Ustaad maracadde sawiraanta mise clipyada dumarka aan asturneyn kujiraan inagadaa waa iga codsi mida kale inoosoo badi sheekoooyinka sirdoonada mahadsanid
Kaliy wx iiga baxay dhib haysta dal iyo dad dhulkoodi jooga kuwso qaybin iyo xukun ka dib colaad aan dhmanayn laysu galiyey lkn iyadu runtii way ogaatay wx samyasan danbi ku may lahayn
Marcade guuleyso sxp Sxp arimaha somali wax ka dhex socda kuso dar wararkaga wayo ma garaneyno Wallhi in badan lama aamini karo Mida kle arimaha sirdoonka aad iyo aad Ayan ka bartay mahad sanid ustad
Mida kale Kuuriyada Waqooyi shacabkeedu miyaanay dawladda ku mudaharaadin ama askarta malaayiinta ah ee ay haysato aanay afgembi ku fikirin ilayn nidaam boqortooyo kama jiree oo qoys keliyaata ayaa tan iyo 1948 kii xukumayee. Dadkaas ayaa Kuuriyada Waqooyi afduuban jirtay maxay ku fali jirtayna tolow?
Kuuriya waqooyi Maxad qabtaa sida soomalida reero u yaala dadkan waa dad jecel system haba ku ahaadee mid xun saas tahay dadkooda way dhici karta inay kacdoon sameeyan balse ma rabaan inuu dalkooda ka bur buro wax jecelan lahaayeen system laftigiisu uu isa saxo askarta ma af genbin karaan ciidanka Party hoos taga Askar kasta wax basaas aha askari ku xiga mana fududa inay fal sas kale ku dhaqaqan wax indho yar dad ka maan dheer soomalida 😂 sidaa kale dad shaqo badan hawl kar mana cawdan 12 saac ka badan shaqeeyan inkastoo dunida wax badan go’doon kaga jiraan hadana isbadal dhaco way talaabsan karaan Maxaa yeelay dadkooda wax diyaarsan yihiin isbadalkas
@@mjanaalechannel977 qoyska reer kiim waa dad waal waalan 25 million shacab ah ayay dunidii oo dhan ka xidhxidheen 😂 isgaadhsiintii ka gooyeen hantidii ummada oo dhan gacantooda soo geliyeen. Taatikadaa askari walba ka ku xigi basaasayo waxa adeegsan jiray shuuciyiintii.
@@mukhtaarciise2585 haa saas weeyan dalkooda kaliya wax rabaa uun (reform and opening global) dibu habayn iyo dunida isu fur furan Markas tartan ayey gali karaan wax leeyihiin cudud shaqaale xirfad leh Waxsoosaarka badan dunida iib geeyan ayey sameyn karaan sida Korea kale Balse intaas baa dhiman Dunida haday Maalgashi iyo hanti hadii lakala doorsiin lahaa Soomali iyo Waqooyi kuriya dunida kuriya ka door bidaysaa soomalida waxba mahayan zero meel walba System majirto, Cudud shaqaalaha Xirfad sare majirto, Aqoonti majirto, Waxsoosaarka ha sheegin Taas wax sii raacda dad kala irdhaysan Beelo-beelo aan sameysan sida Soomalida waxyaabo badan ayaa dhigaya soomalida meel maalgashi loo iman Karin meel Beelo- beelo u kala yaala dal jiraa ma noqon karo 🙄
M.a maracadde show noo soobadi waan jeclehee sheekooyinka sirdoonka❤❤
Ustaad sirdoonka iyo qaabka ay ushaqeyaan wax badan yaad naga so fahansiisay
E fadlan no badi 🙏
Kuriyada konfured ya martigalinaysay sixitaan
Fadlan ma la shaqaynaysaa muwaadin sirdoonka somaliya si dalkeenu ugaaro guulo fara badan oo dhanka horumarka ah?
