Xaqiiqooyin ku saabsan Libya | Dalka saxaraha ugu weyn dhaca

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Libya | Dalka saxaraha ugu weyn dhaca#Libya
    Raadraac channel
    • Qisada paul kagame | J...
    Hadii aadan wali channel-ka Subscribe saarin kamid noqo saaxiibada channel si aan iskula socono.
    Subscribe,Like and Share.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 202

  • @Tanaad
    @Tanaad  3 года назад +39

    ruclips.net/video/YcHENOT7pAI/видео.html

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 года назад +54

    Yarkan si dhaqso ah 200k hala garsiyo somaliyey 👈❤

  • @gaadacomohamed8369
    @gaadacomohamed8369 3 года назад +28

    Waxan dadka Ka codsanayah in ninkan lagaarsiyo meel fican waayo wax fican ayaan Ka dhageysana

  • @abaasbo9694
    @abaasbo9694 3 года назад +34

    Next 🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷leyberiya🙏

    • @oladadam7538
      @oladadam7538 3 года назад +1

      Broh horey ayuu ugu hadlay

    • @abaasbo9694
      @abaasbo9694 3 года назад +1

      @@oladadam7538 walalka 1vedio an katagay malahan🤔 mana arag🤔

    • @faaruuqdabaq3883
      @faaruuqdabaq3883 3 года назад

      @@abaasbo9694 isbuuc kahor ba la diyaariyay wll

  • @maxamuudcabdinho9370
    @maxamuudcabdinho9370 3 года назад +26

    Meeshaan waan soomarya dhibaatateeda jirkeeyka kama baa biinin ilaahada waxan soogalay 11/4/2017 waxaan kabaxay 14/7/2017 liibya markii kabxay waxaan takay talyaanika farha talyaanika waan kacararay waan soo baxay waxaan soogaly dalka netharlands ee qofkii tahriib niyadiisu kujirta fadlan hasoo tahriibin wll

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 года назад +4

      #maxamud sxb adigaba ha soo tahriibin lagu dhahay dhagaha ka fureesatay sababtoo ah warkooda kuguma socon soo ma ahan sxb?

    • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
      @dalmarkiikoofficiallchanne5883 3 года назад +1

      @@mambuuqzoria29
      Hahaha 😂
      Haa wlhi
      Anigoo la ileeyahay
      War Yurub waxba mayaalane
      Hasoo tahriibin la igu dhahay
      Hadana waan soo tahriibay
      😂
      Somali wax ka dhago adag waligay Ma arag

    • @maxamuudcabdinho9370
      @maxamuudcabdinho9370 3 года назад +1

      @@mambuuqzoria29 woo iku socday sxb lkn dhago jalaq ukuma siinin sxb

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 года назад +1

      @@maxamuudcabdinho9370
      Hhhhh hayeh adiganeh dag jalaq in laguu sii neen ogoow sxb. Sxb Facebook igu soo dirso inaa wx ku weydiiyo rabay sxb Shafie Hassan

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 года назад +1

      @@dalmarkiikoofficiallchanne5883
      Hayeh sxb nolol aad ku qanacsanthy oo tii hore ka roon soo ma heesatid sxb?

  • @ivanhelborrajo613
    @ivanhelborrajo613 3 года назад +7

    Please next time Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @khaalidqaran1236
    @khaalidqaran1236 3 года назад +7

    ninkani waa nin mudan taageeris sababtuna aqoon gudbiye caalami ah 💯💯🙏💪🤝

  • @kamaludin6111
    @kamaludin6111 3 года назад +6

    Next video kaso dhig Romania 🇷🇴 ama Slovakia 🇸🇰
    Mahadsanid

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 2 года назад +3

    dalka facen nga reeway wan arsan doona😭🙁

  • @amiiryassin3485
    @amiiryassin3485 3 года назад +5

    Libya 🇱🇾 Dadka Aduunka ugu Xun 2 bilood aan joogay cadaab bay ahayd Islam ☪️ ba maaha Carab Waa Dadka Aduunka ugu Xun Hda usa 🇺🇸 baa jooga Dal free ah xor aad tahay God bless you America 🇺🇸,Somali Dalkeena hana dhisano,Qabyaalada iskadaaya

