Sirdoonka Pakistan | ISI | Sidee ku noqotay sirdoonka ugu xooga badan aduunka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Sirdoonka Pakistan | ISI | Sidee ku noqotay sirdoonka ugu xooga badan aduunka?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 182

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  2 года назад +225

    Kanaalkeena Carabiga ah 👉👉 ruclips.net/channel/UCV1jkj4uko9aOghvw-rVn4A

  • @abdirizakomarabdi9538
    @abdirizakomarabdi9538 2 года назад +32

    Wan kufaraxsanahay in dal islaam ah awoodaan yeesho hanbalyo rer pakistan kama kaftamo waxan aminsanahay hadaan islaam nahay inaan maalin uun kufakan doono

    • @Ru5ty59
      @Ru5ty59 9 месяцев назад

      Waagi nabada ciidanka cirka no tababari jireen

  • @Mahaer10
    @Mahaer10 2 года назад +10

    Abdirahmaan Sxp Iran Iyo Sirdoonkeeda Muuqaalo nooga soo samee Waa inta aan ka jeclaan lahaa

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 2 года назад +37

    Ninka keliya ee waxyabo badan aanu ka baranay dhinackastapa 🥰💯 thank u zhp 💥💥

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +5

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💞💞💓💞💓💞💞💓💞💓💞💓💕

  • @boqorka__gado__chenal2918
    @boqorka__gado__chenal2918 2 года назад +8

    Sxp taariikhda asxabta noso badi iyo nabiyada please 🙏💯

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +16

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @mohametmcm4071
    @mohametmcm4071 2 года назад +8

    Wad Ku Mhdsanty Wll Qaapka Fiican Ee aad Noogu so Diyaariso Videoyda 😊

  • @yb1576
    @yb1576 2 года назад +10

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @capitanoofficial9984
    @capitanoofficial9984 2 года назад +9

    gold voice keep going pro wll waxaad ka soo hadashaa qarsoomidi marvin alvin clark

  • @khadraahmed725
    @khadraahmed725 2 года назад +15

    Waan ku taageeraa wll ❤❤🖤😁😘😍

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 2 года назад +6

    Thanks wll waxan ka hadasha sirdoonka mossaad ee israel

  • @ismailhassanabdirahman7570
    @ismailhassanabdirahman7570 2 года назад +5

    Asc walal abdirahman waxan codsanleheen taxane sirdoon plz 🙏 si aan waxbadan oo faidoleh uhelno

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 10 месяцев назад

    Legend

  • @abdihakimmohamed2533
    @abdihakimmohamed2533 2 года назад +15

    Waaku taageeraa 😍

  • @saidhilaacwarsame9139
    @saidhilaacwarsame9139 2 года назад +6

    Xushmad baan ku hayaa walal abdi Rahman wabari

  • @iammontella9114
    @iammontella9114 2 года назад +2

    Iran Iyo Hubkeeda Nukliyeerka Muuqal noga same saxiib mahadsanid

  • @AhmedHalimo-o6u
    @AhmedHalimo-o6u 11 месяцев назад +2

    Machallah thé Pakistan 2:14 I love u

  • @CABDIMALIK07
    @CABDIMALIK07 2 года назад +4

    Mashallah

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 2 года назад +8

    Ustaad waan sugaayay muqalkan thanks🤗

  • @abdiyaremoha
    @abdiyaremoha 2 года назад +3

    Apti mcn halkeen kahelaa barashada luqada carabiga si zoom ah

  • @abdinafacmoalim4268
    @abdinafacmoalim4268 2 года назад +3

    Sxp waaberi Media Waxaad muuqaal kasoo diyaarisa Haydaha sirdoonka Iran Iyo Qaabka ay u samaysteen hubka wax gumaada ee nuclear ka iyo sida rear galbeedka u hor taagnyihiin reer galbeedka

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 года назад

      Auabajauuahway6ayqg 😭jw7qhqhw hadalka Iska soo sax

  • @CABSI-ru2gg
    @CABSI-ru2gg 2 года назад +5

    جزاك الله خير يا اخي العزيز

  • @anababdullahi4246
    @anababdullahi4246 2 года назад +4

    Jazakallah wax bdhn ayan kaa faaidhay

  • @bashimj3254
    @bashimj3254 2 года назад +17

    Good for you my friend ❤️ keep going every day and every time

  • @sakariyemohamed-bu5gg
    @sakariyemohamed-bu5gg Год назад +2

    insha ala kuwaso kale noqonayjaa❤️🩶💚

  • @maxamaddaahir8868
    @maxamaddaahir8868 2 года назад +4

    M.a wall wad mahadsantahy

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 2 года назад +20

    Masha allah👏👏 Pakistan🇩🇿 we ❤ U
    ISI aka "inter service intelligence"