@@hahilmaaminwaxaaadtahay6820😭🤣
maracade show noo soo badi saaxiib sheekooyinka basaasiinta iyo sirdoon mahad sanid 🙋♂️
Noo soo badi sheekooyinka Mr maracadde guuleyso masuul
Ustaad maracadde sawiraanta mise clipyada dumarka aan asturneyn kujiraan inagadaa waa iga codsi mida kale inoosoo badi sheekoooyinka sirdoonada mahadsanid
Ma gabadha ayaad leedahay astur umabay dhalanee hhh
@@maroodijeex oraahdeyda maadan fahmin dee inagadaa baan ku iri gabi ahaanba mabaan oranba Soo astur
Waad mahadsanthy wll marracada show
Maracadde wxn ka baqayaa sidan ula socdo barnaamijyada sirdoonka inaan ugu dambeen noqdo sirdoon somaliyeed oo farta ka xiran.
Hhhhhh sirdoonka isreal uun haku biirin intay wax ka dhaadhiciyaaan mugoo😂😂😂😂
Soo badi arimaha sirdoonka sxb
Jimca Mubarak asxaabta ❤❤❤
Maracade waxaan kuumagacawnay madaxa sirdoonka soomaaliya haday imaqlayaan madaxda soomaaliyeed waxaan farayaa in lagaadhigo madaxa sirdoonka soomaaliyeed
Hhh 😅😅😅😅
Looma baahna qof wax fahansan in xil loo magacaabo
Ila soco macalin
Waan u xiisny barnmjka sirdoonka thanks sxp 🎉
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid maracade waa sheeko Qatar ah
WOw! NoZobadi wallo❤🎉
Maracadde noo soo badi
Mahadsanid saxib❤❤❤❤
Sheekoyinka sirdoon wan xiisayaa soo badi maracade
Noo soo badi thank you
Kaliy wx iiga baxay dhib haysta dal iyo dad dhulkoodi jooga kuwso qaybin iyo xukun ka dib colaad aan dhmanayn laysu galiyey lkn iyadu runtii way ogaatay wx samyasan danbi ku may lahayn
Sheekadan wan maqley ustaad lkn noo so badi
Sirdoon waa awood qudha ee adunka taal
Sxb sare alle haku guuleeyo sxb adiyo asxaabtaadaba
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
waan uxiisnay sheekooyinkii sirdoonka iyo sheekooyinkoo kale ee aad buugaagta noogasoo turjumijirtay beryahaan dambe nagoorno karabaakh iyo qasa iyo qaraxyo madaafiic ayaad nagu waashay maracadoow skeekooyinka noosoo badi
Soo badi sxb Maracade
Noo sobadi saxiib arimaha sirdoonka👍
Keep going bro moha
Sxb waan kahelaa sirdoonka
Sheekooyinka sirdoon nosoobadi ustaad
wllo wad mtsntahy lakiin umad pslstiine jabka yuhuuda nosoo badi mhtsnida❤
Qiyaamadu maalin jimce soo ma dhacayso
Alla maxaan uxiisy sheekooyinkaaga sirdoon nooosoo badi wll
First person
M.ciise nooso diyaari taxanayal sirdoona mahadad sanid🎉
Waa sheeko aa wax badan ka faaiiday ani ahaan markaan iska hadlo thanks bro 💝
Farta ha isku fiiqin
Sidi inad sirdon tahay yad u hadashay 🤔
@@LaylatulQadri 😏
@@LaylatulQadri sirdoonka si gooni mee uhadlaan teeda kale yaan farta iskuugu fiiqayaa ii sheeg
@@IsraAhmed-jx4ot ani ahaan
Wa in aad ka dhigtay wax adiga khaas ku ah
Marki laga fiiriyo dhanka obstiga
@@LaylatulQadri aniga un baa iska hadlay dad kale miyaan ka hadli lahaa
Maya bro soo. daa mahadsanid
Sxb Sirdoonka Somalida soo badi sxb
Mahadsanid😊
Sifcn Ayan ugu helahe
Qaybta 2
Noosoo badi sxb Waadna kumahadsantahay
Noosoo badi sxp👏
Dulucda sheekadani waxa weeyi:" Qof, Urur ama Dawlad laguugu sheegay inay cadaw kugu yihiin marka hore adigu xog kasoo ogow waxay yihiin haku degdegine".
