Beelaha Subeer Awal iyo Arab oo Mujaahid Dirawal Casuumay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2024

Комментарии • 51

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 8 часов назад +10

    Subeer awalow waad mahad santihiin ilmaadeerayaal sidaad noogu hiiliseen ❤🙏 from ARAB

    • @ismailmahamed
      @ismailmahamed 6 часов назад

      Dad qidhaynu nahay sxb mujaahidkaa ayaa inoo balana inaynu si wada jir ah ula shaqayno oo aynu garabkiisa ahaano.

    • @cagawaynemediachannel4413
      @cagawaynemediachannel4413 6 часов назад

      Waad mudantihiin waanad u qalantaaan waaanan idinku garab joognaaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 часов назад +8

    Laynagama gelin ee waa layna khiyaamay waan utanaasulay❤❤❤❤❤

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 8 часов назад +9

    Masha Allah guul io gobo nimo subeer awal io arab sheekh isaxaaq

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 10 часов назад +9

    Taariikhdu ma habsaanto arab muuse laba jeer waan dooranay mar kasta is ku xidhaada kulmiye ayaynu nahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 часов назад +4

    Maasha Alaah Muj cabdilaahi dirawal ilaahay Cimriga iyo caafimaad ka hakuu daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 9 часов назад +8

    Faqashti wadani ee loo dulmiyay mujahidiintu waka durtaba somalia kaso muuqday lkn dib ayynu dalka uxorayn dona insha allah

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 8 часов назад +2

    Masha'Allaha Tabaric Rahman, aad baan ugu faraxasanahey in 2dan beelood ay isu laab xaadhan yihiin Illahey na waxaan ka baryayaa in ay beelaha kale ee reer SomaliLand ku soo biiran🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❣️❤️💓❤️‍🩹🧡♥️

  • @AbdiladiifSuldan
    @AbdiladiifSuldan 10 часов назад +9

    Awal iyo Arab🎉

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 8 часов назад +5

    Subeer awal codka way bixisay lkn araboow waad khiyaanteen muuse waayo codkaad wadani siiseenbaa kudhow kaad kulmiye siiseen

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 7 часов назад +4

    H Awal dacad nimo ayay gu codeyen Arab lkn Arab Madaxweyne MUSE wax yar ayaa u codeeyay. Xusbiga Waddani araboow mar hore ayaat ku khasaarteen oo codadki xildhibanada arab garxajis wayaa kusoo baxay. Guuuuuuul Somaliland insha Allah. Huwantu ha jabto

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 9 часов назад +4

    Adeer mujahid c iman darawal madaxad no sarantay wanu idiin codaynay adiga iyo muuse lkn hankeni wa halkiisi waxaynu jecelnay qaranimada waynu ilashanayna ❤❤❤

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 9 часов назад +6

    Awal iyo arab wa bawaer iyo siyasad iyo maanba isku xidhnaada

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 8 часов назад +3

    Masha Allah Arab iyo awal guulguul guul

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 5 часов назад

    Mansha Allah Arab waa dadkii ugu gobsan guul Arab iyo subeer awal

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 часов назад +2

    Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran

  • @NimcoNimcoacmed
    @NimcoNimcoacmed 8 часов назад +2

    Maasha aallH

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 9 часов назад +2

    Mshaa waa la is laabxaadhanyaan tolku reer Somaliland odhan ayàa guulaystay

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 6 часов назад

    Geesi mujaahid Dirawal 💪💪💪

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 часов назад +2

    Buuuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 5 часов назад

    Arabiyo Awal guulaysta oo ha ka tagina ayuubna,garxajisbaa inaga falaagoobaye.

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 9 часов назад +2

    Waa sax

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 8 часов назад +2

    Jeegaantaa labada reer way fiicantahay lkn waxad kareebteen daahir sh isaxaaq reekaasi way idinkula jireen bahasha😅😅😅😅😅😅

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 7 часов назад

    Mansha Allah cadowga Somaliland hajabo. Hore usocda

  • @BintuAbdi-r4o
    @BintuAbdi-r4o 8 часов назад

    adeer Dara walaalo inaad soo baxdo waanu jeclayn laakiin allaah ma qadarin waxaanan filayaa Inaanay Khayr kuu ahayn

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 часа назад

    Masha allaah

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 9 часов назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂xanfareesha waa markaygii 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaalaxCabdi-p4e
    @SaalaxCabdi-p4e 6 часов назад

    Arab iyo awal waa mid

  • @FadxiyaMuuse-uk2bx
    @FadxiyaMuuse-uk2bx 10 часов назад +3

    🎉

  • @suleimanabdi4437
    @suleimanabdi4437 Час назад

    Arab Wayne wake up we don’t need subeer awal.

  • @maxamedcabdiciise9602
    @maxamedcabdiciise9602 28 минут назад

    Subeer awal iyo arab oo isla dhaceydheh😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 часов назад

    Gobanimo ❤

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 8 часов назад +1

    ADKAATAY😮 HABAR AWAL IYO ARAB😮 MUCAARADAD ADAG AYAA SOO SOCOTA😮

  • @MaxamuudDiiriye-qi4lu
    @MaxamuudDiiriye-qi4lu 6 часов назад +1

    Ilamdeerayaal arabo waan idiin codeynay lkn idinku wadanibaad codkiisiiseen

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 7 часов назад

    Suldan maxamed Suldan A Suldan ABDIRAHMAAN geesi qaraan Gulayso Guuuuuuul Somaliland.
    Huwanta iyo cadawuga Somaliland ha jabo aamiin

  • @SakariyeHassan-u6d
    @SakariyeHassan-u6d 8 часов назад

    Waligiinba wad dhacaysan

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 7 часов назад +1

      ciro laangaab kamuu badiyeen ee dhab dacawaa lagu fadhiisiyey

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 7 часов назад

    What's going here?

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 9 часов назад +1

    Noolaada tuugtii shirka somaliland lagu baabiinayo cadawgeenii Djibouti iyo Somalia kaga qayb galay waa inaad dhabiga u qodaan. Waa inaad intiinaasi abaabushaan in qaran dumis kasta suuqa lagu garaaco qaddiyadii Somaliland xisbigii faqashta iyo cadawga la safnaa yaanu kursiguu xaaraanta ku fuulay ee loo sii daayay ka faa’iidaysan.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 7 часов назад +1

    ciro laangaab idinkama badayeen ee dhab dacawaa lagu fadhiisiyey

  • @nathra7351
    @nathra7351 3 часа назад

    Arap iyo awan waay iswada dhaleen waliba arab baa wada dhalan qabiilada waaweyn. Sacdmuuse waxay dhaleen. Subeerceli. Waana labadii reer ee wadanaka somaliland wada dhisay ishalah

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 2 часа назад

    Gabilay 3 cod ayuu horseed ka helay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 часов назад

    Kulmiye waa in loo dhiibo ci laahi darawal ama ina samatar si laysaga celiyo Xisbiga wadani

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 7 часов назад

    What's going on here?

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 8 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂

  • @shakumar47
    @shakumar47 4 часа назад

    Suber awal bila xulufo ma nolan karo wa xaqiq tasi

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 9 часов назад

    Vgghi

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 8 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