Maalqabeenkii Reer Masar Ee Ushaqayn jiray Sirdoonka Yuhuuda |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 135

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 Месяц назад +18

    Adigana jazakalahu khayran

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Месяц назад +13

    War ninyahow ina Ku dhageysta dabeecade iga noqotay wax bandana WA Ka bartay specially sida jimcaha ino xasuusisa suratul kahf iyo aduunka kale habeen wanaagsan MARACADE SHOW

  • @Reema11235
    @Reema11235 Месяц назад +4

    Sirdoonka nooso badi mhdsanid Wlo❤

  • @macowinhoalmanio7350
    @macowinhoalmanio7350 Месяц назад +6

    600K soon i alh

  • @armyboy8205
    @armyboy8205 Месяц назад +3

    Maashaa Allah. Waa mawduuc casher laga barto. Jazakallah kheyr brother ❤

  • @IbrahimSheikh-g9l
    @IbrahimSheikh-g9l Месяц назад +4

    Good decumentary. 👌

  • @mohamudabdi2745
    @mohamudabdi2745 Месяц назад +4

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +7

    ILAAHAY DARTII WALAAL ❤❤❤
    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 Месяц назад +2

      Keep Going Bro Cabdixakiim Qabyaaladiid ❤❤❤

    • @MrMassalo-04
      @MrMassalo-04 Месяц назад

      Ma karton bd ku fadhida

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 Месяц назад +1

      @@MrMassalo-04 Ma Fahmin Maxaa Ka Wadaa

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz Месяц назад +8

    Dagaalka hawada sare ee santaletka Marin ha baabinta enternetka burburka hisbul shayadiin guusha hisbullaah allaahu akbar

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 Месяц назад +6

    Ree Gaza Allaha ugargaaro

  • @idirisiomar7646
    @idirisiomar7646 Месяц назад +13

    Maracadde sxb wallhi youtuber ama wariye kaa nadiifsan adiga iyo nadaara ma jiro gaar ahaan adiga maracadde ah wax badan ayaan kaa fiiday sxb guuleeyso

    • @CabdiShire-mo9ge
      @CabdiShire-mo9ge Месяц назад +1

      Waxuu ahaa iimaanlaawry aabahey Jamaal cabinaasir waxaadiley sirdoonka israaiil waxuu ahaaqofxun ooiimaanlaawaa

    • @calijubiibo4171
      @calijubiibo4171 Месяц назад

      ❤😂🎉​@@CabdiShire-mo9ge

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v 20 дней назад

    Aad baad umahadsantahay sxb sare waa sida ragbadan oo somaliya kahaya jagooyin sare isku shaqo yahiin marwan inta og like inta aan ogeen ❤❤❤

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s Месяц назад +5

    Libaax ayaa tahay cod kar ah sxb wariye aan jecelahay warkisa ayaa tahay sxb Maracade show sharaxadada iyo warka sida aadu deeqsinayso qofka ayaan ka helaa inolow sxb horay usocda med ciisow magacayguna mawlid Waldhac sxb job jiboouti

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Месяц назад +10

    Masar waxa kunool tirada ugu badan e dadka carabta waxana kunol tirada ugu badan e yahuda neceb lkn waxa hogamiya dayus yar

    • @abdifataahs
      @abdifataahs Месяц назад

      Ustaad Sxbow sheekooyinka sirdoonka oo Cabsi leh noo keyn bro

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Месяц назад +4

    Mahadsanid saxib

  • @cabdallaxasan7678
    @cabdallaxasan7678 15 дней назад

    Maxamed ciise mahadsanid walal
    Lamayaabayo maanta aamusnaanta carabta yacnii dowladaha carabta waayo dhamaan kuwa xilalka sare hayaa waxay u kala ordayaan cadawgooda!!!