Sheekooyinka sirdoonka waan iska jecla sheekadii adam sabri baan xasuusta macaan😂
A s m maracade waxad noosoogudbisaa wararka ugu kalsoonida badan aadbaan ulasocdaa maharani
Sxp sheekoyinkan Soo Badi
Wll nosoo badi waan kulasoconaaye
Meel faqriya oo lagu ba áy kkkkkk waan qoslay
Walal noso badi sheekoyinkan ookle
Asc sxb shekdan noo soo badi
Saxiib Mohamed cise waxan kaa codsanayaa inad shekoyinka sirdoonka inad ka deysid xayeysinta fadlan. Nin an aminsanahay baa tahyeee.
100%99 👍🏻
Noso badi
Ubadka allaa bixiya sidaas usheegteyba balse nagadaah xayeysiiska iimaanka allaha kuusiyaadiyee umada aadku dhibeyso
dee wuu ku shaqeysanaya dadka u baahan buu gaadhsiinayaa
@@kingpower6909 labaatansano kahor baanu kaxawileyney hawaalada yaan ogeyn oo loosheegayaa
Tuug kasta xayeysiis inloosameeyo saxmaahan
Kuwo aan umaleynayo shiico in ayfidiyaan baa umada laguwareeriyey meeshaad furtaba
Sirdoon ka wax halaga barto dal wen o cadow giisa kalunka bada ka badan yahay baa lenahay
Miyaf sheekoyinki sirdonka noso celisid wll😊
Sxb maracadow sheekooyinkaan basaasiinta maad buug ahaan usoo qotid waa kaa iibsan laheyne
Maracadaw bari gi hore barmamijka sirdinka wad badin jirte maxaa ku helay
Xaga qaza ee naagtaa yaree indhayarta maahin qalbigaygu waxa uu leeyahay warsan iyo weedhsan ee qaza toobin igu haysa raalina iga ahaw m/ed ciise dhafar ciil walwalbaa naga haysta mahadsanid
Sidoonka soo dhaxgeli mahadsanid, Cape Town South Africa❤❤❤
Hananka badbaadad nosobade
Belgrade waa caasimada serbia
Sxb aad baad u mahadsantahay waxaa tahay qabiir dadkiisa uga faaideeya aqoontiisa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaaliland malooga diri karaa
Falasin iyo isa.iil aanu ka nasano waanu ka daalnay bro
Wll maxamadow waxaad modaa galinkan I aad Iskaa ilawday sirdoonkaa fadlan nosobadiy wll mahad sanid
Marcade guuleyso sxp
Sxp arimaha somali wax ka dhex socda kuso dar wararkaga wayo ma garaneyno Wallhi in badan lama aamini karo
Mida kle arimaha sirdoonka aad iyo aad Ayan ka bartay mahad sanid ustad
Kiim kiim bad naa
Yutup waxaa u Nacay xayeesiin
Hhhh maxaa iga baxay hee magacyada ayaan la dawqsanahay wali
Banaana pay wa fahane kasaar imika
Zuns
Oo cunigi qanjaha weeyna see uga badbadey alla wax dile
😂😂 dadku sirdoon iney noqdaan jecla
hadii aad rabtaan in laso badiyo share gareya he idinkana
تاتال
Ma maqal
Kudhawaqida afka shinaha qatar bat kutahee
Wadnka dad ku nol o dhan ma wada kin yun baa magacayo kale maxa u diday 😂
Dal uray weeyi magacyada dadka dawladda ayaa ubixisa ayaan is idhi 😂.
