- Видео 266
- Просмотров 730 225
XOGTA CUSUB MEDIA
Германия
Добавлен 20 янв 2017
XOGTA CUSUB MEDIA Waxa uu idiin soo gudbinayaa wararkii u danbeeyey, madaalo, iyo dhacdooyin xiiso leh ee ha moogaanin inaad Subscribe saarto kuna xidhnaato
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Shirqoolka Jabuuti ee Dekeda Berbera & Aqoonsiga S/land
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Shirqoolka Jabuuti ee Dekeda Berbera & Aqoonsiga S/land
#somaliland #alxaqiiqa
#somaliland #alxaqiiqa
Просмотров: 11 586
Видео
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Ka Hadlay Kulanka Shirqoolka Jabuuti & Dabinka Garaadada Sool
Просмотров 19 тыс.9 часов назад
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Ka Hadlay Kulanka Shirqoolka Jabuuti & Dabinka Garaadada Sool #somaliland #afhayeenka
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Kulanka Xirsi & Xasan Gurguurte & Shirqoola Garaadka Jidwaaq ee Sool
Просмотров 1,6 тыс.9 часов назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Kulanka Xirsi & Xasan Gurguurte & Shirqoola Garaadka Jidwaaq ee Sool #somaliland #alxaqiiqa
Warka: Xasan Sheekh oo Hawada S/land Ku Xad Gudbay| Kulan Xirsi & Geelle & Liyuu Booliskii La Laabay
Просмотров 11 тыс.9 часов назад
Warka: Xasan Sheekh oo Hawada S/land Ku Xad Gudbay| Kulan Xirsi & Geelle & Liyuu Booliskii La Laabay #somaliland #alxaqiiqa
Masuulkii ugu Shaqada Badnaa ee Muuse Biixi oo Xilkuu Ku Wareejiyey C/raxmaan Cirro
Просмотров 7 тыс.11 часов назад
Masuulkii ugu Shaqada Badnaa ee Muuse Biixi oo Xilkuu Ku Wareejiyey C/raxmaan Cirro #somaliland #alxaqiiqa
M/weyne CIRRO oo Ka Ka Hadlay Xasuuqii Dacawaley & Sida Arinta Lagu Dhamaynayo & Mawqifka Itoobiya
Просмотров 38213 часов назад
M/weyne CIRRO oo Ka Ka Hadlay Xasuuqii Dacawaley & Sida Arinta Lagu Dhamaynayo & Mawqifka Itoobiya #somaliland #afhayeenka
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Siyaasada Xukumada M/weyne Cirro & Aqoonsiga Somaliland o Halis galay
Просмотров 12 тыс.16 часов назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Marin Habowga Xukumada M/weyne Cirro & Siyaasad Xumada Dacawaley #somaliland #alxaqiiqa
Afhayeenka Sacad Muuse oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Dacawaley & Dabinka Beesha isaaq Loo Dhigay
Просмотров 4,3 тыс.16 часов назад
Afhayeenka Sacad Muuse oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Dacawaley & Dabinka Beesha isaaq Loo Dhigay #somaliland #afhayeenka
Go'aanka M/weyne Cirro ee Xasuuqa Dacawaley & Kulanka Taliye Taani & Taliyaha Ciidanka itoobiya
Просмотров 26116 часов назад
Go'aanka M/weyne Cirro ee Xauuqa Dacawaley & Kulanka Taliye Taani & Taliyaha Ciidanka itoobiya #somaliland #alxaqiiqa
Adna Aadan oo Xasuuqa Dacawaley u Soo Bandhigtay Beesha Caalamka & Baaxada Khasaaraha Dagaalka Liyuu
Просмотров 9 тыс.16 часов назад
Adna Aadan oo Xasuuqa Dacawaley u Soo Bandhigtay Beesha Caalamka & Baaxada Khasaaraha Dagaalka Liyuu #somaliland #alxaqiiqa
