Wuxuu lacagta ka jari doonaa xukuumadaha iyo hay'adaha uu maraykanku fan gareeyo | howsha Musk .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 ноя 2024

Комментарии • 220

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 День назад +161

    1 nabi aadan Cs
    2 nabi nuux Cs
    3 nabi muuse Cs
    4 nabi shucayb Cs
    5 nabi yuushac Cs
    6 nabi yuusuf Cs
    7 nabi saalax Cs
    8 nabi ciise Cs
    9 nabi luud Cs
    10 nabi yoonis Cs
    11 nabi daauud Cs
    12 nabi ayuub Cs
    13 nabi yaxye Cs
    14 nabi sakariye Cs
    15 nabi isaxaaq Cs
    16 nabi haaruun Cs
    17 nabi saleebaan Cs
    18 nabi ismaaciil Cs
    19 nabi Ibrahim Cs
    20 Nabi yaasac Cs
    21 nabi ilyaas Cs
    22 nabi idiris Cs
    23 nabi yacquub Cs
    24 nabi huud Cs
    25 iyo nabigeenii muxamed scw .

  • @AbdimajiidAbdullahiHussien
    @AbdimajiidAbdullahiHussien День назад +24

    Qofkii ugu horeeyay ahay i,n masaajidka aa aadaa waa usoo laabanaa.
    Shukran ustaadii cumar inshaar🎉❤

  • @SaamiaAhmed-f8s
    @SaamiaAhmed-f8s 21 час назад +11

    Ku saliya rasuulka اللهم صلى وسلم على محمد❤

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 20 часов назад +10

    Mr Musk waa geesiga kaliya oo qoomu luudka meel saari doono inshallah wacad buuna ku qaadey inuu meel saarayo wiilkiisa eey duufsadeen wuuna iga dhintey buu dhahey.

  • @Halanefilms
    @Halanefilms День назад +15

    Ustaad waanu ku jecel nahy allaha ku barakeeyo, adoo raali ah sharaq sharaqda badan ma naga yareen kartaan.

  • @ahmedizayoz5931
    @ahmedizayoz5931 22 часа назад +5

    Asc Cumaroow. Ina adeerow muuqaalada so badi xogaa, Muuqalada halkan ad so galisid, waaqica jira waxbadan
    badan ayuu ka ogaan kana faaiidi qof caqli ahaan udhisan.
    Mahadsanid Masuul
    Liebe Grüße aus Deutschland

  • @cqadirxamza9122
    @cqadirxamza9122 22 часа назад +4

    يقول الحقّ سبحانه وتعالى:
    "وَإِذَا أَرَدْنَا أَن نُّهْلِكَ قَرْيَةً أَمَرْنَا مُتْرَفِيهَا فَفَسَقُوا فِيهَا فَحَقَّ عَلَيْهَا الْقَوْلُ فَدَمَّرْنَاهَا تَدْمِيرًا"

  • @Saabiridriscali
    @Saabiridriscali День назад +7

    Kusali Nabi muxamed scw ✍️🏼 😊insha'allah ❤

    • @Abdiaziizxasan
      @Abdiaziizxasan День назад

      Sallulaahu caleehi wasalam ❤❤

    • @ShukriJamac-z2h
      @ShukriJamac-z2h 23 часа назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋

  • @User7654suy
    @User7654suy 23 часа назад +9

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 عاجلا او آجلا 🤲❤️

    • @engcosoble174
      @engcosoble174 20 часов назад +2

      Waa shaydaamo ree galbeedka nacaladu ha ku dhacado alle aduunka alle ha ku soo dadajiyo dhibaato aysan ka waaqasan

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 День назад +12

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

    • @ShukriJamac-z2h
      @ShukriJamac-z2h 23 часа назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🕋🕋🕋

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 17 часов назад +1

    Ilaahay hawnaxariisto dhamaan walaalaheen falastiin inta kadhimaty Ilaahay na haka qabto cadawga isusoo xulifaystay meel ay joogaanba Aamiin yaa Rabbi

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 23 часа назад +16

    Cajiib🤔

  • @Mssqosalwanag
    @Mssqosalwanag 15 часов назад +5

    Doqomada waqtigooda wooso dhamade😂😂 allahu akbar ❤

  • @popular7493
    @popular7493 22 часа назад +4

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 21 час назад

      ان لايغير قوما حتى يغيروا ما بأنفسهم...... العوده لثوابت الدين هو الحل.

