Subxanalah horta kana badare la leyahaye ma ka siya muxu la barorta marku hadlayo Wara hadalka noole o joje isku dirka ninka la leyahaye badane maxamed ciro bakala cide kama laha wadanka waxa Wa sameya Wa khaldana yahine La jojeyo dhibatada iyo isku dirka fananeta iyaga aya Iska xiga cide walba lama dhexa gali karo Bk Maxa maha kenaya Walahi kana badare la leyahaye Wu iska daladhacaya Wara waxa ya yedhahda joje hadalaka jilicsan balayo kula barorateya badariga moyane
Waryaa ninkani waa muwaadin jaahiliinta u haysta muwaadinimadu inay tahay qabiil waa dad caqligu ka seexday ciro cid taaban karta male walaahi waa loo dhimanayaa

Azxpta waa wll kiin karamo show plz subscribe idhaha inti muslima dhaman wan idin jecelahay runtii
Ciro waa nin qaran hadii la leeyahay bk ayaa nin ogaaden ah Ishayaan ninkas ayey ishayan ogadey ciro madaxa kuma sito halga dayo arimahaa ciro qabyaaldana ha la iska dayo ani waxan ahay nin rer somaliland ah gar aahana rer hargeisa ah
Miyaaney idin la ahay hadaynu nahay rer somaliland???? Jawabtu waa dhankiina
Wllo Subscribe iisara wllo ha idhaacina alleh ha xiftiyee
Blz qaraabo subscribe halagu yaaco lacag ma ahan
Waryaa ninkani waa muwaadin jaahiliinta u haysta muwaadinimadu inay tahay qabiil waa dad caqligu ka seexday ciro cid taaban karta male walaahi waa loo dhimanayaa
Bakaal waa nin reer soomaaliland ah hanoolaado
Waxaa soo kale lama sheego
Ii saara subscribe asxaabey blz
Oo sawkii weedhsamena ku idhi telephone ayaa la iigasoo hanjabay dee adeer waxan aad samaynayso yaree nacalaaye
War bakaal maxa lagarabaa
Waligay waxaan uhaystay in uu yahay rer Somaliland war ninka Iska daya
Somalilan isaaaq miyaa kaliya dage muusow hooyadaaa faras wasye joooji wadanka waashay
Hhhhh ceeb waye waxs
O keligi lama werarine maxa isaga gubaya