Xildhibaankan huwan ma qarsankarayee waar waxanoo kale huwan ta laguma daro waar anaga sidiihore hanoo gu soo hagaagina kana waanu ufiirsan super awal power
Bravo bravo real somadlilandeir go ahead this new government needs such a people who tells them the truth somadlilandeirs we have to be alert this new government will lead us to a wrong g direction
Absolutely! Well said! Khayin Kahaliif kii weynaa ee reer Laascaanood ee tuuga ahaa ee baxsaday ayaa dhalay sida uu ula fikrada yahay. The mask is off and his true colours appeared 😂
Horta dad badan oo aynu la yaabanayn wax baa ku qarsoonaa ,cagtii joogsan waydaa mar bay ceeb la kulantaa,Kaa yar ,iyo kii waalaa ee col doon ,iyo kuwo kale oo la sheegi doono waa dad aan xas ahayn ,oo u baahan in la hubiyo,
Waa garac barwaaniya waatii barigii la soo qarxiyay
Xildhibaankan huwan ma qarsankarayee waar waxanoo kale huwan ta laguma daro waar anaga sidiihore hanoo gu soo hagaagina kana waanu ufiirsan super awal power
Saxa u sheeg faqashta joogata somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ❤❤❤❤
@@yurub5288 faqashtu malintii ay ina askar garacaysay cadawga gudaha ayaa naftoda u huray dalka xoreyey ma dawaad cabteen sodinkii dabacsana shalay
Somaliland ninkaas wax ha ka qabato hadii kale walaahi talaaba laga qadaya
Mabaha reer dheekh isxaq wa hadhaagii siyad bare
Cadawga gudahaa kaxun cadawga dibada kanyarina waacadawga gudaha
Toogasho ayuu ku giicanyahay duriyadi sheekha
Oo Ileen ninkii timawaynta haystay inankiisa weeyaan kani
That explains it, this is guy is the son of the head of the timoweyn
Bravo bravo real somadlilandeir go ahead this new government needs such a people who tells them the truth somadlilandeirs we have to be alert this new government will lead us to a wrong g direction
Afar inan oobaarlamaanka jooga hadaan dalka lagaqaban somaliland danbe la arkimaayo
Walhi run bad sheegtay.afhayenka qaran.s.land Ayan ku aqana anigu jwb wngsanyad siisay❤❤❤❤
Walahi geesi baad tahay waa ay kaa yari
Gacanta alle ha gooyo qofki ciro ucodeyay waka mantaba soo if baxaday tuhumki somalia iyo kabixintanki heshiski itopiya
Waan ku laa qabo aano ahay from harayoonis
DNA ayaa ka dhacday hhhhh
Waar ninku hadal cadaa hhh
Absolutely! Well said! Khayin Kahaliif kii weynaa ee reer Laascaanood ee tuuga ahaa ee baxsaday ayaa dhalay sida uu ula fikrada yahay. The mask is off and his true colours appeared 😂
Wad cadaysay wuxuu ahaha afku kuma go o
Waa runtii
Yarka wuu khaldan yhy maaha nin fariida maxaa biista maxasbiis baa uxidhan lanasiidayn maayo illaa kuwayaga laas caanood ku xiran
Inaanu kani sax ahayn horay fari ugu godnayd. Maanta waa kaa khabarkiisii iyo asalkiisii la wariyey. Waxkastaa asalkiisuu aruuraa..
Soodigii lahaa Muuse ha ucodaynina kaxaaxaabi waxaasad kadheeftay
Horta dad badan oo aynu la yaabanayn wax baa ku qarsoonaa ,cagtii joogsan waydaa mar bay ceeb la kulantaa,Kaa yar ,iyo kii waalaa ee col doon ,iyo kuwo kale oo la sheegi doono waa dad aan xas ahayn ,oo u baahan in la hubiyo,
Dhiigiisa Hala baadho walhi inakhaliif waa harti ayaan um layinayaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Huwan iyo adeerkii hurdaaye adaa keenay. Wax ka daran baa soo socda. Habarjeclo idinkaa ka masuula. Dulqaata.
🎉😢😮😅😊
Hadaanuu garac ahayan sidaasi umuu dhiiradayan isaga iyo kuwa kale ee uu ka mid yahay barkhad batuun.oooyaaye
asc sii arag waa ku Daye Khali if run sheeg sii arag
Waa huwan halag qado dhiig
Ka xaaxabiya waa taase wali la isma gaadhine
Buurmadaw usheeg aduu nafmalihide
Waa sheegato kibray
Good
Ina soo arsgow hodho dhoo adigaa yidhiye hodhodhio 😂. Sidi sidiaade mooye dhul u dhacaaga inaad hubsatsataa baa haboon.
😂😂😂
Allaylehe kani assal maaha waa run waxan laga sheegayaa waa jaahil dhagal'a.
Adaa doortaye dawaadda adkee
Dulli
Runtaa usheegtay ee sharcigu miyaanu shaqay
haday hargaysa rag joogo sidaasba uma dhiiradeen . Coldoonba sheegay ragii hargaysa laha ina qomalud noqdeen oo geesiyaashedi shirdoon iyo makaahil waadhka abaarso jiifaan intay dacawooyinku barlamaankii hargaysa ku shirayaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Shalay wuu saxsanaa maantana waa qaldanyay
Qarac waya DNA ha laga qado
Xikdhibaanka shakhsiyadiisa ama nasabkiisa waxba ha ka sheegin fartaadii canaano iyadaa sii daynaysa maxaabistee.
Mumtaas
Alla waaxa afa xuumidisa kaayabay ilee coolo tiima wiin buucunay waaxa biidco kuu kooray waa u eegeyay
Kani waa kuwa iska ciya oo qabyaaladu waashay oo cudurka xun qaba waa faaruq madhan waar Ina khaliif waa kaa fiicanyahay duli baad tahay
War kaleexo geesigaas geesugu dhalay
Ninku waa oday siduu u hadlayo ma aha hadal nin wayn
DNA ayaa ka dhacday hhhhh
Waar ninku hadal cadaa hhh