WALLE WAA YAAB HOOXDA BUURTA EE GARXAJISKA SHEEGATA WAA HUBAAL IN XIRSI-HABAAR SIXRAY OO LOOGAMA HORAYN MAALINTUU U GALAY WAAR MAGACAYAGII IYO KII DÀWLADNIMOBA WAA DILEEN QUR'AAN SAAR HA LOO SAMEEYO
Somaliland Wadani baa Qaybiyay oo Cadow la saftay. Walaahi in Wadani oo Qaranka ku Ciyaaray oo jabiyay taladiisa waxba laga waydiinayn maanta oo aad Cadow la soo safateen
Subxaanallah. La xawla walaa quwati ilaa bilaah. Ex wasiir Duur kuwa aan ugu jecelahay ayuu ahaa ! Waa yaab sida uu u hadley maanta.. Allah Somaliland ha xafido
Nabada muse ha la waydiiyo, yaanay jaahilnimo iyo qabiil ku qaadin. Ninka cidinka ka soo cararay welina maxaabiistiisii war u hayn . Taariikh baa meel muuse ugu qoron. Ah qaran jebis
Run muu sheegina wuu u qushuucsanaa wixii tolkii gacsnlibaax ka sameeyeen inamadii uu masuulka ka ahaa wasiirkii arimaha gudaha markuu ahaa baa jidka loo galay oo madaxa maydkoodii layskaga taagay hadaanu ku raacsanayn muxuu uga hadli waayay sanadkaa dhan
S. Land cadaw Kale male aan Heego Iyo Muse Ciil qabe Wallee Inanay cadaw kale lahayn kuwa dalkii iyo dadkiiba baabiiyay EE boobay aya cadaw uah s.land😅😊😮😮
CIDA LUGATA QABATAY WALAGARANAYA WADANI BASASIN BUURATA RAGA LAGU LAYAY MARKA DUURAW WAXA KU FIICAN INAD DUB UGA BAXADID HUUWANTAN WADANI E SHADHAKA GARXAJIS XAJIINTA MARMARINAYA)) WAXAY MARAYAN ANAGA WA MARAKAYAGII GUU L IYO GUUL DARO DAGALBANU DHIGAYNA ADEER DAB SOHINDHISA
Duuroow ma tihid magacii wa duur ee waxaad duurka dadka muda.halis wadani ka weyni ma jirto.reer kursi u waashay baad tihiin.xoogiyo ceebayn ku helimaysaan.cagta dhigo wax ku hadli meyside.buus,ban iyo kir lagu yidhi.
Wasiir Duur, Cali warancade, Faysal Caliwaraabe ,DR Gaboose iyo Axmed Ismaaciil Samatar wadanka midkood ha loo dhiibo hadii larabo in Aan kala badbaadno Somaliland na ay soo ceshato sharaftiidii iyo dalkeedii oo mid ah Xoog iyo xeeladba.
Maskax yare malay cadowga Debeda maanka laga doorshe, maxasd la qaylinaysaa sidii eyga, na waxaad uska dhisaysaa BOQORKA, odey ciidanka kuwii jebiyey ataad ka mid tahay e waxba haya jilulayn kiiska waad ku jirtaaye
❤❤❤run badan buu shegay waa geesi lakiin durow reer wadanina runta usheeg iyagana ❤❤love duur ❤
Iimaan laawe nabadu adiga ayay ku eeday waxad sheegayso adiga ilahay ha kugu eekaysiiyo 7sono muuse biixi cabid ku bisharayso guuul guul guul guul
Cadawga sland waa xisbiga wadani oo ah xisbiga dhabar jabinta ku noqday ciidanka qaranka
Mudane madaxwen muuse biixi cabdi xildiid ilahay haku xafido keep going
Wadani ayaa Qaranka Jabiyay. Milyan Jeer Cadaabta ha ku Gubtaan.
Kulmiye waydii Somaliland iyo odayadan asaasqa ah ee hungurigu qaaday. Midnimadii bay qabyaalad iyo hi guri ku burburiyeen😢
Mundane muuse cabdi xildiid madaxwaynaha qaranka sland guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faashiliin saaqiday Weeye qudhmiye Iyo Heego way saaqideen hooganki dalka waa qasab Lagu badlaa qudhmiye Badalooo qudhmiye 😂😆😂
Waa in qaranimada sland laga bad baadiyo Ciro iyo xisbigiisa
Waliba Duur wuu isla saxan yahay. Sidaa Mucaarid laguma noqon karo. Balaayo sheeg. Xawayaan doonaya in uu dalka Af-Duubo.
