Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Bakaal waa legend waqti badan iyo waayo lasoo qaatay xidigaha pin igu qabo aabbo
Cabdixaafiid allaah ka baq waxuu allaah neceeb yahay ee ah heesaha dadka ha jeclaysin hees beele
Waxagarad
We love you
Fanaaanka xidigha ugu jeclahay Maxamed bakaal Ciro. Hore usoco
Qamarsugani Iyo Abdikariin Ali Shaah Ku Xeji Insha Allah Cabdoow ✌️
ALfanaan mohamed Axmed bakaaL xasan oo ku magac Dheer (ciro) waa fanaan iLaaHey caqLi iyo maskax u DhaLiYey waan Nin DhaLinyar aH qaLbi saafiya oo qaLbigiisu nadiif yahay waana Nin khibrad badan LeH 💢💥💫💯
Wow wxan Xasuusta Cirro oo yar iyo Hamda Queen oo yar heesti waan Naaxi lahaa 2012 Xasuus wlhi heestas Still waan Jeclahay Bakaal Ciro Fanaan weyn keep going
Waaw
Ninkaan ciro ah wa nin an tv yada kaso muuqan inta badan maanta nin weeyn baad so qabatay legend maxamed ahmed bakaal cirro heestiisa geedkii jeceeylka ayaan aad ujeclahay iyo heesta hadaan riyo yahey rumoobi laheyd ragaan ogahan ka raaayi laha aadbey ulaxan macan yahiin labadas heesodba
Mansha Allah Lenged Cirro Laakiiin Maxaa Camanka kaaga dhacay Allxamdullillah Alle haku dhowro Fanka Alle hakaa madoobeeyo aamiin yaarabi qof ayaad tahay Cirro
Waaaaaaaaaw bakaal ciro fanaankii qarniga
Maxamed Axmed Bakaal Cirro legend 👑👏
Abdixafid oo waxaan jeclaan lahaa inaad soo qabato xamda queen!!!!!!!! Thanks
Hamda queen maaha fanaanad hadda waa ganacsato ee businesska ayaa laga waraystaa
Mohamed Ahmed Bakaall Ciro Nolow Inbadan oo Badan 🌺💕🌺💕🌺💕🌺💕
Maansha Alaa All Fanaan Mohamed Bakaall Ciro Keep going ❤️🌷❤️🌷❤️
Kulaaha dadkaayga hadaad gudaha u gashid waawada heesaa 🤩🤩🤩xafadood ayuu fanka Ku soo hogaminayaan🥰🥰🥰🥰
Kusoo biir wllo adiguna kkkk
Walal dadkiisa waa habarwadag iyo inabti iyo Habaryaro iyo abtiyaal
@@wiilkahamigafogleh4318 sowmaah wanku sobiiriba , Ciro waa rageedi Ku lahaa markaan imika u sii firsaday codkoodii waada fanaan xafaadayadu hhhhhh😁😁
Hhh wa yaabay wlhi
🤣🤣🤣
Maanshaa alaah al fanaan gudoomiye maxamed ciro iyo cabdi xaafid salaan sare
fanaan somalilander eh
Wxa rabnaa inaad nooga sheekaysid taariikhda halyeeyadii umada somaliyeed Samiya Yuusuf cumar
Waxad Noo so qabataa khadro Silimo queen of somali Women Strong woman codkar eh
Runtii khadri waa gabdh af gaaban
Ciro waxaan ku bartay hestii ay wada qadeen isga iyo hamda queen nasiib kugu helo waan naaxi lahaa qofaan ogahay baan habeenkii isla qadi jirnay
My favourite somali singer#MohamedBakalCiro
Ilaahay ha u gargaaro fanaaniinta waliba sanadkan gadheer baa udoo baxday rabta inay hiddihii iyo dhaqankiiba gun u jaraan
Waaaaaaw bakaal ciro ❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💔💔💯💯💯💯
Mahadsanid c,xafiid waan kaa hayaa mid Ka mid ah codsiyadeeydiiMaxamed Axmed bakaal cirroAan kaa sugno Mursal muuseGuuleed SimbaAxmed rastaCabdi wali sayidkaYurub Geenyo
Maxamed Axmed Bakaal Legend🖐🖐
Mahadsanidin Adiga cabdixafid iyo cirro. 😍
Xagaa iyo Ragga Muusiga tuma u baydh oo Waxad soo qabataa Axmed Weli Ibrahim Furinle
Bakhal Cirro Legend 🎸❤️
Sharma boy iyo maslax mideeye ku xiji Codsigaas iga gudoonPlz
Fanan heeso macaan oo #Hit ah leh.💥💯
Legend Mohamed ciro🥰🥰💯❣
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Cabdixafid and ciro salan sare tageero buxda 👍👍👍👍👍👍
Another legend mohamed Bakaal Ciro !!!!!!!!!!!!!!!!!!