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Xog Cusub oo Ku Saabsan Dagaalka Dacawaley & Qorshaha Liyuu Booliska
Просмотров 12 тыс.18 часов назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Xog Cusub oo Ku Saabsan Dagaalka Dacawaley & Qorshaha Liyuu Booliska #somaliland #alxaqiiqa
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Dagaal Iclaamiyey Liyuu Booliska & Ogadeenka & Dacawaley War Cusub
Просмотров 13 тыс.21 час назад
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Dagaal Iclaamiyey Liyuu Booliska & Ogadeenka & Dacawaley War Cusub #somaliland #alxaqiiqa #afhayeenka
Wararka: Dagaalka Masar & Ethiopia| Tarxiilka Maraykanka Corneyl Tuke| Heshiiska Ankara oo Burburay
Просмотров 1 тыс.21 час назад
Wararka: Dagaalka Masar & Ethiopia| Tarxiilka Maraykanka Corneyl Tuke| Heshiiska Ankara oo Burburay Wararka: Maraykanka oo Korneyl Tuke Soo Tarxiilay|Dagaalka Ciidamada Ethiopia & Somaliya| masar itoobiya u dhaaratay #somaliland #somalia #alxaqiiqa
M/weyne Cirro oo IsmaAcil yare u Magacaabay Booskii Warancade & Cafiska ugu horeeyey 700 Maxbuus
Просмотров 1,4 тыс.День назад
M/weyne Cirro oo IsmaAcil yare u Magacaabay Booskii Warancade & Cafiska ugu horeeyey 700 Maxbuus 3#somaliland
Cusbitaalka Guud hargeysa oo War Ka Soo Saaray Labadii Qof ee Meydkooda laga Helay Gaadhiga
Просмотров 858День назад
Cusbitaalka Guud hargeysa oo War Ka Soo Saaray Labadii Qof ee Meydkooda laga Helay Gaadhiga #somaliland #alxaqiiqa
Wararka: M/weynaha Faransiiska Macron oo Taageeray Hirgalinta Heshiiska MOU-ga S/land & itoobiya
Просмотров 2,6 тыс.День назад
Wararka: M/weynaha Faransiiska Macron oo Taageeray Hirgalinta Heshiiska MOU-ga S/land & itoobiya
M/weyne Cirro oo Caqabad weyn iska hor Qaaday & Golaha Wakiilada oo Xukumadiisa u Bogay-Gud Faratoon
Просмотров 495День назад
M/weyne Cirro oo Caqabad weyn iska hor Qaaday & Golaha Wakiilada oo Xukumadiisa u Bogay-Gud Faratoon
M/weyne Cirro oo Galka Seefta Ka Saaray Amar Buuxana Siiyey Ciidamada S/land & Talada Gud M Kaahin
Просмотров 1,3 тыс.День назад
M/weyne Cirro oo Galka Seefta Ka Saaray Amar Buuxana Siiyey Ciidamada S/land & Talada Gud M Kaahin
Afhayeenka Sacad Muuse oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Dacawelay ee Beesha Arab & Liyuu Booliska-Aadan
Просмотров 6 тыс.День назад
Afhayeenka Sacad Muuse oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Dacawelay ee Beesha Arab & Liyuu Booliska-Aadan
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Dagaalka Dacawaley Liyuu Booliska & Dadka Deegaanka Cida Ka Danbeysa
Просмотров 4 тыс.День назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Dagaalka Dacawaley Liyuu Booliska & Dadka Deegaanka Cida Ka Danbeysa
Wararka: Congresska Maraykanka oo Ansixiyey Aqoonsiga S/land| MW Cirro oo Difaac Qaran Ku Dhaartay
Просмотров 14 тыс.День назад
Wararka: Congresska Maraykanka oo Ansixiyey Aqoonsiga S/land| MW Cirro oo Difaac Qaran Ku Dhaartay