WALLE WAA YAAB HOOXDA BUURTA EE
GARXAJISKA SHEEGATA
WAA HUBAAL IN XIRSI-HABAAR SIXRAY
OO LOOGAMA HORAYN
MAALINTUU U GALAY
WAAR MAGACAYAGII
IYO KII DÀWLADNIMOBA WAA DILEEN QUR'AAN SAAR HA LOO SAMEEYO
Somaliland Wadani baa Qaybiyay oo Cadow la saftay. Walaahi in Wadani oo Qaranka ku Ciyaaray oo jabiyay taladiisa waxba laga waydiinayn maanta oo aad Cadow la soo safateen
War adeerkaa way dii. Wadani ma haysto, ciidanka,madaxwayninmo, arimaha gudaha .
Wadanka ma wadani ayaa xukumayay mise qudhmiye
Qarnka waxaa ku soo Duulay Huwan. Muxuu Wadani ka taray??? Kii wax Qancin lahaa adiguu ahaa ee halkeed martay. Xawayaan.
ADAA LAGUU TIRINSYAA WAXAAS OO JAB AH OO HUWENTA LA SOCDA TUUG CIRO WADADA
Subxaanallah. La xawla walaa quwati ilaa bilaah. Ex wasiir Duur kuwa aan ugu jecelahay ayuu ahaa ! Waa yaab sida uu u hadley maanta.. Allah Somaliland ha xafido
Gacanlibaax ciidankay jidka u galeen reerkiisu ee maydkoodii madaxa iskaga taageen isagoo ka hadlay miyaad aragteen sabadkaa dhan xaguu Ku maqnaa
Duur waa halyeey iyo nin karmeed damiir kujiro iyo jacayl qaranka.
Duuroow Nabadii tolkaa weydii
Nabada muse ha la waydiiyo, yaanay jaahilnimo iyo qabiil ku qaadin. Ninka cidinka ka soo cararay welina maxaabiistiisii war u hayn . Taariikh baa meel muuse ugu qoron. Ah qaran jebis
Wlaahi waan qiirooday anoo ahaa kulmiye lkn hadalkaa duur wuu isaameeyay sacadaa laga bilaabo isbadal doonbaan ahay
Mashallah guul waddani
Walaahi xaalad adag baa dalka jirta dalku jar buu saaran yahay qofka caqliga lihii wuu arkaa hadaan muuse laga tashan soomaaliland oo burburtay baydun sugi oo meel wax laga qabta jirin .
Duur ilaahay debi dhaaf wayn waydiiso.
Runta.waxasheega.duur.ilaamarkuu.wasiirka.ahaa.hadalkiisu.uucadaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Run muu sheegina wuu u qushuucsanaa wixii tolkii gacsnlibaax ka sameeyeen inamadii uu masuulka ka ahaa wasiirkii arimaha gudaha markuu ahaa baa jidka loo galay oo madaxa maydkoodii layskaga taagay hadaanu ku raacsanayn muxuu uga hadli waayay sanadkaa dhan
KHAAYIMIIN MAGACII GARXAJIS SHARAFTUU LAHAA DHULKA GELISEY WAA GUDCUR-GUDE IYO SHAAQIYADIISA LEEF-LEEFKA U WAASHEY !!!!
Somaliland yaa baa hi iyey adeerkaa. Garxajis waad ku khafiifteene dalka 30 sano ayaad haysateen, qabiil iyo qudhun iyo ciidankii oo aad jebiseen mooyaane maxaad keenteen.
MashAllah waa nin Caqli Badan
@@abdullahhassan2940
Waar waxba aqli ma hayo cuduur muse bixi ayaa ku jira
CIRO OO HUWEN AH BAAD U JAANTUMAYSAA
Muse aftaag maxasd ku haysataa tolkaa buu kugu diray, wadankii buu kala qaybiyeye, ragaagii buu ka soo cararay. Wuxuu muse iyo xukuumadiisa ku sameeysay Somaliland 30 sano oo danbe ka soo waaqsan mayso. Jaahiliin qabyaaladi derdertay oo tii ilaahay iyo xaqii iska soon indha tiraya a ayaad wada noqoteen.
Wax dadnimo iyo wadan nimo ahi idinkuma jirto.
Duurow boqorku boqorkaad mooddey maaha ee hakuxiiqin.
