2024 ayaan weli daawanayaa. Kuwa iga dambeeyoow inaad jewi San ku dhegaysataan ayaan idiin rejaynayaa. Alle Wayne janooyinkiisa haku casuumo Wariyaheennii xasan cawke.
aad ayaan uga hellaa oon u taageeraa ABWAAN WEEDHSAME waa nin aad u caqli badan suugaantiisa iyo cilmigiisa maadiyeed HE IS NUMBER 1 inta igu raacsan like saar plz 2020
alle haw naxariisto wariye axmed xasan wuxuu ahaa nin ay jecelyihiin soomali oo dhan ayaantiisa wuu ka socdaalay aduunka waana mid aynu ku xukumanahay markaa iska daa danbiga waa ruuxa leh ethopi ayaa sunaysay alle ka baqa axmed wuxuu ahaa nin ka dhexeeya soomali oo dhan oo la jecel yahay insh allah janada alle ha geeyo
Wooow wllahi waxaan isha LA raacayay fasalka uu gala maadaama oon dugsigaygii sare uu ahaa oo aan ka qalin jabiyay 2005-2006 arinka farxada leh fasalka uu galay waa kaan Ku dhigan jiray form3 gaygii waxaana la odhan jiray 3B kursiga uu fadhiistay CAWKE(AHN) waa kaan fadhiisan jiray only waxaa isbaday samuurada wax lagu qorayo oo tayadii madow ayay ahayd oo tamaashiir ayaa lagu qori jiray wakhtigayagii
2020 Hadaaa daawaneyso u ducee
Marxuum cowke.
Rabbi naxariistii jano haka warabiyo suxufi sare Ahmed hazan cawke
Alle ha unaxariisto
2024 ayaan weli daawanayaa. Kuwa iga dambeeyoow inaad jewi San ku dhegaysataan ayaan idiin rejaynayaa.
Alle Wayne janooyinkiisa haku casuumo Wariyaheennii xasan cawke.
jawi fiican ku daawanayà😊 masha allah
Sidoo kale ❤
Ilahaw inta dhibantay unaxariiso inta xanuusana caafi inta caafmadka qabtana ilahaw usiyaadi
Aamiin aamin yarabi
Inta dawanaysa 2018 u duceya cowke inu allah janadiih fardowsa ka warabiyo😭😭😭
DUN ZAMARON aamiin aamiin
alle janadii fardawsa ha galiyo alle ha uu naxariisto
Ilaahay janada fardawsa Haka waraabiyo Aamiin
aamiin
Aamiin dhamaanteenba
xasuus ban galay waali farxomar ilahoow anigonabada iyo hargayso nabad igube abwan weedhsamed mansha allah ilahay cimriga kuu dheer cawsk alle naxariisti jano hakawarabiyo
sxbyaal waa idin salamay abwaanku waa macalinkayga
wanan salaamayaa isaga iyo ardaydaba ilahayna ha daayo macalinka
amiin amiin amiin
10 sano kadib iskwr🎉
2024 inta daawnaysaa ubduceeya marxuum cawke
Illahayaw unaxariiso cawke janadii fardawsana gee isaga iyo intii islaama Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Aamiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Aamiin Aamiin
Cawke eebba ha unaxariisto weriye ka hal abuursan soomaali masoo marin abwaan faylasuuf weedhsamana cimrigiisa eebbe ha raajo.❤
Haa ilaahay haa naxariisto
30-10-2022 ayn dawanaya after 9 years barnaamijkn Allah Yarxamu raaximiin 😢wariye cawke 🤲🤲Abwn weedhsams Allah cimriga ha u barakeeyo
2024 alleh ha u naxariisto awke iyo dhaman cidii dhimatay oo dhan .. abaha alleh ha u naxariisyo😢
2020 baan fiirsanaya alle jana firdowsa haka waraabiyo
30:00 ten yrs of love story with silence 😢
Mahadsanid legend
Cawke heestaa isha sacabka mari wuu jecelay waxaan ku arkay dhawr barnaamij oo hore isagoo heesta ku tuuray ALLAH haw naxariistee waan u fiirsaday inkasto tan iminka wedhsame laso hadal qaday hadana isaga cpdsaday in la saaro heestan kuwii hore muu sarayn bal se tan isagaa saaray illahay haku naxariisto Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin
2003 farah omar baradaydii waxbarashada sare xasuus gaar ah,alle ha unaxariisto marxuum axmed xasan cawke rijaal mar la arag ah ayuu ahaa
Rabi ha u naxariisto cawke
Abwaanka rabi ha sharfo
Masha alaah Masha alaah abwaan weedhsame noolow cimriga ha jiro abwaan
Umalayn maayo wariye la mida cawke in uu Somali somari doono Allah ha U Naxariisto cawke. waa u ducaynee janada allaah ha geeyo Amiiine 😛