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Khiyaamada Kooxaha Huwanta & Ictisaamka ee Dagaalka Ceerigaabo
Просмотров 12 тыс.День назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Khiyaamada Kooxaha Huwanta & Ictisaamka ee Dagaalka Ceerigaabo
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/land Nuux Taani oo Sheegay Cida Amarka Ciidanka Siisa & Arimo Kale
Просмотров 61714 дней назад
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/land Nuux Taani oo Sheegay Cida Amarka Ciidanka Siisa & Arimo Kale
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Fashiliyey Denbiga Liibaan Cadaala Lagu Xidhay| Dagaalka Ceerigaabo
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
Afhayeenka Beesha Sacad Muuse oo Fashiliyey Denbiga Liibaan Cadaala Lagu Xidhay| Dagaalka Ceerigaabo
Jabka Kooxaha Huwanta & Guushii Ciidanka Qaranka S/land ee Guushii Maanta| 55 Maxbuus 15 Gaadhi
Просмотров 1 тыс.14 дней назад
Jabka Kooxaha Huwanta & Guushii Ciidanka Qaranka S/land ee Guushii Maanta| 55 Maxbuus 15 Gaadhi
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Huwanta Ceerigaabo & Jawaabta Xukumada M/weyne Cirro
Просмотров 4 тыс.14 дней назад
Ibrahim Caydiid oo Fashiliyey Sirta Dagaalka Huwanta Ceerigaabo & Jawaabta Xukumada M/weyne Cirro
Wararka: Jabka Huwanta Ceerigaabo & Go'aanka M/weyne Cirro ee Dagaalka| Aqoonsiga Maraykanka S/land
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
Wararka: Jabka Huwanta Ceerigaabo & Go'aanka M/weyne Cirro ee Dagaalka| Aqoonsiga Maraykanka S/land
Afhayeenka Sacad Muuse Ka Hadlay Xukumada M/weyne Cirro & Saamiga Beesha| dagaalka Ceerigaabo-Aadan
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
Afhayeenka Sacad Muuse Ka Hadlay Xukumada M/weyne Cirro & Saamiga Beesha| dagaalka Ceerigaabo-Aadan
Golaha Wasiirada Xukumadda M/weyne Cirro oo Lagu Dhawaaqay & Xubnaha Cusub | Wasaaradaha Cusub
Просмотров 1,3 тыс.14 дней назад
Golaha Wasiirada Xukumadda M/weyne Cirro oo Lagu Dhawaaqay & Xubnaha Cusub | Wasaaradaha Cusub
Aqoonyahan Reer Gebilay ah oo M/weyne Cirro Talooyin u Soo Jeediyey- Ridwan Alkhaliij
Просмотров 1,6 тыс.14 дней назад
Aqoonyahan Reer Gebilay ah oo M/weyne Cirro Talooyin u Soo Jeediyey- Ridwan Alkhaliij
Nin riyoodey hadlaya
Dal Madax Bannaan Baan Nahey Mey Idhaahdaan Kuwan Jabuuti Jooga🎉
Shacabkaa Kaa Leh Dalka Waayo Dimuquraadiyad Ayaan Nahey❤❤
Heey Heey Fadhi Inooma Yaalo Shacabku Ha Ka Kacaan Waabba La Issa Soo Galee Waa Sidee Sidani❤❤😮😮
Waa jabiyay adaga oo qayb ka ahaa huwan oo u adeegayay aantana adigaa isaaq lugaha u qabanaya daarood qabiil na maahee waa koox u badan garxajis reer wal oo isaaqana way ku jiraan xirsi iyo ciro ayaana kow ka ah waar somaliland way ku daysay
Dagaalka Dacawalay waxa ka masuul ah siyaasada jilicsan ee Ciro oo bulaacada Jibouti u wareegay, Jibouti waxba uguma baahnin ee waxaynu u baahanahay Itoobiyada Jibouti u baahantahay.
