"Somaliland waa tii maalinta dhawayd aad aragteen doorashada ay qabsatay oo ..." Xil Maxamed Abiib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии • 309

  • @Shucayb-k6z
    @Shucayb-k6z Час назад +12

    Xildhobaan maxamed abiib waa Somaliland dhiigiisu wanan ku hambalyaynayaa geesiga Somaliland udhashay calankana ilahay haku kalmeeyo guul guul iyo aqoonsi hanasiiyo

  • @AbdichakourAden
    @AbdichakourAden Час назад +17

    Welcome to Djibouti 🇩🇯 bro me too i love Somaliland is a contry❤

  • @AliMohamed-pn1hj
    @AliMohamed-pn1hj Час назад +11

    Congratulations MP M Abiib, you hit the right point, Let Somalis think to wise

  • @lovenura-ck1ss
    @lovenura-ck1ss 2 часа назад +22

    Masha Allah si fiican buu uhadlay, maxaa loo haystaa, cunsurinimada Iska saara oo idinkuba dalal dad kale leeyihiin baad tagi kartaan, dadka Somaliland waxan leeyahay aragtidan Iska saara ah qofna meel ma tagi karo oo cid Somaliland ka baxsan lama kulmi karo maxaa yeelay democratic nimada ayey meel kaga dhacaysa oo isma hubno bay ka turjumaysaa
    Well done Abiib

  • @guledziyad7251
    @guledziyad7251 2 часа назад +31

    Madaxweynaha mustaqbalka J.somalilan wale inuu rageedi yahy hore u soco taliye ❤

  • @Abdishakurfarhan
    @Abdishakurfarhan 2 часа назад +14

    Exactly Dalka SOMALILAND ❤ WAA MUHIIM IN QOFKU MARKA HORE HADALKIISA LA QIIMEYO ‘
    Ku soco Xildhiban

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Час назад +13

    Si wanaagsan buu afka Jamhuurriyadd Soomaaliland ugu hadlay. Raganimo xildhibaan Abiib

  • @aduunkuwaaayamo4368
    @aduunkuwaaayamo4368 2 часа назад +16

    Dadkan ku dhagan xildhiban maxamed abib waan Dad QALBIGA XUN waayo waxay ka xun yihin wanaaga iyo sharafta uu uu hadlay GEESI GEESI WEEYE NOLOW XILDHIBAN

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 13 минут назад +2

    I can see this man a future president of the Republic of Somaliland

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up Час назад +7

    Guul maxamed Abiib waa nin kii Aqoonsiga soomaliland keeni lahaa runtii

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 45 минут назад +3

    macquul qofa m.a dagaalkii miro dhalay Mudane Maxamed Abiib qof diyaarsan somalinimo ku dheehantay🤝❤️❤️❤️❤️Thumbs up

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Час назад +6

    Afka somaliland baad ku hadashay haan ishaysano dhexdeena lakiiin bananka somalilanders baan nahy❤

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 Час назад +7

    Libaax muwadin masuul Qarana ❤ xildhiban Mohamed Abiib 🎉 congratulations 👏

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze Час назад +9

    Mash alaah libax somalilndn aah ❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @abdirahmanHaji-y1m
    @abdirahmanHaji-y1m 2 часа назад +7

    Si fcn o Raganimo ku jirto oo Siyasadaysn oo Qabka waddankiisu ka muuqdo ayuu u Hadlay Xildhiban Maxamed Abiib Yusuf

  • @RahmaRahma114-e1i
    @RahmaRahma114-e1i 8 минут назад

    Masha Allah

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 часа назад +7

    Mashaa Allah, geesi dalkiisa Somaliland jecel ❤❤

  • @haboonxasan-u9h
    @haboonxasan-u9h 23 минуты назад +1

    Guul iyo gobanimo xildhibaane

  • @raage6364
    @raage6364 Час назад +4

    Mansha alah geesi qaran ilaahay haku daayo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 8 минут назад

