Waa sheeko caanteyn ah Somaliland waa dal qaatey horiyadoodii 64 sank ka hor waan ka xumey doqmahaa hoos u footara itobiyaa itobiyaa ku jirta dalalkii ina aqoonsadey waan a sax obey ina aqoonsato
Vraiment un désespoir pour la Somaliland. Je suis vraiment désolé pour le peuple Somalilandais d'àvoir choisi WADANI. Cette partie est un espion de IOG.... Le police secret de IOG le SDS a investie cette partie de WADANI
Somaliland wadani dadkiisu dhan tahay 6,000,000 million Hadan laga layahay ciidan qaran oo dhan 200,000 kun oo Askari halka Hargeisa oo ay Ku noolyihiin 1.5 million Hadan laga layahay 50,000 kun oo Askari waa. Arrin cajiiba
Sxb ilaajaye caqliga ilaahaye u siiyaye hakuu siyaadiyo
Somaliland must wake up and fight this government that has come very quickly to save somaliland
U duceeya dheh la dagalaama lahyne.
Dadka meesha ka hadlahey waad mehadsentihii'
Meelaha adka hadashan micano ima' semaneyso wexad
Ka hadeleysa mana ogindin sidey wexa u jiraa'
Meesha wex yaalan thank
Yes you are right my brother
Cabdiraxmaan.tuuralahaunaxariistee.mowqifkaasana.lagaga.horyimi.maantana.haduuwadadii.tuurmaro.waalagu.kacayaa.mudona.masiimaamulayo.cadawga.iiyoxaasidkeeda.dadnaguwada.iyagaa.kategidona.meesha
Waxa.mawqifkeeda.ilaahada.lamagaranayee.waxbay.lahadaafayaan
ilahay haku barakeyo wa runta
Somalilandas should go to ICJ for legal interpretation SL was a country by itself before .
WADDANI KA DHAADHICI
Asc. Anugu. Soomaaliland. Ayaanu. Nahey. Wadani. Ciro. Ma. Soomaalilandlender. Ayaa. Mise. Waa. Soomaaliya. Ciro. Waa. In. Uu. Muuuqadisho. Laga. Soo. Doorto. Laakiin. In. Wadani. Umada. Reer soomaaliland. Uu. Been. U Ku maamulo. Dagaal sokeeje. Ayaa. Inoo. Hantiya. Wadani. Huwan. Dabadhilif. Anaga. Nagama. Caglibadna. Ciro Xirsi. Maxamuud xaashi. Hargeysa. Kama. Soconeyso. Ciro. Adey. Kuutaalaa. Nama. Matelikarto. Wadani. Huwan. Maya waa. Inoo. Dagaal. Soomaaliland. Guuleysta ❤
LA ARKI DOONE SE U BADI SOMALIWEYN
Waa sheeko caanteyn ah Somaliland waa dal qaatey horiyadoodii 64 sank ka hor waan ka xumey doqmahaa hoos u footara itobiyaa itobiyaa ku jirta dalalkii ina aqoonsadey waan a sax obey ina aqoonsato
Argtidoou somaliland ma jirto
Itobiyaa maaha meek layna barayo waa meelaynu kadheregsanahey iney inoo tahay mesha keliya ee Ina soo dhaweysey imago nabad u baahan (dib how noqonina ) budhkii laguugu dhiibi jirey ku badala Salaan iyo jaarnimo
Vraiment un désespoir pour la Somaliland. Je suis vraiment désolé pour le peuple Somalilandais d'àvoir choisi WADANI. Cette partie est un espion de IOG....
Le police secret de IOG le SDS a investie cette partie de WADANI
Somaliland wadani dadkiisu dhan tahay 6,000,000 million Hadan laga layahay ciidan qaran oo dhan 200,000 kun oo Askari halka Hargeisa oo ay Ku noolyihiin 1.5 million Hadan laga layahay 50,000 kun oo Askari waa. Arrin cajiiba
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa haddii aynaan wada hadal iyo xidhiidh midnaba ayna la yeellanin somalia muddo dheer maxaa dhacaya.
2.0. Waxan dhahayaa haddii aqoonsiga aynu sheegeynaa yimaaddo maxaa inoo soo kordhaya.
3.0. Ma waxa habboon horta inteynu dadaalno oo dhaqaalaha kobcino oo bulshada horumar gaadhsiino.
4.0. Wada hadalka iyo xidhiidhkana joojino sidey noqoneysaa oo danteena wadano kelliyaatta maxaa dhacaya.
Majiriyso waayomisaaq baalewaxaleshanqabiil markawaxasheegta s,n,m
I totally disagree of the signing of the (mou) without the consent of awdal peaple .
9l
❤Cadowga kaliye somaliland leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Muuse biixi wuxuu ahaa Madaxweynihii aqoonsiga soo dhaweeyey wll geesi ayuu ahaa wl👏🏾👏🏾
Muse biixi wixi uu ahaba tag , wa in laga shaqeya imika somaliland qurux badan shacab iyo dawladba
You are ignorant and stupid
Waar cadowga Somaliland waa somaliya iyo jabuuti yeeyi laa kiin inshaallah dhulka ayaanu kagon doo naa adiguna us baan ku idhi laakiin hadad aamusi waydo cunaha meel aan ahyn ku qaban maayo
Nimanyow anigu , waxaban is waydiiyay caqabadda ugu wayn ee inna haysataa aytahay, magaca Somaliland ta Landry waasax lkn waxkale aynuraacinno oo Somaliya udayno maraboobtan,innagumaran, wadammo badan oo ay kamidtahay Croatia ayaa magacoodii horeba kaguuray, markaa magaca somali inaynu kabedelanno ayaan jeclaanlahaa
Xasarad bay ahyd marka in dadka dagaanka awdal may ugoleen in dhulkooda amxar lo sexeexo.
Awdal un mahee, waa jiritaankeena umadeed dib lo arki maayo.
Bulshad danyartu iyo dhaliinyaradu wax dheefa ah kama helaan dalka. nolol maalmeedka dadka maxay ka qabanayaan.
AQOONSI WAXA KA HOREYA NOLOSHA DADKA
Kuwa konfur joogaaba waa kula mid wll hadana inay ku xukumaan ayey rabaan adigoo duLaysan
Xishooda doorashadiina iney madaxtooyadiima Wayne ka fadhiyan baa raali ka tihiine
Kkkkkkkkkkkkkkkkk