cumarow, markii aan soo galay Dalka UK waxaan la kulmay labo dhalinyaro mid waa Ethopian kan kale waa Somali,marka waa dhunsanay wiilka Ethopianka waxaan weydiyay halka aan joogo wuxuu ii sheegay halka aan u socda kadib wuxuu ugu yiri anaga
Ethopian ayaan ahay Luqadeyda waan garana wiilkaas Somaliga ah luqadiisa garanmayo Afka Ingiriska yaqana keliya taas aad ayaan ula yabay, caruurteda dibada ku dhalatay luqadooda ma yaqanaan taas waxaa sabab u walidiinta.
A
Somalinimada dadka uga sareynaa kor iyo hoos like sar qofka iguraacsan
Aniga waxaan iloobi doonin maalin nin sarkaal carab ah mar aan tawabar ku jiray waxaan rabay in aan ku fadhiisto korsi kuwa xafiisyada la dhigo markaas ayuu igu yiri c.casiis korsigaan soomaaliya laga mahelo ee maanta ku raxayso inta aad joogto waxoo kaloo I waydiiyay soomaaliya baabuur malaga helaaa
Mahadsanid wlaal Omar I LOVE OGAANSHO EVERY TIME
masha alllah sxb layaab malahan taas waxa ugayneeso aqoon laaanta iyo kibirka badan iyaka wxee aaminsanyiihin inay wx walba yaqanin lkn somalida waa dad aqoon leh kana cilmi badan carabta somalida duninada wxa laku tiriyaa dad daadaal badan waan kufana somali nimada haa waan udhima kara dulkeeyga somaliyeed lehne bado iyo waabiyo iyo waliba dul batroool kabuuxa waan kufana somali nimada wxn somali waxaan ahaa jiray soomali
Carabta Waxaan Kutilmami Kara Dadka Aduunka Ogu Cunsirisan
XIDIGAHA SOMALI TV
Iyo xoolo was🐑👌👈.
Iyaka dhan ma ahan sxb
Hhh somalida kadaran wlhi
Soomaalidaba waa cusuriyiin marka loo fiirso afrikaanta kale ee xata muslimiinta ah wexey dhahaan jareer ilaahey halaga baqo waxan ku dhaqano oo an dadkale denbi uga dhigeyno ilaahey wa necebyahay qof fara dadka wax fican asna an sameyneynin
@@iloveallah9853
Horta jareer ma somaliba😂
Maanay kenyati ahen
Mad na qaldaysan reer somaliyow
Carab anaa ku nol adon ayay ku arkan xaqiiq somali allaw mide🙏😭😭
صومالية وافتخر ،صومالية وافتخر صومالية وافتخر صومالية وافتخر
Somali carab ma ahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
This is a breath of fresh fresh air thank you, this is something I've been trying to explain this for years
Adaaba afkaa inkirsan Ingiriis baa wax ku qoereysaa. Yaa rabtaa inuu ogaado?
Walaal Allaha ku xifdiyo akhiro iyo Aduunba. Fakirkaas Waan kula aaminsanahay 100% somali waa somali Alx allihii naga dhigay Somaali 🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nio Soomalida amba waan layaabay.
Mayaqaanaan Wax ladhoho ANIGU WAAN JIRAA??.
Waxayba caadaysteen inay cid uun sheegtaan
Mohamud Mohamed Official Channel asc wll Wlhi beenta maha taa aniga ayaaba arkey qof Somalia ah Oo kudhahayo waxan ahay carab
Haaaa wlh wll waaaaa runtaaaaa ku biiritaanka jaamacada carabta aaan ku biirnay hooog iyo khasaaaro ayaa noogu sugnaaaaa wlh hda aniga wxn ku noolahy wadanka turkida wxn wax isla baranaaaaa carab badan aniga carabiga wn aqaanaa inay aaminsanyihiin inan carabi ku hadalno carabna nahy wxn ku ogaaday malin ayaa macalimad waxay i waydisay suaal kdib gabar carab ah ayaa jawabtii mrkn bixinayy eray wxy iigu sheegtay af carabi kdip gabar turkmanistan ah ayaa dhahday Zara ma carab baaa say dheheen ayagoo badan haaaaaah waaa carab jamacada carabta ayay ka tirsanyihiin kuwo badan waxay aaminsanyihiiin in somalidu carab yihin anigii wxn dhahy carab ma nihin somali ayan nahy Afsomali ayan ku hadalnaaa somaliduna carabi kuma hadlaaan wana dad 100% african ah o muslim ah way wada yaabeen wlh heeer wxn isla gaarnay aan luuqadayda iyo taariikhda somalida aan u baaro on tusoh. Aniga wn ku faanaaa somalinimada waligyna ma sheegan Arab lkn dhibta soomaalida ayaaa leh waayo arday badan o somali ah ayaaa waxay sheeganayan arab bn nahy. Runtiii soomaliyeey soomaalinimada ku faaaaana wn idin baryaayaaa bahdil hanoo soo jiidinina❤❤❤❤❤❤❤
Zara Mehmut ww
yarta la siiyay Awoodii dumarkoo dhan
Absolute sidasa loo bahanyahay walaw marar badan aan arkay ardayda iyo somalidu markay dadka dhex galaan katagan somalinimo oo ay shegtan waxan aanay ahayn
yarta la siiyay Awoodii dumarkoo dhan gabar caqli badan waan kugu raacsanahay ku faan afkaga iyo dalkaaaga
waligaa ku faan waxa aad tahy iyo in aad weligaa jirty jirina doonto
Gabar aqali badan😭😓mansha Allah!!!!
