30% Kaah ku yeelan doonta Xukuumadda Cirro, haddii uu guullaysto qaabkee noqonayaa ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии • 151

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman Месяц назад +7

    Khaayin,,, fursad iyo chance ayuu
    Raadinayaa

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 Месяц назад +7

    This shows how selfish these politicians are. They don't care for the people they represent but how to fill their pockets. Mr. Qabo is one of those. He is supposed to support someone from his neighbor Mr. Abdullah Darwal instead of dividing the community.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад +19

    Kaah waa soo baxaysaa, Cirrona waa nin fican maaha nin looga baqayo balanfur guul kaah ❤

  • @aminamahamoud4645
    @aminamahamoud4645 Месяц назад +6

    Xoolo laboobo ayaa rabteen sidii dawladii siilaayo ee laboobay waar waa layskaga daba iman ee waainoo sanadka cusub insha allah

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 Месяц назад +13

    Muusaa soo noqonaya shanta soo socda iyo sadex abaal marin ah kaahin baa ku xiga oo inoo haynaya insha Allah

    • @4E_Official
      @4E_Official Месяц назад +3

      Maalin cad baad riyooneysaa.!

    • @mohamedyussuf9079
      @mohamedyussuf9079 Месяц назад +1

      ​@4E_Official adiga ayaa riyo weyn ku jiraa 😂😂😂 . See you after 13th of November insha allah

    • @WaraabeTuur
      @WaraabeTuur Месяц назад +1

      ​@@mohamedyussuf9079arab iyo suber awall xxageed kamari doontan ?i-en samaroon kedibay wadataye😂

    • @HodanYusuf-w2x
      @HodanYusuf-w2x Месяц назад

      Never

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 Месяц назад

      After kaahina samaale udhiib hadiipa aad cid waxsaarikarto

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад +3

    KULMIYE laga baqay is-bahaysigu waxa uu muujinayaa baqdin

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 Месяц назад +2

    Ala kan waxaan moodayey Idi Amiin ilaa aan arkay isagoo Af Somali ku hadlaaya .

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад +1

    Kaaho waxay donaysaa %30 xoolaha umada, intii hore er ay dhacdayna Lama waydiin..Yaaaab

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman Месяц назад +1

    Magac anaa bixiyay miciin mood
    ,isagaa afkudhiigle

  • @axmedmawliid2386
    @axmedmawliid2386 Месяц назад +1

    Qabyotire waa nin adag waxtar leh run sheega ❤❤

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 Месяц назад +1

    Qabyo tire waa codeeyey runta xisbiga wadani taageerayaashiisu uma codayn doonaan ururka kaah ́ee taageerayaasha ururka kaah ayaa u codaynaya wadani

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Месяц назад

    mahadsanid hogamiye
    tolkay arab wayne waxan ugu baqaya 2 labadan nin aynu kaka rebno ki laynaga ibsansyana ayno somalilaand kaiibino! kakalana aynu sifican uqan cino!
    casharadi ina somaray miya ilawden & wixi aynu kadhaxal nay
    bisayl siyasaded inagama muqdo

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Месяц назад +3

    Tuugtii ictisaam Allahayow naga qabo.

  • @Faatihahmed
    @Faatihahmed Месяц назад +1

    Wariyaha qabiilkiisa ayuu cadeeyay (habar jeclo)

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Месяц назад +4

    Waxaad ahayd saaqid ama damiin aan fahmadiisu fiicnayn, oo maskaxda ka qabyo ah, waana wax laguu yidhaahdo qabyo, waayo wax lamaydi wadaagteen xisbi la shaqeeysta huwanta oo marba buur fuulaya, dalka iyo dadkba jebiyey.

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Месяц назад +1

      Jiiji.saacad muuse nimadaa😂😂.julmiyee down

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 Месяц назад +1

      Manamaqli mahuwan aan qudhmiye ahynba jirys adr reerkina de cod ķamarabo huwantaana naga ka xigta anaga kuleh uuuaaa huwan

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh Месяц назад +2

    Tuugtii uu wax lacuni jiray buu rabaa, yaahuu

  • @CisiMaxamuud-v3c
    @CisiMaxamuud-v3c Месяц назад +4

    Bari ayuun buu ciro cayi doonaa calooshisa u shaqayste

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 Месяц назад +3

    Qabyotiire Muuse biixi waxay isku dhaceen marku wasiir ka dhiigii wayeey ayuu ka booday isku dhac kaleena ma jiro wuxuu dhiibato u yaqaana marku wax waayo

  • @danjire7605
    @danjire7605 Месяц назад +2

    Cabdiraxmaan wuxuu hore ula heshiiyey Cabdiqaadir Jirde oo uu dadka reer hawd hortooda ka balanqaaday balse aanay ilaa imika waxba ka fulin.