    • @Yaasalaam1
      @Yaasalaam1 2 года назад +2

      Calanka soo qaadatay waxa iskaleh algria🇩🇿Amba jasaair sidaa u taqaano

    • @mascudyare2191
      @mascudyare2191 2 года назад +1

      @@Yaasalaam1 calanka pakistan🇵🇰 wakan

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 2 года назад +28

    First viewer ☝️🤗

  • @Killersaudiarabi
    @Killersaudiarabi 2 года назад +3

    Insha Allah sirdaankaas mid Ka adag ayeey doowladeenA yeelan doontaa

    • @Mahaer10
      @Mahaer10 2 года назад +2

      Wlhi Ugu dambayntii waxan arkay qof ila fahansan Boqortooyadii Ajuran Sida aan u jeclaan laha in la waynayo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +2

    Pakistan gudaheeda qaraxyo baa ka dhaca marwalba hadana waxa lagu sheegaa in sirdoonkooda uuyahay kan ugu xoogga badan aduunka.sheeko yaab badan somaha 😏

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 2 года назад

      Pakistan waa awooda ugu weyn musliminta waxana weerar ku ah dalalka gaalada oo dhan

  • @cilmimediafilms9580
    @cilmimediafilms9580 2 года назад +2

    Shukran bro

  • @MohamedSahal-i3d
    @MohamedSahal-i3d Год назад +1

    M.a ustaadkayga wax waliba aan ku kalsoonajay
    Guleyso ustaad abdirahman waberi🙏🙏
    Noo soo badi xogaha noocanoo kale ah

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 2 года назад +1

    No Xog Cusub. Kkkkk
    Waaberi Copy News 😃😂😂

  • @maxamudyusutWllak
    @maxamudyusutWllak 8 месяцев назад +1

    waaberi miidaya❤❤❤❤❤❤

  • @nuurmahamed252
    @nuurmahamed252 2 года назад +4

    guulaysta Wlleheen Pakistan❤💪

  • @ashoawil1084
    @ashoawil1084 8 месяцев назад +1

    Sirdoonkasomalia
    Soosheeg
    Manta
    Sxbmaanta❤heart is

  • @cabdicasiiscarab1525
    @cabdicasiiscarab1525 2 года назад +2

    Allow indhahayga igu tus somaliya o cagaheeda ku istaagta markale yaaarabi

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 года назад

      Hadaanad adigu ka qeyb qaadan waligeed kuma istaagayso. Looma bahna hadal cadifadaysan,, hodhow na halkaa dawlada cay

    • @cabdicasiiscarab1525
      @cabdicasiiscarab1525 2 года назад

      @@sakaaroibrahim9686 sxb horaa looyidhi farkaliya foolmadhaqdee e waxaa loobahan yahay sookabasho markaa quburada aduunku waxy sheegan hadey somaliya rabto iney kasoo kabato burburka 30 sano kujirto iney 10 sano o kaliya kuqaadaneyso laakiin hdaan soomalinahy inagaba danta dalka kahoreysiina dantA qabiiilka magaradey sookabashana diyaar ma ni hi ayaan dhihi karaaa markaa

    • @cabdicasiiscarab1525
      @cabdicasiiscarab1525 2 года назад

      Sxb danta qabiilka wxaa kahoreysa danta dalka e inagu danta qabiilka ayaan kahormariney tii dalka

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 года назад

      @@cabdicasiiscarab1525 adigaa somaaliya gibigeedaba gacan kaliyaata ku maroojin karee. Noocaaga oo midha ayaa somaalida ku jira " anigu waxba kiligey ma qaban Karen dadku ha qabtaan" idiots Idea😡😡 caqli jileecnimada igala tag intaan Somaaliya kugu imanayo oo jeelka kuhu tuurayo!!