Waxaa hubaal ah malin uun in ey dunida hadalkeyga wada rabaan lkn kuma hadli doono luuqad aan somali aheyn insha allah 💪
Waa fikirkayga oo kale sxb
Sxb kula fikir baan ahay
somali Waa Somali
sxp
lkin somalidu tarikhda maqorto
taasi ookenty
inlugumurmo somalidu
macrbaa mise madow
afrikanimo iyo somalinimo iyo midabka madawga wa asalka saxda aanu leenahy wanan ku faraxsanay abtirka ogaansho mahadsanid walalo
masha allah wadani somali dhalad ah qiimo iyo qayana leh aad ban ugu faraxsnahay inan somali isla nahay ana fahmyo luqda aad kuso jedinyso barnamish walbo
Allaha ku xafido Allaha ku dhowro wll waxa tahay folsafahi muslim kana so jeedo Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Soomali baan ahay waana ku faanaa!
shukran OMAR INSHAR wxaad na bartay wax wayn #Alle ha ku xifdiyo waxaan kugu dhiiri galinaya inaaad halkaa ka sii-wado waxaan rajaynayaa inaad SOMALIDA MANTA KADIB KA XOROOBEN SU`AALAHAN MAALAYACNIGA
Aniga fikirkayga Hadan ka dhibto
#Su’aal?
1-Waa maxay somali?
2-Carab xage naga so gashay?
3-African xage naga so galay?
#Jawaab
1 somali waaa somali
Waxan ahan jirnay somali,
Waxaa nahay somali,
Waxan ahaaan doona somali
Marnaba lagama yaabo inan somalinideena ay dhimato
#carab
2 carab diinta ayaaan wadaagnaa,
Madama islaam wadanahay diinta wan ka simanahy wixi cilmi faidana wan kale qadana.
Dhulka barakesan makah iyo madiina ayaaa naga jiro xagooda sidas darteet ayaan wall ku nahY
Wixii diinta ka baxsan marnaba meeel nagama so galan!!!!
#africa
3 dhulkeeena wuxu ku yaaali jiray Africa, wxuuu ku yaaala Africa,
Wuxuna ku yaaali dona Africa.
Oo qarada kaliya ayaa magaca kale wadagnaa, micnaha qarada Africa ayan katirsanahay dhul ahan lkn dad ahan manihin African.
Si walbo lasameyo si walbo waqtiga isku badalo, si walbooo jinsiyad noocwalba noola keeno, si kastoo la iskugu dayo in lalumiyo somalinida, luuqada, dhulka iyo dhaqanka, waxwalba oo lasameyo lagama yaaabo inan somalinida ka guurno oo an shegana carab mise afrikan.
💯 boqokiba boqol waxaan ku faraxsanahy somalinida
🇸🇴😍
😂😂😂
Liibaan mohamed osman lilbalil
Mashallah wllo isku fikir baan nahay African manihin oo muqaalkeena ku taal waayo qoom walba oo aduunka muqaal gaar eh beey leeyihiin anaga African waxaan ku nahay geographically/dhul ahaan lkn dad ahaan manihin 😂
Liibaan mohamed osman lilbalil bro waad sax santahay adoo kle loobaahnyahay
Masha Allah wlhi waa iga farxiya ilahay ku xifdiyo walalkey somaliyeed💙👀👂👍😘
Lakin halkee bay ka soo jeeda somalidu ?