Cawke weriye Sidiisa ookale umalayn maayo inuu soomalida soo mari doono Allow unaxariiso cawke janadii,firdowsa kawaraabi 😢😢❤
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen cowke
Still 2023 Waching Alle haw naxariisto Cawke Abwaankana alle cimriga Haw barakeeyo
alle ha Ku naxariiso wariye cawke Aamiin
15/10/2023😢alle hawnaxariisto cawke
Allow ku Naxariiso Ahmed hassan cawke 😢🤲
Inta 2024 dawanysa alle cafimadka ha ino siyadiyo cimrigana ha ino barakeeyo dhalin yaro
Allah yaa arxama raaximin alle janada naciimka ah haku casuumo kalmada xaqa ahna haku sugo 🤲
Abwaan Xassan daahir ismail " Weedhsame " waa legend , sidoo kale Allaha raxmado oo naxariistii jano haka waraabiyo Ahmed hassan Cowke
illaahay janatu firdawsa haka waraabiyo cawke weedhsame illaahay cimriga ha udheereeyo
Nin raga oo nin ragi waraysanayo weeye wlhy illaahow u naxariisto janatul fardowsa ka waraabiyo cawke
Abwaan weedhsame iyo Wariye ahmed xasan cowke, waa rag culus, ilahay cowke hownaxiisto amiin, from L.A
Xage jogta
Laba nino qaaliya Rabi haw naxariisto wariye cawke
5/10/2024 12:16:00am habeenimo iga danbeeyow Wan ku salaamey wll
الله يرحم الراحمين
Sido kale Abwankena Xasan Dahir Ismacil "Weedhsame" Allaha ino dayo Insha Allah
Allah u naxariisto wariye cowke
respect from mogadishu abwan wedhsame
mashaa allah
Alaya raxma raaximiin ilhy haw naxariisto. Axmed xasan cawke, ilahayow weynidada ugu naxariiso
weedhsame waa abwaan dhaba ilahay cimrigiisa ha dheereeyo wariye axmed xassan cawke ilahay naxariistii janno ha ka waraabiyo
aaamiin
Allah ha unaxariisto wariye cawke
aad ayaan uga hellaa oon u taageeraa ABWAAN WEEDHSAME waa nin aad u caqli badan suugaantiisa iyo cilmigiisa maadiyeed HE IS NUMBER 1
inta igu raacsan like saar plz 2020
Yaaa rabii naxariistii jano ka waraabi cawke weedhsamana cimriga udheere waa abwan nagu qaaliye
Weli waxaan xasuustaa maalintaan Faarax Omaar bilaabay,waxaan la yaabanaa afar sano inaan dugsigaa joogi doono.Maalintaan ka qalin jabiyey waxa maanta laga joogaa 37 sano,waa aduunyo.
Allow gargaar dugsigaa Faarax Omaar.
Ismail Jama bow 🙇 Maydhawayn Alle Cimriga iyo Cafimadkaba Haku Barakeyo
Wariye cawke allhaw naxariisto isaga iyo muslinkoodhanba waxaa iigu horay aragiisa 9/2012 hargaysa hotel kuyaala New hargaysa duhurkii qadadii allayaa raxmuraaximiin caawana waa 11/18/2020 Minnesota state
Alla ha u naxariisto Cawke geesi naga baxuu aha Godka lagu jane Iyo abwanki qaliga ahaa ee wedhsame
Allah haw naxariisto isaga iyo inta muslinka ah
Dadkii qiimahalahaa weey dhamanayaan, ilahay ha,unaxariisto. Cowke, saado cali, hodan naalaye, cabdiqaadir xirsi yamyam, sangub, kuluc iyo qaarkalo badan.
Faiso Osman ha quusan,qaar ku waa ka fiican baa insha allah imane.Ilaahii kuwa abuuray wuu joogaa ee ducee.
marka barnaamijka la qabtay waa 13 mar 2013 maantana waa 6 feb 2019
ilaahy haw naxariisto warxiyE cawkE
ilahyna cimriGiisa haw dheereyE
Cawke ilaahay ha u naxariisto Xasan dahir Ismail weedhsame cimriga ha u siyaadsho
Allah Yarahma Rahimi Marhum *Ahmed Hassan Cowke* Ragi Faro Ku Tiriska Ahaaa Ee Dunida Somaray Bacda *Nabi Mohmed SCW & Asxabtisi* .
Abwakaa Da'da Yar *Abwan Wedhsame* Allah Caqliga & Caafimaadka Hku Brkeyo
waa abwaan aan ka bartay afsomali toosan ma aan isku mashquulin jirin asaga ka hore afsomaliga aad ayaad u mahadsan tahay
Alle Haw Naxariisto Janooyinkiisa Alle Haka waraabiyo Wariyahenii wayna Cawke
Ilaahy janadii farduus ha ka waraabiyo marxuunka intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo
Alaaa yaa Cisaka Yaa Mucalimii Xassan Darahir Ismail weedhsame wa yadawil cumrak macalinkaygii afsoomaliga.
