Maad fahmin ka cirka u eegay ee iska soo sharaxxay xibigisa ee diiday kulmiye iyo muse ayu ahaa Ka dib wadani baa uyeedhay ku so baxay wadanigisi buuna yahy Wxii kulmiye raaci wayayaa ma nacdal baa War xishoda oo umada ka xishooda halkan aan ka ledihin miuse aya dhisay muse xisbi muu ahayn cod 17 xildhiban u dhigmana mu ahayne isbahaysiga aya kolayba lahaa oo aqlabiyaxa haystay iyagana isu tanaaaulay szbyaal Cabadku waa ceeb Cabdikatin xisbi wu noqon lahaa wxuuna yahy kuuu ka so bxay Bal dhagyso cidin wuxu ku iiman qabaa xisbigi uu ka so baxay Moogena waa cunsuri hhhhhh Ma isagaan xisbigu ka so baxay hadu jiro kuma iiman qabo miyaa hhhh. Hadii hakkay rabaan la mari wayo waa cunsuri qofku kkk Idho adakaaa yaa waduuud@@Seynaab24Synaab24
Duli daarooda oo soi cay tagay in aatahay kuvfahanay wax soo lumas dad is moodaya ninkani waa samaroon halkuu habeen maro maskin marimaysaan reer sheekh isaxaaqa aad ku ciil baxaysaa ku gumeeyay
Maayirka waxaa loogu dhagan yahay waxaa weeyaan muxuu wax u qabtay, rag 32sano lahaa dhaqaale inagu filan ma hayno ayuu sanadkii koowaadba fashiliyey kkkkkk , taas bay ka xanaaqeen inta wax ka sheegaysa ee quluunta ka jiran
War kuwan saxaafadda ah waawax wada saaqidiin ah War bal eeg fataalkan ay wareysanayaan War kan cider uu matalo maleh Annaga reer awdal haddaanu nahay dabadhilif yar oo laangaab sh ha noowareysan
Cabdi kariim waxa uu yidhi reernimo laygu dooran maayo ee reer hargaisa ayaan codka ka doonayaa,ee muu odhan ciida gale waan ka baxay mana ihi oo qabiil cusub muu samaysan ee labadaa kala saara
Cabdikarim halyey reer somaliland alle uso diray musena xilka xil uma dhiiban reer hargaysa aya ugartay iyo G36 solteeko hargaysa xaarkisa laba sano ayay ku qaatadatay in cabdikarim ka sifeeyo buuni ayan dhaw aya xaarkaga hargaysa laga sifaynaya booyad xaara ila booyad xaara beenale ila beenale
Saxane aya fariintan u so dhiibay buuuni kuna idhi reer awdal kulmiye way ka tashadeene ku dhe cod hasiinina isbadal donka wadani iyo kaah hhhhhh tolow miyaney islahayn dadku caqli bay leyihin
Sacad muuse calaal badanaa horta Ileen wa wx aanay rag isi soo qabane 😂 War bal aamusa waligiinba gacantaa la idinku hayee Dadka idinka waaweyn hku soo hadal celilinee
Waziir Buuni wa runtii ragii ka ganacasan jiray shucuurta reer Awdal Xaqiiqdoodii ayay ku biya shubteen oo halkay ka dhisi lahaayeen Xisbi reer Awdal leeyihiin ayay dabadhilif u noqdeen ISAAQI Ay caayayeen .