    This guy is smart, i hope for him future president of Somaliland inshallah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 28 минут назад

    Maanshallah tabarakallah rag wuukalabaxay

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 41 минуту назад +2

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK
    MR ABIIB

  • @Alzhv3Beveuvr
    @Alzhv3Beveuvr 2 часа назад +7

    Ninkan o kale illahow reer Djibouti uso saar

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 часа назад +1

      Aamiin

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q Час назад +1

      Ismail Omar Guelleh aya musqul ku xidhay geesiadii reer Djibouti

  • @LegendTLegend-fo1rb
    @LegendTLegend-fo1rb 25 минут назад +1

    Adigaa mudan walaal xildhibaan Mamxamed Abiib adiga oo kale ma'aha inuu madashaan ka maqan yahay, Somaliland waxa ay sameysayna wax badan ayaan ka baranay gaar ahaan hadaanu nahay Reer Soomaaliya.

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Час назад +2

    Ina abiiiib isagooo Dalkiisa kufaaanaya ayuu na matalay LIBAAAX QOODH AH OOO QORI CAS AH WEEYE .
    ALLE HABARAKEEYOH XILDHIBANKA IYO SOMALILANDERS KABA .

  • @RashidMohamed-g6g
    @RashidMohamed-g6g 2 часа назад +6

    MashaAllah guuleso

  • @FarahhosseinUpdy
    @FarahhosseinUpdy 2 часа назад +5

    Xil mahamed abiib nin an ad u tagero guleyso zxp from Mogadishu

  • @MukhtaarIdiris-m6g
    @MukhtaarIdiris-m6g Час назад +3

    Madax madaxi dhashay xldhibaan maxamed abiib yuusuf cadowgaa ha jabo

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 29 минут назад

    Futur président of Somaliland

  • @se1059
    @se1059 Час назад +1

    Well said we are soo proud of our parliamentary member mr abiib. Long live Somaliland 💚🤍❤

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 33 минуты назад

    Mohamed abib waa madaxa qomiyaada somalia waxow laayaamiid fiikriid caafiimaad qaabto

  • @HindaAaden
    @HindaAaden Минуту назад

    INAAD TUUG SOMALIA U SHAQEYA TAHY HORE WALAGU OGA BAGAAD WAJIGAGI DHABTA AHA NA TUSTAY

  • @Asmahanischannael
    @Asmahanischannael 2 часа назад +6

    Sifiican ayad uhadashay

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 2 часа назад +3

    Maxamed Abiib Libaax waye si Gobonimo leh ayu u Hadlay Ninku waa Hadal yaqaan Sidan Ma Moodeyn wax xuman Ahna Muu Sameynin wuxu Ka dhadhicinayay Somalida Inu Yahay Nin Somaliland ah oo wax Fiican oo qurux Badan qabsadey Wara Somaliyeey xasidnimada Iska Dhaafa Ee Fasaxa Somaliland aduunka Ha Ka Mid Noqotay Lakiin Jabuti iyo Somaliya waxay of yihiin Haday Somaliland aqoonsi Hesho in ay Noqonayso No1 Geeska Wara Xasidnimada Ma fiicna Guul Somaliland

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 2 часа назад +2

    Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 25 минут назад +1

    Maad aragtay

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 31 минуту назад

    halyeey geesiya❤

  • @hirsi8905
    @hirsi8905 2 часа назад +5

    Shirkan somaliland uu ka soo hor jeedaa ee tolow madaxweyne Ciro maxaa meel uga yaala

    • @KhalidDahir02
      @KhalidDahir02 11 минут назад

      Siduu UGA Soo hor jeedaa miyaad iska hadlaysaa

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 33 минуты назад +1

    mucaaradkii Waa Kaa kuwii lahaa aawey ee dadka iney sixun u xukumaan jeclaa Waa muxaafid arimaha Somaliland iyaga loo daba fariisanayaa ' Amar dowlo mudeec ninki diido dabaal"

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 2 часа назад +6

    Tuugaan qaran dumiska ah anaga hano xayeysinina maanta qaranki wa licay kol hadii khatumo laso aag joojiyey is badalki waka.