Allow Kuu Naxariiso /Axmed Xassan Cawke yaa rabbi Allah yarxamak
weedhsame waa macalin qaali ah wadani ah da yar alloow dhowr
Masha Allah abwaan qiima badan oo indheer arag ah ❤AHUN weriyihii weynaa ee Somalid AXC
Xasuus iyo waayo hore farax Omar secondary school walee school aan afar sano ku soo qaatay alx
Alle haw naxariisto cawke amiin
alle hakuu naxariisto cawke
xasan dahir waa abwaan dhalinyare ahna abwaninta imika ugu ixtiram badal somalida khasataan somaliland ,taa inaa waa runtu shegayo nolow somalidu iyo somaliland way ku bahaan yihiin
Still 2024 watching may 12
Abwaan kaasaa la dhaha allah yacisak abwaan weedhsame. Abwaanku maaha inuu Qofka talada haya amaano uun ee waa inuu xaquuqda shacabka ilaaliyo. Reer somalilandoow waad nasiib wacan tihiine ilaashada abwaankan qaaliga ah.
illaahow u naxariisto janatul fardowsa ka waraabiyo
Allaw kuu naxariiso cawke shakhsi nugu qaaliya ayuu ahaa
*Adeer Cawke Alle Haku Naxariisto*
Inta daawanaysa 2019 aan u ducayno cawke
Allow unaxriistu cawke
Alle ha u naxariisto Axmad Xasan boqorkii tabinta😭😭
Alle haku na xariisto marxuun Axmed Xassn cawke
cawke alle ha u naxariisto weedhsame waa abwaan aan la masuugi karin anigu waan qiray ninkaa dhalinyarada ah
Mukhtaar Gaagaab
Alle how naaxariisTO wariye cawoke
Aleeh ha uu naxaristo ahmed hassan cake
Cawke iyo weedhsame saaxiibayaal waad mahadsan tihiin, Abwaanka da'da yari waaba Filosoof siduu wax u sharaxayo ayaa laga gartaa. Waa macalin xisaabta dhiga, runtiina waa suugaanyahan, waa maskaxdii dunidoo malaasan. saaxiib mucaarad ma tihide dadkaad u hadashaa, weligaa ha niyad jabin halkaa ka wad.
TheUnityand Love kkk
TheUnityand Love alle. Haa uu naxriisto cawke
Marlabaad waxan dawanaya 10/2022 alle haw naxariisto
Qaabka Su aasha Koowaaad Ba ka helay
Waxaan intaa uso maray
Horta ma mucaarad ba tahay Xasanoow‼️
Alle naxariistii janno haka waraabiyo wariye Cawke
Allah ha u naxariisto cawke 2019/05 October (sabti)
Ana kadanbeya
Allha ha ku naxariisto ameen 🤲🤲
cawke alayaa irxamu saxafi soomaali ah oo muwaadin ah
Alle Ha u naxariiisto Cawke..
Illahay unaxarisan axmed xasan cawke
Nin raga oo nin ragi waraysanayo
Waxaay dumarka ka yaqaanaanba ma jirto!
Msha allh class kani waa fasalkaygii aan ku dhigan jiray
alle haw naxriisto isga inta dhimtaba
14.10.2023 abwaan weedhsame madaxda somalida ninki wax runa ushega waxay uyaqanan mucarad iyo qaran dumis waa dhab. Nacam leeye uunbay rabaan Cowke allh unaxariisto
waaa abwaanka kaliya ee hada dayarta ah ee matala shacabka marlabaadna u matalla abwaanadii hore
allaha u naxariiso axmed xasan cawke
alle ha uu naxaristo
Waa abwaan dhamays Tiran oo ka kana run sheega murtida waa hal abuurka xaq u dirarka ah
AHMED HASAN CAWKE ALLA YARXUMU ......JANATUL FARDOWSA ILAAHAY HAKA WARAABIYE AQOONYAHAN ,AFTAHAN, QALBI FURANE AXMED XASAN CAWKE.
mazha alh
ala haw naxariisto cawke
Alla Hawnaxariisto Marxuum Cawke
alle haw naxariisto axmed xasan cawke
marxuum cawke allow kuu naxariiso
2024 ban dawanayaa
allah yarxam cawke
go
for letting me know Yukio oi uui
veg him ge t vb kç bcjuif rbckioj
respect weedhsame
weedhsame waa abwaan qaliya ah
hi
Alle ha unaxariisto marxuunka
Manta ayaan daawanaya allehaunaxaristo😢
Alle naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana haw nuuro weriye cawke
alle haw naxariisto wariye axmed xasan wuxuu ahaa nin ay jecelyihiin soomali oo dhan ayaantiisa wuu ka socdaalay aduunka waana mid aynu ku xukumanahay markaa iska daa danbiga waa ruuxa leh ethopi ayaa sunaysay alle ka baqa axmed wuxuu ahaa nin ka dhexeeya soomali oo dhan oo la jecel yahay insh allah janada alle ha geeyo