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 Месяц назад +2

    Aad ayan u jeclahay markad shekoyinka sirdoonka ad ka shekeyni you are talented story teller sxb

  • @MuriidiMavi
    @MuriidiMavi Месяц назад +3

    😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 Месяц назад +3

    Dhammanten Aan uhadalna Sida Maxamed ciise❤

  • @NASNAS11
    @NASNAS11 Месяц назад +5

    Caadi mahan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад +5

    Waa lagu qasaaray haduuba basaas noqday

  • @user-mg1zc9gt1z
    @user-mg1zc9gt1z Месяц назад +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-js7nh8kq1k
    @user-js7nh8kq1k Месяц назад +4

    Waxa is weydiin leh Yuhuuda muxuu ka heli jiray

  • @oubahomar9144
    @oubahomar9144 Месяц назад

    Masha Allah waxan jecelahay barnamijyada sirdon lakin waxan ad iyo ad aan kaxumahay ayandarida kudhacday carabta oo cadawkoka yuhuuda ufatalaa marwalba oo dalalkoga iyo dadkoga iyo dintoda dhabarka kajabiya marwalba allaha ciribko oo duleyo if iyo akhiraba wixi cadawga islamka ee yahuda iyo nasaradaba uu basasa amin yarabi from Djibouti

  • @Keway603
    @Keway603 Месяц назад +1

    SUBXANALLAH xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM YAARABII AMIIM AMIIM 🇯🇴🌎🙏

  • @shariffjelle2428
    @shariffjelle2428 Месяц назад +3

    Guuleyso sxb Qaali.

  • @SacadMaxamuud-rk3nz
    @SacadMaxamuud-rk3nz Месяц назад +4

    Nosobadi mudane😊

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад +4

    Waaba doqon

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 Месяц назад +3

    Masarida dad mahena

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 Месяц назад +3

    Xaqiq wa channel an ku bahi baxnay wad mahadsantahy bahda maracadde

  • @AbdiNuur-z2s
    @AbdiNuur-z2s Месяц назад +3

    I am the first person

  • @Gaaxnuug-w1b
    @Gaaxnuug-w1b Месяц назад +5

    Maracade sxb caawa maxaa ka dhacay xaafada tel hawa ee qasa waa noocma 9 ka hawlgal ee kataaib qasaam ay kafulisay

  • @AbdiNuur-z2s
    @AbdiNuur-z2s Месяц назад +3

    😊😊😊😊😊

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 Месяц назад +2

    Channelka wax badan ba ka faa,iday hore uu socda wllo bahda maracadde

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 Месяц назад +3

    Yuhuudi ushaqeeya masar ma lahelaaa..

  • @abdirizakabdulahi58
    @abdirizakabdulahi58 22 дня назад

    Sharafoow maracade youtube aad baan u jeclahay ALLE HAKU XAFIDO SXB

  • @abdisamadofficial3663
    @abdisamadofficial3663 Месяц назад +2

    maracade waa wariye isku darsaday aqlaaq alla kacabsi iyo daganaan waa qofka kaliya aan dhageesto anoo truck wado sxb qeer allah kusiiyo wlh waxyaabo badan ayaan kaa faaiiday intaan kugu xirnaa thanks enyway

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 Месяц назад +1

    Guleeyso Brother❤

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz Месяц назад +3

    ALLAAH WUXUU YIRI ILMA AADA.NAW HA CAABUDINA SHAYDAN ISAGA WAA CADAWGINA RASMIGA AH EE ANI I CAABUDA JIDKASA MID TOOSANA AH ALLAAHU AKBAR WAA QAWL XAQ AH 14:30 14:30 14:30 14:30 14:30 14:30

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Месяц назад +4

    Waa 0% inaan diinteyda dalkeyga iyo dadkeygaba aan khiyaamo subxanallah

  • @Hassankosow
    @Hassankosow Месяц назад +2

    4 sano ka hore Ayakadawadey kanalkaga lakiin shugran xasuus wacan

  • @abdiraxmanaden2469
    @abdiraxmanaden2469 Месяц назад +4

    Maracade ad Aya umahadsantahay sida wanagsan ad noga so gudbineso shekoyinka sirdonka

  • @Bashirxaji-j4e
    @Bashirxaji-j4e Месяц назад +4

    Mahadsanid sxb

  • @MaxamedCabdi-j6x
    @MaxamedCabdi-j6x Месяц назад +1

    Sxp waadkumahadsantahay aadbaan utaageeraa xaga sirdoonka

  • @ZarinaApdi
    @ZarinaApdi Месяц назад

    Alla muxuu ahaa khaa'in qaran iyo diinba subxanallah😢😢😢😢

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад +4

    May Allah protect you my dear Mohamed Isa ❤

  • @Abdulazizabdulmajid34
    @Abdulazizabdulmajid34 Месяц назад

    Maracade show waa wariyaha kaliya aan kadhageysto caalamka oo dhan aad ban kutagersanahay maracade keep going ❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Masar alle ha xafido aamin.