    • @xildhibanada3242
      @xildhibanada3242 Год назад

      nio maad iqAADID ANI KKK

    • @amiiryassin3485
      @amiiryassin3485 Год назад

      @@xildhibanada3242 Diyaar 😂 Meesha lga helo isoo sheeg aan ku imaadee

    • @xildhibanada3242
      @xildhibanada3242 Год назад +1

      @@amiiryassin3485 nio xamara kuu jooga

    • @amiiryassin3485
      @amiiryassin3485 Год назад

      @@xildhibanada3242 Wllahi Adaa nasiib leh oo Dalkii Hooyo jooga Mshllh Wllshay 🥰 Oo xildhibaanad ah 😂

    • @xildhibanada3242
      @xildhibanada3242 Год назад

      @@amiiryassin3485 nasiiib beele 1 sano kadib aduunka so jeexi rawa oo usa ban uso socda i.a ee iga war haaay

  • @AlXaqiiqaTv
    @AlXaqiiqaTv 3 года назад +2

    Tanaad codsi ayan anigu wata walalkayoow marka ad dalalka ka hadlayso mid walba oo cusub walal playlistga dalalka so gali oo inti isku xalqad ahba playlist u same please tasa ka codsanaya walalkayoow wayo ma jecli anigo dawanaya xalqadahaga inay wax igaso dhex galan mida kale dib ugu laabo playlistiga dalalka waxa ku jira oo ad galisay ciyaaro ama waxkale oo halka inaga yara hagaji walalo

    • @aaryan_poi2730
      @aaryan_poi2730 3 года назад

      M.a waa talo fican waana la dhacay
      sxb💯waxan rijeynayaa Ustaad ka in
      Dib u eegis ku sameeynayo xaga
      playlist ga Muhiim waye xaqiiqdii👋😘

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад +1

      ok walaal waa talo wanaagsan

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 года назад +2

    Libya aad baan u necebahay

  • @ivanhelborrajo613
    @ivanhelborrajo613 3 года назад +1

    Please next time Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mohadeek3348
    @mohadeek3348 3 года назад +10

    Next luxembourg 🇱🇺

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 3 года назад

      Ma halkasana joogta

    • @DJ-kx4ps
      @DJ-kx4ps 3 года назад

      Waa wadan hal magalo ah France iyo Germany ayu u dhaxeya🙏😂

    • @samirdahirisse4352
      @samirdahirisse4352 3 года назад

      Walalow waxan ma wadanaa🤣🤣

    • @DJ-kx4ps
      @DJ-kx4ps 3 года назад

      @@samirdahirisse4352 tii lacag hayd taal wlhi 😂😂😂

    • @zattamhussien6989
      @zattamhussien6989 3 года назад

      @@DJ-kx4ps iceland aa ka lacag badan

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 3 года назад +1

    Canada zoo qaaDo caadoyinka ka jiree islam nacaybka ah

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 года назад +2

    Dalkan waxa ku caan yahay ereyadan.
    Zab gaxba
    Baaahi mudiir.
    Bello ku degtey...

