Prof Waa Qof aad u degen waxanad Ka Daremaysa Hadaldisa Qaar Afka kumu Baladhin si Cimiyeyesan ayu u dhigey Waxanu u hadlay Si Masuulnimo iyo Aqooni ku dheehan Tahay Taloyinka uu so jediyayna Wa Mid Somaliland Ay xoog ugu bahantahay Gudo iyo Dibedba Waxanan ku leyahy Prof kuman Khasarin in aan Codkayga ku siyey Gobalkenuna Kumu Hiilin Garab istaagad uga baahneydna kumu siin Adun kuna wa Mar aad Garan weydo iyo Mar aad gadhi weydo Prof Cimri dherer iyo cibaado suuban ayan ku rajeyna ♥️
Maasha'aa Allaha aqoontu, ixtiraamku iyo kasloonidu qofka waxa bartay isma qariyo. Allaha kadhigi sidaa ummadda Somaaliyeed Axmed Ismaciil Samatar kale
Samaroon did injustice to themselves and yet they don't stop complaining they are inadequately represented. Every choices have consequences, they have to bear what they deliberately did to themselves.
Prof ahmed ismacil samater waan la dhacsanahay siyaaasadada ku dhisan aqoonta iyo karaamada kartida hormarka somaliland aad ka wado dadka inta badan ma fahansana waxaad wado laakiin waxaan rajaynayaa ina dadka intiisa badan ay kula fahmaan
Ahmed Samatar for kulmiye leadership : will Mohamed KAHIN relinquish from his leadership role? - he’ll never go out peacefully ? He faces huge obstacles - and is likely to be challenged within the party ranks. The jeegaan is no more, so the party is likely to explore the potential of building alliances in western regions. Samaron , habarawal and Arab and other watern clans.
He was worst man in baabulmandab ethiopia kagatey in uu kursiga kusoolaabto oo kaliya ilahey baa dhabarka jabaiyey 130 malyan oo aan bad laheyn hadaad keento gabadhiisa iyo hooyadii ayey wasayaan wallahi
Labada nine hada muuqda e wadanka an u dooran laha wa pro.samatar iyo jamaal Cali xusen wayo rag dhaqale ahan baahan Maha o isnay wax xadan logama shakiyayo wayo nin baahani gob Maha , daacadnimo, culuum iyo khibrado caalamiyo iyo dalkaba aho ay dalka isbadel kaga samayn karan iyo xaqiqo ku hadal iyo inany wax dhiiqo masuliyad umaded ah any so gelin o wa xil dowladed ah Soomay qaban. o dhiig cusub siyasada iyo mamulka dalku u bahanahy weye
Professor Axmed dadku inta badan mafahmayaan waxaad ladoonayso lkn waxaan kuleeyahay haka hadhin siyaasada waayo xisbiyadaa waawayn e ad arkaysa midwaliba udhacay markii hore e haka niyad jabin ayaan kuleeyahay guul na wan kurajeynayaa
Loyalty is everything to us. @ professor Ahmed Ismail Salma he only mentioned Somaliland is between and Lughaya and carigaabo!😮 what happened to other party country accounted for it?!
Barafasore adiga ugu wacan inad dhacdo wayo nin aan naceyno ayaa daba socatay balse hadii aad kaliga toos u weydisan laheyd waa heli lahey xisbiga xisbaga kela wuu kula haray laakin inago kaah jecel iyo isbedalka hadana waan ku soo saari kareyn
Mansha allah profaser ahmed ismaaciil samatar waa nin aad iyo aad u aragti dheer alle ha dhawro Iligoow wxd soo qabataa Ambassador Bashiir Sh. Omar Good
Very interesting topic as the professor stated but my question is that the new president Ciro first agenda is for him to fulfill his promise him made to Somaliland Arm forces to increase their salaries as free education for all students in Somaliland as well as develop the infrastructure and we will be watching for Ciro,
Maxamed horta waanku salaay walaal waxan rabaa in aad dhiiri galisan kala xadaynta ganacsiga iyo waxii wadanka lagu samayn karayo in cadaadis ugu yaraan cashuurta lagu kordhiyo si bulshada kale ushaqayso
DUQAAN HA WAREERIN WELIGAA SOOMAALAND MAXWEEYNE KA NOQON MAYSID. AMA XIBI FURO AMA ISKADAA AMA ACADEMIC AHAW AMA ISKA DAA. HADAALIN ADEER. WAA LAGUGU DHAARAN KARAA IN AADAN WAXABA KA AHAYN SOOMALAND DHEXDEEDA.
