Ha wuu burburi sababtoo ah dulmi badan ayuu sameyey. Dulmiguna ama wuu soo degdegaa ama wuu Dahaa. Sadasha muqatani wuxuu cagta saaray wadadii burburka.
Wlhy aad iyo aad ma xasuusataa markii nabiga scw iyo saxabadiisa la dhibay ee saxabada qaarkood naftaba la dhafiyey sidee u islamteed darteed marka nabiyada ilahay ilaa uu amro inay hijroodaan ma hijroodaan marka nabigu wuxu saxabadiisii ku yiri u hijrooda ardul xabasha sababtoo ah waxaa ka taliya boqor cadaalad badan oo aan dadka dulmin aktiisana lagu dulmin ma aha waxa hada ka jira itobiya ee daadinta dhiiga binu,aadamka ku nool manta ee ka taliya ama itobiya ama dalkenaba ilahow cadaalad baan ku weydiisaney boqorkaasna aakhir wuu islamey ilahay raali ha ka noqdo aamiin
Shukran Suldaan tv, Rag Cadaalad waayaa, sidii Cawsha kala yaac. ( Saadaal ama odoros,la sameeyey waxay tilmaamayaan in 45-dal ay burburi doonaan) 45 DAL OO BURBURI DOONA 😮 weedhahan la cayimey yaa odhan kara ALLe keliya swt, Kelmada XOG waa arin la hubo ama sugan , sheikh Abdulrahman cinwaanka mowduucaga waxaa ka maqan, CADAALADII.
Gaal caddalad ma sameeya taasna waa waxa aad dooneyso inaad qandaraaskadsa ku fuliso adeer Mar wanna allah wuxuu u gargaaraa kalimadda law ilaaha illa llaah
Galbeed qasaas xataa waa ka jirtaa ee dilka ay dhoor nuuc u kala qaadaan sida islaamka u kala qaado kas iyo kam iyaga kaska ayay sii kala siiraan sida first degree murder homicide second degree murder iyo murder dhamaan neh waa kala xukun
Bal qof daarood ah shekhow, ha laga dhaadhiciyo, Somalia dulmigii Afweyne ee ah qaybta ka ahaydeen, ayaa dalku u burburay. Ka PhD haysta wuxuu ku doodaya in Somalia ay burburisey Ethiopia, oo kaashanaysa jabhadihii, laakiin, nidaam iyo dawlad wanaagsani jirtey; waana sababta kowaad ee aan dawlad nadiif ah weligeed Mogadishu uga dhalanyan ever! Doofaar abidkiis ma daahiro!
Umada somaliyeed waxey eersatey dulmiyo isdaba jog aha ama kii dawladii kacaanka ha noqoto ama kuwii ka danbeeyey ee jabhada aha ee mrkey wadanka qabsadeen sida bila aadminimada ka baxsan u dhaqmey ha noqdaan
Wxa laga wada shacabkoda aya u cadalad sameyan maraykan sharciga waa losiman ayay madax iyo shacab sido kale sida kuwena wixi ay arkanba ma cunan madax weyna marykanku hadu manta wax musuqo misna la ogado balegay ciqabta ugu xuun e adame sameya lamarinaya
@@Anwaar.aadan.maxamud kkk waxan ku noolahay Ohio doorashooyinkana wax badan beey fashilaan trump mar hantidiisii la fara galiyey wuxuu ugu jawaabay idinkuba cashuur ma bixisaan Hillary Clinton, ma ogola in Biden laga wiilkiisa hunter wiilkiisa in ganacsigii yurub laga hadlo waxaa dheer qandaraasyada la kala tuurto sinaanta madoow kii ahaa xaquuq meesha kuma hayo
1st January 2007 ayaan sheikh ku bartay muxaadaro nuucaan cml ah oo dhinacyo badan taabanaysay sheikha xiligaa wuxuu xusay 5 dal oo islam ah inay burburkii doonaa 15 sano ee ina soo aadan isagoo si qotodheer u taxliiliyay asbaabta wayna wadda burbureen 3 dal oo markaa burbursanaa ee iyana dhismaayo ayuu taxliiyay waxayna ku jiraan wakhtigii ay hormar waawayn ku tilaabsan lahaayeen. Qof walba oo muxadaradan dhagaysanaya muxaadaradda ka dib isku day inaan taxliiliso amniga iyo xasiloonidda dal walba ee aad u aragto inuu qalbigaada ku soo noqnoqday inta aad muxadaradda dhagaysanaysay kadibna garo dalkaas dadkiisa ma amni ayay dowladooda ku dhisan tahay misse xasilooni intaas hadaad garato waxaad fahmi kartaa in dalkaa uu sii jiri karo 20 sano ee inna soo aadan
Hadii aad utaqaano istiqraar Mareekanka iyo reer galbeedka adaa cirka roob ju og. Wey kibreen arladii na wey fasahaadsheen. Wexey na sugayaan cuqaabtii Eebe.