    • @shire-zj3pn
      @shire-zj3pn Месяц назад +2

      Beentu ma fiicna. Cabdiqaadir Jirde isagaa iska diidey oo Xirsi u banneeyay afkiisaanu ka sheegay.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад +1

      @@danjire7605
      Arab iyaga aya iska diday hoganka xisbiga Waddani iin ay yeeshaan!!
      Tiyo Muse shani been ugu shegay iin uu xisbi uso sari dono dirawal !
      Roob galbeed ayay run modern.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Месяц назад +1

    Qaabyo iyo Kaah fiikirkeeda siyaasadeed waa mid hooseeya,siyasad xuun, tolow isma dhegeytaan miyaa,hal ariina oo lagudoorto halkan kama odhaan,qabyo iyo ina xaashii waxay dalkaan keenen xisbiigii ugu aragtiida gaabna,cadawgii daalka ee huwan tageeray taana mawqiifka dhiigtay,S/L🇭🇺,kaso horjeeda,amniigeeda iyo dawladnimadeeda,iictii-saam
    Huwan-darood ,wadni isticmaashay, dhaliintu aragtaay inaay cadow xuun ku yihiin dalkooda,H-J kala qaayab-qaaybiyey,aanla aarkii kariin,masiidaasad ,xiilku hayseey ,M-qaran kuraabta Qaabyo?

  • @alimahamed9612
    @alimahamed9612 Месяц назад +1

    Qabyatire rageedii run ahaantii nin hadal yaqaan ah

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi Месяц назад +1

    Kaah wuu soo bixi doona❤

  • @khalidabdirahmanofficial4050
    @khalidabdirahmanofficial4050 Месяц назад +2

    Waa wasiir doon ee isbadel doon maaha

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Xirsi mooyee ma cidkalaa jirta jirta la iibiyo zxb🎉

  • @KhuludAbdiGarwo
    @KhuludAbdiGarwo Месяц назад

    Isagu inta leeg o wadanka Inbadan kaso shaqeyay sida u sheegay hadan qabyalad anagu hebal aha ban raba wan ka xumahy wlhi caqliyada o kle inuu waliba o yidha madaxweyne doonya

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o Месяц назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waxa dhegeheena ju batay Bolaal Arday ah ayaa ka soo baxa Jaamacada Somaliland….Laakiin waxa yaab leh Afar Siyaasi ayaa ilaanta ina hortaagen oo Dadoodu 65 ilaa 75 + Dhalinyaraddii meeday ka soo baxday Jaamacadaha???????
    Waa Khayran katiiran

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Месяц назад +7

    ***Arab*** viva Horseed

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Месяц назад +1

      Not for arab but it is big solution for entire somaliland

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Месяц назад

      Horseed is the best solution of somaliland poeple bcse abdilahi dirawal is one of the best leader due to his experiances and his leadership

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Месяц назад +1

    Wlhy waa hadal yaqaan cajiiba

  • @mahadabdillahi4264
    @mahadabdillahi4264 Месяц назад +2

    Muuse in uu dhaco ayaa laysku raacay.

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf Месяц назад +3

    Maxan cuna

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 Месяц назад +1

    Waanu ku wadana cirro dabadi albaab walba waaanu ku garacayna

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Maxey tahy teetarka uu hayey ururka uu ugu yahey magaca hogaamiye

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid Месяц назад +3

    Sixirlowyin 😂 making things up last minute 😂😂

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Месяц назад +2

    And today you are huwaan and reer SOMALILAND will not vote for huwaan!! Daantaa Somaliland waa Muse Bixii Cabdi!!💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Waa kuma qabo marka hore ????,

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Месяц назад +2

    Dhako weyne horta ma so baxaysa ba ka horeysa wad riyoneysa maskin hj iyo arab waa kulmiye no cod wadani