This is the BEST! thank you so much.
Ogaansho 😂 like 😂igu qabta😳😂😂
Mayee gus igu qabta nacalatalah
Alla caqliga alle kusiiyay ilaahow sii soomalida kale masha allah
Maasha'allaah indho IGA xirnaa bad ii furtay walaalkeyga soomaaliyeedoow, maanta wixii ka dambeeyo waan Ku faanayaa soomaalinimadeyda insha'allah adna jazaakallaah.
Somali waaa somali wlhi blhi tlhi inaaan sheeganayn cid aaan ahayn waana KU faraxsanahay alx rabbil caalamiin uma baahni jinsi kale anigaa isku filan hadaan somali ahay wadhi oo wadhi 🇸🇴💋💖somaliya ha noolaato meel kasta ay joogaan inta dhimatay ilaahay ha u naxariisto inta dhibaataysan ilaahay Haka dulqaato inta kale ilaaahay ha u siyaadiyo Nolosha dhmnteen aaaamiiiin soomaalaay hays liidina hana is bahdilina waan idin jeclahay 💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaalah! Erayadaan wa kuwa qalbiga kasoo go'ay runti.
Nolow sxbka
Wad madsantahy ogaasho waayo somliday wax aay tahay ayaad fahnasise 👌👌👌somli waa somli
Thankx marka hore am proud to somali hadana muslim ah alx kuma hDaaqo inaan carab ahay dad wa jiraan fakarku kaxumaaday lkn diin unbaa inagadhaxwyso
wlh beenta mahan wil kurdish suriyan ah aya weydiyay inu yahay carab wuu iga diiday waxu idhahay kurdish baan ahay
Ahmed Abdi hhhhhhh ma waxaad sugeeysay kurdi in uu ku dhaho waxaan ahay carab
+jibriil marka anago kala qaarad ah maxa usheeekanena
Ahmed Abdi waa saxantahay wall blse dadku fahmi maayaan
wlHi Annigapa zidoo kale waan WaaYdiiYaY wuuna iga diidaY
kurdisch AYn AHaY puu idHaHaY
alle haku dhowro masuul waxa tahay qof qiimo badan ku leh bulshada somaliyed barmaamijyadana hore usii wad haka daalin waan kugu xidhanahay
Walahi cumar waxan kugu tilmamo ma aqano masha allah ogansho ilahay kheyr haku siiyo
Somali waa somali Djibouti waa somali.
tous en'ai des somaliens 🇩🇯🇸🇴❤
Luqadeena somali Inysanwaxjirin noqon inaga ayaa uguwacan waayo luqadeena dadkeena qaar weykafanaan wllhi
Wallahi been ma ahan anigaa schoolka leygu dhigay in aan carab kasoo jeedno marka waxaa muhiim ah hadda in la badalo manaahijta schoolada somalia lagu dhigo si jiilka cusub ula qabsado in aanu nahay dad somali ah oo daga geeska afrika gaar ahan dalka somalia 🇸🇴
Carabtu hadaanay aaminsanaynba in luuqada somaliga jirin mxynu kahoosyaacnaa carabta waaa inaanka dheeraanaa carabta waayo dad jiraba inoo ma aaminsana
SaYid omar hadii aynan umalayn inaynan luuqad Haysan taas micnaheedu mahan inau ina yasayaan
@@samirahsamir6930 aad bay somalida u yasan
Cumar shukran alh kuxafido malin wlbo waan dhakeystaa ogaasho malin wlbo aduun aaaqiro alh kudhowro soomaali ale umaqqn
Gacan Waa Qol fofe Qalbiga kusalamaY Zxp
wall vedio in aadan fahamin ayan u maleynaa sababtoo ah wali in aa qoreeyso 👉👉zxb
I proud to be Somali 😍😍
Masha Allah Omar wlhi sxb qof wngsn aya tahy alle haku xafido bro Somali waa somali
MASHaa Allah
Omar zxp carabta wey ismahdisay ee sug adi insha allah shidalka iyo salida ey dhufiyan markuu ago oo an a nag a so sarane bara dahabka xoloha shidhalka salida markas ani waxan kashaqeynaa mesha dadka carabta quxutiga ah ee an sharciga haysan loga tarxila waxan hubaa iney somali midobeysa mardhow insha allah
Farriin tii ugu fiicneed oo qof somali ah u diro soomali kale.. ilaah baa naga dhigay soomali alxmd.