Professor is the only who can carry somaliland into international space but unfortunately i don’t see the government want the true of getting recognition
Somaliland should prepare for the real change, and this can only be achieved by bringing on board intellectuals...ope our future president, the professor is absorbed in the system to facilitate his ascendant to power in the near future....somaliland needs him and not the vice versa
Prof Ahmed waa in aynu kusoo dhawaynaa Xisbiga Kulmiye , anba kuwa kale wlhi Wadankeena dadkan ayaa wax u tari kara ee kuwa aynu qabyalada ku wadana waxba ino qaban maayan
Mr Samatar si uu u noqdo siyaasi wuxuu u baaha yahay in uu fahmo dhaqanka ka jira somaliland si xisbi loo noqda oo ah in dadka howshaa hogaaminaya aad taqaanid iyo dadka cidda hogaamisa oo aad gacanta ku haysid.
Prof Waa Qof aad u degen waxanad Ka Daremaysa Hadaldisa Qaar Afka kumu Baladhin si Cimiyeyesan ayu u dhigey Waxanu u hadlay Si Masuulnimo iyo Aqooni ku dheehan Tahay
Taloyinka uu so jediyayna Wa Mid Somaliland Ay xoog ugu bahantahay Gudo iyo Dibedba
Waxanan ku leyahy Prof kuman Khasarin in aan Codkayga ku siyey
Gobalkenuna Kumu Hiilin Garab istaagad uga baahneydna kumu siin Adun kuna wa Mar aad Garan weydo iyo Mar aad gadhi weydo
Prof Cimri dherer iyo cibaado suuban ayan ku rajeyna ♥️
💯 aad ban uga xumaday in Professor ku inooso bixi wayo 😢 is so sad, walahi 💔
Proffesor never give up, this is already written, we will success insha alah by the coming years, you deserve to be president insha alah.
Forget about that, he is too old for to be a president after this term!
@@yusufelmi9121lol😅ciro too old too
Well said professor, you making very good points. I hope people are listening and can take those valuable points
Si masuuliyad ku dheeehantahay ayuu uhadlay masha allah guuleyso abtiyo if iyo aakhiroba❤
Samaroon kulmiyanu ku warejnayna inshaAllh ka faidaysta oo qabsada kulmiye
Futada iska geli kulmiye xaarka iskaga bi I, wax dad xisbi siiya habaryoonis baa jirtay ma kuwaasaad is mooday
@@hassanhussein272xisbiyadu waa xisbiyo qaran, cidii kartideeda leg ayaana hogaaminaysa oo la wareegaysee cuqdada is ka saa wllo 😂
yaan lagaa dareemin
Professor Wan Ku Aaminsanahay Anigu inshallah Waad Guulaysanaysa ❤
Maasha'aa Allaha aqoontu, ixtiraamku iyo kasloonidu qofka waxa bartay isma qariyo. Allaha kadhigi sidaa ummadda
Somaaliyeed Axmed Ismaciil Samatar kale
Inkasta oo aan taageer sanaa haddana may dhicin ee waxaan leyahay ha is dhiibin soo noqo Mar kale thanks
Manshallah hambaliyo well said Professor Samatar ❤❤❤❤
Mashallah excellent interview.... Viva Hilaac and Pr. Ahmed 🎉🎉🎉🎉😊😊😊
Doorkan madaxdii hadalkooda waan wada jeclaysatay walle 💯
Walla alle swt igagama tagee waan jecla in 3da xisbi qaran in ugu yaran mid beelaha kale helaan hadaan 3daba la qaybsan lkn inshallah dadkaygu waasoo bislaanaya , kaligay ayaa noolna nina kaa yeeli maayo.
