Ma Rumayn Kartid waa Kuma Awoowagii Hore ee Boqoradii ingiriiska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 214

  • @mohamedamiinleyte7697
    @mohamedamiinleyte7697 2 года назад +120

    Wax tijabiyay 7 bari in laga maqnado talefnka iyo intarnetka wana ku guleystay Alx🤲

    • @abdirahmanaddow3040
      @abdirahmanaddow3040 2 года назад +3

      Hambalyo hadana iskasi yaree

    • @abdulrahmansuleiman9804
      @abdulrahmansuleiman9804 2 года назад

      Mubarak ho!

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 года назад +1

      No ani ma karayo wlhi mxa talo ah

    • @abdulrahmansuleiman9804
      @abdulrahmansuleiman9804 2 года назад +4

      @@Chanel_1-0ne si tartiib ah ubilaw, Marka hore laba maalmood iskadaa markaad ku guulaysato 4 maalmood kadhig markaad ku guulaysato 8 maalmood kadhig sidaana kuwad

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 года назад +1

      @@abdulrahmansuleiman9804 nice idea waan practice garayn tijabin

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 года назад +44

    Geesi Ka Mida Geesiyadii Islaamka ayuu ahaa Saalxu Diin Al ayuubi Allah yarxmak🙏❤️

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 года назад +77

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 года назад +24

    Macha allah 🖐 uztaad hore usoco
    Adigaagan somaliga ah ee akhrinaya qoraalkaygan wan ku salamay ilove my people 🇸🇴🇩🇯🙏❤

  • @yousufugaas5888
    @yousufugaas5888 2 года назад +34

    الهم تقبل صلاتنا تاما وغفر ذنوبنا عاما

  • @salahudinabdireshidhussein8730
    @salahudinabdireshidhussein8730 2 года назад +20

    mahadsanid Omer Inshar. Jazaakallaah Magacayu Waa Salaaxudiin, ayaa jecel magacan.

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 года назад +14

    Nabi geena suuBan illaahow janada lgu kulmi 🥰🥰🥰

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 2 года назад +22

    Muslimiinta maanta nool maka yabaa in ay arkaan geesi muslim ah oo marka taariikhtu dib u qordo ilahay aktiisa waxba kama ahan ☝🏼🤲🏾

    • @faravsharif4988
      @faravsharif4988 2 года назад

      Waa Rajeb ORDUGAN ka Turkey 🇹🇷

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 года назад

      @@faravsharif4988 kasi waba cilmani diinta baro

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 года назад +1

      الإمام المهدي عليه سلام، ayaa ah wax kasokeeya majiraan maanta xiligiisiina waasoo dhowyahay waxaadna arkikartaa wuxuu rasuulka CSW inoosheegay oodhan weybilowdeen soodaahiridooda calaamaadka qiyaamaha

    • @faravsharif4988
      @faravsharif4988 2 года назад +1

      @@ibrahimali250 xaqa Allaah hanagu dilo aaqirana jannatulfirdowsa hanageeyo dhamaanteen.

  • @aragtomedia2670
    @aragtomedia2670 Год назад +2

    Waa runtaa Walaa soomaalida bar taariikhda islaamka cumaroow waxaan kaa codsaneynaa in aad sameyso taxano taarikheed oo kaga hadleyso alxuruubu asaliibiya

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 2 года назад +7

    M.allh wllky waa runta illahey dadka xaqa hatuso iyo tarikhdoda weyneyd ee ay somaren illahey haka xoreyo gumeysiga maskaxda beenta iyo fikradaha qaldan yaa rabi 🤲☝😢

  • @A...A09888
    @A...A09888 2 года назад +15

    Boqoradan waxy kamid ahyd gacan kulayd dagaalo lagu qaaday wadamada muslimka afqanistan somalia .....etc ilaahay uma naxariisto gaalada xun ee nacladan
    Sidoo kle falestine iyadaa yuhuuda siisay
    Insha allah waan furan doonna qudus io wadamada muslimka ee la haysto 🤲

    • @mjanaalechannel977
      @mjanaalechannel977 2 года назад +1

      Intaas taas lagaaring dhulka xoreyn u baahan aad ka xoreysid kuwa xalane fadhiya kadib ayad doodiikarta wax kale

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 2 года назад +2

      @@mjanaalechannel977 Hamigeena kaliya xalane iyo villa somalia ma ahan ee ilaa wuxuu garsiisan yahay dhul walbo oo muslimin leyihin iyo caalamka oo dhan inan gaal ka xureyno oona maamulno kuna maamulno sharecada islamka insha allah😎