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 3 года назад +2

    Qofkii ugu horeeye waxaan kaa cudsanaa taariikhda dalka gaaboon

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад +3

    Saaxib Switzerland 🤔🤔🤔🇸🇴🇨🇭🇨🇭🇨🇭

  • @manmodricmanmodric3473
    @manmodricmanmodric3473 3 года назад

    Wll keep going .......first ...viewer..............😊 🙏 thnks

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 3 года назад +3

    Rabi ha inookeeno reer Libya oo dahriiba 😂😂

  • @kingmoha3346
    @kingmoha3346 3 года назад +2

    Next Germany wadanka baradhada 😅😅😅

  • @gaadacomohamed8369
    @gaadacomohamed8369 3 года назад +3

    Waxan Ka codsanayah inaa markasta naso gud biso tarikhda adunka ❤️💯

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад +2

    Liibiya waxaan soo maray 2016 Xasuus Qaali ah 😃😃😃😃😃

  • @kiinkamoha8304
    @kiinkamoha8304 3 года назад +2

    Tanaad waa chanelka aan aad ujeclahay sxb keep going kulee yhy

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel 3 года назад +3

    Next jabuiti 🇩🇯❤❤

  • @AlXaqiiqaTv
    @AlXaqiiqaTv 3 года назад

    Tanaad waa Chanelka Kaliya Ee Isaga Iyo Minbar Show An Jeclay Waa Dhalinyaro Aqoon Leh Mansha Alah Minbar Show Waxan Dawan Jiray Sheekadi Xaskaygu Jinbay Ahaatay, Tanaad Isna Waxan Jeclay Xalqadahiisa Ah Wadamada Caalamka Mansha Alaah

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 3 года назад +3

    Walal kuso xaji ciraaq insha allaah

  • @mohamedapdirashedali4405
    @mohamedapdirashedali4405 3 года назад +1

    Bro music background aad isticmaashid siden ku helaa

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Год назад

    allaha u naxariisto halyeey cumar mukhtaar oo loo yaqaan ( lion of desert),allaha u naxariisto halyeey mucamar al qadaafi oo ahaa geesi african ah, geesi carab ah,geesi muslim ah balse ay fahmi waayeen dowladaha uu la wadaagay deegaan,dhalasho iyo diinba,waxaana wada ognahay in reer galbeedku u burburiyeen liibiya danahooda gaarka ah oo qadaafi u fulin waayey sidaasna ay ku dileen.

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 9 месяцев назад

    Carabta kuwa ugu xaaassidnimada bdn waa
    Liibiya
    Dad somalliyed meshas wa lagu bahhdilay
    Lkn maaalin uun waan ka aarsan doonaa
    I.a liibiyaaanka waa sugeynaa.i.a

  • @Burcaawi44332
    @Burcaawi44332 2 месяца назад

    Libya dalka caalamka islamka ugu xun wxy dhahaan halkan ilahay ma joogo markad dhahdo alle ka baq dhibka libya qof maray uun dareemi kara alx hada wxn jogaa Erland wnn ka nabad qabaa se hayskusoo marina libya waa iga talo

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 3 года назад +1

    Liibiya waxaa aad loogu xasuustaa mucamar al qadaafi.

  • @mohatohow754
    @mohatohow754 2 года назад

    Marka danbo kasoo shekee dagalkii somalia iyo Ethiopia

  • @suldangamer7081
    @suldangamer7081 3 года назад +1

    Walaal Allan Kugu Dhaarshe Sweden Muuqaal ka Soo Samee

  • @samadoonkachannel4219
    @samadoonkachannel4219 3 года назад

    Nacalaaa aaabahaaa ku yaaal maxaaan kus kus ku dhex cunay jeeel libya ah 😅😅😅

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 года назад

    Dad sahara ku nool oo hogaaminayaa cayilaananta ma buurida africa waxkale libya 😂😂😂

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 года назад

    waarun lagama wada waayi karo umad dham halyeeyo islaamkuna waa umaha ugu halyeyada badan dunidan aynu kunool nahay balse intee ayay leegtahay baahida aynu u qabno halyeyadi haybada lahaa deegan ahaan umad ahaan waxaan ku rajo weynahay inay tahay wakhrigeni weli ma,aragtay islaamka maamulka awoosisu iney leegtahay ama cadaladiisu dhadhanka ay leedshay kolayba waala dhimanaye dhimo adoo adeecsan rabbiga diidayana in lagu duleeyo

  • @hassanmohammed3126
    @hassanmohammed3126 Год назад

    tanad waxan ka codsanaya bro inaad mar ka soo hadasho talyaniga

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 года назад +3

    Mawduucan waxaad moodaa in maskaxdeeda uukaso xigty 4 sano oon joogay wx bdan ayaan kabarty libya 😩🥺