Waligay kamashakin inaan somali ahay hadana xaaran ❤❤❤
Kuwii laha carab iyo afrikaanba iska dhalay ayad runta taabsiisay walee 😘soomaali🙏
Marka hore macalin omer wad mahdsantahy waxay xita culimadenu kahdli wayen bad noo iftimisay ilahay abal hakasiyo wad mahadsantahay macalin omer inshar
Nafsadeyda waxa eysan kahelen madhihi karo wey kaheshay balse carab majcli waayo wxa ey ahaa jireen ayay inkirayaan qani nimada mahan mid qofka ladhashay balse wxn hubaa inaa ka sareyno carab kana qanisanahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
carab mahi unbaa kugu filan ader waan kasareya wax ladhaho majiran😅
Waar soomaley waxan leeyahay carabtu waa walaalaheena diinta lkn waxaynu nahay somali iyo afrikaan and we are proud alxamdulilah
masha allah wll nin wanaagsan
@@saudiahmed9737 adiga maxaa ka galay macas yahay meel kasta carab miyaad ugu doodaysaa
nio hdal kasta oo aad dhahdo wax ayaanka faa'iidaa tnx sxp
Xaqiiqatan waqti yar kahor dad ayan ugu faanayey inan asal carab kasoo jeedo lkn markan videogan dhameystay wlhi ilin ayaan ceshan waayey omar allaha kuxafido aniguna makeensane ee waalidiinta iyo dadka qabaa,ilada ah ayaa igu abuuray
Masha allah mahad sanid walal macan cumar inshar iyo dhaman reer ogaansho
Waligay intan waxdawanayy adiga kohor ma arag qof kula fikira waxaty qof qimrad iyo aqoon iyo waliba garasho dheerleh Allah haku xafido wlo rabina aqoonta iyo fikirka hakuu siy adiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi sxb waan ka faana carab sababto ah waxaan ogaa inay waxasi dhici doonan.
Ogaansho waan ku taagera sxb waana kugu xirnahay waxana kugu jeclhy xaqiiqo,taariikho, iyo wanaaga.
Carabta ooo dhan ma xumo
wayo alle ayaa udoortay nabinimo qiimo badan ixtiraama waa dad muslim ah ha caayinina soomalida waa laga helaa dad xun carabtu qaar xun waa ku jiraan qaarna waa fcnyihiin dadka ilahay ma simana haku danbaabinina
Run’Ahaantii #kanaalka #OGaansho waa kanaal faidooyin Badan Xambarsan Thnks Wll # OMAR
Dadyowga kle isku ma ekin kaliya wxn isku eg somalida dhexdeed taas aya caden u ah inan nhy dad ayaga gooni loo abuuray Soomalinimada iga bdn Alx 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🙏🤩🤩
Anaga waxaanahay african asal ah waana iisku kalsoonahay ❤️❤️🌸 Dadka qaar waxaa arkaysaa oo dhahaya aniga african maihi ee waxaan ahay somaliya maya african ayaa tahay isku kalsoonow carab iyo wadankaleba hakadabakararin 🤜🏽👈🏾
cumar waan kaacodsanayaa inaad noo sookordhiso waxyaabo kale oo ay carabtu inaga aamin sasanyihiin adooraaliya
Waxan ahay soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪
Insha alla dadkena kuwoda ugu yar luqada ayey sharfi donan insha Allah nabiga igula saliya scw
Machallah hun je bien aimé le contenue de t'a vidéo Wlh sincèrement moi même je m'identifie comme un pur somalien mais no pas un arabe en effet je suis pas raciste mais pour moi le arabe sont pas des peuples accueillants, vive les somaliens partout la où ils sont proud to be a black 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴💚💭❤
wan ogahay inay carabta naga amiiin san thy dad an luqadoda jirin wayo wan arkay cunsuriyada ku jirta iyo isla waynida qof aan wadan carbeed tagin aya dhaha carab aya nahay lkn qofka arkay dhaqan koda aya ogan kara waxu yhy iyo waxa laga amiinsan yhy somaaliya inay is raacdo ayan allah ka baryaa insha allah
Maxa carab ah Dadkan isku ma eegnihi Af gooni ah aya qabna isku dhaqan ma nihin jaarna ma nihin
Umad taarikh leh oo ilaahay awood siiyay Maxaad umad kaa duwan isku hoos dhigi!!!