    • @A...A09888
      @A...A09888 2 года назад +2

      @@mjanaalechannel977 wadamada muslimka waa lawda haystaa badankooda
      Waan xorayn doonna insha allah dhulalka somaliyeed ee lahysto io qudus io wadama muslimka ee la haysto

    • @A...A09888
      @A...A09888 2 года назад

      @@mjanaalechannel977 bro xalane ha aaad sheegaysidna magaranayo anu

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Год назад

      Reer galbeedka markey dalalka islamka dagaal ku soo qadeen laba arin ayey dan ka lahayeen iney hantidooda iyo wax walba oo cilmi ku dhisana buugag ha ahadan Ama qalab la ictirafey dhaman hormarka manta ay ku naalonayan wadamada islamka ayey kaso dhaceen hormarka islamka alha anadolu Spain reer galbeedka cilmi uso doonan jirey muslimiin hadan runtii waan hurudna

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 года назад +4

    Maashaa'alaah ilaahaay ha ku xifdiyo usoo badhig xaqiiqooyinka iyo cadwga Soomaalida in badani ma oga ♥️ 💖.

  • @aragtomedia2670
    @aragtomedia2670 Год назад +1

    Dabcan cumaraw dhiirigiliintaada waan ka heley

  • @siciidmaxamed8637
    @siciidmaxamed8637 2 года назад +2

    Wlhi sidaad wax usoodiyaariso waa si mucjiseysan lkn dadku ma fahmayaan Allah hakubarakeeyee oo ubaahan in lafahmo ula jeedka

  • @faraaxismacil9326
    @faraaxismacil9326 2 года назад +3

    ma dhici karto. ilahay ahlul baytka uu ilaaliye.ilahay aya ilaashaday.ma dhici karto in tafiirti nabiga in ay gaalo nooqdaan. ama in ay gaalo yihiin. subhaallah.

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      Shiicada waxay yidhaahdaan waxan nahay cali binu abii dhalib dhashiisi ilaahay og

  • @faizakadie5732
    @faizakadie5732 2 года назад +1

    Markan oo kale waxan ubahanhay sida cumar binu khadaab, salaaxu diin Al ayuubii yaa allah u gargaar muslimiinta meel walba e joogan ilaahow hal ka dhig 🤲

  • @hmm1699
    @hmm1699 Год назад +3

    🤣🤣🤣markuu hingoday waan isku naxay

  • @cabdinajiibaxmed2053
    @cabdinajiibaxmed2053 2 года назад +4

    Wll taariiqaha iyo guulaha islaam ka barnamijyo bdn ka samee sidee dadka ugu baraarugan mow ducyadas adiga oo mahadsan wll

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 года назад +1

    Shukran Omar inshar, ( libaaxi dawacu diley , qalbul-asad , inan yar ayaa falaadh xowlal mariidka ku jaray ) xataa jiilkooda cusubi, maalin wax la yeelay ma ilaawaan, ninkii inakala qybiyey weliba qaar inaga midana cadow gacanta u geliyey, si aynaan weligeen colaad uga bixina Tacsi iyo Baroordiiq ayey u dirayaan.

  • @loriamouminsougueh3716
    @loriamouminsougueh3716 2 года назад +7

    Masha allah caadban ku tagera huno from🇩🇯

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @tearsofunseen5374
    @tearsofunseen5374 2 года назад +1

    Aad iyo aad ba kugu mahadnaqa macalim omar barnamijyo aad ka soo fiirsatay oo misaman ba nala wadagtaa

  • @cabdiraxmaanmaxamed6840
    @cabdiraxmaanmaxamed6840 2 года назад +7

    Mahadsanid walaal cimi badan baan kaa faa,iiday

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @najiib_moha
    @najiib_moha Год назад +2

    “Labo arimood balaayada ayey ka hortagaan (Sadaqada iyo Xiriirinta Qaraabada) ”
    Nagu soo biir wll 🌷🙏

  • @hanthalaomari4470
    @hanthalaomari4470 2 года назад +2

    Madaxweynahayagi, baaba kamid ah waxa u oynaayo.

  • @ahmedcabdiyuusaf4232
    @ahmedcabdiyuusaf4232 2 года назад +3

    Tan kale ustaad habartan sow maha tii dhulka somali galbeed ku wareejisay boqorkiu itopia ee kula heshiisay tarikhdaas bal taabo

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 года назад +1

    Waa taariikh gacan-ku-rimis ah.

