HESHIISKI CABDIRAXMAAN CIRO IYO MAXAMUUD XAASHI OO CADAWGI IYO SABA DAAQI KAGA OOHIYAY IYO XAQIIQDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 29

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 28 дней назад +1

    Awalba labs khaayin bey ahaayeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mulki4516
    @mulki4516 29 дней назад

    Afdheere mw muuse wuu guulastaya

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 29 дней назад

    WAAR ANAGA AYAA HABARJECLO AH WADANI LAMA SOCONO

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 29 дней назад +2

    Xirsi meesja wuu ka baxayaa ina mooge ayaa murashaxa dambe noqonaaye been ha u sheegin dadka geesi

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 29 дней назад

    Intaab waxaa ka xun ismaaciil yare oo yidhi kaah hadooranin

  • @mulki4516
    @mulki4516 29 дней назад

    Ooyaa dalkini baad khiyaameesen ciidankio baad basaasten😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedweji2791
    @ahmedweji2791 29 дней назад

    Walala ninkani mara yo kii illah manual aheem

  • @Adenbacha-k3o
    @Adenbacha-k3o 29 дней назад

    Benaleh qabili

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 29 дней назад +1

    Nolow fariid ba tahay allah hakubarakeyo waad ka aqlibadan tahay kuwan raaba in somaliland iyo midnimadeda burburiyan gadhxajise iyo abar awale waa waalalo aldorkoguna waax dhisayan abdurahman ciro inta sharka iyo isgudirka beleha wado rer sheick cissaq oo qabil kaste l eh gadhxajise habar awale abarjeclo ayaa u badaan inta burburka raabta iyo dagaal sokeeye waxay u shaqeeyaan xisbiga kulmiye waaxay siyasada kafahmeen iskudiir iyo dagaal ababul ka kow ka ah waa doqon ladhoho Ibrahim caydid oo dibaada ugahimid iskudirka belaha rer sheick cissaq burburkoga ee cidagale niika talaabo hakaqadan hargeysana hakasaran qof xun qabile malee

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p 28 дней назад

    Xirsi.waa.gudoomiya.xisbga.wadani.5sano kadib.madx.weyne noqon.doona.5sano.kadibna.maxamud.xaashi.weeye

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 24 дня назад

    Ninkani anuu i toogtay oo kulmiye ah kaahna wata

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 29 дней назад

    Waniwaxay xisbiga kuwareejinayan inmoge

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 18 дней назад

    Runbuu sheegaya waa runtii Qarjaxis Somaliland isagaa majoiritya waxa kaliya ee uu u baagan yahay waa 20 persont halka Habar awal ay u baagantahay 49 percent Golaha Barlamanka uu ka xisaabi iyadoo waliba qarxajis qalad wayn sameeyay gaar ahaan Cerigaabo iyo Burco

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 28 дней назад

    MA ARAGTI DHEERUD SAXIIB TUUSHKAAF RAACDAA
    WADANI WALLAHI HABER JACLO OO DHAN WUU KU AWAR KACSZNAAYEY AFHAYEENKA GARXAJIS LIBAN AL CADALA SOO DHAGEYSO ILAA XIRSI BAA LA BADALAYAA ISKU RAACEEN KAAHNA ISAGA WAXEY YIDHAAHDEN IN AAN LOO CODEYN

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 29 дней назад +1

    Kulmiye kaa naax
    Media huwan

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 29 дней назад

    Exsymy

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 29 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 29 дней назад +2

