ishalah dad waxaan aqoon kuleh but soo xuli ganacsadadaduna halashaqeeyaan somali lain madaxda haceebayn madaxda la ceebey siwacan xirsi iyo one xaashi usheqeyaan dadka hakala filin war wax gadoodaya majiraan hadalkii dhibka xumasay
habar yoonis buuq fara badan madaweyne iyo iyo habar awal iyo habar jeclaa madaxweyne ciidan dhiso soomali lian mid hakuu aahaato dad dalkan mid so sumcadaadu uwacnnato
afhayeen waan ku salamaya Hadanu nahay shacabk subeer waxanu ubaahanay kii u dhigmayay cadagude oofwen deg deg umacow dan
Ur analysis is 89% correct analysis
Walee kamatevayaan waxaasi waa kuwii maalbooba uyimid waakuwii iimaalaawayaasha gaajo ayaa naheysa odhon jiray oo doonaya cashuurtii sacad muuse
Waaa isku mid wadani iyo kaah waa isku Hal kaliya yaa axmaq neef cml
Lagactii uu muuse biixi handaraabay baa laga raba adeer
ishalah dad waxaan aqoon kuleh but soo xuli ganacsadadaduna halashaqeeyaan somali lain madaxda haceebayn madaxda la ceebey siwacan xirsi iyo one xaashi usheqeyaan dadka hakala filin war wax gadoodaya majiraan hadalkii dhibka xumasay
WAXAANU OGNAHAY CRAHMAN TUUR WAXII LAGU SAMEEYAY HADII MAANTANA WALIBA HABAR AWALEEY 27 SANO AYAAD DALKA HAYSATEEN HADII INYAR AANU DAREENO UMALO DOOXBAA DHICI WAAR XISAABTAMA WAA MAXAY WAXAN AANU DAL LAYEELANAY ???????
Walaal hadalkaaga hagaaji
😢Aadan waan salaamay si fiicanbaad udhigtay waxaan ku dari lahaa yuusuf calanle ayaa neef qalay markaasuu ugu yeedhay qolo reer xaraf markay habeenkii dhargeen ayaa waagii baryey islaamihiisii waxay feenteen lafahii hambada markaasuu tukihii yimid yuusuf ayaa yidhi tukoow maanlaawaa lafday madiino( islaantii yuusuf calanle ayay ahay ) feenatay maxaad ka guri dawlada ciro lacagteeda waxaa qaadan i tukuhuna waa ciidanka sugaya
Laftuu Yuusuf feentay madiino uga danbaysay tukow maanlaawe maxaad kaga meeri. Ayey ahayd
Geesi geesi
Ilka dhiigle yaasha haday page kowaad ama head lineka ka soo muuqdaan markaysay talo fara ka haaday ñoqon doqonta
Waa runtii waxuu sheegey
Aad baan kuusalamaya hungiriba wada qasnadina way buuxda
Runsheeg talo wanaagsan
habar yoonis buuq fara badan madaweyne iyo iyo habar awal iyo habar jeclaa madaxweyne ciidan dhiso soomali lian mid hakuu aahaato dad dalkan mid so sumcadaadu uwacnnato
Waxay booban Bay doonaya maalka iyo tijaarta subeer awal is ilaaliy halasameeyo ciidan madaniya
Waa shaxaad doon iyomaaldoon
11:32
Ninkani Ujeeddo ma laha , muxuu doonayaa ?waar ileen aduunka
Dhibaato ayaa haysata wuxuu ka hadlaayo maba yaqaan , qaadku dhibuu kuu keenay
Afhayeenada yaan la iska dacaayadayn
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hodho hodhoo ka waran oromada iyo muuse walaalaha yihiin mida kale naxli buuxa ayd thy
Oromadu lacagta ka gooso wlhi dowladi jiri mayse
Jaalle waxba maad ku hadal ee waad hunqaacday
11:50