  • @gurtahaji5105
    @gurtahaji5105 2 года назад +1

    jazaakalaah qayr aqii wax loobaahan yahay waqtigeedii aad soogudbisay ilaah hakuxafdiyo

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 года назад +1

    omar inshar kheer allaha ku siiyo sida qiimaha leh ee aad nogu sharaxday qisadan in la ogaado mudan الله يخليك ويطول عمرك عمر ابن اشار

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Год назад +1

    Mahadsanid sheikhuna 🔥🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamed6840
    @cabdiraxmaanmaxamed6840 2 года назад +5

    Walaalkay cumar inshaar

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 2 года назад +2

    أللهم صلي على النبي محمد

  • @abdiwho4992
    @abdiwho4992 2 года назад +3

    Geeriyooty mise bakhtiday 🤔🙄

  • @ismamohamuuse2117
    @ismamohamuuse2117 2 года назад +1

    Baqtisay dheh wll geeriyootay ha dhihine

  • @raajugamer721
    @raajugamer721 2 года назад +4

    Wll omar fadlan yaree eryga (micnaha)ee aad adeegsato fadlan

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 2 года назад +2

    Shukran sheq

  • @xamsebare5333
    @xamsebare5333 2 года назад +3

    Allah ku sharfo ustaad waxaad In badan u cadasay taariikhda mugawayn ee uu lahaa salaaxudiin Al ayuubi Allah u naxariistee.
    Balse nasiib darro waxaan arkayey madaxdeenii iyo xataa dad aan xil hayn oo is leh aduunku haku maqlo una tacsiyadaynayey shaydaamadaa bakhtiday ee aan inaba aqoon balse ay dadkeenu jiritaankooda liidayaan.

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 2 года назад +1

    Salaaxu diin ayuubi waa kurdi

  • @ruushjangow498
    @ruushjangow498 2 года назад +3

    Fiiriya Tariqta gaalada waa dad xasuuqa carurta iyo.. Waa Argagixiso.. maanta kanada carurteey xasuuqen ee ahaa intiyanka iska leh dhulka. Mareykanka iyo Kanada.. Caruur aad u badan ayaa la soo saaray la fahooda. Africa si too kale fitnaab sitoo kale wadama badan..

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад +1

      Dadkii asalka shaa ee new zelan iyo usturalia oo ay dabar jareen kudar.

    • @ruushjangow498
      @ruushjangow498 2 года назад +3

      @@sayidka6911 sax.. Afganistan iraq suriya libiya falastin somalia, iyo wadama kale maantatan aan jogno weey xasuuqen ilaa iyo maanta.. Mareykanka darihii dheraa wax cadeen ah adunka uma soo bandhigin. Xataa weydiiten diyaaratihii sanduuqa ku dhax jiro markey burburto laka ogaado weey diiday dowlada usa in eey calamka u soo bandhikto.. 70 injineero ,mareykan ah waxey qireen in dowlada ka danbeyso.

  • @xabiibomacalin7350
    @xabiibomacalin7350 2 года назад +8

    Ar yaa iga horeyo maanta dad dhax seexda mawa laweynaaye 🤣🤣🤣

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 2 года назад +1

    Wa alleykum salam

  • @libanmaxamedcabdulle6817
    @libanmaxamedcabdulle6817 Год назад +1

    In badan OO dadka Islaamka ah gaar soomaalida aad ugu faanaan ama jecelyihiin dhaqanka gaalada iyo dhankooda,labiskooda halka dharka Islaamka ay faanaan siiba inbadan OO gabdhaha soomaaliyeed ka mid ah

  • @UmumuxamedAsal
    @UmumuxamedAsal 2 года назад +2

    Mashaallah mahadsanid ustaad

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 2 года назад +1

    Ustaz inshaar tabaarak allah

  • @hafiirwadani8902
    @hafiirwadani8902 2 года назад +1

    Asxan yaa ustaad

  • @alibashichannel5667
    @alibashichannel5667 2 года назад +4

    Richard قلب الاسد wuxu jogay waqtigii tatarka kuru saydharis macatab leyda ayuu ingriska xukumi jiray

  • @Somywood
    @Somywood 2 года назад +1

    Magaca, rijaad qalbi jabaan

  • @siciidjirde8549
    @siciidjirde8549 Год назад +1

    Cadowga aduunka uguxun weeye iyana dhilladii ugu xumayd ayey ahayd kuwa muslim sheeganayaana waw fooror sanayeen