Pro waxa dhaba in uu ka gaabiyey olalaha oo dadkii u fahmeen nin aanay kaba gonayn,
Guulaysta dhamaantiin anigu nin ayuub ah ayaan ahoo waxba kuma lihi quruxda aan idinla jecelahay dhamaane 🤝😁
Fariid Baa tahay
Daahir Riyaale ba si sharaf leh ayuu u wareejiyay
❤️🐐
Inshlh inaad gaadho riyadada dalkuna aqoontaada waa u baahanhay❤
Barafasoorka waxaan siin lahaa talo isaga u wanaagsan
1) hadii uu doonayey inuu Siyaasada Somaaliland wax ka noqdo
Fursadii ugu danbeeysey wexeey aheeyd 13.11.2024
Haduu taa waxba uu ka waayey
Tan xigta waa 2031
Isaguna parfasoorka wuxuu galayaa da da 80 sideedanka
2) parfasooroow xaga cibaadada u leexo
Taasi waa talo qof ku jecel
Waan ogahay aad iyo aad baad u jeceshahay siyaasada
Laakiin fursadii kugu danbeeysey wexeey aheeyd 13.11.2024
Maadaama da daadi 73 hada madax la gashey
tartanka xiga waa adoo 80 jir ah
Barfasooroow koob kafee qaado oo xisaabtan
Natiijada kuu soo baxda waxaan kuu rajeeynayaa ineey noqoto xaga cibaadada
Wabilaahi toofiiq
Waxba kaama fahmin
Sxb waxn dheer ee ad qorayso waxba lagama fahmin
Waad la wayday madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ma ogola mudo kordhin danbe wuxuna noqon doona madaxweynihii ugu horeeyay ee wakhtigiisi dastuuriga ah dhameysta, wuxuna noqon doona madaxweynihii ugu taariikhda fiicna Somaliland, waayo kulmiye iyo muuse biixi waxay la dhaceen ee dalkii u baaba'ay waa mudo kordhintii xaaraanta aheyd iyo murankii muuse biixi iyo ila meereyso,
Inuu joogo xiligii cinaadada ayuu u sheegay profiser ka sida darteed uu faraha kala baxi siyaasada
Cibaaadadu wakhti maleh Markasta Dhanka illaahaybaa loo ordaaa , macnaha waa talo Fiican lakin markasta cibaaadadu waa inaad hayso ، mahadsanid
I wished Muse, Hilaac an Kulmiye won! But Ilaahay ma qadarin. Wish you bright and greatness. Keep going forward
Prof inshallah next president of somaliland
Inshallah
Next president after Samatar waa Feysal 😂
Insha Allah waan jeclahay inuu madax weyne uu noqdo from Burco
Ninka uma diyaarsana madaxweynee wuu soo nasasho doontay 😂😂😜😁😁😁
I.a wuu inoo noqon
Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤❤❤
Maxamed Abiib ayaa reer Awdal kalajebiyay maalintii uu shacabka dhex boodboodayay haduu dhihilaa waa inaan xisbi yeelano sanadkan laakiin wadanu ayayuu dadkiisii kushubay waliba isagaa dhihijiray sadex xisbi oo halreera ayaa wadanka xuguma
MAXAAD DHOIGA WAAD KA CODEYSEEN MA WAXAAD GARAN WAYDEEN URUR LA SOO BAXA INTAADII CODBA U QAYBISEEN KAAH IYO WADANI???
@@khadijac9841maxamed abib wazir ayu noqonaya is daaji
Dhiigiinu waa biyo waayo waxad so saari kari waydeen ninkan ooyaaye oo aan ku dherersan karin ayaa cod beena ugabadiyay maxamed casa ku filna
He is great professor and not political man.
Thinking like professor
He wants to force,
He just knows how to build a critical tower
🥺🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
HaLkan waxaan ka saLamaYaa suxufigayaga qiimaHa badan gudoomiye mohamed cabdi sh. iLig guuLeyso zhp 🎉🎉🎉🎉
Hilaac xafiisba kamay furan todheer iyo gobolada bariga
Professor waxan rajeynaya ina maalin uun madaxweyno noqoto!
I'm already joined your party, professor, and came out from the Kulmiya party.I wish that our party win the next election, Insha Allah.
Mashaa Allah waa wareysi qiimo badan ❤❤❤❤
Adeero ilaahay samirkii faysal cali waraabe haku siiyo guushuna dadaan badan baaka horeeya 2 siyaabood kuuguwac naa adiga oorurkagii buuqlagufurey talabaad inadeerkaa oo kugarab ordey adoon dalka oonad wada gaadhin ii naad meelwalba inaad tegtid bey ahayd muruq iyo maalba gali
never give up prof you will win inshlah
Wuu ku haboonaa prof inuu Xisbi helo isbeheysigii Kulmiye ayaa laga raacay
Yes next president
Samaroon did injustice to themselves and yet they don't stop complaining they are inadequately represented. Every choices have consequences, they have to bear what they deliberately did to themselves.