Qardho halkaan aya ka salaamaya
Asc Abdihafit inaptigay mahamed ciiro na wansalamay ❤❤❤❤👍👍👍👍
Fanaan qaran ciro🥰
Hebel waa gob hadad maqli jirtay waa ciro
Hadaad riyo yahay rumoobi lahayd Ragaan ogahaan ka rayn lahaaa
Beautiful voice
Ciro waa nin dhalinyaro ah oo cod macaan caqli badan
Mash alllah tabarkla
Dhageyso Sharma boy wll abdihafiidow m jaamac waa codsi
Legend ciro
Abdixafid kumar sanugi somalida ayaa hadhay abdihani no so qabo in kasto u ka baxay fanka
MXMED AXMED BAKAL CIRO taageero khaasaan u ahaa Waligay ilaa hada
Abdi xaafidaw wli waxan kaa sugaynaa curadka xidigaha geeska mursal muuse
Mohamed Ahmed Bakaall Ciro❤️🌷❤️🌷
Bakaal Ciro laandhere ogaden ah 💚💙❤
Wxad weydisa arinti ka raacday puntland bakal iyo yurub geenyo masraxa la go ay
Oo hada taas lama weydinaayo miyaa
@@sundusnuuni4290 waa la weydiyey
FANAN SAX OO RER SOMALILNDER OO AY JECLYIHIIN DADKU❤♥️♥️💚💚💚💚❤❤❤♥️💚💚💚💚💚💚❤❤❤♥️💚💚💚💚💚
Ciro legend 👍👍
Bakaal nin weyn
Yurub Geenyo Soo Qabo Ina Adeer
♥️♥️♥️♥️ ciro we love you
Dhinaca majaajilaysta yaasha iuo abwaanada u baydh
Cabdi xaafid nio plz zakariye kobciye sooqabo
sharma boy so qawo
Moha fanaan aan taagero
ninkan wa hadal yaqan aad udagan
Tiyaatarkii hargaysa mar ma ka hadasheen xidigaha xidh baad heesa ku qaadaane
Dhamaantood illahay heesaha haka madobeeyo aamiin yaarabi Subxaanallah
War Abdihafidow Sxb Idle yare nosoqabo barnamijka xigo Insha'Allah.., Thanks.
legend ciro ninweyn
Clkarim cali shaah soo qabo
Fana guul lagama gadhe ilahay ha ka sohadeyo ciro
Aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi
Fanku waa xaraaan wlll wax kale Sheeeg
xamda quwein Aaway👍🌹🙏
Abdikariin ali shaah soo qabo plz
Najma nashaad sooqabo please huuno qaali
1987kii inaad kawayntahay ayaanmoodayay.
Kama weyna ayaan is leeyahay 34sano
Soomalida waa fadhi ku dirir
Fanku waa danbi ha dhihin fanka dadbaa danbi heeysta
Hadaaa ma ajarbaa hhhh danbi maha kulaha
Abdikarim ali shaah noosoo qabo marka xigta
Legend abdihafid
Legend
mursal muuse iyo qamar midkood
Abdi Karin Ali shaah next
Qamar sugani so qabo zxp
Ahmed arshe
god talent
SOMALI MA JECLID WARIYE QABIILKAAGA KU GAADHSIIYEY IN AAD ILOWDO IN ILAAHAY OGYAHAY WAXAA CALOOSHADA KU JIRA OGOW ADAA AKHIRADADA XUMAYNAYA EE CID AAD WAX YEELLI KARTA WALAHI MA JIRTO
Furinle soo qabo Saxafi
Alfanan Cirro Nin culus ❤️🔥❤️🔥#Respect
Waxaad inoo keenta Asma lore please
Dee ninku Nimcan Hilac magacisa mxuu uga lexlexanaya Dadka kaleba wuu sheegaya
Kaa maxaa laga sheegi waa duliye
@@siciidali4034 nimcaan naago idinkama kufsane ma horumarkiisa idin dhibaya????
@@siciidali4034 ma mirqaan laand baathy
Mrka muxuu odhan lahaa Shalaybuu kooxdo dhisan boos looga xaadhxaadhee
Walee markaan arkey heesta uu qaadey baan kusoo xasuustey
QAAMAAR SUUGAANI SOO QABO
Wax kasto ma barakeysan yihin😂😂😂😂
nin culus ayaad caawa soo qabatay
K'naan soo qabo
mursal soo qaabo.