Hadaanu dulmi jirin jabuuti sheekh kamaad cararteen.
Burburka Waddamada Islaamka Waxaa ugu wacan Islaam Siyaasi oo lugta haya Horumar kasta oo la gaari lahaa,
Ururada Islaamiyiinta Dantooda waa xakameynta Caqliga.Iyo bulshada.
Taas kaligi ma ahan dulmiga iyo kaligi talisnimo aya ka ween .
@@yahyaelmi8435 waa runtaa, mar haddii aadan dooran karin sida aad u noolaaneyso, , mubtadic, murtad, cilmaani, kaafir, sindiiq, ..........
Maanshallaah sheekhanaa Afkaaga caano lagu qabay aamiin aamiin yaarabi
Imaaraadku waa daalimiin ayagaa burburiya wadama islaamka
Waa tijaar faqiira
Qadar ayaa ka daran o ka xun@@abdillahiosman1770
Mashaa alaah ilaahoow kubarakee xakiim
Maansha alla. Somaliya ilahay khariidada haka saaro aamin
Waayo ma istaahilan inay sii jiraan
Shaqfir, Allaa kaa magangalnay.
Ama dheh Alloow soo hanuuni ama iska aamus.
@@DaauudDalnuurshe😂😂😂😂
Munaafiq baa tahay. Habaarkaa adiga kugu noqoy. Somalia been for thousands years and will be there till the end.
@@DaauudDalnuursheaa😊😊😊
Wecel baa tahay oromo ah habaarkaaga waxba ma taro gaal ba tahee
Maraykanka ma burburaa waakan aduunka oodhan dulmiyay
Dadkooda qaranka way ilaashadaan ee gudaha
Maraykanku aduunka ayuu dulmiya lakin dhexdiisa isma dulmiyo madaxwaynaha iyo qofka caadigaa sharciga way usimanyihiin
Ha wuu burburi sababtoo ah dulmi badan ayuu sameyey. Dulmiguna ama wuu soo degdegaa ama wuu Dahaa. Sadasha muqatani wuxuu cagta saaray wadadii burburka.
Fahan wax oo shiikh ka hadlaa wadankiisa cadaalad ayaa ka jirta
@@HASSANSUHUFImacnuhu waa sidaa
Somalia 🇸🇴 Waxe la dagi ladahay wa dulmiga Malinkasto kajiro
Kitaabka rabi ino dalka xukumo waaye culimada neh waa ina dalka lo dheebo
Waa saadaal tii ilaahay ayaa soconaysa
Waa run dulmi meel laguma gaaro
Waa run meesha cadaalad ka jirto way jiraysaa ilaa inta aduunku jiro meesha dulmi ka jirana waala rogaa
Wlhy aad iyo aad ma xasuusataa markii nabiga scw iyo saxabadiisa la dhibay ee saxabada qaarkood naftaba la dhafiyey sidee u islamteed darteed marka nabiyada ilahay ilaa uu amro inay hijroodaan ma hijroodaan marka nabigu wuxu saxabadiisii ku yiri u hijrooda ardul xabasha sababtoo ah waxaa ka taliya boqor cadaalad badan oo aan dadka dulmin aktiisana lagu dulmin ma aha waxa hada ka jira itobiya ee daadinta dhiiga binu,aadamka ku nool manta ee ka taliya ama itobiya ama dalkenaba ilahow cadaalad baan ku weydiisaney boqorkaasna aakhir wuu islamey ilahay raali ha ka noqdo aamiin
Waa ku2ee dawladaha burburaya
Waman lamyaxkum bimaa ansalalaahu fa ulaaika hum a daalimuun.