Alleylehe ILLAHAY baa ina diley run kumaad hadal. nabadi waa taa kuu saamaxday inaad halkaa ka nacnacleyso.
Adiga iyo reerkiina ayaa wadanka walaaqay oo meesha adag eed sheegayso gaadhsiiyey.
Xaaax beensle
Masha alah umada Haka wada dhigo sidaa duur
Wadani iyo Ciro waxay la Safteen Cadowga Somaliland. Way diideen in ay noq daan Xisbi Qaran oo Dadka iyo Dalka u daacada. Somalilander ahaan waanu ognay Cadowga Dalka iyo nasteexa Dalka iyo Dadka. Wadani Cod uma hayno doorkan. UCID iyo Kulmiye ayaanu kala dooranaynaa. Ciro haysa soo saxo.
S. Land cadaw Kale male aan Heego Iyo Muse Ciil qabe Wallee Inanay cadaw kale lahayn kuwa dalkii iyo dadkiiba baabiiyay EE boobay aya cadaw uah s.land😅😊😮😮
Dat is Hero Somaliland Mr Duuuureeeer
Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland viiva viiva somaliland
Dadkan meesha ka cabaadaya qabiil ayaa indho xidhay muuzena waa balo alle nooso diray alle hanaga qabto
JOOJI ADIGU ISWEYDIIII
Ciyaalo
Suuqa
Waxaba
Laga dhagaysan maayo
Garxajis isag ayaa ka danbeeyay
Duur wuu duur-xulay runtii. Waa rijaal hadal yaqaan ah.
Muse geesi qaran Guul somaliland
Wasiir.duur.baa.uqalma.inboqor.loocalee mo.saaro..siyaasad.dacawo.khayrmale
Waxaan islahaa Kani qabyaalada ma yaqaanshow mid cilmiyeysan buu yaqaan.
Xaalku wuxuu maraya nin waalan tolkiina ma miyir qabo.
Wllahy Aragti Liidata aya kaa muqata adiga oo mangabnimo ah
@@maxamedyuusuf6593 ninka qabyaaladaysan ayaa ragtime xoogvroon leh
@@maxamedyuusuf6593 waat wadanka iyo shacabkan jilicsan ee loosoo tashaday qabyaalada ka daaya oo shacabka mideeya.hadii kale waxaad arki iyadoo dhulkana lagaa qaaday laguna gumaystay
Duurow si gobanimo leh ayaad u Hadshay Maasha Allaah.
Beeeeeenaaaale
XALKU WAA XISBIGA WADANI DHIBKA INA HAYSTAANA WAA MUUSE DUBJIR
JABKAA SOMALILAND WAA MUSE BIIXI IYO TAANI IYO KAAHIN
DUUROW MA DAD HADA SOO SHASHAY OO CUSUB AYAAD LA HADLAYSAA
Beenle beenle dhalay tuug tuug dhalay yusra harti waa taason laskaga jimaciin xaarka xajiso
Nabada ciro waydii
There is no enemy bigger than wadani for somaliland
❤❤❤❤❤
Bugumaroon ayaa kaga bahan odaynimp hlkii aw maxed ciise
Ilahow noi gargargaar
Maqaaxida faysal haloo dhiibo 2 ninee meesha isku haysta wadanka halaga qabto hadii kale ninkii naf isbeera haysta hala arkee haloo kala boxo
Doorasho xalaala oo xiligeeda kudhacda uun baa inakala saaraysa cid xil bilaash loo siinayaa majirto.
CIDA LUGATA
QABATAY
WALAGARANAYA
WADANI
BASASIN
BUURATA
RAGA LAGU LAYAY
MARKA
DUURAW
WAXA KU
FIICAN
INAD
DUB UGA BAXADID
HUUWANTAN
WADANI
E SHADHAKA
GARXAJIS
XAJIINTA
MARMARINAYA))
WAXAY
MARAYAN
ANAGA
WA MARAKAYAGII
GUU L IYO
GUUL
DARO
DAGALBANU
DHIGAYNA
ADEER
DAB SOHINDHISA
Nindalka daacad U ah baad mooddaa siyaasiga isaaq waa khaayinul wadan.
Komantiga.hadaad.ufiirsatan.?????.waxa.igayaabiyay.runta.hadiilasheego.dad.caydha.ahaanjiraybaa.cidiyo.kudagaalamaya.had.iyo.jeetaalena.waa.caykaa.