Wallah waa wax jira waxa maray wadamo badn marku qof ajnabiya i waydiyo wadanke tahay marka dhaho somaliya erayga ugu horeeya ay i waydiyan hadana wa carabiga ma taqan may marka dhahana waxay i dhahan somalida carabiga kuma hadlaan miyaa waxa nahay somali ma nihin carab iyo africanba
Waxan dawaday vedio kugu waresanayo خالد الحضري o carabi ah comentiga markan aqriyeyna dad badan aya yabay o carab ah markad dhahday luqad gooni ah ayan lenahay markad lakulintid qof carab ah adna ushegtid inad tahay Somalia kuma weydiinayo inad carabi taqanid tos ayuu carabi kugu bacdhaba wuxuuba moda luqadadi inay carab thy
abdiaziz hassan sxp video ciwankisa isheeg
احمد الغازي البطل الصومالي الدي منع نبش قبر النبي صلي الله عليه وسلم kanalka ninka iskaleh waa masarey hadaad kawasid cinwanka kor kuxusan kuqor خالد الحضري
waa nin buuran
abdiaziz hassan CARAbkaliya mahan wll CADAANKA QAAR ayaa xataa umaleya qofkastoo muslim ah inuu carabiga yawaano marka hala yaabin
Samirah samir wlhi mowduucan wuxuuu leyahay xassasiyad weyn ardayda somaliga ee wadanka dibadiisa waxkabarata wa lagu wareeeray .
1 waxay xubin kayihiin ururka ardayda jamacadda carabta
2 haddana waxay xubinkale kayihiin ururka ardayda ee afrikada waxayba uyihiin gadooomiyo kan jmcdda carabtana gadomiyo kuxegeen
.note marka nin caddan ah ayaaa iweydiiyey sey kutimid arintaaas markaaaan usheegayna inan xubin kanahay jmcada carabta egadna an kujirno wuu laqoslay markaaas ayuu idhahay umad layaaab leh ayaaad tihin
Ustat waxad ka hadashy wax dhab ah oo aan anigu shaqsiyan aan u aamin sanahy inaaan ahay qof ah i soomali oo afkayga sooomali ahaan uu yahay af qani ah soooomalaay carab umaadan dhaline ha isku dirqina waxaadan u dhalan
Well Said. I like to add that we shouldn't blame foreigners for not knowing about Somali people when we did not create Academia and literacy.
Arabs travelled to empires for trade (or had skilled foreign empire in their homeland ) learned alot from Asia and Europe and built their foundation.
Asc Cumar Isharo waan ku salaamay, waa runta anaga ma nahiin Carab lakiin waxaan nahay Muslim, anaga waxaan leenahay sugaan iyo gabaiyo oo kala duwan iyo taariikh dheer Wadamada Khalijka awowayalkena hore zakada ayaan sinjirnay anaga Wadamada Carabta manicmaniin.
Geesi, ku taageeraa ogaansho geesi
Mahadsanid walaal marka hore carabta wadankeena ku wa burburshay wa ayaga masuqmasuq iyo qabyalad ino adheegsadhey macnaha maahan iney inagala jecl yihin dantooda iyo wadankoda ayeey ku dhiseneyan ayega ino gashaneyo rer galbeedka anaga maxaan uga mid nahay jamacad carabta carab ma jecli Somaliyeey ha hilmamin 30 yrs diinta ayaa wadhagna proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴❤❤
Macayi karno carab waxa kadhashay nabigeenii muxamed salalaahu caleeyhiwasal iyo asxaabtiisi lakin waxkale inakama shaxaynkaran
cumar inshaar Alle ha ku karaameeyo sxb barnaamijyada noocan ah ee bulshada soomaliyeed waaqaca tusinaya noo soo badi
Mahadsanid walal
Whay uu adoon iigu sheegaya taasa ba colaada asagaaba colaad ii hya ana waa in aan u qaadaa
Haa ani adoon baa ahy lkn bini aadam adoon u ma ihi Alle kaliya ayaa adoon u ahay
Mudane/Marwo Fadlan Soo Booqo bogeena Hana ilaabin inaad nagu taageerto subcribe
Mahadsanidiin
ku faanayaaa soomaalinimada ❤💖
anayba igu dhacday in qof la iigu yeedho inaan carabi igu turjumo markaan idhi ma aqaana lagu iigu jawaabo oo somalia sowta carabta ku jirta see wax yihiin
kadibna sharaxaad dheer baan galaa
Maansha alleh alleh
Haku sharFo
#OGAANSHO
Walaal waa ku mahadsan tahey barnaamijyada aa badanaa noo soo gudbiso.
Ajar iyo xasanaad badan ilaah ha kaa siiyo.
ءامين يارب العالمين