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 3 года назад +1

    Sxp Mauritania 🇲🇷 kasoo hadal

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 года назад +1

    Waaa dal iyo dad xun runtii

  • @gulledadaan5398
    @gulledadaan5398 3 года назад +2

    Dalka Sudan kasoohadal Thank you

  • @anascilmi677
    @anascilmi677 3 года назад +1

    Waad kumahadsantahay sida wanaagsan aad noogu soogudbiso hore usoco

  • @Macalumad
    @Macalumad 3 года назад +1

    Next Tanzania

  • @geedquruxchenel3808
    @geedquruxchenel3808 3 года назад +1

    Maasha alah alaha kuxafido wll aduunka oodhan ayaad nabartay anagoon meelba tagin❤❤❤👏👏 waxa xusid mudan inu yahay comantigaygii 1aad intaan xasuusto sanahan aankugu taxnaa😁😁

  • @shaaficijama5735
    @shaaficijama5735 3 года назад

    𝐍𝐞𝐱𝐭 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨𝐧𝐢𝐚

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 года назад +1

    The lion of desert mxa wx bdn daawadaY Ma umaleen jirin inuu Libiyaan Ahaa 😊

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 3 года назад

      Waa halyeey libiyan ah cumar muktar

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 3 года назад +1

    Next video bro Uganda 🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬🇺🇬plz bro

  • @cabdisamiicmoha9639
    @cabdisamiicmoha9639 3 года назад +1

    sxb india maxaa noogu soo sameen wayday horta

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад +1

    Italy and Germany soo samee wlll

  • @mohamedxuseenoficial1098
    @mohamedxuseenoficial1098 2 года назад

    Sxb soo Gali muuqalo badan

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 года назад +1

    Love iizaar wallo

  • @nimcaanmostaphe9876
    @nimcaanmostaphe9876 3 года назад

    Ozban Maha ee waa shuwaarmo

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +2

    Libya waa wadan tahriibiyaal oo soomaali si xun u galeen '
    Marka wadankaas aadka uu liito aa noo xayaysiinin '

  • @ikhlasqueen1394
    @ikhlasqueen1394 3 года назад +1

    Next wll mcn norway inosoo daa team..tanaad marnaba noo hoos

  • @abdifatahabdifatah5536
    @abdifatahabdifatah5536 3 года назад +3

    Next somaliland🇹🇯

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад

    Waxaan kaa codsanayaa sisharaf leh inaad isoo booqato

  • @maxamedsaxardiid7240
    @maxamedsaxardiid7240 3 года назад +1

    Next puntland👍👍👍👍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +2

    Thank you Tanaad

  • @shimalishorts8899
    @shimalishorts8899 3 года назад

    Zxp WaxaaN Ka codzanaa hadad IGa years Inaad Kazo HÀDASHO dalka Guatemala Ee Amreicada December kuyalla Wll

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад

    Mnsha Allh Janalkan Tanaad Waxa Leh Aqoonyahan Soomaali Ah Ee Garab Istaaga Aqoon Buu Inala Wadaaga Goor Walba

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 3 года назад

    Sxb ino soo badi barmaajida dalalka
    Waxan moda inad ka caajistay
    Fadlan inoo so badi barmaajida
    Meel ficn aan keeno channel kan

  • @haajiyow27
    @haajiyow27 3 года назад

    m.a mahad sanid pro wan kugu xiranay

  • @cabdiraxmaanmaxamuud8265
    @cabdiraxmaanmaxamuud8265 3 года назад +1

    Wa mid kamida qoroka codka tanaad go forward

  • @cawilgarasho8089
    @cawilgarasho8089 3 года назад +1

    Abbo soo badi muqaalada

  • @Hacker-ws9pu
    @Hacker-ws9pu 3 года назад

    Next Ethiopia 🇪🇹

  • @cabdirisaaqmaxamed206
    @cabdirisaaqmaxamed206 3 года назад

    Ka soo hadal arimaha maamul gobaleedada soomaliya

  • @zuhaybofficial7117
    @zuhaybofficial7117 3 года назад +1

    Next norway plees 🙏🙏🙏🙏

  • @tamaamjr2585
    @tamaamjr2585 3 года назад +1

    Masar kasoo diyaari wll

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 года назад

    ADUUNKA CARABTA AYAAN UGU NECBAHAY.
    LIIBIYA DHALINYARADEENA SIDA AY U GASHO WAD OG TIHIIN

    • @prencessamlona8501
      @prencessamlona8501 3 года назад

      Sax libiya dhalinyaradena weynibateyen lkn mid ogow dhalinyaradena ayaga lugahoda ku donten dhibatadas waxa arke dhalinyaro ila hada adayan libiya yacni shi mustaxil

