El haji mohamed abbas john of kenedy abrahan lincon dhamaantood waxa dilay masooniyada dadkana iyagaa ugu dhigay in si kale loo dilay xaqiiqdana qariya lkn may qarsoomin xaqiiqdii oo maanta dadka oo dhan baa og in yar mahee
masha allah wad mahadsan tahay ali buuto hadalkuu yiri ee aduunka caanka ka noqday iyo cadaawaduu qabay siyaaul xaq cadawoduu udilay ali buto asna diyarad ba ladhacday
Waad ku mahadsan tahay walaal diyaarinta iyo soo gudbinta xogahaan Qof soomaliga ah waxaa kor u qaadi kara dadka uu ka dhashay sidaa darteeed waxaan ka codsanayaa dadkeena i lataageero qofka fikirka wanaagsan ka hadlaaya Sidoo kale lasaxo qofka qaldan waana mahadsantihiin dhamaantiin ilaahay hadiin barakeeyo
John lennon ama kooxda The Beatles maaha shirkad cinjirka soo saarta, ee waa koox fanaaniin ah oo caan kanoqday dunida 1960,1970. Facts iska hubi inta aadan youtubeka soo galin.
el-Hajj Malik el-Shabazz magacasa La oran jiray wll magacan aad ku sheegayso gaaladaa utaqaanay malcom x wuuna iska badalay Nin muslimbuuna ahaa Qolyahan maasooniyinta ee maraykanka maamula ayaa dilay Waad dadaalaysaa ee sidan si ka fiican ood wax ugu sheegtaa fiicnaan lahayd almcnow faahfaahin dilalka dadka la dilay Sida john ofcanady iyo abrhm lincoln oo iyagana ay dileen qolyahas aan kor kusoo xusnay oo aysan ka tirsanayn Waa kuwa shaydaanka caabuda ee yuhuudu 1ka tahaye intaasi wa intaan ka warhayo Mhdsnidin
Saxiib 2 laba iska sax uk security Service waxaa Layirahdaa m I 5 ma aha m I 6 waa qalad taa Waxaa kaloo qalad ah KG B waxaa Lahaa USSR malaheeyn russia thank you
FACT CHECK: John Lennon was an English singer, songwriter, peace activist and co-founded the Beatles music band. He was also co- founder and a member of The Plastic Ono Rock Band, which was also musical band not a corporation like you mentioned in your video. Also Malcolm X wasn't killed by a racist. He was killed by members of Nation of Islam which he was a member before he went to Mecca and discovered the true Islam. When Malcolm came back from his pilgrimage to Mecca, he cut all ties with the Nation of Islam and it's founder Elijah Muhammad. It's very well documented that the assassination of Malcolm X was ordered by non other than Elijah Muhammad. Please do your researches next time. Other than those, excellent video. Keep up the good work!
Waad Ku Mahadsan tihiin Dhamaan Dhiirigelintiina Insha allah Anna waan Dadaalayaa
Sxb xariif hadaa
Tahay 10 vedio isku
Xigta waxaad kadhigtaa
Sirdoonka
✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓
_______________________________
SOMALIDA
sirdoonka ayey
AAD uxiisaysaa
Mahadsanid
lwdfenenko malaha waxa lagu dilay sunta polonimum macdntas oo radioactive ah .
John Lennon fannaan buu ahaa kooxdii beetles buu ahaa ee beenta dadka ka daa
Wallkay nasoboqo wan kusboqanaye👌🏽💞💕🙏🏿🙏🏿
yes wan ka ogaaday
Waligey like ma codsan ee caway eid dartey igu sharfa asxabta
Sxb waad mahadsantahay, runtii aad ayaad ugu wanaagsantahay sheekooyinka. Keep up the good work.
El haji mohamed abbas
john of kenedy
abrahan lincon
dhamaantood waxa dilay masooniyada dadkana iyagaa ugu dhigay in si kale loo dilay xaqiiqdana qariya lkn may qarsoomin xaqiiqdii oo maanta dadka oo dhan baa og in yar mahee
Maanta Ayaan kugu soo biiray brother.