adeer Aadan ad baan kuu saalaamay horta. si fiican ee dhagayso adigoo mahadsan. reerKuwait baan ahay,ninkan beenaale weeye ee maxamed abiib. qunsul kamuu ahayn dalka Kuwait safaarada soomaalida. safiirka wuxuu ahaa nin barwaaniya oo cad oo buuran. waa cabdil qaadir amiin sheekh. imikana muqdisho xaafad kamida buu ku nool yahay wuuna caafimaad qabaa. anigu "sacad muuse" baan ahay. laakiin maxamed abiib wixuu ka ahaa safaarada ma chirto.shaqa yar bay u dhiibeen markuu laaluush bixiyay. safaaradaas somalia ee Kuwait ku taal daarood iyo hawiye baa u talinchiray xiliguu maxamed abiib dalkaas ku noolaa. ilaa " dagaalkii "sadaam xuseen" uu dalka Kuwait kusoo qaaday kabacdi wuu choogay ina abiib dalka Kuwait. waa markii dagaalka lagasoo laabtay. mida kale, maxamed abiib waa xaqiir aan wax isku falin oo duntiisaa xun,albaabka hore ee safaaradu leedahay buu dadka kaga hor imanchiray!irida safaarada hadaad soo gaadhaba mise waaba maxamed abiib oo dhuunta kaasoo galay!! isagoo leh: soo dhowaada ,maxaan idiin qabtaa waa qusulkiiye!? waa anigii magacaygu waa maxamed abiib" adeer, ma qunsul baa sida bisad cheer u gaatamaysa iriddaama kadinka kugu sugilahaa? muu xafiiska fadhiisto haduu qunsul yahay? wuxuu rabay inuu qof kasta oo safaarada wax usoo duuntay ogaado bal muxuu safaarada ka rabaa!? faduul baa dily ninkaas gadabuursi. waxaanu u nimid safaarada xitaa qof kale baa noo qabta,oo isaga waxna kuu qabanmayo! shahaadana uma haysto siyaasad.mana yaqaan lamana kulmin "cumar carti qaalib" waa beentiis. wuxuu dadka ugu sheekeeyaa waa layla xiray ninkaas halyayga ah ee sacad muuseee "cumar carte qaalin" ! waana been cad!!! sharaf buu intaa ka raadinayaa waana hoosaasin.Kuwait buu choogay ee xaguu ku arkay cumar carte waaba yaabe!? ninkan gadabuursi reer sheekh isaxaaq ee dalka Kuwait ku nool wuu basaasichiray! intuu hoosta kaasoo galo,oo hadal kaa qaado buu dadka kugu diraa! mana taqaanid meeshay masiibadu kaaga socoto! dhibta qof reer sheekh isaxaaq ah soo gaadhay ,isagaa ka masuul ahaa . chiidh nacayb baa ka buuxa , waa cadaw ,khaayin ah sida ugaadeenkuu khiyaamada quutaa! yaaan loo naxariisan. waxaan xasuustaa dhamaadkii sideetanadii iyo dhawr iyo sagaashankii inta ka dhecaysa baan anigoo aad u yar,baa niman reer sheekh isaxaaq ah oo tiradoodu tahay 40 nin nbaa dalka Kuwait guri ku xidhnaa! nimankaas dalka sucuudiga carabta baa lagasoo uruuriyay. oo dawlada Kuwait baa gurigaas ku xidhay. nimankaas dalka sucuudiga carabta baa lagasoo dhoofiyay.oo maxamed siyaad barre baa amar ku siiyay dalalka carabta inay reer sheekh isaxaaq usoo uruuriyaan. labadayda waalid baa nimankaas u tagay oo soo booqday.waxay u baahanyihiin u gayn chiray. aad bay uga war hayeen,waxna uma qabankaraan,oo askarta Kuwait baa ilaalinaysay. aabahay wuxuu ku yiri nimankaas :"waar maxaad u malaynaysaan?" waxay ku chawaabeen:"waa nala dilayaa! oo barbara baa naloo wadaa,waana nala khaarichinayaa!" adeer,nimankaas isaaq bay wada ahaayeen,midna kama badbaadin oo maxamed siyaad barre baa xeebta barbara ku laayay! ilaahay ha u naxariisto dhamaantood. maxamed