  • @Mahmud-n8h
    @Mahmud-n8h 23 часа назад +6

    Jabkii Gaaldaa Lgaaray Inshallah Mar Dhow Wey Dumayaan Dawladaha Reer Galbeedka Iyo Wixii Raacsan Bishaaraysta Muslimow

    • @DHUUXA
      @DHUUXA 21 час назад

      إن شاء الله 👆

    • @najibab2138
      @najibab2138 Час назад

      Caqligagu intaas miyu dhan yahay? Inad aamusto aya ku qurxonan lahayd walhi bishaaeaysta muslimow kuwyee

    • @DHUUXA
      @DHUUXA 57 минут назад

      @@najibab2138 caradaadau udhimo💪

  • @Cabdinuur-7
    @Cabdinuur-7 День назад +41

    Commentigii 40aad ❤🎉🎉🎉😊

    • @RoodoAbdi-gi8zr
      @RoodoAbdi-gi8zr 22 часа назад +6

      Ànagoo muslim sheeganayna waxa nagalawayey ilaahay wuxu yiri muslim sheegano

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 23 часа назад +4

    Wa shay fiican cumarw waayo waa habka giumaysiga casriga ah ee an ku quudino beereheena iyo siyasdena ganacsigeena aya xoriyad helaya maanta oo kaliya waxay hargaysa ka yeedhinayeen nooca siyaasada loo baahanyhy in dalka lagu dhaqo iyagoo iska soo hor marinaya waxagy dolar ah si siyaasigan marka horeba hungurigiisa uga tanasulay danta dalka ugu hagaan sida ay doonaan

  • @HamzeshukriMahad
    @HamzeshukriMahad День назад +10

    Addunkani wuxuu u afduubanyahay dad ilaahay iyo rasuulkaba ka go'ay

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 7 часов назад +1

    Waa runta reer galbeed shartooda hanal dhaafan CAALAMUL ISLAM waxay ka dhismi waayen waa reer galbeed reer galbeed ALLAHA baabiiyo INSHAALLAHA

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 часов назад

    WAA RUUN WLHI.INCHAALLAH KHAIR AYEY NOQOON.

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 23 часа назад +6

    Gulayso Ustaad omar 🎉

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 10 часов назад

    WAA KYWA WAJIXUUN OO BACEEN BUUXIYEY.SUBXANAALLAH.

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 23 часа назад +2

    الحمدالله dalkeena un ha inoga baxaan rer galbedka😊

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 часов назад

    ILLAHAY HA ISKA HOORJEENO MAREIKAANKA INCHAALLAH.WAA BINIAADAM LISKIIN AH OO ISKA HADLEY.LAKIIN INUU WAX KEEBAYO AYUU IS MOODAYA LAKIIN LA OOGA WAXAA JA DHALAN DOONA.ISKA DEE.

  • @XuseenaxmedXabeeb
    @XuseenaxmedXabeeb 23 часа назад +1

    Alle Haku xifdiyo waxaad umada islaamka ooga jirtaa boos weyn alle hakula garabgalo ❤

  • @XusenMaxamedCigaalCigaal
    @XusenMaxamedCigaalCigaal 16 часов назад

    شكرا ع معلوماتك اخي عمر

  • @HodonMuuse-py3ue
    @HodonMuuse-py3ue 22 часа назад +1

    Ku sali nabiga ilaahay billioner hakaa dhigee🎉😢😢😊

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 10 часов назад +2

    Codsi sxb muqaaladaada soo yar gaabi fadlan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 часов назад

    HA WALHI.SHARTOODA HA NAGA HAYSTAAN AYAAN JEECELBAHAY.