  • @ahmedabdi5015
    @ahmedabdi5015 2 года назад +1

    Walaal qaali Qeere allah kusiyo

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 года назад +2

    Lacnatullaah calal kufaaar

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 2 года назад +1

    Shock = bardaad , naxdin weyn

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад

    Omar inshaar meel walba joogto waan kulajoogna brother barnaamijyadada aadbeey umadan somaliyeed muhiim uguyihiin keep going

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 2 года назад +1

    Jizaakalahu khayr walal dadba ilahay u naxariisto dhihi iyo wan ka naxnay subxanalah maxa ku dhacay shababkeni ilahay wax ha noo fahansiiyo

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 2 года назад +1

    wll mo omer keep the effort bro

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 2 года назад +2

    Asc ku Darso Omaroooow Somali kuwii meesha dhigay waaye kala jarjaray, walina daba taagan, Guuleyso ducadda waa kugu wadnaa

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 года назад +1

    Allaah ha u naxariisto salxadiin geesi

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 года назад +2

    Sxb waad mahadsantahay taariikhda meeldheerbaad kaso dhiraan dhirisay wxn kalo.jeclan lahaa ado sonalida wuxu ingiriis ugaystay kuso dhex darto iyo weliba siduu somali ukala qaybiyay wadankodi iyo halganki darawiishta

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 года назад +2

    qisadan Movie/film ayaa laga suubiyey " kingdom of heavens" qiso cajiib ah ayey ahayd.

  • @cabdiqanimaxamed4551
    @cabdiqanimaxamed4551 2 года назад +1

    Cumar inshar wadku mahad sanity sotabinta barnamijyadaada muhimka ah lakin wll wadtidhaahdaa boqoradii bakhtiday

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 года назад

      Ma danbibaa haddii layidhaa way dhimatay?

  • @ayanleabdulahi381
    @ayanleabdulahi381 Год назад +1

    Waanba naxay waxan mooday inuu soowado naagtas buu awoowe u.ahaaa

  • @lderow2192
    @lderow2192 2 года назад +2

    Waad mahadsan tahay walaalkey

  • @Hapiipi
    @Hapiipi 2 года назад +3

    NUMBER ONE 🔥👋

  • @diinishamzadiin8017
    @diinishamzadiin8017 2 года назад +1

    Zxp kasoo hadal king charles iii ma muslimbaa waa lala xidhiidhinyayee

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 Год назад

    Cumar inshaar bro away ogaansho

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Год назад

    ASC WLLKEY MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO AQOONTA ALLAHA KUU BARAKEEYO MAHADSANID

  • @daahirdeeqsi5737
    @daahirdeeqsi5737 Год назад

    Comer ishaar guulzxp

  • @burhaancaabi1677
    @burhaancaabi1677 Год назад

    Waa sax askari fardafuul ah ayuu ahaa salaxudiin al ayuubi waa ninka xoreeyay qudus qoyskaas reer boqorka ingiriiska uu ahaa salaxudiin al ayuubi

  • @hawalag5
    @hawalag5 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤ Mashallah adiga moyee intakale aqliga daboolan

  • @guledomer5469
    @guledomer5469 2 года назад +1

    sxb marka aad barnamijyada soo diyaarisid eed soo tabinaysid halqabsiyada EEN,YACNI HADABA eed kusoo celcelinaysid iskadaa

  • @cabdiwali597
    @cabdiwali597 2 года назад +1

    Horay usoco oo ha hakani waligaa

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 года назад

    Qalbi libaax maahane waa qalbi sheydaan qalbi dhagax ah leh oo fuleynimo iyo fashil caan ku aha

  • @cabdiraxiin6838
    @cabdiraxiin6838 2 года назад

    المسلمين

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 года назад +5

    Program kaan waa soo diyaarisay ugaas

    • @mamalop311
      @mamalop311 2 года назад +1

      Dabcan waa ujeedaa

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      @@mamalop311 Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

    • @mamalop311
      @mamalop311 2 года назад

      @@khayrkajannada9898 waku sare

  • @whizzapdala5641
    @whizzapdala5641 Год назад

    M.a

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 2 года назад +1

    Walaal qisooyika muslimita soobadi please 🙏

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад

    Mhdsanid walal

  • @cabdulganicabdulrizak1108
    @cabdulganicabdulrizak1108 2 года назад +1

    Omar walal wad mahadsantahay runtii dhakinteenu wacyi galin bay u baahan yihiin

  • @Fanac3214
    @Fanac3214 2 года назад +1

    sababta kurdid uu ingirsku inba meel ug turay !!