SABABTU REER KULMIYE UGA CADHAYSAN YIHIIN MAYOR MOOGE WAA WAXAY DOONAYEEN IN AY SHARAFTIISA IYO WAX QABADKIISA KA IIBIYAAN BULSHADA SABABTOO AH IYAGU WAX QABAD IYO SHARAF AY KA IIBIYAAN BULSHADA MA LAHA😅😅😅😅😅
Ninkan ayaaa reer awdal dantooda ka shaqeeya waayo wuxuu raba inuu hisbi usoo baxo dadkiiisa reer awdal si somaliland unoqoto mid isu dheeli tiran reer awdalow lasoo baxa urursiyaasadeedka hilaaac axmed ismaciil samater
Though mayor mooge did a good job ans is supported by people of hargeisa it's unfortunate him being member of waddani the party of defectors and traitors
Waa ayaan daro inuu beenaale yahay axdi aan aqoonin. Ilaahay garaneyn. Ina mooge. Waana garac siyaasina muu ahayn. Kuwii meherka ku dhashayba la arag mise waa garac. Wuxuuu tarayaa yaraa ina mooge
Madaxweyne Biixi Waxa doortay Somalilnd oo dhan isaguna Naftiisii doorbiday🫠
Aqoonsi raadis baa noqotay naftiisa doorbiday miyaa
@@L.B.I.A Aqoonsigu raadinayaa wa keee
Madaxwaynuhu waxbadan wuu qabtay waxna way u hadheen
@@AxmedYaasiin-s9g ina mooge ka sheeke
Dee markii horeba wadani ayuu ka soo baxay
حسبنا الله ونعم الوكيل. C/ kariim Axmed mooge illaahayow cadowgiisa jabbi
Mooge maaha malintin u madaxweynaha kutul ooyage lakiin Geely caruuri qaaday maareera . Ina mooge ciiro waaki cirka u eegay ciiyari waa galindanbe
Aamiin aamiin yaa allaah cadoogi caamiya idhala 🙏🏼mayar mooge
@@Seynaab24Synaab24 ka fuqa mayorka
Cadowga gudahad thy adigu😂@@Seynaab24Synaab24
Maad fahmin ka cirka u eegay ee iska soo sharaxxay xibigisa ee diiday kulmiye iyo muse ayu ahaa
Ka dib wadani baa uyeedhay ku so baxay wadanigisi buuna yahy
Wxii kulmiye raaci wayayaa ma nacdal baa
War xishoda oo umada ka xishooda halkan aan ka ledihin miuse aya dhisay muse xisbi muu ahayn cod 17 xildhiban u dhigmana mu ahayne isbahaysiga aya kolayba lahaa oo aqlabiyaxa haystay iyagana isu tanaaaulay szbyaal
Cabadku waa ceeb
Cabdikatin xisbi wu noqon lahaa wxuuna yahy kuuu ka so bxay
Bal dhagyso cidin wuxu ku iiman qabaa xisbigi uu ka so baxay
Moogena waa cunsuri hhhhhh
Ma isagaan xisbigu ka so baxay hadu jiro kuma iiman qabo miyaa hhhh. Hadii hakkay rabaan la mari wayo waa cunsuri qofku kkk
Idho adakaaa yaa waduuud@@Seynaab24Synaab24
Wasiirka ugu fariidsan
Ee hadalka laga habaaray
Hadana
Mooge waa nin sharaf leh maalin maalmaha kamida wuxu noqon doona madaxweyne 200%, iyo maxamuud Xaashi labadaba waan hubaa inay maalin madaxweyne ka noqon doonaan Somaliland
Kilmiye nafta ka gurmaysa . Ee cabaadka jòojiya ...
Guul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Buuni geesi walee waa nin rageed maansha allah
Waa dameer qaaqle ah geesinimo ka dheer
Ridayadii waa bila cawsdeeeh
Mantu ugu fixanyahay wasiir buuni waa runtiisa halal doorto ururad awdal
ninkani waa sunta wadani kaga ilmaysiiya
Yes
,😜😜😜😜
Masha Allah Mr Buuni salan sare. Maxad,dad badan ka oohisay udiyar garoba huwaney 7 sanoo kale oo baroora. Welcome back
Baroortii dhadiga isaaq
Miyaanad il iyo inshaaro kabaqayn huno
Duli daarooda oo soi cay tagay in aatahay kuvfahanay wax soo lumas dad is moodaya ninkani waa samaroon halkuu habeen maro maskin marimaysaan reer sheekh isaxaaqa aad ku ciil baxaysaa ku gumeeyay
@@hassan-mp1pk Huwan gaajooy wali aduu masidibad u ooyaysaaa 😭😭
Faan badnaa oo tabar yaraa
Libaax nimaan aqoonbaa lax ka ritee
Sacad muusow rag is maydaan soo arkine maydun aad yar iska joogtaan
Hadhow baydun dalka iskaga yaaci doontaane 😂
Solteco, Cidin , iyo kii Burco iyo kan Gabiilay iyo maayaradii kale markay u ololeyaan KULMIYE way saxsanyihiin.
Maxaa MOOGE TIISA XARAAN KA DHIGAY.