    xisbigaa howanta Iyo buura fuulku magayaan xukunka

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 29 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa xisbiga waddani inay beesha habar yoonis kaga noqoneyso waa run.
    2.0. Xisbiga ay beesha habar yoonis ku wareejisay hababar jeclo oo mudane xirsi cali xaaji xasan guddoomiye ka yahay waa ku meel gaadh kelliyaatta.
    3.0. Siddaasi waxa sheegay boqor cusman buur madow waana xaqiiqada jirta.
    4.0. Wuxuuna ka sheegay shirkii uu ku qabtey ceel afweyne ay ka qayb gashay guddida beenta ah ee habar yoonis.
    5.0. Waana sababta uu u sheegay inay la soo baxayaan ururka kaah oo laga dhigayo xisbiga qaranka waxana yeellanaysa beesha muuse abokor.
    6.0. Wuxuu sheegay boqor cusman buur madow inay xisbiga kaah ka dhigayaan xisbi qaran kuna bedellayaan xisbiga UCID ee mudane faysal cali waraabe.
    7.0. Artintaasi may raalli gellin beesha ciidagale uu ka soo jeedo mudane faysal cali waraabe.
    8.0. Haddaba arrintani waxay noqotey urur aan sharciga haysanin oo lagu bedelayo xisbiga qaranka UCID.
    9.0. Sidaasi bay u dhacaday waana xaqiiqada jirta.
    10.0. Waxan aad sheegeyso eed kala qaybisey waa aragtidaada oo kelliyaatta.
    11.0. Hadda waxaad go'aamisay inuu cabdi raxman cirro yahay madaxweynaha doorashada soo socota ku guileysanaya.
    12.0. Waxaad la mid tahay suldan Daud ee beesha ciidagale ee dhahay ninka mudane cirro ku sheega musharaxa madaxweynaha ee ku odhan waaya madaxweynaha somaliland waxaan ku oggahay habbaar iyo inkaar baan ku ogahay.
    13.0. Waxaad ku gabagabeysey waxa kelliyaatta oo la aqbalayaa waa mudane cabdiraxman cirro wuxuu noqday madaxweynaha somaliland doorashada soo socota.
    14.0. Haddaba waxan ku sheegayaa mudane cabdi raxman cirro wuu dhacayaa doorashada soo socota.
    15.0. Ururka kaah isaguna wuu dhacayaa xisbina ma noqonayo. 16.0. Xisbiga Waddani waxa dumashay beesha habar jeclo isaguna wuu dhacayaa mana soo baxayo.
    17.0. Nin garxajis ah oo cod siinaya xisbiga waddani uu gattey amaba iibsaday mudane xirsi cali xaaji xasan ma jiro mana dhacayso.
    18.0. Nin garxajis ah oo ururka kaah siinaya cod isaguna ma jirro mana dhacayso.
    19.0. Garxajis wuxuu codka siinayaa ururka Rajo ee cabdillahi dahab.
    20.0. Waxayna ka dhiganayaan xisbiga ay leedahay beesha garxajis ee ballaadhan.
    21.0. Xisbiga waddani beesha garxajis waxay ogtahay inuu mudane cabdiraxman cirro ka gadtey amaba ka iibsaday beesha habar jeclo iyo mudane xirsi cali xasji xasan.
    22.0. Waxay beesha garxajis ogtahay inuu ka qaattey 4.5 million oo doollar mudane xirsi cali xasji xasan.
    23.0. Waxay beesha Arab ogtahay inuu mudane cabdil qaadir xaaji ismaciil jirde gadtey kursigii guddoomiyaha kana qaatttey 2.5 million doollars xirsi cali xasji xasan.
    24.0. Haddaba waxan dhahayaa waxaad ogtahay baaba iska yar. 25.0. Waxad gudaysaa gudcur madow waxanad ku haddaqaysaa waxa kelliyaatta ee la aqbalayaa waa cabdi raxman ciro oo noqda madaxweynaha somaliland doorashadan soo socota.
    26.0. Alla maxaad been iyo khuraafaad akhrineysaa.
    27.0. Waxan ku sheegayaa waxbaba ma oggid ciddina kuma dhegeysan doonto hadda iyo mustaqbalkaba.
    28.0. Waxan kuu sheegayaa mudane cabdiraxman cirro wuxuu ku noqonayaa dalka finland marka uu dhaco doorashada.
    29 0. Xisbiga waddani iyo kaah labaduba way dhacayaan mana soo baxayaan.
    30.0. Waxan kuu sheegayaa xisaab khaldan baad isku dhufatey waanad ku fashillantay arrintaasi aad ka hadashay.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 29 дней назад +1

    Hhhh
    Maxamuud xaashi hadii ururkiisa aan loo soosaarin wadani
    Muxuu ka faa iidaayaa ma xil wasiir bes ahbuu u dhibanaayaa inuj bari uu ka helo wadani oo aanba madaxweyne ku soo bixi doonin oo dhacaaya bari

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 29 дней назад

    Macaaaaaaaaaac
    Macaaaaaac
    Maaa
    Maaa
    Maaaa

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 29 дней назад

    Daamer

  • @Adenbacha-k3o
    @Adenbacha-k3o 29 дней назад

    Sakhran qabili

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 29 дней назад +1

    Wadani no need KAAH 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂go to sleep 😂😂😂😂😂😂

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 29 дней назад

    40% bay hastan garxajis waa maajooratiga isaaq

  • @yasinabdisalan4978
    @yasinabdisalan4978 29 дней назад

    Beenaale wuu kaa xidhmayjanaankaasi