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani Месяц назад

    Qabo isku xiishood meesha waxaa loo bahan yahay dadkayaaga iyo dadka wixii wax uu qaban laahaa. Maa doonaynooo rag Xoolaaha uuruursada oo guuryo ka dhiista adeer iska suug xisbigaaga

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf Месяц назад +3

    Khaayin

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 Месяц назад +5

    MBC vs Cirro,
    Doorashada Somaliland waxaa ku dhex jira waxyaabo badan oo is herdiyaya, sida dimuquraadiyada iyo, qabiilka, labadoodana waxa awood badan qabiilka,
    Cirro wuxuu kasoo jeedaa deeganka Berbera, taagerada qabiil ee ugu badani wuxuu ka helayaa Togdheer iyo Sanaag, dhinaca kale Muuse Biixi waxaa taageeradiisa qabiil ee ugu badan wuxuu ka helayaa deegaankiisa Hargiesa iyo Berbera, Hargeisa waa caasimada Somaliland waana halka uu yaalo codka ugu badan ee Somaliland in ka badan 40% ayaa yaala codka guud ee Somaliland, sidaa oo tahay, marka loo eego qaybsanaanta qabyaaladeed, marka loo eego deegaanada ay kasoo kala jeedaan Musharaxiintu, marka lays barbar dhigo labada musharax dabeecadahooda, ee lagu daro muuqaalkooda jidheed iyi da’dooda,
    Waxay u muuqataa inaan Muuse Biixi cod lagu muquunayo la helayn maanta

    • @WaraabeTuur
      @WaraabeTuur Месяц назад +1

      markaa ma cise muse ayaa muse cabdlle isku badalay😂

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj Месяц назад +1

      @mustafecabdi913
      Muse ma reerkisa oo kaliya ayu kursiga ku fulaya coodkoda!!??
      Miyad ilowday iin uu shalay dirqi ku qaday kursiga tiyo awdal iyo hbr jeclo codka sisay.
      Maanta xata half reerkisa ma wato!
      Ku shubasho na laga yeli mayo, wood kalena malaha.
      Bye-bye, Muse shani.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Месяц назад +3

    Kkkkkk Qabo Tuugtii umada dhacdey miyaad noo amaaneysa. No more TUUGS. Idinka Tuug ah M.Muuse xoolihii umada ayuu idinka qabtey.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад +1

    QABYO TIRE WAA NIN KU HABOON IN UU TALADA DALKA QABTO MAR AY NOQOTOBA WAA NOQON MW S/LAND WADANI IYO KAAH GUUL FROM GX

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Месяц назад +2

    hhhhh ma cadcedbad noo sharaxaysaaaaaa laba tuuuug baad tihiiiinnnnn

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Месяц назад

    Waa sax ee halagaadho ee amniga dalku waa khalkhal ee nabada faraha halaguqabto aqoontu hashaqayso.

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 Месяц назад +1

    Wasiir Don

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 Месяц назад +1

    7:12 tuugtii somaliland cuntay 😂😂
    7:23 I named it....ADIGA KA MID AHA😂😂

  • @dr.mohamoudfarahsahil6085
    @dr.mohamoudfarahsahil6085 Месяц назад +1

    Ex Minister of planning of jsl
    Ex president of Togdheer Regional governor
    He is gentleman for position and he well speaking pit by pit for more details
    God bless you 🙏 amen 🙏 amen 🙏 amen 🙏 amen 🙏 amen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ he is legend Minister 🙏 we have right respect for you

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Месяц назад

    Xisbigan shuraakada ahi ma wuxuu rabaa inay meesha hadhow hadii markay xukunka imaadaan hadii wixii loo balanqaaday ay ka waayayaan ay dalka qasaan oo ay burburiyaan adeerayaan qadiyada qaranku magasho shuraako oo mana aha ganacsi ee waxa qarankan loo aasaasay inuu umadan iyo shacabkan ujeedadooda iyo hamigooda meel mariya lkn looma baahna in xisbigan ama ururada loo aasaaso sidii shirkado ganacsi oo hadii hadhow lagu heshiin waayo lagu kala tago ama laysku qabqabsado?hadaba waa in shacabku imikaba ogaadaan inaanu xisbigan wadani aanu ku dhisnayn qadiyad iyo dawladnimo lkn uu u dhisanyahay hab qaldan oo ah nidaam shuraako oo hab ganacsi ah oo hadii hadhow lagu heshiin waayo dalka lagu galinayo qas iyo qalalaase hadhow ay dalka galin doonaan taasina inama anfacayso hadii aanu nahay shacabka j.somaliland waanan ku khasaaridoonaa ee imikaba shacabow aynu ka hortagno oo iska qabano imikaynu dhawnahaye!!?