Agree with you
Pro ahmed samatar sland dhaba weeyi
Rabbi cimriga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo
Kamana qomamaynayo inan Codkayga kusiiyay balse nasib darro dad aan qiyamkaaga iyo waxa ad larabtoba fahmayn ayaad matashay
Balse ha niyadjabin siyasada somaliland adiga iyo qofkasta oo wax bartay way ubaahantahay salaanka siyaasada meelkale kasoo fuul insha allh prof ❤
Muuse biixi cabdi yaa gaadhi kara Maanshaal 🎉ilhay ha dhawaro inshaal waanu u xiiisi doonaa
Well said prof
Prof guuleyso adeer if iyo aakhiroba ❤
Best madxweyne noqon lahaa
hilaac inuu soo baxo aadbaan u jeclaa lkn qadarta Alle ayaa ka dhigtay sidan maanta ..
Pro Samatar wuxuu sugayey hambada Mw.Muse Bixi!
Prof ahmed ismacil samater waan la dhacsanahay siyaaasadada ku dhisan aqoonta iyo karaamada kartida hormarka somaliland aad ka wado dadka inta badan ma fahansana waxaad wado laakiin waxaan rajaynayaa ina dadka intiisa badan ay kula fahmaan
Adeer hormar waad gareesa .ee Amin. Somall.Nima..
Masha Allh hambalyo hambalyo pro Axmed ismaacil samatar wanu rajaynayaa in aad saaxada siyaasada kunooqoto
Well done dorashadii Somaliland ❤
Adeer dadkaagaa kugabay eeintaad ubaxaysa maraykan inaad dadakaaga wacdi galiso ayay ahayd ood ururka adiģu dhisto odoyaashisa dhalintiisa hoyooyimkiisa hablihiisa ood isku keehto oodhaa fuyuujarkaan madaxtinimo u tartamidoona ee xisbiga holilaac hala soosaaro SAMAROONOW ooilaa miyiga loodiro dad wacdigalinta gaadhsiiya laakiin waankaxumahay daku madafahdanayn tolkaa qaybkamidiina iyagaa ku gaby ookaaladagay codkaa adeer ee calaacalka iska jooji sin lanaguma shubine muise ciiliyo maooradilaabuu nabaday muuse nacayb baana laguugu codayn waayaye ❤❤❤❤❤
Ahmed Samatar for kulmiye leadership : will Mohamed KAHIN relinquish from his leadership role? - he’ll never go out peacefully ? He faces huge obstacles - and is likely to be challenged within the party ranks. The jeegaan is no more, so the party is likely to explore the potential of building alliances in western regions. Samaron , habarawal and Arab and other watern clans.
Exactly
Muuse Abdi bixe is not easy he is greastest leader
He was worst man in baabulmandab ethiopia kagatey in uu kursiga kusoolaabto oo kaliya ilahey baa dhabarka jabaiyey 130 malyan oo aan bad laheyn hadaad keento gabadhiisa iyo hooyadii ayey wasayaan wallahi
Labada nine hada muuqda e wadanka an u dooran laha wa pro.samatar iyo jamaal Cali xusen wayo rag dhaqale ahan baahan Maha o isnay wax xadan logama shakiyayo wayo nin baahani gob Maha , daacadnimo, culuum iyo khibrado caalamiyo iyo dalkaba aho ay dalka isbadel kaga samayn karan iyo xaqiqo ku hadal iyo inany wax dhiiqo masuliyad umaded ah any so gelin o wa xil dowladed ah Soomay qaban.
o dhiig cusub siyasada iyo mamulka dalku u bahanahy weye
Adeero hambalyo hambalyo inbadan guulayso insha allah mar baa hilayna ina xisbi yeelano hilaac insha allah ❤
Samaron oo bila xisbiya mahagaaga iso❤❤❤❤❤
Professor Axmed dadku inta badan mafahmayaan waxaad ladoonayso lkn waxaan kuleeyahay haka hadhin siyaasada waayo xisbiyadaa waawayn e ad arkaysa midwaliba udhacay markii hore e haka niyad jabin ayaan kuleeyahay guul na wan kurajeynayaa
Burco Ka so salaamaya professor
waaad u codayn lahayde salan uma baahna
Xafisyada u shegayo waa meelo lagu qayilo
ما شاء الله
Hadan dhaho hilaac iyo proff inay islahayeen cawan ogaday hadanu reer Bari nahay
Guul & gobanimo
Loyalty is everything to us. @ professor Ahmed Ismail Salma he only mentioned Somaliland is between and Lughaya and carigaabo!😮 what happened to other party country accounted for it?!