  • @marlan_4641
    @marlan_4641 2 года назад +3

    Firsttt ❤️

  • @maxamuudxareed838
    @maxamuudxareed838 Год назад +1

    ISI pakistan

  • @cilmiyeys
    @cilmiyeys 2 года назад +2

    Mashallah Allah garabkaaga ha galo ustaadow

  • @Mohamedupdilaahi
    @Mohamedupdilaahi 2 года назад +1

    Wali ma arkin qof dhalin yaro ah oo social media so galiyo wx faaidole aan aadi ahyn alleh haku xfdiyo

  • @abdiraxmaanqasin801
    @abdiraxmaanqasin801 10 месяцев назад +1

    Waryaa

  • @abdifatahs9510
    @abdifatahs9510 2 года назад +4

    Zxp Sirdonka Somalia Ka Soo Hdl /Sida Aya Ushaqeyaan Bron💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💔💔

    • @meecadsoftware3761
      @meecadsoftware3761 2 года назад

      Ma shaqeyan baa ka horeysa

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 года назад

      @@meecadsoftware3761 kuwa alshabaab far walba oo ay qaadaan la dagaalama soo sirdoonka maaha "Sirdoonku hadaanu amar bixin ciidan ku ma dhaqaaqi karo".

  • @abdirahmanasali645
    @abdirahmanasali645 Год назад

    Maalin walba Sxb muqaladada wn dawada waligay RUclips sidan uma daawan

  • @mowliidmacaanecawil9305
    @mowliidmacaanecawil9305 2 года назад +1

    Mhadsanid wll

  • @sakariyemaxamed4162
    @sakariyemaxamed4162 Год назад

    Madama ankawadasojeno umad islam ah wankufax san nahay walal janalka cusu magaciis

  • @cawosaleban4780
    @cawosaleban4780 2 года назад

    Waxanba ka baqanyaa Inan noqdo sirtoon waana waxa kaliya ee aan jecelahy Inan noqon doono mar uun 😐😐

  • @mohamudabdulkadirali1691
    @mohamudabdulkadirali1691 2 года назад +1

    Keep going

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 10 дней назад

    Alahu agbar alahu agbar

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +2

    Masha alh

  • @mwalimuabdirahmandayib4854
    @mwalimuabdirahmandayib4854 Год назад +2

    I like your articulation. Keep updating us much more.❤

  • @abdiraxmaanqasin801
    @abdiraxmaanqasin801 10 месяцев назад +1

    Asc

  • @Turjumaanka
    @Turjumaanka 2 года назад

    Oo haday sidaa thy maxay sida Somalia ay mention k u kdenaan 😭👥

  • @HawaAdem-l2f
    @HawaAdem-l2f 8 месяцев назад +1

    🇵🇰🇵🇰🇵🇰

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Месяц назад

    Masha allah guuul.guul pakistan❤❤❤❤❤

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 8 месяцев назад +1

    Salama sana

  • @bilaalmaxamed-o1h
    @bilaalmaxamed-o1h 6 месяцев назад

    xagee aad ka keenta sheekoyinka bal sxp

  • @cabdilaahimaxamed4295
    @cabdilaahimaxamed4295 3 месяца назад

    maansha Alah
    waxaad tahay aqoonyahan

  • @SuhaybaliAhmad
    @SuhaybaliAhmad Месяц назад

    Waan kahelaa dgacdooyinka aduunka

  • @hudayfisaleebaan4106
    @hudayfisaleebaan4106 2 года назад +1

    Msh Alh

  • @muslimabdurahman2302
    @muslimabdurahman2302 2 года назад +1

    Waar inaku tolow sirdoon nooc maan leenahay

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад +1

    Keep going

  • @ahmedabdiyasin5037
    @ahmedabdiyasin5037 2 года назад

    Hadiiaad ugudubtay inaadluuqadokale,waxkubixisid wadankeena masidiicadodhaqanka inooahaydbadugawarxindonta mise?

  • @abaaldesign44
    @abaaldesign44 2 года назад

    soo badi barna mijyada nocaan

  • @abdiraxmaanqasin801
    @abdiraxmaanqasin801 8 месяцев назад

    Waan ogahay mesha aad joogto

  • @abshirmacalimdgshs8424
    @abshirmacalimdgshs8424 2 года назад +2

    Asc

  • @abdirahmannoorjelle6593
    @abdirahmannoorjelle6593 2 года назад +1

    Hori usoco

  • @wizrancofficiall9217
    @wizrancofficiall9217 2 года назад +1

    Carabi aa somaligi ban ku warersanahy nio

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 9 месяцев назад +1

    allah is one

  • @farhanyare6382
    @farhanyare6382 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 года назад +2

    Weykaneey🤴❤🥰💯🤣

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 2 года назад +1

    COPY AND PASTE. KKKK.
    CHannelkaga Faraha Ayn Ka Taagay Waa copy Oo Cad .RUclipsro Farabadan Muuqaalo Ay Sameeyeen Ayd Adigu Inyar ku Kordhisaa kkkkk Jooji
    🙄🙄🙄🙄🙄
    WAABERI MEDIA.