abiib wuu nibcaa nimankaas. oo dadka reer sheekh isaxaaq wuu ka ilaalinchiray inay ogaadaan nimankaas guriga ku xiran. wuxuu ka dagaalamayay in la caawiyo,ama wax raashina loo geeyo iyo dhar iyo saabuunta chidhka! wuuna ku faraxsanaa in la dilidoono dhamaantood nimankaas. masaakiintaa! dalalka khaliijka carabta buu intuu ina abiibku u dhoofo buu soomaalida ku dhiiri galinchiray in lasoo qabqabto reer sheekh isaxaaq. xittaa tolkiisa gadabuursiga iyo gabooyaha intooda xun buu ku balaminchiray inay basaasaan haldoorka reer sheekh isaxaaq! intaa in lamida waa "40 nin oo reer sheekh isaxaaq ah" baa dalka "qadar" ee caasimadooda tahay dooxa,baa la keenay,iyagana dalka sucuudiga baa soo uruuriyay! barbara baa lagu dilay!rasaas bay la dhaceen markay chir dileen oy gacanta ka macsadeen. nimankaas sheekadooda markaan soo xasuusto calooshaa i damqata oo waan ilmeeyaa adeer! 40 kii ninba guri baa lagu xirichiray ilaa inta laga dhoofinayo. soomaali oo dhan waa ii cadaw . midkalaa chirta.maxamed abiib gabdho subeer awal ah buu damcay inuu mid ka guursado,isagoo iska dhigaya inuu ina checelyahay! ama walaalkeen yahay. way ku diideen guurka gabdhihii dalka ku dhashay ee jaamadaca Kuwait kasoo baxay. maxuu bilaabay inuu sameeyo bay kula tahay adeer!? safiirka buu ka dhaadhiciyay inuu baasaboorada ka iibiyo dad u dhashay dalka "falstiin" iyo kuwa layiraahdo "biduun" oo micnuhu yahay kuwa aan waxba lahayn. waa dad carab ah oo daka Kuwait ku wada dhashay badankood,aabayaashoodna ilaa 1930 bay choogeen, marka dawlada Kuwait uu ingiriisku shidaalka ka helay ,baa xuxuuda lasoo xiray oo 3 cheer tira koob dadka loo sameeyay. dhalasho baa lawada siiyay wixii bashar ahaa ee dalka ku noolaa meeshuu doono hakasoo cheedee. adeeraday baaba kamid ahaa kuwii dhalashada qaatay. laakiin sadexdii tirakoob kabacdi dadkii dalka yimid ee baasabuuradooda qarsaday si loo siiyo dhalasho baa la yiraahdaa "buduun ama biduun" waa biduun jinshiyad. baasabuurada waxaa lasiiay oo kale yamani iyo xabashi iyo elatari iyo waxaan la garanayn. muxuu sidaas u samaynayaa bay kula tahay? ardayda jaamacada gala waxay u badnaayeen waligoodba gabdhaha. waa gabdhaha iyo wiilashaba halagu ciriiriyo jaamacada.oo arday baasabuur soomaali haysta ,jinsiyado kale kasoo cheeda , oo waliba imtixaanka dugsiga sare waraaqihiisa iib ku helikara , waraaqaha imtixaanada oo dhan waxaa qora ,gacantana ku haya niman dalka masar kasoo cheeda, soomaalida aaad bay u necebyihiin,oo waxay oranchireen,maxamed siyaad barre baa rubuc milyan masriya diiday inay dalkiina soomaalia u shaqa tagaan! mar hadaadba soomaali tahay ,iibna xittaa ku helimaysid waraaqaha imtixaanka. markaa dad noocaasa buu maxamed abiibku u bisleeyay jaamacad iyo machad bilaasha. dalka gudihiisa haday ka waayaan jaamacad ,waa inay dalaka cadaanka wax u doontaan oy kharash badan bixiyaan dadkaas baasabooradeena la siiyay! markaa kharash badan baa u badbaaday. ninkaas xun sababtiisa baa kuraasta jaamacada iyo machadka nalooga buuxiyay! waa ha uga hormaraan kuraasta jaamacadaiyo machadka tadbiiqiga!! jaamacada 