  • @caalimmahdi3342
    @caalimmahdi3342 Год назад

    Tarikhda mataqanid richard awowged maha familiga waala badalay richard xataa caruur ma dhalin

  • @7june2024
    @7june2024 2 года назад +1

    Cumar ado mahadsan video yadan Facebook soo dhig dad badan ayaa daawan doona

  • @munaali1380
    @munaali1380 2 года назад +1

    Hada waa kaas gacanta ugalisay jahuuda magaalada qudus

  • @al-taimy7
    @al-taimy7 2 года назад +1

    Duqdi baqtisay

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe7720 2 года назад +1

    Qaabka waxloso gudbiyo yara baro wll

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 2 года назад

    Mahadsanid ustaadii

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay 2 года назад +1

    Wxan ogay in ay faraaciyiintii masar joogty ay yihiin boqortoyada egland

  • @suheimahashi3043
    @suheimahashi3043 Год назад

    Osman gazi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +1

    Uma ooyin umama ooyauo habartii aabaheed uu kala googooyey Soomalia qeybna faransiiska siiyey qeybna itoobia qeybta kalena kenya oo aan jirin oo ingriisku amaamudey ku darey si aan geeska afrika uga soo bixin dowlad muslim ah oo awood iyo shacaba leh… waa ayandaro in qaarkeen amaanyan gumeysigii 😢

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 года назад +1

    Kuwa u ooyay aakhirana wala soo bixi

  • @maxamedc.qaadir6739
    @maxamedc.qaadir6739 Год назад +1

    Codkan codkii ogaansho sooma ahan

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 Год назад +1

    Xasan shiikh wuu ogyahay wax walbo Lkn beeso jeceel baa u geynayso inu ooyo

  • @mahamedyasin1847
    @mahamedyasin1847 2 года назад +1

    Diig semetic islaantaas wuu ku jiraa marka aad eegto British pure ma ahan dhiigeedi garan maayo haddii yuguudi yurub wax u galeen

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 года назад +1

    Saalaxu Diin awoowe noocee ah ayuu u ahaa ?? Xaga aabbo mise xaga hooyadeed???

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 2 года назад +1

    wad nagu qaldy mowduuca

  • @dalmar_gaming8204
    @dalmar_gaming8204 2 года назад

    Gaasha baqtisay dheh

  • @yuusufaadan7264
    @yuusufaadan7264 2 года назад +1

    Wuu bakhtiiday

  • @saidking8442
    @saidking8442 2 года назад

    Baqtisay ... dheh

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv Год назад +1

    Awoowgeed maxa inaga saaran haaye wa yaabe

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 года назад +1

    Alezapet iska dhaaf inay cid kale waxtartee dalkeeday baabiisay dagaalki 2aad waxay gumaysanaysay dunida oo iyado dunidoo dhan haystay xukunka lawareegtay imikana ingiriis jaziiradiisaa yar lee xukunkeeda kusoo koobmay mrka iyadaaba ku fashilantay dalkeeda

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 2 года назад

    السلام عليكم
    AAD AYAA U MAHADSANTAHAY
    runtii waa tariiq aniga aad. Ii qiseysa

  • @MohamedAli-is7fd
    @MohamedAli-is7fd 2 года назад

    Asc wlaal cumar dambiga awowgeed ugeystay muslimiinta waxaa ka-badan dammbiga ay Elthabed ugaysatey mislimiinta! Yaa qaybiyey soomaliya? Oo xanuunkaas inagu sababay.?

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 года назад

    Cumar inshaar aad ayaa u mahadsantahay darwiishtii Somalia iyo sayid maxamad cabdule xasan wixii ay ku sameeyeen dadkii Somalia yeed loogu soo duulay in ay diyaarado dagaal lagu garaacay xoolo iyo caruurta Somalia lagu gumaaday Somalia waxa ay ahaeyd wadanka kali ah ee qaarada African loogu duqeeyay diyaarado hadana sidaa ay tahay ma arkeysid qofka hadleysa nasiib xumada ku dhacday Somalia ayeey ka midtahay dahabkii iyo geelii Somalia uu ka qaaday Australia lagu dhisay cajiib hadana in loo tacsiyeeyo islaan gumaaday kala qeybisay dadkii iyo dalkii Somalia 🇸🇴