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Час назад +1

      Khaatumo iyo Snm maxay isdhaamaan waa labo meleeshiyo oo beelo u dhisan

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt Час назад

      @@beerkaaicadaaday2057 waa beenta snm qabilo kale ba way kujireen illa gadabursi iyo darood.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Час назад

      Waxaay somaliland iyo khatumo is dheeryiin dheeryin waa daal ku dayasho mudaan iyo maleshiyaad ka cadhoday

    • @NimcoAbdi-ez5rq
      @NimcoAbdi-ez5rq 20 минут назад

      ​@@UmuHudayfa-qf7iq somaliland waa dawlad reer telegramaw waxaad noo xayeysiinaynaa waa kuwa intay waxay doonaan idinku sameeyaan idinkoo lama heli karo ah telegram idinsoo dhiga
      Somalia no peace no government no policy

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 Час назад +3

    Geesi Geesi Dhalay 👋

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Час назад +2

    Qadaad weyneeeey Wax naga barta Cilmiga lama gabaneee🤚

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 часа назад +3

    Guuuuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Час назад +1

    Waa xasidiin maxamedoow jabuti iyo somaliya waxbana inama yelayaan waynu gulaysan hadaay hesahodina shideen tiniina shidi wayeen waa xasidiin xasudna ma gulaysto weligood waa u guul daro inshaAllh

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon 2 часа назад +2

    Maxamed abiib xildhibaan hore usoco

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729 Час назад +1

    Masha Allah u ka muuqdey waana u nasteexay madaxda iney arimaha asaasiga ey horta disaan isku filaashana ey ku dadaalaan

  • @mowlidgedi8886
    @mowlidgedi8886 Час назад +2

    This guy is a campaigner not a politician. Waa labahdilay magaceenii qarankana wuu ku mataleyey, that hurts. Sharafta qarankan waa ina laga ilaaliyo huwantan iyo manafiqiinta kursiga kusoo duulay. 😣

    • @se1059
      @se1059 56 минут назад

      Waar doqon yahow ka leexo geesiga si sharaf leh buu u hadlay wanaanu ku farax sanahay inu na matalo viva Somaliland

    • @mowlidgedi8886
      @mowlidgedi8886 25 минут назад +1

      @@se1059 so you lack vision too.

  • @Fadumo-d1o
    @Fadumo-d1o 2 часа назад +3

    ShirKaasi waa Shir qaranimada ka soo horjeeda

  • @abdirahimmohamed2035
    @abdirahimmohamed2035 35 минут назад

    Xil Mohamed Abib Wa hormoodka Somaliland Wa nin Somaliland amaana marku maqanyahay marku Somaliland marku dhex joogana runtuu unoo sheegaa marka Dadka markasta dhaleeceya Wa dad Heatku gaadhay marka runta ha ka xanaaqina

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e Час назад +1

    Guulayso

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 53 минуты назад +1

    Ragii MMtv wiilka Biixi sida xun u feedhey waa inuu maanta maxkamad la tiigsada oo tusaale u noqdaa iney qofna sharciga ka sareen.