  • @mohamednuuh7449
    @mohamednuuh7449 3 года назад

    Thanks wa iga so jawabty suashyda codsi labad documtry Osama bil adin ka sugaya sidaa ayku dilen americanka

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 3 года назад

    Next comoros

  • @geedi1437
    @geedi1437 3 года назад

    mudane barnaamijyo taxane ah maad nooga diyaarisid muslimiintiihore iyo hal abuuradi ay dunida ku soo kordhiyeen 1000 ki sano ee ay hor muurdka u a haayeen Muslim inventions mahadsanid tanaad channel

  • @eriksune8497
    @eriksune8497 3 года назад

    Next kosovo

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 года назад

    Kuleel dad ku cayilaya libiya iga dheh kk

  • @abdinaasircadceed6057
    @abdinaasircadceed6057 3 года назад

    Tanaad sxb waad naga caajista mooye xiligan nus milyan subscribers ayaad heysan laheyd

  • @Mohameddone198
    @Mohameddone198 3 года назад

    Alla maxay inan soomaaliyeed wasmo bareen nimankaasu ' hablo kuma aarsan doono lkn lebianku maalin uunbaynu jaanis ku helo doonaa

  • @ahmedqaadi5232
    @ahmedqaadi5232 3 года назад

    Next roma

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw 3 года назад

    🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 perla

  • @libanshanani7122
    @libanshanani7122 3 года назад

    Pro plz waxaan kugu xiranhy

  • @user-ug9wh1uz6s
    @user-ug9wh1uz6s 3 года назад +1

    Tanaad waan ku taageera

  • @lextgo198
    @lextgo198 3 года назад

    Zhp Tanaad eLsalvador noo soo same

  • @qabiirsports3489
    @qabiirsports3489 3 года назад

    Argentina 🇦🇷 next plz wadanka messi

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад +1

    Miss u mu amar Qadaaafi🤔🤔🤔

  • @indho296
    @indho296 3 года назад

    Next curacao nooga dhiga

  • @qaryaanpaul4825
    @qaryaanpaul4825 3 года назад

    Zxp shaqo fcn ayaad hysaa beryahan waad ka baxday shantii biloodba hal video soo galidii

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 3 года назад +3

    ❤❤❤

  • @libanshanani7122
    @libanshanani7122 3 года назад

    Ee dalka 🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦

  • @ibraahimalas9635
    @ibraahimalas9635 3 года назад +1

    Alla maxaan meshan kuso rafaaday hadii aat somartay meshan like saar

  • @daherjunior6317
    @daherjunior6317 3 года назад

    Wll cumar muktaar taariikhdisa oo fahfagsan no so diyaari

  • @maxaaidhibayo3223
    @maxaaidhibayo3223 3 года назад

    Next grece bro plz codsigeyGah i tix gili

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 года назад

    Guuleyso oo horey usoco broh any time garabkada nahay💪💪

  • @suldansulesh4324
    @suldansulesh4324 3 года назад

    M.a mi only teacher aan ku leeahay RUclips wish u higher level

  • @ayuphaji5942
    @ayuphaji5942 3 года назад

    War horta dalkaaga mailowdey somalia maasoo gudbisid

  • @youngstar764
    @youngstar764 3 года назад +1

    Thnks

  • @geedi1437
    @geedi1437 3 года назад

    aadbaan uga xumahay dhinaatadi loo gaystay m mucamer qadaafi

  • @Akhris24
    @Akhris24 3 года назад

    Tanaad hore usoco asbuucii ilaa sedex videos sogali dadbadan ayaad helin

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 2 года назад

    Alle ha u naxariisto cumar mukhtaar halyey buu ahaa

  • @mahadabdilahi8812
    @mahadabdilahi8812 3 года назад

    Sxpow su,alaha mad nooga jawabtid

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 3 года назад

    Cumar muqtaar