😂❤ku mahadsanid Tabintaada khayrka iyo xogaha mihiimka 😂❤❤😂😂
Somalia 🇸🇴 xita wxy nooqa doona Ethiopia 🇪🇹
Shukran Suldaan tv, Rag Cadaalad waayaa, sidii Cawsha kala yaac.
( Saadaal ama odoros,la sameeyey waxay tilmaamayaan in 45-dal ay burburi doonaan) 45 DAL OO BURBURI DOONA 😮 weedhahan la cayimey yaa odhan kara ALLe keliya swt,
Kelmada XOG waa arin la hubo ama sugan , sheikh Abdulrahman cinwaanka mowduucaga waxaa ka maqan, CADAALADII.
🙏🙏🙏
Soomaaliya,falastiin,suuriya, sodan .
45 kaasi wa kuwee
qaybta kale waa halkee
Ascww
Sòmaaliya imow ee kasheeg warkaas
Asc sheekh ha ku darin imaaradka waa kansarka islaamka
Salaad horumar laguma gaadho tacab iyo shaqo iyo dadaal. Caqliga dadka ku dhagaysta ixtiraam
Salaad soon iyo sako nolol iyo aqoon iyo horumar ku gaadhi maysid laakin noloshada aakhiro ayay k7 anfacayan
Sheekhow majiro meel aan dulmi kajirin
Maanshaallah .
Khaliijka wuxuu noqon doonaa dowladaha Burburi doonaa
Gaal caddalad ma sameeya taasna waa waxa aad dooneyso inaad qandaraaskadsa ku fuliso adeer Mar wanna allah wuxuu u gargaaraa kalimadda law ilaaha illa llaah
❤❤❤❤❤❤❤❤
Sirtoonkaxaamaas
Wax kasta miyaad ka hadashaa 😂
Islaamku dhib buu inagu hayaa ha burburo Gabi ahaanba diinta Carbeed Somalia Maamka halaga tirtiro
Allaha Ku caafiyo waalida dhaqanta ayaa Ku haaysee diinta ma carabta ayaa ISKA leh mise waa kalaamkii allaah
😢😢😢
Waa galo raacii
Adigu soomaali matihid ee waxba ha u yareesan hadaad burburi karto waadba yeeli laheedee ciilkaaga u dhimo
Lakin waddamo badan beey burburiyeen umad badan wa layeen taas cadaalad miyaa
Cadaalada lagu shegaya wata gudoohoda zhp ee mha ta dibada ay ka gaystan
Cadaaalad miyaa inaad dadka dumiso gudahaagana aad hagaajiso taas baa dulmi
Trump meeqaa hanti buu heeystaa canshuurse muuquu bixiyaaa $700 tex return waa ayagoo dhan
Muqaalka maba damee sankari :maxaa kuhad leesaa😂😂😂 ma rer galbeed😮😮😮😅😅 mathalan somalia qisaas baa jira lkn galbeed 5sano🎉
Galbeed qasaas xataa waa ka jirtaa ee dilka ay dhoor nuuc u kala qaadaan sida islaamka u kala qaado kas iyo kam iyaga kaska ayay sii kala siiraan sida first degree murder homicide second degree murder iyo murder dhamaan neh waa kala xukun
Dawladaha islaamka sheegta shareecada islaamka kuma dhaqmaan . Waxy sheeganayaan hadaysan karun sheegin ciqaab alle ayaa sugaysa aduun iyo aakhiro