15 qof bay dawlada Kuwait siisay soomaalida,machadka tadbiiqigana "al machad al tadbiiqi" layiraahdana 30 qof baa loo ogolaa soomaalida. hadhow jaamacada bay u wareegikaraan laba sano kabacdi,waa qofkii raba inuu jaamacada u wareego ,kaan rabin machadka buu ka dhamays tiran wax barashadiisa. hadaba marka dad kale dhalasho soomali la siiyay maxaa dhaxay? maxy noqotay sheekadu? afka waxaa waalidka loga sheegaa in 5 qof jaamacada loo ogolyahay ,machadnana 10 qof. inta kale dadkaas aan soomaalida ahayn baa laga iibiyay! oo waxbarasho ku helay bilaasha. hadaba 5 qof ee ugu daraja saraysa baa jaamacada galichiray oo taa waanu helnay ,haba yareeyaan tiradee,laakiin machadka qof soomaaliya oo lacag badan bixin ilmihiisu ma helichirin!oo lamagalinchirin! isaaqa kale dhamaantood xittaa lacagtooda iyagoo lasoo taagan baa loo diiday inay machadka ubadkoodu ay galaan!!!isaaq marka layiraahdo garxachis kaliya baa laga iibinchiray kuraasta machadka tadbiiqiga. oo darood baanu nahay iyo ugaadeen baanu nahay baa lagu soo dhoweeyay garxachis, garxachisku waa laba wachilayaal waligoodba. ninku waa nin sidaas ah aad la dhaqmaysaan horta. waa bashaar al asad oo kale.
Illaxii bhanuleynahay Ibrahimo inaadeer, Somaliland Alla ujooga ☝🏾
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ibraahim runbaad sheegtay waxan ku leeyahay halka ka siiwad halganka
Dekedan waxa haysta DP world jabuti maba xidhi karto.
☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️
Asc. Dauwladeen. Yaan. La. Odhan. Waa. Ictisaam. Xirsi. Ciro. Wadani. Madaxtooyada. Waa. Ineynu. Ka. Soo. Jiidno. Cashuurteena. Isagoo. Cunaya. İyuu. Ina. Basaasayaa. Kac. Kaca. Kaca. Iyaga. Waa. In. Laga. Tashaluso. Jabuuti. Waa. Cadoga. Umada. Reer. Soomaaliland. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc. Inaadeer. Walaahi. Inaney. Dhacey. Madaxtooyada. Waa. Ineynu. Galo. Wadani. Huwan. Waa. Ineynu. Ka. Gilgilano. Caruurteena. Umada. Reer. Soomaaliland. Kaca. Kaca.
War ka kacaa fadhiiga reer soomaaliland waa laydin ku soo duulaay oo walaahay kac kac kac hadaal maa yaale
Wasida wadani huwan iyo ictisaam argagixiso waa in aan cadawga ka qabana dalka jabuuti waa cadawga somaalilnd in ay barbari xidhanto ayey ka shaqeynayaan wadani huwan argagixiso itobiyana colaad bey no galinayaan dawlad ma jirte dalka hala difaaco
🎉🎉masha alaah ibraahin caydiid geesi qaran aloow ku xafid amiin
Somaliland yay ayaa qabsatay alaha u naxariisto xisbiga wadani waa cadawga somaliland alaha haligo
Markhaati nool oo hadlaya oon cidi dhegaysanayn weeye aynu eegno
Gesi gesi dhalay Alle ha u gargaro Somaliland
Horta waa su aal ee kan maxaa ka qaldan war dalka madax baanu udhiibaney adiga maxaa ku haya waxaad sheegey so waa been dadka ha waalin
Waxaasi ma dhici karto,mana xidhi karaan,xirsina waa ba,ay shacabkii baa sugaya,Madaxweynaha Ciro Jawaab baa laga Rabaa iyo shir-Jaraaid,ilaahay baa ka weyn kuwa fidnada wada oo dhan meel kasta iyo dhinac kastaba
Beentaa weeye trafigura 2sano dalka shidaal may keenin, intay joogtayna litir kamay iibin itoobiya
Heegooy beenta iskadaaya.