Hadalyaqaan weeye
Duuroow ma tihid magacii wa duur ee waxaad duurka dadka muda.halis wadani ka weyni ma jirto.reer kursi u waashay baad tihiin.xoogiyo ceebayn ku helimaysaan.cagta dhigo wax ku hadli meyside.buus,ban iyo kir lagu yidhi.
Hablo badan baad lakortey 😂😂
Wahba somaliland maay citrine waa barwaaqo roobab inno daay malmou kaa daraan ba noo so maraay Ivanka dajiya guul Somaliland
Wadani weydii waxa dalka gaadhay...
CADOWGA SOMALILAND WAA HABARYOONIS
Cadawga Somaliland waa Muuse iyo Heego habar awal waa reer sharaf leh naagow.
CBB. NIICDA GUDAA IYO CADAWGA GUDAA WAAR SOMALILAND. HAGAAJISTA MUUSE IYO CIRO. HAYNAGU WAREERININA. HAREERAA EEGA.
midwalba imikuu afka soo kala qaadayaa!
waar afka boodhka ka qarso.
WAA BEENTA
Dubrow ada jabiyey ciidanka qaranka oo ku laayey buurta gacan libaax.
Dubrow beenbaa dadka u sheegayaa dhibaato aan adiga ahayn ma jirto.
dalka burburka idinka uhorseeday markad buuraha fuushen
Danta dalka haloo wada midoobo
Somaliland runta isskuma dhegaan, ilaahay kama qabaan. Ilaahay haydiin gargaaro. Wadankii qabyaalad baad ku baabi iseen.
Ilhayow u gargaar somaliland
Duurow mahaan cuuna 😂😂😂
Waaryaa shaw ninka Duur la yidhaa waa mid iska ciya sida adhiga.
Idinkaa ka danbeeyay somaliland jabka ee xejista
waar waa isgu HARTI WAA BEEBTII WUXUU AKHRIYAYAA KALABKANI MIYAYNA YUSRA HARTI SHEEGAN????oo aanay huwanta la walaaloobin GARXAJIS
Kaama yeelayan duurow waxaad sheegaysid been bay isugu sheekeyan xaqiiqdana ma wajahan
Buurta fuul ma carruur ayaad u sheekaynaysaa?
Duurow yaa buurta fuulay yaa ciidanka dhabar jabiyey yaa dhalinyaradii ciudanka laayey soo tolkaa maaha maxaad taas uga hadli waday oo aad isu qaban waydeen
dagaalkuna waxdhicikara weyi garxajis mawaxunaleyahay dagalmadhicikaro muxu udhacay qadarka waykabodsan yihiin qadarta miyaykasohor jeedan
Wasiir Duur, Cali warancade, Faysal Caliwaraabe ,DR Gaboose iyo Axmed Ismaaciil Samatar wadanka midkood ha loo dhiibo hadii larabo in Aan kala badbaadno Somaliland na ay soo ceshato sharaftiidii iyo dalkeedii oo mid ah Xoog iyo xeeladba.
HAYGU TUMIN DAASADAHA MADHAN LAYSUMA JOOJINAYEE INTA DARAN EED KU HANJABEYSO SOO DAA, HA LA ARKO CIDDA KUU DIDDA E.
CIRRO Ô LEEF-LEEF HUWAN DARTIIS HANKIISU NOQDEY MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED, WELIGII MA FÛLAYO KURSIGA UGU SQREEYA !!!
XAASHA LILAAH !!! GARXAJIS HA KU USGAGEYNINA CIRRO CIIR, MID DHAAMA KEENA, CAFKIINANA QAADA !!!!
WAAARKAYAGII, AXDI QARAMEED IYO DISTUUR MIDNAVLQGUMA DHIGIN, CALANKA TOWXIIDKA, NIN AQMINSQN MOOYEE CIRRO IYO HUWAN KAKAAL MA HAWEYSAN KARO HOGAANKA S.LAND
kkkkkk
Maskax yare malay cadowga Debeda maanka laga doorshe, maxasd la qaylinaysaa sidii eyga, na waxaad uska dhisaysaa BOQORKA, odey ciidanka kuwii jebiyey ataad ka mid tahay e waxba haya jilulayn kiiska waad ku jirtaaye
Waar maanafaq baad tahay xil waaye. wadanka waa la ictraafayaa oo waad ogtahaye waa maxay balaayadan aad ka sheekaynasaa.
7 sano dab ayaad la daba joogteen maxaad eeda ee ku cananaysan muuse haad cod rabtaan cabdilaahi dahab soo sharaxa tolkayaw
beenale beenta jooji tuug tuig beenale