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Месяц назад

    Digo iyo danbas ayaa laka iibsaday qabyo biirsheh iyo tab iyo xeeladluhuba wa ku fashilmeen siyasada iyo xilalkii lodhibayba wadi kariwayen maxay hada bulshada kuso kordhin

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Zxbkaaa xirsi goormuu arkey adna hada arktey

  • @baasheibrahim60
    @baasheibrahim60 Месяц назад

    Sowdiaga Sheehan see aniga maxamudd aya samanay

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Месяц назад

    Maxaan cunaa maxaan cunaaabaad qaadaysaa 0:33

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад

    Guuul somaliland

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Месяц назад +2

    Durba iimaan la,aantiibaa halkaa kamuuqata waxay cunayeenbay daydayayaan

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Месяц назад +3

    KAAH WUXUU KU DHINTAY CEEL AFWEYN 😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdulqaadirAwcali
    @cabdulqaadirAwcali Месяц назад

    makhluuq dhe khaaliq waa allaah galydhaw usax

  • @exindianagirl9823
    @exindianagirl9823 Месяц назад

    Ninkani waa nin waan jecel

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin Месяц назад

    Kkk kanina ma philosopher but noqday...Ayman darana dadkaygu

  • @manknowsalot
    @manknowsalot Месяц назад

    Kkkkkkk teamkani waa team cajiib ah dad is waraysanaya ayay isaga keen dhigayan macno yarayaal😂😂😂

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Месяц назад

    Yaad ka iibinaysaa ciro markaa iyo kaah cadceed kulahaa😂😂

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n Месяц назад

    Arab muxuu ku yeelanayaa adeer.???

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Magaca hogaamiye yaa keeney yaase leh iyadoo dalka iyo dadku ku cusub yahey yaaa keeney maaantana yaàaaa ku daba foolaya

  • @se1059
    @se1059 Месяц назад

    Qabye tire siyaasi qaaliya hamigaaga ilaahay haku rumeeyo👍👍👍

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 23 дня назад

    30% qeyb Eber = Eber
    Kaah = waa xisbiga Siciid Deni
    Qabyo waa ninkii wasaarada qorsheynta heyn kariwaayey Hal-bil adkeysi ma leh!
    Hadal haan ma buuxsho.

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 Месяц назад

    Afku dhiigle waa adiga iyo inta kula socoto

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Месяц назад

    Xasanoow codkaagu aad buu u gaabanyahay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Xizbiga dhalinyarta samaysta.
    SLY Somaliland youth. Maxaa odayaal u daba ordaysaan codka idinkaa la idin siin kakaca fadhiga🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 Месяц назад

    Ilahay idiima soo saaro

  • @AhmedIsmail-op5cz
    @AhmedIsmail-op5cz Месяц назад

    Salaasa subax wa salaadee anu fajar uun baan aqana😂

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Dib uxasuuso magacagiigii mr qabo

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw Месяц назад

    Guul qabyo tire xiniinyaha waa loo dhashaa walee waa madax

  • @sismail120
    @sismail120 Месяц назад +2

    Tuuuug ururtay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Месяц назад +1

    waar dadka ma xoolay mooodayaannnnn ciro isagaa doqona haduuu idinka yeelo

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d Месяц назад

    Somalida hormoodkii aan u ahayn baad naga qAdeen idinka iyo wadani kaaah puthland baad nooga soo koobiyayseeen

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Месяц назад

    Qabyo - tire adke halyeey bd tahey guuleyso

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Месяц назад

    Allaya cisag shakhsi aan taageero runtii waa nin adag oo madax weyne u qalma

  • @abdiali319
    @abdiali319 Месяц назад +1

    Adigaa tuug ahaa oo xun. Hadii shacabku doorto maxaad yeelaysaan?