Waxaan kabartay muqalka ineymuhiim tahay inaad waxkaogato dal ama koox ama qof lagagushegay inuu cadaw kuyahay dalkaaga qowmiyadada qoyskaaga ofalcelin taadu ama goa'aka adqadaneysayi noqdo midkusaleysan xogo dhameystiran oqomamala'ana
Siday qaraxa iyo ninkuba ka badbadeen
Meel dhexe yey kaga dageen trans
Kadib ayu qaraxu dhacay iyagoon lasocon
Mida kale Kuuriyada Waqooyi shacabkeedu miyaanay dawladda ku mudaharaadin ama askarta malaayiinta ah ee ay haysato aanay afgembi ku fikirin ilayn nidaam boqortooyo kama jiree oo qoys keliyaata ayaa tan iyo 1948 kii xukumayee. Dadkaas ayaa Kuuriyada Waqooyi afduuban jirtay maxay ku fali jirtayna tolow?
Kuuriya waqooyi Maxad qabtaa sida soomalida reero u yaala dadkan waa dad jecel system haba ku ahaadee mid xun saas tahay dadkooda way dhici karta inay kacdoon sameeyan balse ma rabaan inuu dalkooda ka bur buro wax jecelan lahaayeen system laftigiisu uu isa saxo askarta ma af genbin karaan ciidanka Party hoos taga Askar kasta wax basaas aha askari ku xiga mana fududa inay fal sas kale ku dhaqaqan wax indho yar dad ka maan dheer soomalida 😂 sidaa kale dad shaqo badan hawl kar mana cawdan 12 saac ka badan shaqeeyan inkastoo dunida wax badan go’doon kaga jiraan hadana isbadal dhaco way talaabsan karaan Maxaa yeelay dadkooda wax diyaarsan yihiin isbadalkas
@@mjanaalechannel977 qoyska reer kiim waa dad waal waalan 25 million shacab ah ayay dunidii oo dhan ka xidhxidheen 😂 isgaadhsiintii ka gooyeen hantidii ummada oo dhan gacantooda soo geliyeen. Taatikadaa askari walba ka ku xigi basaasayo waxa adeegsan jiray shuuciyiintii.
@@mukhtaarciise2585 Dalalka Communist wax walba ka yaqaan way taxdareyn wax sameeyaan political Commissar ( Taliye Ciidan siyaadada) wax kaliya loo xil saaran horin kasta Ciidan wax leedahay Taliyaha dhanka siyaadada oo kaliya socodaa wax Taliyaasha sida shaqada wadan Taliyaha Siyaadada ( political Commissar) wax hoos taga party Secretary 👨💼 Sidaas kale wax walba lala socoda wax kasta dhaq dhaqaaq Hadee lagu dareemo inad wax wado Xaruumaha hanuunta ku taqaana ama Jeelka lagu gayn 😂 Siyaadada sida kale Somalia baahan Wayba toosi lahaayeen Waxna qabsan lahaayeen
@@mukhtaarciise2585 haa saas weeyan dalkooda kaliya wax rabaa uun (reform and opening global) dibu habayn iyo dunida isu fur furan Markas tartan ayey gali karaan wax leeyihiin cudud shaqaale xirfad leh Waxsoosaarka badan dunida iib geeyan ayey sameyn karaan sida Korea kale Balse intaas baa dhiman Dunida haday Maalgashi iyo hanti hadii lakala doorsiin lahaa Soomali iyo Waqooyi kuriya dunida kuriya ka door bidaysaa soomalida waxba mahayan zero meel walba System majirto, Cudud shaqaalaha Xirfad sare majirto, Aqoonti majirto, Waxsoosaarka ha sheegin Taas wax sii raacda dad kala irdhaysan Beelo-beelo aan sameysan sida Soomalida waxyaabo badan ayaa dhigaya soomalida meel maalgashi loo iman Karin meel Beelo- beelo u kala yaala dal jiraa ma noqon karo 🙄
Runtii aadbaan usoo dhawanaynaa gabadha fikrada madhaxweyna Ku xigeenka maraykana in lasoo gabagabeeyo dagalka UMada reer falastiina ayay kunooladaan nolol xor ah
JAAAAAHIL DAACISH KA SHEEKE
SIRDOONKA RAGA WAA LA WASAA VEDIO BAA LAGA DUUBAA SI AANAY WAXABA U SHEEGIN
UBAXA INOO SOO BAXAYAA XAG JIRNIMADA HAYSKA DAAYAANE