Nio bal adba garo
Dadkan muuse taageeraa wa wada saxsane midhan
Xisbiyada bilaa mabda'aa ee huwantu taageerto ee aan cadawga u jawaabin ka fogaada viva kulmiye iyo horseed guul
Waa lagu waale bal horseed hortay meel gee marka soo jeeso yaan nio been dhagaha lagugu shubin 😅😅😅😅😊
Huwan iyo Hartaa yimiye,haadba haad kici ,habroow cararaay
Harti baa yimiye habroow cararaay
Xirsi garxajis ayuu haystaa kuna filan❤❤❤❤❤
Iska haysta Xirsi, xashiish kagaya kale naga qaata 😂
Samarontii ciilanta ahayd
Iyo wadani sunta lagu buufiyaa waa BUUNI
Maayirka waxaa loogu dhagan yahay waxaa weeyaan muxuu wax u qabtay, rag 32sano lahaa dhaqaale inagu filan ma hayno ayuu sanadkii koowaadba fashiliyey kkkkkk , taas bay ka xanaaqeen inta wax ka sheegaysa ee quluunta ka jiran
Alhamdulaah mouse waa dhacayaa insha'Allah.
Buni is not easy walahi 😂😂😂
asc adeero buuni maxaa kuu diidey inaad iska deyso umada islaamka ah ceydooda miyaanad dhimaneynin oo alaah aanad la kulmeynin waxaan ku odhan lahaa iska aamus alana u soo noqo mahadsanid
War kuwan saxaafadda ah waawax wada saaqidiin ah War bal eeg fataalkan ay wareysanayaan War kan cider uu matalo maleh
Annaga reer awdal haddaanu nahay dabadhilif yar oo laangaab sh ha noowareysan
Cabdi kariim waxa uu yidhi reernimo laygu dooran maayo ee reer hargaisa ayaan codka ka doonayaa,ee muu odhan ciida gale waan ka baxay mana ihi oo qabiil cusub muu samaysan ee labadaa kala saara
Reeer nimuu jeclaaday
@@EngdaauudAbiibviva qabiilkaa Inka ilkaa bartay dad bukaa tihiin dofaarkaa ina biixi qabiil walay
Inaad xishootaa aday ku.anfici ee cayda iskadaa wll@@hassan-mp1pk
Runtaa weeye inader
Buuni wali maxba ma baran 20 cisho inaad wali sida u hadasho waa ku doqonimo
cirro and Xirsi Gaab waa cadawi
Waanuu xasuusnayn dabkaa kadhacsan
@@ANWELLIJAAMAAma cadawga gudahaa
Waa legend
ninkani waa dadkii samaroon gumeeyey oo bilaa damiirka ah
Gun waxa ah adoo daarooda e shut up
Ilmada yaxaaska kala fadhiiso masajidka.
Awowgaabaa gun ahaye xafajo yhy.
munaagiqda aad ummada ku kala qabineyso jooji allah ku duleeye
Kaas wasiir sheegayna wllhi inuu madhahay muuse waa legend nooc lagu xamashuu keenay meesha 😅😅😅
Xaqiiqdu waa intaas
Ex wasir run sheeg badthy
Cabdikarim halyey reer somaliland alle uso diray musena xilka xil uma dhiiban reer hargaysa aya ugartay iyo G36 solteeko hargaysa xaarkisa laba sano ayay ku qaatadatay in cabdikarim ka sifeeyo buuni ayan dhaw aya xaarkaga hargaysa laga sifaynaya booyad xaara ila booyad xaara beenale ila beenale
Buuni libaax libaax dhalay
BUUUNI SIYAASI RUN KUNOOL ALLE YAQAAN MACALIN BUSHO AQON YAHAY ALLA KACABSI LEHHHH
😂😂😂 Insha Allah buuniyaw markuu Cirro helo aya lagu yaba 😂😂
😂😂😂
Doofar hadu dur dur iyo dabal galo abidkii ma dahiro. Diwaayadii uu abihii 40 sano kalor rer hargeisa u dhigay ayuu isna ula yimid. Qiiro danbe oo laysku doranayana mam jirto. M.wayne biixi wuu soo noqo nayaa insha allah.
sunta huwanta wadani ka ilmaysise inamoge wAa fashilmay waxa uumatali.jiray manoqon.marhoray ahayd inuu iscadeeyo
Saxane aya fariintan u so dhiibay buuuni kuna idhi reer awdal kulmiye way ka tashadeene ku dhe cod hasiinina isbadal donka wadani iyo kaah hhhhhh tolow miyaney islahayn dadku caqli bay leyihin
Hada ma khaldane ayaanu dooranaa
Dulli dulli dhalay 😎
Buuni geesi.waa runtime.ina mooge wuu diiday cdka away,Arab,hj,ayuubgadabuursi.Bal huwantu wax how tarto.
Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar
Sacad muuse calaal badanaa horta
Ileen wa wx aanay rag isi soo qabane 😂
War bal aamusa waligiinba gacantaa la idinku hayee
Dadka idinka waaweyn hku soo hadal celilinee
Muxiu dhimay cabdikariim guulwade maha sidaad
Wuxu dhimay waad ogtahay waa khayin face book ku macash reer qabyad diid way benayda inu iska cadaysto sida majarada kale aye hayd
C.kariin wax wayn maaha haduu tageero wadani waxba soo kordhin maayo ooyaaye oo kale arab iyo awal iyo habar jeclo midna ka heli mayo cod
Guuul kulmiye xisbi qaran
wasiirka wasiirada mr buuni
Madaxwayne muuse Biixi markii horena waxa doortay soomaliland oo dhan mantana way dooranayan inshalah waanu istahilaa in la doorto muuse Biixi wa Nin Geesi qaran ah waa mujahid waa masuul qaran noolow muuse Biixi ilahay ha kugu guuleeyo doorashada aamiiin ❤❤🎉
Ina biixi maha geesi waa fulay doqonaa
Muse waxa doortey Ina Cidin iyo Dhediga Carabka la'....
2017 doorosho xaraan ah .....
Solteco mee 😅😅😅😅😅😂😂😂😂
Buuni waxa uu ka shaqayn doonaa aqalka Cirro waxaanay murmi doonaan Jaariyadaha kale oo uu been ka sheegi doonaa, shaqadaana wuu waayi doonaa.
Reer Wadani caqli xumo baa ina dishay 😂
Cakariim hargeisa dhan ba doorataay 7kun kamu helin garxajis inta kale 19kun kale waa hargeisa reeraha kale degan
Wasiir hunguri buu kaga baxay khaayin wadan lacagihii soomaaliya ku soo qaatay waa in lagu xukumaa
Hooydaa baa kaa keenay lacagta somali
G36 Power..... Nimaan Tantaadu gaadhin, Weedhaadu ma gasho.....
Been iyo munaafaqad bey baratee waa la edbinayaa sida dhalaanka ya Dhedig
Shantaadu gaadhin Weedhaadu ma gasho
Dameer ciyey buuni kula yaabi maayo waxa lagugu siiyaa lacag dadka caydiisa iyo qabiilada badh caydooda waar lacag xalala doono xisbiga qomuludka kaganacsada ee kulmiye
Adigu ma bilaa lacagbaad dadka ku cayda bal umad dhan ayaad quumu luud ku sheegaysaaye qiyaamaha cadeynta waa laga raba
Af nooli waa hadlaa ……. Waa ……..
Nin aan jirinbaa mooge wax ka sheegayaa alla dadku dhib badanaa
Walahi waa runtii MAYERKA DRONKA WATAA WAA QABYALEYSTE
DOORASHADII UU LABADA SANO DIB UGU DHIGAY WAXAY SABABTAY INAY KHAATIMO DHALATO.DHUUSE JUUDAAN ISAGAA IS TABCEEYAY ALXAMDU LILAAH.
Haa 5 tiisii sanadood ee hore waxbaba may dhicin.
Haduu doorashada qaban lahaana rajo baa buu yeelan lahaa, marka danbe ka soo baxa uun baa qaban lahaa doorashada ururada
ee waa kii ku darsaday 2 sanadood oo xaaraan ah, waxan oo dhamina waxay dhaceen 2 sanadood ee aan cidi dooranin, waanu eeday xaaraantaas.