Abdifitax yare maad noosocasuuntid
Awaale kaa sugeena
Mursal muse omar soo qabo abdi xafid
Qamar iyo abdikarin so qabo
Waar ninkii bakaal xiro dhabano waynaa muxuuzooliqay
HEESTA RAYO ILKAHAAGU KUWAN HADA MAAHA MIYAA MAAD IS QUBTAY KUWAA 🤣
Hhhhhhhhhhh
@@samiiraxiirey4198 runtay mahano wllo🤣🤣🤣
🎃🎃🎃
Faaninta isaaqa ah ma sas baas ka qabtaa sxb
Aamu ceeb udhimee qabiil uun haka sheekayne wuxu iskasooqabo maaha waxay kuxidhantahay sida layskuhelo
fadlan kiin jaamac soo qabo
1997 aya dhashay aa waa beenti oo cad cabdi xafid ma beentas aya dhageysane😂😂😂
Dhegaha mad la’dahay 1987 November bu yiri
Bakaal waa legend waqti badan iyo waayo lasoo qaatay xidigaha pin igu qabo aabbo
Cabdixaafiid allaah ka baq waxuu allaah neceeb yahay ee ah heesaha dadka ha jeclaysin hees beele
Waxagarad
We love you
Fanaaanka xidigha ugu jeclahay Maxamed bakaal Ciro. Hore usoco
Qamarsugani Iyo Abdikariin Ali Shaah Ku Xeji Insha Allah Cabdoow ✌️
ALfanaan mohamed Axmed bakaaL xasan oo ku magac Dheer (ciro) waa fanaan iLaaHey caqLi iyo maskax u DhaLiYey waan Nin DhaLinyar aH qaLbi saafiya oo qaLbigiisu nadiif yahay waana Nin khibrad badan LeH 💢💥💫💯
Wow wxan Xasuusta Cirro oo yar iyo Hamda Queen oo yar heesti waan Naaxi lahaa 2012 Xasuus wlhi heestas Still waan Jeclahay Bakaal Ciro Fanaan weyn keep going
Waaw
Ninkaan ciro ah wa nin an tv yada kaso muuqan inta badan maanta nin weeyn baad so qabatay legend maxamed ahmed bakaal cirro heestiisa geedkii jeceeylka ayaan aad ujeclahay iyo heesta hadaan riyo yahey rumoobi laheyd ragaan ogahan ka raaayi laha aadbey ulaxan macan yahiin labadas heesodba
Mansha Allah Lenged Cirro Laakiiin Maxaa Camanka kaaga dhacay Allxamdullillah Alle haku dhowro Fanka Alle hakaa madoobeeyo aamiin yaarabi qof ayaad tahay Cirro
Waaaaaaaaaw bakaal ciro fanaankii qarniga
Maxamed Axmed Bakaal Cirro legend 👑👏
Abdixafid oo waxaan jeclaan lahaa inaad soo qabato xamda queen!!!!!!!! Thanks
Hamda queen maaha fanaanad hadda waa ganacsato ee businesska ayaa laga waraystaa
Mohamed Ahmed Bakaall Ciro Nolow Inbadan oo Badan 🌺💕🌺💕🌺💕🌺💕
Maansha Alaa All Fanaan Mohamed Bakaall Ciro Keep going ❤️🌷❤️🌷❤️
Kulaaha dadkaayga hadaad gudaha u gashid waawada heesaa 🤩🤩🤩xafadood ayuu fanka Ku soo hogaminayaan🥰🥰🥰🥰
Kusoo biir wllo adiguna kkkk
Walal dadkiisa waa habarwadag iyo inabti iyo Habaryaro iyo abtiyaal
@@wiilkahamigafogleh4318 sowmaah wanku sobiiriba , Ciro waa rageedi Ku lahaa markaan imika u sii firsaday codkoodii waada fanaan xafaadayadu hhhhhh😁😁
Hhh wa yaabay wlhi
🤣🤣🤣
Maanshaa alaah al fanaan gudoomiye maxamed ciro iyo cabdi xaafid salaan sare
fanaan somalilander eh
Wxa rabnaa inaad nooga sheekaysid taariikhda halyeeyadii umada somaliyeed Samiya Yuusuf cumar
Waxad Noo so qabataa khadro Silimo queen of somali Women Strong woman codkar eh
Runtii khadri waa gabdh af gaaban
Ciro waxaan ku bartay hestii ay wada qadeen isga iyo hamda queen nasiib kugu helo waan naaxi lahaa qofaan ogahay baan habeenkii isla qadi jirnay
My favourite somali singer
#MohamedBakalCiro
Ilaahay ha u gargaaro fanaaniinta waliba sanadkan gadheer baa udoo baxday rabta inay hiddihii iyo dhaqankiiba gun u jaraan
Waaaaaaw bakaal ciro ❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💔💔💯💯💯💯
Mahadsanid c,xafiid waan kaa hayaa mid Ka mid ah codsiyadeeydii
Maxamed Axmed bakaal cirro
Aan kaa sugno
Mursal muuse
Guuleed Simba
Axmed rasta
Cabdi wali sayidka
Yurub Geenyo
Maxamed Axmed Bakaal Legend🖐🖐
Mahadsanidin Adiga cabdixafid iyo cirro. 😍
Xagaa iyo Ragga Muusiga tuma u baydh oo Waxad soo qabataa Axmed Weli Ibrahim Furinle
Bakhal Cirro Legend 🎸❤️
Sharma boy iyo maslax mideeye ku xiji
Codsigaas iga gudoon
Plz
Fanan heeso macaan oo #Hit ah leh.💥💯
Legend Mohamed ciro🥰🥰💯❣
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Cabdixafid and ciro salan sare tageero buxda 👍👍👍👍👍👍
Another legend mohamed Bakaal Ciro !!!!!!!!!!!!!!!!!!