Profesör don’t give up . Hilaac is next move Wallahi and hope for Somaliland ❤️🤍💚
Msha allh legend weyn
Barafasore adiga ugu wacan inad dhacdo wayo nin aan naceyno ayaa daba socatay balse hadii aad kaliga toos u weydisan laheyd waa heli lahey xisbiga xisbaga kela wuu kula haray laakin inago kaah jecel iyo isbedalka hadana waan ku soo saari kareyn
Well said ❤
That's true sir.
Xaqiiqda u kulimiye ku dhacay ilaahay baa og.
Mansha allah profaser ahmed ismaaciil samatar waa nin aad iyo aad u aragti dheer alle ha dhawro
Iligoow wxd soo qabataa Ambassador Bashiir Sh. Omar Good
Walaahi Nafsiga mad muuse Ayaan ka baqayaa inuu ina qabto waayo Hadaf wayn Ayaa laga galay muuse❤❤❤❤❤❤
SIDAAD U HADLAYSO RAJJO MALIHID 😢
Somaliland baa kuceebaysan dhicitaanka Professor Ahmed Ismail Samatar... Meelna uma socono, shacab iyo siyaasiba🙏
Inder xusbiga kulmiye ayaa laydinku wareejinyaa oo professorka loo dhiimayaa
Insha allh guul Somaliland
@khadaradamoffcial5340 Ma xog baad haysaa ina adeer🙏
Reer somaliland Si shuruud la'aan ah ha uga dhigtaan madaxweyne ninkan haday horumar iyo aqoonsi doonayaan
Waali cas ahaa, ma ninkan meesha marnaba midabkeeda yeelanaya sidad goodaadadii ayaa wadan Ku aamintay!
Aa kula tahay bowe
Aniga oo aan rerkaga ahayn ban kuu codeeyy aad ban uga xumahay na in xisbigaagii dhacay😢
Pro.SamaTar.Siyaasi.beeshiisu.ka.hiiLisay
Very interesting topic as the professor stated but my question is that the new president Ciro first agenda is for him to fulfill his promise him made to Somaliland Arm forces to increase their salaries as free education for all students in Somaliland as well as develop the infrastructure and we will be watching for Ciro,
Prof qabyaladibu fahmay in somaliland ay qabyalad hadhaysay. Reer Saxilna kuxigeenbay hayene maxay ugu codayn waayen hillaac?
Wa sax
Reer hebelkasta qof rop quality ah wuu ku jiraa
WALIGAA WAXBA NOQON MAYSID 😮
Waad mahadsantahy Pro Ahmed ismaaciil samatar
This professor deserves to be a leader, but unfortunately our people don’t have a mind to accommodate.
Professor Axmad Ismail samatar well come ❤❤raiyi fiican oo qaali ah somaliland guul cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar alaha haligo
Qoti oroma si walbo somali ad iskaga dhigtan dhiigina aya laganaya itobiyan shaqoyinki ayad umada ku qabsaten qoti
Maxamed horta waanku salaay walaal waxan rabaa in aad dhiiri galisan kala xadaynta ganacsiga iyo waxii wadanka lagu samayn karayo in cadaadis ugu yaraan cashuurta lagu kordhiyo si bulshada kale ushaqayso
Nin wareeray
DUQAAN HA WAREERIN WELIGAA SOOMAALAND MAXWEEYNE KA NOQON MAYSID. AMA XIBI FURO AMA ISKADAA AMA ACADEMIC AHAW AMA ISKA DAA.
HADAALIN ADEER.
WAA LAGUGU DHAARAN KARAA IN AADAN WAXABA KA AHAYN SOOMALAND DHEXDEEDA.