  • @XuseenSheekh-c5j
    @XuseenSheekh-c5j Час назад +1

    Soomaalian waa macalimad muuqata halagu Dando oo hala taageero

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 39 минут назад

    Geesiga soomalind ❤❤❤❤❤❤

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd Час назад

    Mansha allah

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 5 минут назад

    WAA SABANKII MIDGAHA HUUSHTA IYO LAANGAABKA ISU URURSADEY BELEDUL XAASIDKA

  • @CiseMuhumedhayle
    @CiseMuhumedhayle 2 часа назад +1

    Masha allah God niinjira

  • @abdidjamaabdillahi3955
    @abdidjamaabdillahi3955 Час назад +1

    Cashar aad u wanagsan Somaliland iyo ina Abiib

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 часа назад +1

    ❤horay uso❤maxamed❤Abiib ❤yuusuf❤jaamac❤halyay❤Qaran❤

  • @Adamyare-ii7jd
    @Adamyare-ii7jd 9 минут назад

    manshllh sidi laga filayay maad yeelin sfcn bad u hadashay s.land sida u difaac wliga

  • @AdamCodey
    @AdamCodey 2 часа назад +1

    Si fiican ayuu u hadlay Xildhibaan M Abiib

  • @AyaanMohamed-o9r
    @AyaanMohamed-o9r Час назад +1

    Libaax niman nin ehena nin la yiri libaax ❤

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 53 минуты назад +1

    Mansha,allah aqoonyahanku waaka gartiisa akhrista ee cadaysta mawqifkiisa qaranimo isagoon diririn oo dagan maxamed waankafilaayey garnaqsigiisa hufan.

  • @NothingButDaTruthh
    @NothingButDaTruthh Час назад

    I love the speech but unfortunately he doesn’t understand that our enemies hate us and will never want the best for us . They just want our land and resources!

  • @AaminaReerburco
    @AaminaReerburco 34 минуты назад

    Free dhaga hadal ayuu wadaa fiqi buu ku dhaga hadlay

  • @sihaam447
    @sihaam447 Час назад +1

    Ruurtu kudhinta ina abiib khayr insha allah

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Час назад +1

    Maxamed Abiib oo Djabouti joogi lahaa talow sidee ahaan lahaa. Landers Salan sare

  • @Jaamacadaummadda5513
    @Jaamacadaummadda5513 Час назад

    Masha Allaah, Allaah hanaga soo dhex saaro kuwa badan oo run sheeg ah sida Xil. Abiib

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 минуты назад

    Dadkan reer muqdisho hadalku ma galee hayskuvdaalin ina Abiiboow

  • @Jamaalqaalib-c1s
    @Jamaalqaalib-c1s 2 часа назад +1

    masha allah maxamed abiibi

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 56 минут назад

    Hampalyo walalaha reer somaliland
    Walalayaal noso duceeye Ismail omar iyo reerkisa iyo afarta tuug ee la shaqeyso inu illahay nadhafiiyo
    Walalahay reer Djibouti somaliland dorasho xalal ah haku dayano ismail tuug oo mar walba shubanaya ha iska qabano ishaallah

  • @KhaalidAHMED-j5x
    @KhaalidAHMED-j5x 2 часа назад +2

    M.n❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 часа назад +2

    Nin rageed xildhibaan qaran mr Abiib ❤

  • @RidwaanMahamed-dr6wr
    @RidwaanMahamed-dr6wr Час назад

    Madaxwaynaha soomaaliyeed wuu uqalmaa keep going madaxwayne insha allaha waa kusugeenaa

  • @CabdulqaadirMaxamad-de7kz
    @CabdulqaadirMaxamad-de7kz Час назад +1

    Wlh wasax kibgowin sxb mcn ❤❤

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 19 минут назад

    Somaliland waa maamul goboleed ka mid ah somalia 🇸🇴. Sidaas darteed hees calan oo la qaado maleh waanaba GEF in xaafad yar qaran loogu yeero...

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 часа назад +1

    Masha allah si fican ayu uga hadlay ninkan waa geesi wuxu noqonaya ninkani madaxwaynaha mustaqbalka

  • @SiciidIiman
    @SiciidIiman 7 минут назад

    Baalashle ilaa baalashle,dhe.

  • @hindaabdullahi3803
    @hindaabdullahi3803 Час назад

    Ina Abiib naacda jooji. Kala saar Somaliland iyo Somalia. Xildhibaan shaydaan.