Hooyadaadii qadaadwaynta ahayd was
Somalilander odan wa inay dila hersi iyo ashabti
arintani wax inagu cusub maha ilahay ayaynu khayr kabaryayna qofkii wadankiisa khayimna wa ehelu nar
Hersi uskag you guy have to dila walaahi
Kani naf baa haysa darood bay nafi ka haysaa
Wa runta sharif wa iininu kakacana faadiga uu aanu dafacna dulka❤❤❤❤❤❤❤
Cirro bururuq uhurda
Xirsi qorta kachara.
Ummad wada wariye ah iyo ummad wada siyaasi ah halkey gaari doontaa tolow? Allaw sahal amuurah garan maayo meesha ay somali saldhigan doonta mise waxaan noqonay ummad sixran.
Ummad wada wariye ah iyo ummad wada siyaasi ah halkey gaari doontaa tolow? Allaw sahal amuurah garan maayo meesha ay somali saldhigan doonta mise waxaan noqonay ummad sixran.
😂😂😂😂 xaar caydiid oo ku Hadlaya magacayagii Habar awal iyo 😂😂😂 waar garxajisow naga qabsada nin kan xaar caydiid xaar caydiid beenale
😂😂😂😂 xaar caydiid Afyeen ka habar awal, Hooyada siilka ka was, Waar Hadii aynu nahay sacad muuse nin kan xaar caydiid ma Afhayeen keeniiba,
Doqonyow doqonimada umada kala fadhiso nin aanad kabihisa gaadhayn ayaad ka daba ooyaysaa
@fardusaw9688 kkkk haku waso sidii xaarmooge
Waxaasi haddii ay run yihiin Garxajis wey fashimeen ee oo Madaxweyne liido ayey keeneen.
Cirs waxan leyahay mroora dilaci siranyo bal an eegno jawabta uu ka heloWaa ino guul iyo sanadka cusub
Toosa snm xafiska soyaal ba dayac sameyey xirsiba manta ma hadleen ee hala dabaqabateyo dalka oo cidwal oo hantideed ina siso lihiba haweydo
Mahadhi hadal laysyaadhahdaye halo dareero dagalka oo daqudada ka sifeeya
Waxa lehay dhaman barlamanka iyo wadaniba dagal ha lagu qaado oo a lasifaynaya bal aynu argno wax uu helo xirsi badyo gaab
Itixaad alshabab oo lamagac baxay Ictisaam ka maga qabiilka iskugu bahaystay in Somaliland xasuuqii ugu wayna e SNM ka hortagtay.Waxa Umada dhasha SNM cad in cadawgii hore inoo xasuqay ay manta cidhifyada inaga daganyihin .Cadawga Wadani Mafiya ayaa gudaha inaga dhagraya .Somaliland .Gobaladii Bariga Somaliland H j iyo H yonis ayaa so gubtay .cadawga Somaliland e Madaxtoyada Inoo fadhiya waxay bilabeen in Suber Awal dhulkoda la waregaan.Hadaba Subeer Awalaw idinka ayaa la idinku socdaa cadawga kowaadna waa labada ictisaam ee gobalkii sanaag leh Harti ha dhaxasho galbeedkiina cagjar xidhiidhka la samaystay
Dhaman waxaynu halgan qadhadh
Reer ki sacaad muse washeey ma taasad keenteen waa beentini ad lahaydeen qaraan dumiis iyo cadowga guudaha heego waa la idiinbarteey maxaad ku tabacdeey 😂😂😂😂
Yes you right bro
Yes you with bro
Madax weyne ,haddaad hadli weydo.noo khuuri meysid ee waa lagaa hadal siin.
Waar orodoo furinta tag halkan haka niiclayne.
Macaac
Xirsi waxjiraba maahee waa ibleys maba ah insi waa khaayin cinnabar ma rabo somaliland marabo isaaq marabo wuxuu rabo la garan maayo. Horta ninku Waa alshabaab sidaa haloo ogaado xirsi ilaahay haka qabto somaliland ishalah
Cirro, xirsi iyo waddani wadanka malaha iyagu ummad baa leeh wixi wadanka utaan aah Hadi aay kasheeqyn wayaan ummadu weey kicii donta xukuunkana waay katudhi donta qudhunkaas waddani waa lagukhaltameey
Nacdal in uu yahay xirsi marka maxalo eganaya