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman Месяц назад +1

    Ninkaasoo aragti iibinaya arkimaysid

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Месяц назад +1

    KABO XUNTII xoolaha umada XADAY midkoodna shilin ma haysan Siilaanyo Xukuumadiisii horteed. Qabyo Tiri ninkii DHIIGII UBADKII REER AXMAD DHAGAX salaanka XIRSI soo saaray

  • @WaraabeTuur
    @WaraabeTuur Месяц назад

    marku kaah soo laabo sow qaar kale majiraan aytartami doonaan kuwasi ayanu ucoday doonaa seen ku yeelay😅

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 Месяц назад

    Hodhodhoo, ina xaashi Fadhi uma yaalo, wuxuu Taagan yahay Uruka KAAH is my own property 😂

    • @BiggaB_999
      @BiggaB_999 Месяц назад

      Xaraam 3laik..xaasidnimada hala daayo

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 7 часов назад

    Should wadani be aware all those had responsibilities former government's who filed to do their duties in good manar. ISBEDELDOON; were are expecting new active young faces to be announced who will be able to lead the government in rule of law, fairness, and prosperity. Coming new government regardless of their clans only one condition; No addiction to any drugs either smoking or chewing, etc. father more Should they also have good characters and knowledgeable to minimum master degree who also be practical to our islam and our tradition.

  • @salmanmohamed9202
    @salmanmohamed9202 Месяц назад

    Kaah iyo Qabyo tire ❤

  • @sismail120
    @sismail120 Месяц назад

    1:57 1:57

  • @BiggaB_999
    @BiggaB_999 Месяц назад

    Ex Minister Mohammed Ibrahim Qabyo Tirre
    Dissected the failures of the current political party with precision as is clear all, This mans vision is clear and has the experience to succeed with his party
    Goodluck Sir!!

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 Месяц назад

    Handarab ma soo noqonaye canduftina dib u liqa

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt Месяц назад

    Wadani yuuna nin wasir kaso noqday kulmiye xil siin wejiyo cusub dadka ha horkeno oo haka dhabeyo isbedelka ay shegan. Lkn inay shadhkun sobedeshan ooy xisbigi ay arkan inuu gulaysanayo iskuwada shuban hadhwna wasir nasi dhahan dalkaa keligidba kujol🤔

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j Месяц назад

    Hada ninkaas wayen Wuxu ugo oyin ina xukun ka wayaye muuse bixi 😂

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Месяц назад

    Wadani, kulmiye iyo Hilaac ayaa reer Somaliland u Dan ah

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Месяц назад +1

    Waa nin isku kalsoon oo fariid ah!!

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 Месяц назад +1

    Lacagtii xumbo wayne

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 Месяц назад

    Hhhhh oo markaa ma kuu faa'iidaa in aad adoo mucaarid ah dawlad ku yeelato xubno 😂

  • @asiaaadem3008
    @asiaaadem3008 24 дня назад

    XooLah La boobayaa shegayisan xagee yaaLan miYanay ahyin Kuwa cashuurti masakinta uu diYaraDa Ku dalxisayo Uu Ku kiraYstay muuse waLalYa RunTa NaFtiina UsheeGa

  • @-libanAbdi
    @-libanAbdi Месяц назад

    Qabyo Rageedi aftahan garacdan yare commentiga wada buxisey mesha baneeya ilma saxane fotada niLiga bacaynaya is diyaariya 😂😂😂

  • @AbdiShakuur-s8n
    @AbdiShakuur-s8n Месяц назад

    Waryee qabyotire wa nin adag wad iga haysa codka iyo dhaman ka xafada

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 Месяц назад +1

    Bil danbe ayaanan qaadi karin lix bilood iska daayoo

  • @CabdicasiisMaxamud-e6e
    @CabdicasiisMaxamud-e6e Месяц назад

    Wuxuu yahayba muuse waxaynu ku baranay 7 aa sano

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d Месяц назад

    Shanbilood maqaadi karto 😂😂😂😂😂😂 shanbilood oo danbe waan bakhtiyaynaa

  • @MustafeCabdi-y4s
    @MustafeCabdi-y4s 29 дней назад

    Dalley xirsaa xidhoo dabadee lama furro

  • @YuusufNuur-u7l
    @YuusufNuur-u7l Месяц назад +3

    KKKKKKKKK CIRO MIYAANU FAYSAL KA ABAAL DHICIN BEENAALE

  • @AboudiM
    @AboudiM Месяц назад

    Waa ruunta