Qardho halkaan aya ka salaamaya
Asc Abdihafit inaptigay mahamed ciiro na wansalamay ❤❤❤❤👍👍👍👍
Fanaan qaran ciro🥰
Hebel waa gob hadad maqli jirtay waa ciro
Hadaad riyo yahay rumoobi lahayd Ragaan ogahaan ka rayn lahaaa
Beautiful voice
Ciro waa nin dhalinyaro ah oo cod macaan caqli badan
Mash alllah tabarkla
Dhageyso Sharma boy wll abdihafiidow m jaamac waa codsi
Legend ciro
Abdixafid kumar sanugi somalida ayaa hadhay abdihani no so qabo in kasto u ka baxay fanka
MXMED AXMED BAKAL CIRO taageero khaasaan u ahaa Waligay ilaa hada
Abdi xaafidaw wli waxan kaa sugaynaa curadka xidigaha geeska mursal muuse
Mohamed Ahmed Bakaall Ciro❤️🌷❤️🌷
Bakaal Ciro laandhere ogaden ah 💚💙❤
Wxad weydisa arinti ka raacday puntland bakal iyo yurub geenyo masraxa la go ay
Oo hada taas lama weydinaayo miyaa
@@sundusnuuni4290 waa la weydiyey
FANAN SAX OO RER SOMALILNDER OO AY JECLYIHIIN DADKU❤♥️♥️💚💚💚💚❤❤❤♥️💚💚💚💚💚💚❤❤❤♥️💚💚💚💚💚
Ciro legend 👍👍
Bakaal nin weyn
Yurub Geenyo Soo Qabo Ina Adeer
♥️♥️♥️♥️ ciro we love you
Dhinaca majaajilaysta yaasha iuo abwaanada u baydh
Cabdi xaafid nio plz zakariye kobciye sooqabo
sharma boy so qawo
Moha fanaan aan taagero
ninkan wa hadal yaqan aad udagan
Tiyaatarkii hargaysa mar ma ka hadasheen xidigaha xidh baad heesa ku qaadaane
Dhamaantood illahay heesaha haka madobeeyo aamiin yaarabi Subxaanallah
War Abdihafidow Sxb Idle yare nosoqabo barnamijka xigo Insha'Allah.., Thanks.
legend ciro ninweyn
Clkarim cali shaah soo qabo
Fana guul lagama gadhe ilahay ha ka sohadeyo ciro
Aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi
Fanku waa xaraaan wlll wax kale Sheeeg
xamda quwein Aaway👍🌹🙏
Abdikariin ali shaah soo qabo plz
Najma nashaad sooqabo please huuno qaali
1987kii inaad kawayntahay ayaanmoodayay.
Kama weyna ayaan is leeyahay 34sano
Soomalida waa fadhi ku dirir
Fanku waa danbi ha dhihin fanka dadbaa danbi heeysta
Hadaaa ma ajarbaa hhhh danbi maha kulaha
Abdikarim ali shaah noosoo qabo marka xigta
Legend abdihafid
Legend
mursal muuse iyo qamar midkood
Abdi Karin Ali shaah next
Qamar sugani so qabo zxp
Ahmed arshe
god talent
SOMALI MA JECLID WARIYE QABIILKAAGA KU GAADHSIIYEY IN AAD ILOWDO IN ILAAHAY OGYAHAY WAXAA CALOOSHADA KU JIRA OGOW ADAA AKHIRADADA XUMAYNAYA EE CID AAD WAX YEELLI KARTA WALAHI MA JIRTO
Furinle soo qabo Saxafi
Alfanan Cirro Nin culus ❤️🔥❤️🔥#Respect
Waxaad inoo keenta Asma lore please
Dee ninku Nimcan Hilac magacisa mxuu uga lexlexanaya Dadka kaleba wuu sheegaya
Kaa maxaa laga sheegi waa duliye
@@siciidali4034 nimcaan naago idinkama kufsane ma horumarkiisa idin dhibaya????
@@siciidali4034 ma mirqaan laand baathy
Mrka muxuu odhan lahaa
Shalaybuu kooxdo dhisan boos looga xaadhxaadhee