Ee i soo dhoweey
War waxba hanagu soo birin ....like mahayneee 😅😅😅
So dhawe wll
@@hamseabdi2184 like makugu weydiinin ee sodhaweyn laguweydiye
MOHAMED ABDI
KAADIR
My bro
War like isara somli nimo hay idinku jirto
waa warbixin xiso badan mhadsnid wall horey usoca
Maashaa allaah sxb sifiican ayaad usharaxday
Maasha Allah
Wa Caleykuma Salaam wa Raxmatullai Wa Barakatuh
Macalinka Dad Weynaha
Mahadsanid Walaalkay❤
Yg,zz,ZSwsqrey
Yxdghruu4ukas
Mad sanid sxb
Lk
Aad iyo aad ayan kaga mahadcelina soo bandhiga aamina al mufti
Ilahay ha unaxaristo ninkas madowga ah e ay dilen e muslimka aha
MarcaddeShow waan ku salaamay marka 1aad,marka labaad aad baan kaaga mahadcelinayaa xogaha xasaasiga oo aad markasta nala wadaagtid,kumaa aanan khasaarin channel kaaga aan subscribe gareeyay
Masha Allah dadka u faa iidee sxb Allah haku xafidee
Somalida uso halgantay somaliya sida axmed sida sayid sidee loo dilay soo qaado kuwaas walal
Wl barmaaminzhkaaga waa ka heLaa m.a cogkaagana waa m.a
Alle haku dayo no soo badi
Alle ha u Naxtiisto liveniko muslim buu haa
M ciise wariye aan taageero u ahay ilaaheey haku xafido
Chanalkan cawa igu horeyso wan kahelay hore usocda
Mash alaah ale haku barakeeyo runtii craw dhan baan kusoo jeeday hada waxii ka danbeeyana waan kaa socom
Masha allah
Wad ku mahadsantahay barnamishyadada topka ah
Ax cali bunto aya ugu xanuun badan allah haunaxariisto
ilaahaw ka qabo walaasheen Ilhan Omar dadkaan dhagarta badan
Fadumo Maxamud aamiin yarabi
Aamiin aamiin guul ilhaan
Aamiin Aamiin Aamiin
aamiin walaalo
M. A
Al-Xajj Malik Abazz (Malcom x) allaha unaxariisto
Aamiin
Almaalig xaaji shabaas shahiidkas alaha u naxaristo
Tariqda gesiyasha somaliyed ayan kala fadina sxp
Thanks Alot💯👌
masha allah wad mahadsan tahay ali buuto hadalkuu yiri ee aduunka caanka ka noqday iyo cadaawaduu qabay siyaaul xaq cadawoduu udilay ali buto asna diyarad ba ladhacday
Aqoon ayaan kaa faa'idnaa maskaxdana waad kobcisaaye hore u soco walaal.
Waad ku mahadsan tahay walaal diyaarinta iyo soo gudbinta xogahaan
Qof soomaliga ah waxaa kor u qaadi kara dadka uu ka dhashay sidaa darteeed waxaan ka codsanayaa dadkeena i lataageero qofka fikirka wanaagsan ka hadlaaya
Sidoo kale lasaxo qofka qaldan waana mahadsantihiin dhamaantiin ilaahay hadiin barakeeyo
Imnkaan kuzoo hiiray BroH izoo dhawee Inkasoo aan habzaamay
Mash Allah waxa xiseya waxyalaha tarikhda ah horay usoco wllkeyg
Mahadsanid GUDOOMIYEE
Sirdoonka fans
Thnks ChB
Maashaa Allaah aad baan u jeclahay taariikhaha hore u soco walaal inshaa Allaah
Ok taariikh aduunka soomaray
John lennon ama kooxda The Beatles maaha shirkad cinjirka soo saarta, ee waa koox fanaaniin ah oo caan kanoqday dunida 1960,1970. Facts iska hubi inta aadan youtubeka soo galin.
Thanks brother hore uzoco
asc ramadaan kareem
Inkastoo somlia dadka shirqoolka lagudiay Ay Aad Ubadanyihin
Hore usoco wll mhd🙏
wll malcolom x dilkiisa ka soo diyaari bawan kasugeyna inshalla
Masha allh wad mahadsantahy wall
Mahadsanid wll
Mahadsanid, Indira Ghandi aabaheed Nehro wuxuu dhintay 1964 sooma gaarin RW-nimada gabadhiisa.