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Месяц назад +3

    Maracade aqooyan weyn

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 20 дней назад

    Arimaha sirdoonka noo soo badi

  • @adonallah
    @adonallah Месяц назад +3

    Yuhuuda iyo mareykan waxay SI cadaadis kushaqaalaysisTaan ganacsaTada waaweyn iyo dadka caanka ah

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms Месяц назад +1

    Shekoyinka sirdoonku iyo jasusnimadu waxay leeyihiin xiiso gaara❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Месяц назад +1

    Maracade sxp walahi sheeko xeesabadan waaye

  • @Museabd
    @Museabd Месяц назад

    Thnks sxb Somalida adan ka dhagaysta bas

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад +3

    Amaa laga soo tuuray

  • @user-vt6ic2nf4s
    @user-vt6ic2nf4s Месяц назад

    Masha Allah

  • @abdikaarshe8150
    @abdikaarshe8150 Месяц назад

    Dhawr sano ❤ka hor kaaa daaawaday aakhir ninkaas reerkooda ayaa dayrinaya isagana aakhir qaahir lagu xidhayaa jeelka masar ku dhimanayaa 1988 ama 89

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Месяц назад +7

    Wariye sare guuleyso

  • @CabdiwahabAdan-sc7hq
    @CabdiwahabAdan-sc7hq Месяц назад

    Guleyso brother mahadsanid soo baddi sheekoyin

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Месяц назад

    Ilahay ha siyo jazadiisa

  • @mohamedmaayir
    @mohamedmaayir Месяц назад

    Good document

  • @user-vg4vl8fn9b
    @user-vg4vl8fn9b Месяц назад

    Arima sirdonka wad iskaday say ee mad so celisid fadlan❤

  • @CabdirisaaqMaxamuud-pd1tu
    @CabdirisaaqMaxamuud-pd1tu Месяц назад +1

    Dagaalkii lixda maalmood weeye

  • @user-lf9ms6rt6h
    @user-lf9ms6rt6h Месяц назад

    Mahadsanid sxb waxaa tahay aqoonyahan wax badan aa ka faaidnay horey usoco

  • @sadam1318
    @sadam1318 Месяц назад +3

    waa jaajuusiin carab oo dhan in yar mooyee waxay u kireysan yihiin yahuud iyo reer galbeed 😳😳😳😳😳😳😳😳😳

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 Месяц назад

    For sure: maracadde waa wariye khibrad badan uleh xogaha qarsoon iyo kuwa muuqdaba❤

  • @user-sy8zl4cm1z
    @user-sy8zl4cm1z Месяц назад

    Allh jabiyo
    Yahoud iyo wixi soraca

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Месяц назад

    Waxan ku kordhin suntii ugu Calista badneyd ayuu ahaa ninkaani. Alle cadaabta ha fogeeyo .aamiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад +3

    Bisinka

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf Месяц назад

    Tht is why I like you my bro❤ sirdoonka dhex geli 😂. Waxaa kasii jeclaan lahaa sports

  • @SacadaCaynan
    @SacadaCaynan Месяц назад

    Adigana marcade jazaumilahu khayr❤❤❤❤❤ wadmhadsantahay

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 Месяц назад

    Inaalilaah waina illeyhi rajicuun walhi wa imtixaan balyadas okle allow hanogu wax tarin qof sida qaain uah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Месяц назад

    Waa khain wadan waxu la saxibay cadowgii ilahay iyo rasuulkeeni iyo muslimiinta

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Месяц назад

    Mahadsanid ustadkeena maracade

  • @user-xx3yt5st4s
    @user-xx3yt5st4s 25 дней назад

    Walahi.maa facanaeean

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Месяц назад +1

    Masha Allah shekada waa nagu bar goysay maracade 😂mafashilmay sidee ku dagay london xaskisa gabadhi miyaa oo madaxweyne masar?