In dagnaan lahelo waxy kuxiran tahay in diin lagu dhaqmo .dawladaha reer galbeedka ah wax xasilooni ah mahaystaan quluubtooda rucbi iyo walwal ayaa kabuuxa dhal dhaalka yar ay heestaana ilaahay baa kayiri وَلَا تَمُدَّنَّ عَيْنَيْكَ إِلَىٰ مَا مَتَّعْنَا بِهِ أَزْوَاجًا مِّنْهُمْ زَهْرَةَ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا لِنَفْتِنَهُمْ فِيهِ ۚ وَرِزْقُ رَبِّكَ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ (131)
Maraykan yaa dulmi badan ? Dal iyo dad caruur iyo hawern aanu shaqo ku lahayn ayuu dayurado ku xasuqa oo haddana yirahda argagixsan dilay
Sxb dhexdisa cadalad aya jirta
Qof madax laga dhigayo iyo shaqo qabyalad Laguma shaqeyo xerar lowada simanyhy aya jira
Maryknka haduu madxwynuhu dambi kaa galyo maxkmad waad saaran kartaa
Somalia 🇸🇴 wxy nooqan doonta Ethiopia 🇪🇹 😊
Somaliya yaa Dummiyyay wadankee rrush mise wa layskugu tagay adunko dhan
Waayo marka dulmiga batto waxaa lagugu sallidayaa cadow
Bal qof daarood ah shekhow, ha laga dhaadhiciyo, Somalia dulmigii Afweyne ee ah qaybta ka ahaydeen, ayaa dalku u burburay. Ka PhD haysta wuxuu ku doodaya in Somalia ay burburisey Ethiopia, oo kaashanaysa jabhadihii, laakiin, nidaam iyo dawlad wanaagsani jirtey; waana sababta kowaad ee aan dawlad nadiif ah weligeed Mogadishu uga dhalanyan ever! Doofaar abidkiis ma daahiro!
Yaa doofaaf ah
Ninka aad sheegayso horta daroodka laftirkooda dulmi wa ka tananayaan lkn oo dulmiga Somali oo bay kala sanaayeen
Lkn markuu ka baxay xamar oo jamhadihii qaateen qarankii oo buuxa waxkaste U dhamaystiranyiin buu baxee aaway dawladii?????!??
aaway maalkii aaway qarankii buuxay?????
Shacabka darooodka maxa loolayay maxa hatidii shacabta loo dhacay sida guryaha
Ma dowlada dumis bay ahayeen mise dulmi diid???????
Please iga jawb???
Aduunka afgabi uu dhaca lkn qaranka Iyo sumcada umad horay ba loodiiwada
Aduunka Muslim Iyo galaba cid shacab Disha marto
Ninka maxaweena ah hadii loobogi waaye wa latuura nabada iyo caladuna wala xoojiya lkn Somali maxa kadhacay???????
Daarood baad ku qafiiftY iidooroow ilaahay haku caafiyo
Waa run Madaxweyne Siad Dhibkii dhacay Qayb weyn buu ka ahaa lkn Su aashu waa 33 Sanno inad Dad noqotaan maxaa idika hortaaga ?
Somalia Markastoo Ay sharaf yeelato Darood baa ka madax ah waa Xaqiiqo,
Markaa Xiqdiga iyo Xasadka inad ka gudubtaan Somaliyey Madaxdiina Adeeca.