Masha allah walalkey Mohammad
Manta kugu soo biiri wallo
Love ❤️ marnamijyada nucaan
Keep going my brother
Wallow alle haku barakeeyo
Mantan kuso biiray Hala iso dhaweeyo
Malcom X iska sax taariikhdiisa zhp
Very professional. Mashallah
el-Hajj Malik el-Shabazz magacasa La oran jiray wll magacan aad ku sheegayso gaaladaa utaqaanay malcom x wuuna iska badalay Nin muslimbuuna ahaa
Qolyahan maasooniyinta ee maraykanka maamula ayaa dilay
Waad dadaalaysaa ee sidan si ka fiican ood wax ugu sheegtaa fiicnaan lahayd almcnow faahfaahin dilalka dadka la dilay
Sida john ofcanady iyo abrhm lincoln oo iyagana ay dileen qolyahas aan kor kusoo xusnay oo aysan ka tirsanayn
Waa kuwa shaydaanka caabuda ee yuhuudu 1ka tahaye intaasi wa intaan ka warhayo
Mhdsnidin
Aadpad umahadsantahay waan jecelahay inan sirdoon dibaded noqdo lkn ma rabo inan wax dilo
thanks bro
Mashlh waan lasocdaa wixii manta ka bilawato waayo waan ka helaa dhacdoyinka 👍
Woow mr maracade guuleeyso
waa mahdsn tahy libx lkiin muqlkda edhitin malahn
Anigu mantaa dawanyaa lakiin wan ka helahaa inaa noqodoo qof wa badha ❤
mhdsans wllo waxd soo galisa qisada jokerkii ammusan wllo aad ayaan ugu bahnay isku day plz✋mhdsnd
Saxiib wax wacan ayaad soo bandhigtay lakiin maogtahay in maskaxda laynaga bedelay walahay waa dhib adu waad dadalaysa lakiin waxani inaga inooma yalaan waa tariikh dakale leeyihiin inaga dilkii ugu xuma waa tii shiikh bashiir loogu yedhay ingiriisku samayey maha 10 dilkii qorshaynaysa lakiin waa 10 dil ee dadkoodu ka shekeyen aduunkana usoo gudbiyeen
1Alexander ledvinenco 2 Lee 3 John lennon 4 ropert 5 malxomax 6 marttin ludkin 7 Abraham 8 juelo seaser 9 ineera gand 10 alli buuto
Hore usoco chanal wngsn
Xafidullah wll masha allaah waka hela wana kugu xiranahay
Masha allah thanks 🙏 brother
Waligay like ma helin baal aan arko hadda like inta isiiso
Respectifuly, Bring for us historic more videos.
Saxiib 2 laba iska sax uk security Service waxaa Layirahdaa m I 5 ma aha m I 6 waa qalad taa Waxaa kaloo qalad ah KG B waxaa Lahaa USSR malaheeyn russia thank you
KGB maaha sirdoonka Russia ee wuxu ahaa sirdoonkii midowgii soofiyeeti sirdoonka Russia hadda waxa loo yaqaanaa SVR
Saddex oo mihiim ahaa maadan sheegin
1. dilkii Cabdirashiid Cali sharmaarke
Sirdoonka soo raadi
Wan komahasantahay wall soogodbinta mowalada sirdonka iyo kosoyaasadeed
Away tii abdirshiid Ali sharmaake😭
Mahadsnid Ustaad
Mashaallaah waad ku mahadsan tahay sida sharaftale aad nogasheegtay
Hore u soco sxb
Aad baan u jeclahay pro❤
mazhaallah
Waaaw sxb khiyanada waalaga fiican yahy wakaa Kuma fa iidin qof walba we damcay
Waliba saaxiibkaa haku kalsoonanin
Video ga dartis sups ku siiye keep going bro
ANJLINA m.
Horumar Wacan sxb Qof wax Badan Oo Loo baahnaa Soo Saaray Ayaa Thy
I will be One of best Funs
Adbanujecelahaysirdoonka❤❤❤❤❤
thanks masuul🔥🔥
FACT CHECK: John Lennon was an English singer, songwriter, peace activist and co-founded the Beatles music band. He was also co- founder and a member of The Plastic Ono Rock Band, which was also musical band not a corporation like you mentioned in your video. Also Malcolm X wasn't killed by a racist. He was killed by members of Nation of Islam which he was a member before he went to Mecca and discovered the true Islam. When Malcolm came back from his pilgrimage to Mecca, he cut all ties with the Nation of Islam and it's founder Elijah Muhammad. It's very well documented that the assassination of Malcolm X was ordered by non other than Elijah Muhammad. Please do your researches next time. Other than those, excellent video. Keep up the good work!
xogaha dunida aaad ayaan oogahelay siiwada inshaa allaaah anadawashada igu daaya
Maracade show... mahadsanid maskaxda ayaad fur furtaa.
Shukran sxp
masha allah
Sxb 10 kii dil ee dunida ugu khatarsanaa ha odhan
Balse dheh 10 kii dil ee western ka ugu cajiibsanaa dheh
Maan sha allah wll noo soo badi
walcom x Allah u naxaristo
Mahadsanid mudane maracade
Go forward bro
M.a aad baan ugu faraxsanahay. Ina kamid noqdo. Chanelkaan mahadsanid in bdn
Inch allh Xgan ayeynu ka wada socon donaa
96 kun ka badan dawatay 12 kaliya ayaa subscriptions dhahday waxaas ma cadaladaa Somali dadkooda iyaga la daga see ku dhacdaa
Waaku zaaraaye izar pro
Mumtaz Saadaq12 moji
Mudane madaxweynaha mustaqbalka mahadsanid
Siwaat sxb
شكرالك
💍
Kaafiyo Adan top
Manta ayaa igu horeyso iso dhaweyahy
ISAAR SUBSCRABTA WA CODS
waan ka helay walaal mahadsanid