cirro siyaasi maaha qof aad ugu liita weyaan masuul ma noqon karo kursigan uu fadhiyana fursadihii dalka iyo dadka looga faaiidayin lahaa wuu ka lumiyey wax uu ku soo kordhiyey ama uu qabtay ma jirto waxaan khasaare ahayin oo waliba warqadaha madaxtooyada looga soo gudbiyo ee la doonayo in barlamaanka la hor dhiga ayuu tuuri jiray ama badali jiray warqadaha foojari ka dhig jiray dalka dantiisa muu eegi jirin ee dandiisa ayuu eegan jiray wax habayaraatee lagu xasuustaa ma jirto waxaa khasaare ahayin tan uu leeyahay xisbi ayaan samayistay barlamaankii ayuu ku fashilmay ma dal ayaa lagu aamin karaa waa maya qasaare ururay iga dhe qalbican ayaa kaga siidaran jaarkiisii ayuu garan layahee ma dal ayuu wadi kara
Siyaasi maaha awowgay sababtan u baadhayo tarikhdusa ah inan ku wagering reer lkin doorashada mnta aan ku tangeri karo ituso I taabsi ycni wx qabadkisa si aan u arko inu mdxweyne noqonkro uma malynyo in ciro lagu aamini karo xilka 5sanno ee soo socda dalka illaahaYow wx dhaama Cawke illaahaY hku naxariisto
2019 yaa daawaday alle ha unaxariisto cawke
Xasan Ahmed cawke alle haku Naxariiisto.
Aleh ha unaxaristo caawke ciro godkuu kasooray
GURRI ma lihi kulahaaaaaaa oo madaxweyne bilaa guriya waa 1
alle ha u naxariisto cawke
ilaahaw naxariistii jano ka waraabi alla muxuu ragbadan ...........!
Illaahayaw muxuu dadbadan dibada u soon saaray allaw kuu naxariiso
cirro siyaasi maaha qof aad ugu liita weyaan masuul ma noqon karo kursigan uu fadhiyana fursadihii dalka iyo dadka looga faaiidayin lahaa wuu ka lumiyey wax uu ku soo kordhiyey ama uu qabtay ma jirto waxaan khasaare ahayin oo waliba warqadaha madaxtooyada looga soo gudbiyo ee la doonayo in barlamaanka la hor dhiga ayuu tuuri jiray ama badali jiray warqadaha foojari ka dhig jiray dalka dantiisa muu eegi jirin ee dandiisa ayuu eegan jiray wax habayaraatee lagu xasuustaa ma jirto waxaa khasaare ahayin tan uu leeyahay xisbi ayaan samayistay barlamaankii ayuu ku fashilmay ma dal ayaa lagu aamin karaa waa maya qasaare ururay iga dhe qalbican ayaa kaga siidaran jaarkiisii ayuu garan layahee ma dal ayuu wadi kara
Fikrikaaga dhuubo balse xaq Uma lihid cay iyo aflagaado ma wxaaad tahy heego Kubushaeyso 21/11/2024 waa madaxweynaha talada dalka loo dhaarin doono incha allaah ❤
2024 baa dawnya sii an musharxa xisibga wadni tarikhdisa uu dhagysto
Maka dharagtay😂
Hey there buddy, amazing video. Like from me again and catch you soon!
2021✌
Allow ku naxariiso xasan cowke qabriga Allow ku iftiimi
Allaaaaaaaaah yaaaaaraxa cawke
Guul Gudomiye
Kkkkkkkkkk
Wr kani siyaasi mahe wuxu ku ficn yahay tabliiqi
waa yahay saaxiib dundumow
Siyaasi maaha awowgay sababtan u baadhayo tarikhdusa ah inan ku wagering reer lkin doorashada mnta aan ku tangeri karo ituso I taabsi ycni wx qabadkisa si aan u arko inu mdxweyne noqonkro uma malynyo in ciro lagu aamini karo xilka 5sanno ee soo socda dalka illaahaYow wx dhaama
Cawke illaahaY hku naxariisto
Waa fikrikaaga balse cabdirahmaan cirro waa nin siyaasiya oo samotalis ah cirro waa badbaadada somalind waana madaxweynaha maalmaha waana nin inaga saari Kara xaalada dalku hada yahy iyo kala qoqobka bulshada sixir bararka baahsan cabudhinta oyo eexda dhow EE somalind dooran doonto
21/11/2024
Alaw ha unaxaristo càwke Ciro uu fashilmay kkkkkk
Cirro walaahi Tolkii wa ka waaleen😂
Hadii aydaan aqoon siyaasada kama hadli kartaan siyaasiyiinta
Taas waxaa cadeyn u ah in tuug waligiis noqon. Rageedii
kkkkkkkkkkkkk wale kan ciro ani waan ku qosla isku reerbaan ahane waa xoolo war gaboose ayanu dooran
Ma waanijaa mise waa cilmi inuu garto shalhsi kale e haduu qaldo ma aqoon ka maqanba ka ithoobiyaba ma aqaane_____doqontu waxat tahy dadka moda
Kani waraysi maahayn Kkkkkk
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Urursiyaasadeedka Waddani
GUUUUUUUUUUULLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLL
Curi ijarankujira kulahaa wad na cebesey xayawanyow
Wale sificanu idin kaly
Kkkkkkk yarabi kaNi madaxweYne mha walli laYma xidhiN
Qallo Duaale alle ha u naxariisto cawke, siyaasi maaha higaamiyana maaha wuxu rabana fikir lagu dhaliyay uunbuu ahaa sidaan filayo
ZAYMA NAZAPØ in
hhhhhhhhhhhhhh CAWKE muxuu rag badan faqay hhhhhhhhhhhhh alle yarxamah
kkkkkkkkkkkkk ninkii ciro wuu fashilmay
War wax dhaama Miya laga wayeey Habaryoonis ,habaryonisey rag maydin so dirna
@@sacdaliban3421 hhhhhh anagu isma faano___geesiyadii asanam____waa habaryonis____gobolkii laga xoreyay gobolka habaryonis___madaxbananida iyo calanka cidii ku dhawaqday habaryonis___mujahidkii afdubtay diyarada somalia isagoo dagaalku socda____habar yonis____madaxwaynihi ugu horeyay somaliland habaryonis____qofkuna haduu qaran wayay shakhsi ethiopiana maha ceeb iyo cilmi la'aan____isaguba laga yabaa inaanu garan___wakhtina laguma lumiyo cid aan adiga ku aqoon____lakin se miyayana garasho gaabnayn cida islu gaynta garan wayday____muuse biixi sorry wlal hadal rag aqaan keensada walal____dood kumaydun gulaysay illaaa wadani mooyee_____ayadoo qalan la sitaad mujaahid sheegataan___ayadoo buug bandhigis laga hadalaya xisbi ka hadlaysan___marka hore ilbaxnimo dhabaa oon is yeel ahayn sheesha,hadii kale xasiida gabiilay beerta✨
waar ninku jilicsana
Ma waxaad raganimo u taqaanaa ninka waalan ee afka taaga