Khaatumafs aad sheektay aday ku dulaysay oon xataa saamibas Naga maqan dib lagaaga yeelayn meel in ayna gaadhayn waa hubaala Somaliland bay ka mid ahaan iyadoon saamayn kulahayn oo samaroona xisbiladoi baxday adna waxad ku duushay masiirkaagii muusena in aad jirtaan iyo in kale xataa idinka xasuusto in aad jirtaanba dantiisuu wataa
Waziir Buuni wa runtii ragii ka ganacasan jiray shucuurta reer Awdal Xaqiiqdoodii ayay ku biya shubteen oo halkay ka dhisi lahaayeen Xisbi reer Awdal leeyihiin ayay dabadhilif u noqdeen ISAAQI Ay caayayeen .
😂😂😂😂WA RUN A BUUNI WA BEEEN AALE MOOGA KU WASHA 😂😂
Buuni mar dhaw aroosyada looga yeeri qeeybta baraanburka 😂😂😂😂😂
SABABTU REER KULMIYE UGA CADHAYSAN YIHIIN MAYOR MOOGE WAA WAXAY DOONAYEEN IN AY SHARAFTIISA IYO WAX QABADKIISA KA IIBIYAAN BULSHADA SABABTOO AH IYAGU WAX QABAD IYO SHARAF AY KA IIBIYAAN BULSHADA MA LAHA😅😅😅😅😅
Meeshaad u carari lahayd sii calaamadso....
Wasiir Buuni geesi qaran wuxuu uqalmaa MADAXWAYNE qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂
Walee buuni waa rijaall wuxuu ahaaba wakaa inoo fasiray ina doox joog😂😂😂
Buuni munaafaq
AX AX AX MOOGE WUXUU KAGA DUWANYAHAY QABYAALAD BUU MUUJIYAY
Viva qabiilkaa Inka bartay qabiilkaa dad bukaa tihiin
Adigu muuse saxane khaladkiisa ku taageeraysid reernimo
Isaga yaa u diiday inuu reerkooda taageero bal jaahiliintan eeg
Wasiir Buuni Waa wasiir Aqoon yahan AH OO degan oo ilaahay calooshiisa ka nadiifiyay Xumaan iyo kala qayb qaybin bulsho
Buuni wuxuu furandona guryo cad cad oo uu wax ku kireeyo dadkiisiina wey neceen kuu doorta leeyaheyna waa cilmi dameer ku jire waa hebel samatar
Ninkan ayaaa reer awdal dantooda ka shaqeeya waayo wuxuu raba inuu hisbi usoo baxo dadkiiisa reer awdal si somaliland unoqoto mid isu dheeli tiran reer awdalow lasoo baxa urursiyaasadeedka hilaaac axmed ismaciil samater
Maayir Mooge abaal buu muuse u galay, inuu sidaa ugu abaal gudo ma ahayn
@@advyser abaal sideee ah
Mayir mooge tolkii baa doortay
@@u.j7332reer hargeysa baa doortay, reer wadani waa kuwii rabbay inay ka qaadaan xilka
BEENAALE BEENAALE DHALAY INA MOOGE MARNA MUU BARYAYN MAYERNIMADA 11 ILMADERADII AYUU HAYSTAY MARWALBA WUU SOO BAXAYAY MUSEJUDAN WAAKII U DIIDAY INUU QUDHMIYE ISKA SHARAXO XAGUU MUUSE U DHISAY BUUNI HOOYADAABAALA WASAA QUDHMIYE QUDHMIYE WAA QUDHMIYE
Tolow kani xaguu ku noolaandoonaa hadi xilka laga eryo ama dawladu is badasho
Buuni ma wasiirba
Kkkkkk
nafeey nin ku doonay kuwaa wa niicdii ugu danbaysaey 😁😁😁
BUNI ADI YAA KU DOORTAY..
Doqonkan haloo sheego cabdikariim inuu reerkiisu yahay ciidagale xisbiga uu raacayna musharaxu waa habar yoonis gudoomiyuhuna waa habar jeclo.
Haduu reerkiisa raacayo wuxu tegi lahaa UCID.
Buuni io xinifow ,af xumadiina halkee la taheysan marku bixi taago?