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 23 часа назад +6

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤

  • @itzManha125
    @itzManha125 20 часов назад

    Allah baa ka buburinaayo inshallah wax kastaa ee qorsheeyaan oo dhib ku ah islaam iyagaa dhulka lala goonah inshallah

  • @musapmuhumed7242
    @musapmuhumed7242 22 часа назад +3

    Enjo oyada dhibaa tadoda waxa garankara kaliye qofka wadanka kunool ee wacyigiisu sareeyo aanan ahayn kuwa ay badashay wax maleh

  • @CabdicasiisCumar-o9o
    @CabdicasiisCumar-o9o 57 минут назад

    Ogaansho
    Ninn Somalia 🇸🇴
    Wax fiican U qabta

  • @WestSide-z8e
    @WestSide-z8e 15 часов назад +1

    Kolay guushenu waa diinta muslimka ah oo aduunka maamusha insha allah

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 5 часов назад

    Anigu ka shakhsi ahaan aad ayaan usoo dhawaynayaa in dagaalku unoqdo mid udhaxeeya saliibiyiin xagjira iyo muslimiin cidiyo kudagalan ah halka markii hore uu ka ahaa qoomu luud iyo islaam

  • @ahmedsaalimin8391
    @ahmedsaalimin8391 4 часа назад

    Waxaan aamin sanahyy hadeyy gaalada dalkeena nooma bixi lahaayen in dalkeena wax badan iska badali lahaayen

  • @katar443
    @katar443 19 часов назад +1

    100 Sano hadee na nabadgeliyaan Muslimkoo dhan waa hagaagi lahaayeen Barwaaqo ayaana gaari lahayn❤

  • @cumarnuurmaxamad5010
    @cumarnuurmaxamad5010 День назад +2

    Intaad daawan walaall sootuko salaada jimcaha illaahey hakubarakeeyo ❤❤❤

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 17 часов назад

    Walalkena Cumar inshaar allah ku dharfo runti kama caajiso ina dawado maqaaladada

  • @Abdilahi123
    @Abdilahi123 23 часа назад +1

    Wllkie omer inshaar adiga ku dhagystaa allaha haku daayo

  • @Abdiaziizxasan
    @Abdiaziizxasan День назад +4

    Jimco Mubarak All muslim ❤❤

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 22 часа назад

    Mahadsanid Mr inshaar

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 21 час назад +1

    Good lacagahaas waa lacagaha wadan keena baa bi I yay

  • @Bile-j5m
    @Bile-j5m 19 часов назад

    Masuul Cumar iinshaar adiga oo raaliya warka horey u wad ha ku cel celinin fadlan, markii aad diyaariso kelmedda intaadan soo gelinin kaligaa dhageeyso, qaladka aad aragtide...

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 часов назад

    MAREIKAANKU HA BURBUURO INCHAALLAH.WAR MASIUL DOWLADEED LEE IYO ADUUNKA LA MACAAMILA SI FIICAN MA JIRTO.HIYOO OGOW MAANTA DADKII RUUMA EE CUNSIRIYADA AHA AMA ADUUNKAAN WAX NABAD IYO XIDHIIDH IYO RUUN MA JIRTO.DADKAA RUMANTA WADA AYA ADUNKII XUKUMAYO.LARKAA WAA NIN IYO XOGIS.

  • @DHUUXA
    @DHUUXA 21 час назад +1

    Somali dawlad dhab urajaynaa mar dhaw
    Insha-Allaah

  • @badr3628
    @badr3628 День назад

    jazakAllahu kheyr brother

  • @شيخالآلعتيقالبكري
    @شيخالآلعتيقالبكري 18 часов назад +3

    4:20

  • @AbdifatahDurdur
    @AbdifatahDurdur 19 часов назад +1

    War farxad leh ayaad sheegtay "burburka Maraykanka"

  • @musapmuhumed7242
    @musapmuhumed7242 22 часа назад +1

    Macalinkaykii luqada ayaa dhihijiray marka uu raba inuu maraykanka caayo,aqlka madow asoo kawada waxa kudi hiisa lagu qabto,والسلام عليكم

  • @LeebaanowKumar-y9v
    @LeebaanowKumar-y9v 18 часов назад

    😀👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    CUMAROW! MAASHA ALLAH!! WAXAD MOODAA INAD MADAXAYGA AKHRIDAY!!!