  • @maan8746
    @maan8746 2 года назад

    Mhdsnd, waa jeclahay kanaal carabi ah
    شكرا أحب قناة عربية

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 года назад +3

    Keep going 💪

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 года назад +1

    Thanks for every informing about the country of pakistan 🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿

  • @CiisexuseenIbraahim
    @CiisexuseenIbraahim 10 месяцев назад

    Inter services intelligence

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 2 года назад +2

    Mahadsanid

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 года назад

    Allaha quweeyo islaamka
    Runtii ISI waxa ey buuxisey boosas badan ee islaamku gabeen

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 года назад

    ISI Hayadda Sirdoonka Ee Ka Dhaqdhaqaaq Bada Mossad Gumaystaha Israel CIA Marykanka ISI😍

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 2 года назад

    Taarikhada dawladi faaris bilaw ilaa dhamaad | mawduuc xiiso leh
    Taarikhaha iyo umadiihi hore ka halda hada xiisaynyso so booqo mhdnaid

  • @aliialii5693
    @aliialii5693 2 года назад +1

    Keep going br mine

  • @farahmoha1132
    @farahmoha1132 2 года назад

    Anigoo is lahaa Waaberi maanta warbixintaan kama fiirsan miyaa ayaa Google ka baaray Xataa Sirdoonka USA ayayka fiican yihiin ISI is the best baa iisoo baxday Cajib!.

  • @mohamedmursalsaciid9972
    @mohamedmursalsaciid9972 2 года назад

    Usatd malinta yolutup kuso pirty sups cripe ku saray mopla cusp gatay wax tahy qof kowad an hadane ka dawado yutupka moplkYga cusup ❤✌

  • @wacanalas3029
    @wacanalas3029 2 года назад

    Mhdsnd walaal horay u soco. CABDIRAXMAAN CUMAR.

  • @khaliilxaredmaxamud3700
    @khaliilxaredmaxamud3700 2 года назад

    Kahadal tariikhda ugaas yasin halyeygii gobalka bari iyo magalada bosaso xarunta ugaska besha morcase

  • @cabdimahad3123
    @cabdimahad3123 Год назад

    isi pakistan

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 2 года назад

    2 sano iyo bar kuugu xiranahy xqq Waxaa tahay RUclipsrska fara ku tiriska ee aan ka daawado RUclips gaar ahaan kuwa somalida ❤️🙏

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 года назад

    Waa sirdoon adag dhanka dibada laakiin gudaha waa fudayayd waayo qaraxyo ayaa xataa mar mara ka dhaca gudaha

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 года назад

      Hehhee walaale dee waa lagu dhex jiraa muslimka meelnanlooma ogala 👥

  • @nimcosagal3162
    @nimcosagal3162 Год назад

    Wll majiran miyaa dumar sirdon noqonkarane😮

  • @manbile7519
    @manbile7519 2 года назад +1

    Thanks bro waad mahadsantahay

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад +1

    Waaberi media salaan sare

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 2 года назад

    Bro kaso hada mesha dhulka ugu qurxon kashmir janadi ifka uguna khatarsan adunka

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 2 года назад +1

    #Waaberimedia❤

  • @AxmedAbdiqaadir-e3z
    @AxmedAbdiqaadir-e3z Месяц назад

    ok

  • @hanadjagta9570
    @hanadjagta9570 2 года назад

    Kipgoin

  • @khaliifafarah1548
    @khaliifafarah1548 2 года назад

    Wararka argagaxa leh iyo dhiilada naga yaree! Arimaha bulshada baanu kaga fadhinaaa

  • @osmanabdiyarow5491
    @osmanabdiyarow5491 Год назад

    66uuuuu

  • @AxmedMuxuyadin
    @AxmedMuxuyadin 9 месяцев назад

    Waberi midhiya

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 5 дней назад

    ❤❤❤