Xaqiiq
Saxane rakaabkiisa eega ilaahaybaan idinku dhaarshee eega ...xawayaankaa
Taasaa runa walee
Maa yarka waxbuuqabtay
adigu maxaad qabaay caybaad
Meesha lafadhidaa
Mayor mooge qabiil baa qaatey La Barry’s maanta wadani Huwan qaran dumis kursi ka dheer
Though mayor mooge did a good job ans is supported by people of hargeisa it's unfortunate him being member of waddani the party of defectors and traitors
Kani wasiir nimadii uu ceebeeyey xayawaan weeyan
Abddikarim dayrki maka mu dumi dabaysha dhanka u socota
Waxa idiin hadhay ..maalmo yar oo. Shacabka ..ku dheeraaday
Absolutely wuu cadaystay ina mooge qabiilkiisa reer awadal iska dhaafa kaah iyo wadani doorta hilaac iyo samatar maxaa idinka galay wadani iyo kaah waa cajiib walhii umadan waxba fahmi maayaan boorama waa dad waalan
Dadka madaxwayna dadka kareeba waa buuni ka eryaa
Nacasnimo hadad maqashay wa ninkan..Nin weyn ayuu kuleeyahy waa cabaadayaye" Luuqada nocaasa ah..wxy ahyd inu ciqabteeda helo. Waa dhaliili kara qofka lkin shaqsida qofka iyo tadaba waa inay kumiisanataaa
Walee waa nin hadalyaqaana
Mala yaabteen nin kaa Buuni 🤔anigu maba waraysteen.
Reer kulmiye waxaa hoos udhigay kaayar wasiirka ku Heleny afyeenimada cayada dadka
Ninkan afkiisu ma Bullaacad baa?!
Maxaa kaagalay reerhargeysa anaga ahead dooranay
Bulaacadii.reer.awdal.buuni
MUUSE MA XILDHIBAAN GOLAHA DEEGAANKA AH BAA ?? WAAR 17KA XILDHIBAAN EE GOLAHA DEEGAANKA CAASIMADA 12 KAMID AH AYAA GARXAJIS AH SIDEE AYUU C/RAXMAAN SOLTELCO UGA GUULEYSAN LAHAA MOOGE WAAR XILDHIBAANADA GARXAJIS AYAA DOORTAY IYAGAANA KU HAYNAYA ILAA XILI DHAMAADKA GOLAHA DEEGAANKA NACAS YAHOW
Riyo ku nool
Reer Boramaa waaxay dhaahane Bulaacad 😂
Mayor Mooge Xisbiga Wadan ayaa laga soo doortay bulshada Hargeysa ayaana dooratay Muse wuxuu doortay ma jiro ee ka fuqa mayor ha idinka shaqeystee
Kan muusow intaa noo faaniniya
Dameer buuni markad C/kariim A Mooge Afka la gasho musaafuris bad tahay huuuu haaaa
Buuni wali nin ka nacasaysan maan arag oo ka dhashay gayiga somalidu degto kkkkk
Ninki cabdikariin dhabarka saaranayow waa yeelka hargeysa waa dad goba way u hiiliyen sido kale wuu garab istaagay madaxwaynuhu abaalkisina Wuxu ka dhigay qalbiilkiisa inu raaco ilahay fashiliyay ayunba ah wax rabbi lagu mahadiyo kuman ceebsanayo waa ninka qabiilkisa uun la mowqif noqday miduunba loga bahanyahay inu joojiyo calcalka iyo afmiisharnimada
BUUNI WAXAAN LEEYAHAY INTAAD LABANIN OO ISKAKAA XIGA KADHEXSHAQYNAYSO CAR UDUCEE MARXUUMIINTAADII EBERWERY LAGU XASUUQAY BOORAME
Horta Faaruqan maxa laga waraystaa yap
Daalin daalin dhalay buufimo
Run buu sheegay Wasiir Buuni. Ina Mooge waxa dilaya deg-deg. Mayerka wanu u han waynayn waxaanan la doonaynay meel sare. Lkn wa eber....
Idiin ma baahna horena Wadani ayuu ka soo baxay haddana waa Wadani ee raali ahaada
Beenaale buuni buuni maayir mooge Waanu taageeraynaa xisbi kasta oo uu galo
Waa ayaan daro inuu beenaale yahay axdi aan aqoonin. Ilaahay garaneyn. Ina mooge. Waana garac siyaasina muu ahayn. Kuwii meherka ku dhashayba la arag mise waa garac. Wuxuuu tarayaa yaraa ina mooge
Xirsi bilee madaxwayne biixi la isku sidkan yahay