  • @haifamoha7140
    @haifamoha7140 Месяц назад

    Maracade wll basaaski muscab hassan yusuf oo Israel u taqaano amiirki cagaarna shekadisa nso gali ❤

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад +2

    Ey waallaan oo iiman laawe ayuu ahaa

  • @amadeeyow387
    @amadeeyow387 Месяц назад

    Bro maracadow inoo soo badi qisooyinka sirdoonka👏

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph Месяц назад +2

    Sxb sare walalkeen qaaliga Lawrence Al Arab Kee carabta iyo cusmaaniyeenta isku diary kaas maclomaadkiisa Manoso diyaarinkartaa

  • @oubahomar9144
    @oubahomar9144 Месяц назад

    Barnamijyada sirdon nosobadi iyo kuwa dilalka nososamee insha Allah keep going

  • @Jowhariyare
    @Jowhariyare Месяц назад

    Carabta oo intaasoo malaayiin ah sababta oo ay oga guuleysato yahuuda oo faro kutiris ah ayaaba sababtaasi ah

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf Месяц назад

    14:30 Yaa salaam wariyaheeyga❤. Waxaan kaa fiirsashoow haa Cape Town

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Месяц назад +1

    Masar lubnaan urdun waa basaasiinta u adeega yuhuuda

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 Месяц назад +2

    Khayaamadii ayaa ka soo baxday

  • @DAyax144Jordan
    @DAyax144Jordan 23 дня назад

    Barnaamijka sirdoonka waa xiiseyaa sxb

  • @user-kh9fk8mb1l
    @user-kh9fk8mb1l Месяц назад +3

    Waxn ka codsan in xoga sirdoonka ee 20 Kii sano la Soo dhaafi no Soo gudubiso

  • @zakarieadanomar
    @zakarieadanomar Месяц назад +3

    Xaqa Aya kaso baxay sida uu qayan wadan kisa oo lugta oo ugu gooyey Aya alle lugta kaga goyey nin walal ki qayanay miya alle kabxishonaya

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 Месяц назад +1

    Jaajuus jisihiisa waa saas
    Imaa cadowga ku dilayo
    Ama asxaaabtada

  • @CumarAkhiyaar
    @CumarAkhiyaar 15 дней назад

    Flim laga sameyay ayan mar daawaday inkaston xasuusan flimka magaciisa

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 Месяц назад +3

    walaahi wa sheeko aan fasiraad loo hayn nin gabadhii madaxwayna qaba oo hadana xafiiska madaxtooyada la shaqaynaya oo cadowgii basaas u ah

  • @usaamecabdirashiid3349
    @usaamecabdirashiid3349 Месяц назад +1

    Sxp mahamed ciisow familka iska daaye wllhi abtigey iyi mid kle subscaribe kaso saray mabdi muuse & mahamed abdifatax🎉

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Месяц назад +2

    Lama waayayo qof dalkiisa iyo dadkiisaba iibsaday isra'iil mxy xogo ula socdaan waa macquul in aad maalin uun is waydiisay, meel walba basaas ayey ka helayaan haba u badnaadeen dadyow caraba oo damiirlawayaal ah.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад +1

    Masar iyo carabi waa wada basaas iyo gumaysi kalkaal marka laga reebo kuwa shiicada ah

  • @MaxamuudCabdi-ic9eo
    @MaxamuudCabdi-ic9eo Месяц назад +1

    Waxa layabanahy ilahada oo amakak igu noqotay nin dalkisa io dadkisa waxan ku samenaya oo dalkiisa burbiri tagay hadana waxa uu ugudbinayo cadowga kowaad ee dalkisa oo haddana yahud ah mesha fidhiyay ilahaad maka istagid yabka aa layabay ninkas 😢

  • @mursalsiyaat3477
    @mursalsiyaat3477 Месяц назад

    Asc walaal maracade show wankusamly barnaamishada sirdoonka aad ayaa u xiiseeyaa please wali waxaan xasuusstaa 2018 ahey aamina al mufdi mid lamaid ah ok taxanaha ah hadii aad noosoodiyaarikartid away fiicnaalaheed adoo mahadsan

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 Месяц назад

    Sheekadiisa oo Faahfaahsan waxad kaga bogan kartaa filmka The Angel

  • @user-fj8pb9oi4i
    @user-fj8pb9oi4i Месяц назад

    Mahad Sani huuno

  • @yuuplanii
    @yuuplanii Месяц назад

    Ninka masar jabiyayba shoow asaguu ahaa

  • @mohamoudomar7792
    @mohamoudomar7792 13 дней назад

    ashraf marwan labada dhinac wu shaqay jiray waliba maser wax badan ayuu ka cawiyey