  • @Cabdiwalimaxamuudjibriil
    @Cabdiwalimaxamuudjibriil День назад +4

    Jimce wanaagsan

  • @AishaUgaas-v7e
    @AishaUgaas-v7e 23 часа назад

    Ilaahay ayaa wax walla qorsheeyey . Isbedelka socdo waxaa hubaa inuu ku dhamaandoono.
    Waxaa u baahanahay kaliya inaa kheer malaysanno oo ilaahay talo saarano.

  • @AxmadMaxamad-c2d
    @AxmadMaxamad-c2d День назад +2

    Sxp aad ayaad muhiim iigu tahay

  • @Nuh-x9w
    @Nuh-x9w 13 часов назад +2

    Omar hada waxa ileedahy mareykan iyo Israel burbur ayaa sugayaa ma ileedahy 😂😂

  • @MOsman92
    @MOsman92 5 часов назад

    I can’t wait that

  • @Hamza__hasan__7
    @Hamza__hasan__7 День назад +6

    Asc mr omar inshar🎉

    • @ShuquleShuqule
      @ShuquleShuqule 22 часа назад

      Wcs wllky aniga ayaa kaa qaadayo ninkaan salaan ma qaado😂

    • @Hamza__hasan__7
      @Hamza__hasan__7 21 час назад

      @ShuquleShuqule ok wllky jiro 😂

  • @abyatt2357
    @abyatt2357 15 минут назад

    Omar inshar ❤

  • @seedcumar5384
    @seedcumar5384 18 часов назад

    Ha inagu soo biiraan haddaan Muslim nahay gaar ahaan soomaalidu tiiha ha inala galaane
    Soomaali madax ma hayso kuwo musk lacagta ka goynayo ayay u horeeyaane.

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii День назад

    🥺🥺🥺 🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @NaDaCumar-qw9si
    @NaDaCumar-qw9si День назад +1

    Mashaa Allah Ani ugu soo horeyay manta😂

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 День назад +1

    Juma kariim walalaheyga❤

  • @T44X0Vić
    @T44X0Vić 22 часа назад

    Our teacher omar inshar❤

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 23 часа назад

    WCSWW SalaAllaahu calayhi wasalam Jumcah Mubarak Ahlan Ahlan Ustaad Cumar ❤❤❤❤
    Comment 41🎉

  • @samirr546
    @samirr546 23 часа назад +1

    Asc cumar, waa fikirkii ugu fiicnaa ee aan maqalo,lacagtaa shaydaan waa waxa laysku gumaystay ee lagu dulaystay nacasyada!!!!!

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii День назад +1

    🥺🥺 🥺 🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @AbdiwalihasanAdam
      @AbdiwalihasanAdam 14 часов назад +1

      Bro ilahay bari isaga ayaa dhibka qadi kare

  • @InaaliMohamed
    @InaaliMohamed 23 часа назад

    Alx laga yaabee inay khayr noo tahay insha Allah 🥰

  • @mustafapogba7917
    @mustafapogba7917 День назад +1

    The first person watch this video ustaad ogaansho like🎉

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 15 часов назад +1

    Kuligood xakjiriin eh😏😏😏😏

  • @acazaam
    @acazaam 23 часа назад +3

    ولولا دفع الله الناس بعضهم ببعض لفسدت الارض

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 17 часов назад

    Maraykan haadaan buu kasii dhacay m a

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 22 часа назад

    cumar inshaaar😊

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe День назад +2

    𝑪𝒉𝒖𝒎𝒂 𝒌𝒂𝒓𝒊𝒊𝒎
    𝑭𝒓𝒆𝒆 𝑷𝒂𝒍𝒆𝒔𝒕𝒊𝒏𝒆🍉

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 21 час назад

    Somaliya wekabaxayan alx❤

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Час назад

    Wax kasto ay la imaadan koowankan alle ayaa xukumo amarkiisana fulayo waan aqrinay qisaska alle noo sheegay meeshi fircoon io hamaan io kuwii la midka meeshay ku danbeeyen.

