"Xildhibaanada Wakiilada Shacabkaanu ku kicinaynaa hadii...."Siyaasi Obsiiye.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии • 7

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 часа назад +2

    Ku kiciya maanta way cadaysteen xukuumada aan wali ka dhaarin ee cadawga gudaha Wadani. Maanta waa maalintii shacabka codadkoidii la iibsaday dhulkooda iyo qadiyada Somaliland dhexda u xidhan lahaayeen

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 4 часа назад +1

    Shacabka Somaliland Wuu La Socdaa Xisbiga Wadani In uu Somali Weyn Uu Aamin San Yahay Tani Shacabka Somaliland Dhiig Ayuu Ku Joogaa Mana Yeelayaan Taa Weyna Fashjil mi Doontaa Waxaas Ay Qarsanayaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 часа назад +1

    KII ISCADYN JEERYE EE WECELKA AHAN YEEDH MAXABESTE HUWANTE SHURUD LAAN CIIROW SIIDA

  • @museomer9306
    @museomer9306 3 часа назад

    Xaasidnimado waa xaaraan,

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 4 часа назад +1

    ISKA. HADLOW INA IGIRJE !
    IYADAA DIRATEYE MAXAY WAX. KA. QABATAA ???
    WELI CADDUUR. DHOWDHOWDU UMA DHACSANA !!!
    DOORASHADII. LA MUSUQEY EE. LA FASAXAY BBAA TUSTEY IN TACABKII CADOWGA GASHADEY. ABAALKII. U GUDAAN !!!
    NINOWNA WIXII. LOO DHINTEY MIDHAHEEDII HA. KA. SUGIN WADANI IYO KAAH,
    IYAGOON WELI KURSI FUULIN TUBTII CADOWGU U JEEXEY WAA KUWAA CAGTA SAAREY, MIYEY KAA QARIYEEN ???
    USHA LAMAAD DHICIN MEESHEEDII.
    RAG BEY U BAAHAN TAHAY. KU. DHAC LEH !!!
    SABIIL LILLAAHIYA YAA LIIBAANEY OO U HIILINAYA. CALANKAN TOWXIID KA LEH ??? Sabiil yaaMUSLIMIIN..