Wasiirka arimaha dabada halaga dhigo pro
Kulmiye waxa uu ahaa xisibga qudha ee aan jeceshahay adeerkay siilaanyo ayaan igua ifaya siilaanyo ilhay haw naxariiso
Madaxweynaha soo socda ee Somaliland Insha Allah
Anigu hadan ahay tageerada somaliya ninkan marabo in u somaliland xilkaqabto Waayo wa xagjir somaliya midawda muhiim ah
Ninkani madaxwayne u qalmay wlhi
Gobanimimo prof. Samatar...
Deserves to president
Wadani ilaa 2017 buu wadey in la doorto
Professor is the only who can carry somaliland into international space but unfortunately i don’t see the government want the true of getting recognition
Taliye iska fadhiiso oo iska cibaadeyso ❤
Somaliland should prepare for the real change, and this can only be achieved by bringing on board intellectuals...ope our future president, the professor is absorbed in the system to facilitate his ascendant to power in the near future....somaliland needs him and not the vice versa
Waraysi qimo leh dadka inyar unba fahmi karta.
Lkn su'asha is wadiimta mudan waxay tahay maxa kenay Qatar 🇶🇦 iyo UAE 🇦🇪 ay bixinyan foreign dark money.
Maahe,maxaa cadayn haysaa warkaa wll adaaba sheegaya??
Fair And free Elections
,❤❤❤proveser samater
Prof Ahmed waa in aynu kusoo dhawaynaa Xisbiga Kulmiye , anba kuwa kale wlhi Wadankeena dadkan ayaa wax u tari kara ee kuwa aynu qabyalada ku wadana waxba ino qaban maayan
SOMALILAND FURSAD DHAHABI AH AYAA WALAHI DAAFTAY HADUU PROF SAMATAR DALKA HOGAAMIN LAHAA DALKA ISBADAL DHAB AH AYAA KA MUUQAN SOMALILAND SABABTA OO AH DALKU WUXUU KU BARWAAQOOBA TAYADA HOGAANKA MARKA LA IS BARBAR DIGOO PROF SAMATAR IYO DAMAAN RAGA LA TARTAMAYAY WAY CADAHAY INU KA CAQLI IYO ARAGTII DHEERYAHAY RAGAA KALE QAAR BAA LAHAA XUKUUMADA XILKA KA SII DAGAYSA AYUU RAACSANYAN LALKIN TAASI WAA SHEEKO ISKA RAQIIS AH AY RABEEN INAY KU XUMEEYAN MARKAY AQOON KU GAADHIWAAYEEN
INU KU GUULDARAYATO WAXAA KU DIB QABA DAMAAN REER SOMALIALND KUWA AQOON KA DOORTAY QABIL AYAA KHASAARAY WAXAY OGAAN DOONAN INANAY TAASI NOLASHODA WAXBA ISKA BADALYN
Weli dadkeennu ma gaadhin fahamka ninkan iyo qiimihiisa. Insha Allah wixii nool ayaa wax ka baran
CAJUUUS AXMAAR AMAAR TOLOOOOOOOOOW DADKAN MAXAA AXMAARKA DABA DHIGAY
Mr Samatar si uu u noqdo siyaasi wuxuu u baaha yahay in uu fahmo dhaqanka ka jira somaliland si xisbi loo noqda oo ah in dadka howshaa hogaaminaya aad taqaanid iyo dadka cidda hogaamisa oo aad gacanta ku haysid.
professor samatar nexrt candidat of kulmiye abdi azizi samaale vice president
Qishka isii maxaad war haysaa🙏
anoo h.jeclo ah ugu riday nio ee samron aqli malaha wllhi
Hadad dahab cas siiso way cabanayaan uun waxad modaa in cuqdad nafisi ay qabaan
@@nasra591cida cuqdadu ku jirto ma 16k cod bay siin lahayeen Hj oo togdheer 1 cod naga siin😂
Isaaqow xishooda
Hal shaqsi ma xusno
@@nasra591quqdu iniga idishy anaga janadii kama hadhin cadaab ayuu ilahy naga reebay Alxmdullah
@@awdalaawiofficial4207Dee Inder maxad u siisen miyad walantihiin😂horta laba urur lahaydene mad la soo baxdaan
prof: samatarow dalka wax gasho xaga gacanta ayey wax ku fahmaane waliba hore
WAAANU KU FAHANSANEYN ADIGA LAFTAAADA IN AAD SHAAADH AXMAAR XIDHAN TAHAY