  • @1monem
    @1monem 19 часов назад +1

    اهنيك كل شيء راقي. الموضوع المونتاج وصوت بعد مختلف عن باقي محتوى البلد

  • @King.pro4
    @King.pro4 День назад

    Djibouti io Frances ka so hadal🇩🇯🇫🇷

  • @King.pro4
    @King.pro4 День назад +1

    From Djibouti 🇩🇯

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 22 часа назад

    Alle ha isku diro gaalada

  • @HRU2100
    @HRU2100 21 час назад

    WAA TALAABO WANAAGSAN IN SADAQADA LAGA JARO KUWA FAQRIGA ISKA DHIGEY

  • @AsmaCabdi-ol8zy
    @AsmaCabdi-ol8zy 18 часов назад

    haday rabaan weel dahab ah haku cunteeyan anagana baahi aan udhimano hadaa muslimin nahay lkn shartooda hanala dhaafan alaha dabar gooyo

  • @zucaadali4202
    @zucaadali4202 23 часа назад

    Jimce wanagsan ogaansho ❤

  • @Junanilll
    @Junanilll 19 часов назад

    Xasan Sheekh Albaabkii kobad waa kasoo xirmay miyad leedahay, sheekadii beesha caalamka aya lacagtas nogu deeqday wa soodhamatay.

  • @MuhyadinAden-x4s
    @MuhyadinAden-x4s 22 часа назад

    Ogaansho surat qasas

  • @Humburo2026
    @Humburo2026 10 часов назад +1

    Maxa uga soo hali waysay ficilkii dowlada qadar ey nabadaynta qaza ujoojisay. Xafiiskii xamaas e doha na looxiray?

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 20 часов назад

    Ree galbeed Israeli iyo shaydaamada taageero dhan alle idamkii ma qabsan doonan alle ha guuleeyo ree Palestine 🇵🇸 yaa rabbi

  • @Amiinkey-t9r
    @Amiinkey-t9r День назад

    Jimco wanaagsan team ogaansho❤

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan День назад +1

    Cumar inshaar ILLAAH KA CABSO

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 21 час назад

    Dawladahan islamka iyo madaxda islamka xitaa shacabka islamka haday midaan wax ku Baran waayaan waligood wax Baran maayaan waa loo bareeray wadamada Islamka laakiin waa kici la yihiin iyagoo wadamadoodu ay yihiin wadamo Khayraad badan

  • @MulkiAxmed-o1r
    @MulkiAxmed-o1r 23 часа назад

    Amiin

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 21 час назад

    Cunsuriyiinta cadaanku iyo qabyaaladaystayaasha soomaalidu waa iskugu kay mid

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 23 часа назад

    اللهم صل علي محمد وعلي ءال محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي ءال ابراهيم انك حميد مجيد.
    اللهم بارك علي محمد وعلي ءال محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي ءال ابراهيم انك حميد مجيد.
    سبحا ن الله والحمد لله ولااله الاالله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله.
    لااله الانت سبحانك اني كنت من الظالمين.
    لااله الاالله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله.
    ياحي ياقيوم برحمتك استغيث اصلح لي ساني كله ولاتكلني الي نفسي طرفة عين.

  • @Zalmaan-t7f
    @Zalmaan-t7f День назад

    Qof kii uguu horeeyey❤

  • @MaskaxFuran
    @MaskaxFuran 23 часа назад +1

    GREAT CONTENT👇👇👇

  • @JordanSancho-eg1eu
    @JordanSancho-eg1eu 23 часа назад

    Adi nh kaguur aladas Twitter

  • @mohamedahmed3619
    @mohamedahmed3619 22 часа назад

    Cumar inshaar ❤🫡🇸🇴

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 23 часа назад

    Midawga Soviet ku in uu burburo wax fiican bay ba ahayd. Laakiin nasiib darro afkaartiisii caalaamka maanta raad weyn bay ku yeelatay.

  • @Fransiis
    @Fransiis 16 часов назад

    Asc Sxb Jimce Wacan

  • @AbdifatahKhalid
    @AbdifatahKhalid День назад +2

    First comment 🎉❤😂

  • @nacimomohamud5237
    @nacimomohamud5237 20 часов назад

    Sida ugu olaleenaaye baan kadareemay inuu xil laseenayo