  • @xamdixamdi3852
    @xamdixamdi3852 Час назад

    Mashaa aaalah mxamed abiib

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Час назад +1

    Huwan weeyi huwan soo casuumatay. Basaas koodii weryi

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Час назад

    Ina Abiib libaax. Somaliland oo dhan ba kaa raali ah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Час назад

    WAKAHAY ANAOO SOO TOOSAY AYUU MALINTAYDII IGA XUMEEAYAY CURIGAN MADAXA MAALASAN

  • @AlliAbiib
    @AlliAbiib 2 часа назад +5

    Hambalyo maxamad ok

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 2 часа назад +1

    Libaax reer s00maaliland ah

  • @anababib8402
    @anababib8402 Час назад

    Libaax libaax dhay❤❤❤❤

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 36 минут назад

    qofkan yaa dirtay

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 8 минут назад

    ,waar ninyahaw sifiicanbaad u hadashay wakale ayaanu kaa filaynay hadaanay siyaasad kaa ahayn

  • @farhangaas2190
    @farhangaas2190 43 минуты назад

    Madashan waa cilmi badhis nin is eryanaya loogama baahna

  • @djibrilabdillahiguelleh1297
    @djibrilabdillahiguelleh1297 49 минут назад

    Hanbalyo hanbalyo lkn shirarka qabka lohadlo aya kadhiman rugcadaka qabka lolahadlo kasoo fikir

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 Час назад +1

    Kan siyaasimaaha waa campaigner

  • @guleidabdirahman2683
    @guleidabdirahman2683 Час назад

    Ninkii ildheerba dadka ugu ayaan daran legend ba tey insha alh waxbad badali doonta xil abiibow

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel 16 минут назад

    Calooshisa u shaqayste

  • @abdillahisaidabdillahi2928
    @abdillahisaidabdillahi2928 Час назад +1

    🎉🎉🎉👏🏾👏🏾👏🏾

  • @AaminaReerburco
    @AaminaReerburco 36 минут назад

    Ina abiib waa ninka kaliyee caadiga ah

  • @leamsii20
    @leamsii20 Час назад

    Bienvenue à Djibouti

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Час назад

    NINKAN WAA FAQASG DYKU AG DIIFAR YRATAA NAXAA BAGA GAKAT SINAKUDA SGEGATSI SOMALILAND BAANU NAHAYE DULIGAN BAAL EEGA KAAN KALE NOO FADHIYA PARLIAMENTA WALEE SOMALILAND ILA AAAD QUBTAN KUWA XUN INAYDAN HELAYN NOLOL BAL YAA YIDHI SOMALIA NOOGA SHEEKEE YAA DIRAY MUXU KA DOONAY JABUUTI OO AANU IS HAYNO WALEE CEEBO BADAN BAA SOO BIXI DOONA XOOLLAHAN EEGA SOMALILAND MA AMINSAN YIHIN MARKA HORE DULIYOW BILA MASAKAXDA AHI WALAHAY ILAA DHAGAX LALA DHACO KUWA CADOWGA U TEGAYA INAANAN WAX NOQON

  • @ClrisaaqXasan-u3m
    @ClrisaaqXasan-u3m 59 минут назад

    ninka haystaa waa xaar EE qofjira maha

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Час назад

    si fiiiicannnn ayuu u hadleyyyyy abiibbbbbbb

  • @AhmedDirie-pw7ed
    @AhmedDirie-pw7ed 59 минут назад

    Sxb mawqifka fiqi ka hadalay ayaa mudan in aad ka hadasho una sheegto adigu wax midnimo la yidhaah ma jirto nabadna waa taasi aan doorashooyinka ku qabsanaye waxan aad somali somali haysana ka bax

  • @CabdidiqayQaysamaa-tj1lc
    @CabdidiqayQaysamaa-tj1lc 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Libaax libaax dhalay