Umada somaliyeed waxey eersatey dulmiyo isdaba jog aha ama kii dawladii kacaanka ha noqoto ama kuwii ka danbeeyey ee jabhada aha ee mrkey wadanka qabsadeen sida bila aadminimada ka baxsan u dhaqmey ha noqdaan
Illaah muslinta kama eexan danbiga naga daa
Makula qabo dhulka gaalada ayeey cadaalad taalaaa, weli waxay soo biliqeeystaan intey burburiyaan
Wxa laga wada shacabkoda aya u cadalad sameyan maraykan sharciga waa losiman ayay madax iyo shacab sido kale sida kuwena wixi ay arkanba ma cunan madax weyna marykanku hadu manta wax musuqo misna la ogado balegay ciqabta ugu xuun e adame sameya lamarinaya
@@Anwaar.aadan.maxamud kkk waxan ku noolahay Ohio doorashooyinkana wax badan beey fashilaan trump mar hantidiisii la fara galiyey wuxuu ugu jawaabay idinkuba cashuur ma bixisaan Hillary Clinton, ma ogola in Biden laga wiilkiisa hunter wiilkiisa in ganacsigii yurub laga hadlo waxaa dheer qandaraasyada la kala tuurto sinaanta madoow kii ahaa xaquuq meesha kuma hayo
1st January 2007 ayaan sheikh ku bartay muxaadaro nuucaan cml ah oo dhinacyo badan taabanaysay sheikha xiligaa wuxuu xusay 5 dal oo islam ah inay burburkii doonaa 15 sano ee ina soo aadan isagoo si qotodheer u taxliiliyay asbaabta wayna wadda burbureen 3 dal oo markaa burbursanaa ee iyana dhismaayo ayuu taxliiyay waxayna ku jiraan wakhtigii ay hormar waawayn ku tilaabsan lahaayeen. Qof walba oo muxadaradan dhagaysanaya muxaadaradda ka dib isku day inaan taxliiliso amniga iyo xasiloonidda dal walba ee aad u aragto inuu qalbigaada ku soo noqnoqday inta aad muxadaradda dhagaysanaysay kadibna garo dalkaas dadkiisa ma amni ayay dowladooda ku dhisan tahay misse xasilooni intaas hadaad garato waxaad fahmi kartaa in dalkaa uu sii jiri karo 20 sano ee inna soo aadan
ode qaniisa uf
Camalka ugu wanaagsan aduunka la qabto waa cadaalad sameenta bani aadmka.
Cadaalada ayaa keenta amaanka amaankuna wuxuu keenaa xoolo layska dhaxlo abid intay cadaaladaasi jirto.
Hadii aad utaqaano istiqraar Mareekanka iyo reer galbeedka adaa cirka roob ju og. Wey kibreen arladii na wey fasahaadsheen. Wexey na sugayaan cuqaabtii Eebe.
Anaga maxaa noo diiday in aan is difaacno oo u daciifnay Ileen gaalo waligeed taariikhda way jireen waana la iska didaaci jiray.
Anaga maxaa noo diiday in aan is difaacno oo aan u daciifnay ileen gaalo waligood bay jiri jirtay waxna haleen jirtay waana la iska difaaci jiray.
dhamees tirka casharka mee
Nin agaasime ka ah wasaaradda maaliyadda ee Soomaaliya xilligii Farmaajo ayaa 20 milyan doolar ka xaday wasaaraddii. Wuxu madax ka ahaa xafiiska cashuuraha. Rabii wuxu ku salliday isga iyo qoyskiisii cuduro u diiday hoy iyo nasiino.
Sheekhow 90% dadka Islamku waa munaafaqiin. Munaafaqqana waxa sugeysa dabaqa u hooseeya naarta. Adduunkana dabaqqa u hooseeya ayaa la dejin. Dadka taas u sheeg Sheekhow.
Quraankii waa laga haajiray oo Allah iyo nebigii ayaa lamaane laga yeelay.
Tawxiidkii waa Allah + Nebi.
Kitaabkii waa
Quran+Hadith
Allaheen iyo kitaabkiisii dadka kuma filna. Dhibkuna waa kaas.
Kk cidii kudhageesato waakuu ekaanee afkaga urkiisa laabtobka iigasoodhexbaxay
Maxaa kugu dhacay ma sheekhaad diidan tahay mise runbaadan rabin oo beenta iyo gaalo jecaylka ayaad darajo moodaysaa
Waa laguu qoraa kelmadaas aad qortay, ileheyna ha kula xisaabtamo.
Qof Muslim in aad dulmisid ama sharaftiisa aa aad u gaftid waa danbi.
Waar tuug baad tee xaaramiya dadka beenta ka daa alle kuu qabaye