Yaa Ka Naxay Doorashadii Trump? Yaase Ku Farxay? ~ Xog Cajiiba | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2025

Комментарии • 48

  • @aliasair3214
    @aliasair3214 2 месяца назад +9

    Shiik bashir
    Wax badan ayaad ogtahay siyasada western ka.
    You’re highly intelligent

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 месяца назад +1

    Aad iyo aad absolutely brilliant Chiekh Bashiir

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 месяца назад

    Adeero cabdiraxman Bashir ❤

  • @mowliidali4354
    @mowliidali4354 2 месяца назад

    Jazakalaah sheikh

  • @masarsheekhmursal335
    @masarsheekhmursal335 2 месяца назад +11

    Munaafaq iyo gaal wa farxeen. Anagu Allah nagu fillan

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 месяца назад

      WAXAAD KA MID TAHAY HADHAAGII FAQASH EE IMINKA DIINTA KU GABADA EE MARKA AFWEYNE IYO CALI-SAMATAR MAGACOODA LA SOO QAADO YIDHAA:
      “ALLAH HA U NAXARIISTO”!!
      والعياذ بالله

    • @shiinedheere
      @shiinedheere 2 месяца назад

      @@ahmedgaileh
      Naxligu goormuu idinka dhamaandoonaa

    • @masarsheekhmursal335
      @masarsheekhmursal335 2 месяца назад

      @@ahmedgaileh Gaal iyo munaafaq midkee tahay? Ileen dadkaas ka hadlee.

    • @Anbaro.
      @Anbaro. 2 месяца назад

      @@ahmedgailehilaahay ha cabso walaal
      Meesha waxa laga hadlayay iyo meesha aad la aaday kala dheer
      Mida kale dad dhintay inaad af lagaadayso ma kula hagaagsan tahay.
      Qof islaam ah wuxuu khaldami karaa laakiin gaalnimo laguma tilmaami karo. Kana raali noqo hadad dhibsato waa iga talo walaaltinimo.

  • @CumarBishaar
    @CumarBishaar 2 месяца назад +1

    Ino so badiya sheikh bashir falqeymihisa

  • @HassanMouhoumed-o8k
    @HassanMouhoumed-o8k 2 месяца назад +1

    السلام عليكم ورحمة اللة

  • @SaoudiSafwan-mg3ki
    @SaoudiSafwan-mg3ki 2 месяца назад +4

    Future président Djiboutien

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv 2 месяца назад +2

      Waa nin qiimo badan ilahay ha ka dhigo

  • @MohamedIsmail-c8q
    @MohamedIsmail-c8q 2 месяца назад +1

    intii Sh. Bashiir baad noosoo koobteen.
    waad ku mahadsantihiin Suldaan media

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  2 месяца назад +1

      Haa qeybaha kalena wanu soo koobaynaa si habaysan wll

  • @CumarsaciidCeleye
    @CumarsaciidCeleye 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤ waa

  • @Schaardt
    @Schaardt 2 месяца назад

    Wa run sheikh, wuxu leyahay meeshi marki hore ban ka bilabaya, waxan cadaadinaya horumarka siyasada geska afrika, waxan horumarinaya Milary ga Amerikanka ee geska afrika iyo bariga dhexe fadhiya ee cadaadiya siyasad hanaqaadda xataa carabta. Anaku hadan Somali nahay waan Naqiin duqa, wanu badanahay hadan Somali nahay.

  • @SaoudiSafwan-mg3ki
    @SaoudiSafwan-mg3ki 2 месяца назад

    Mudanee Madaxweyne ❤

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 2 месяца назад +1

    Allah haguuleeyo falastiin lugnan iraan yamen ciraaq Somalia Syria Sudan iyo dhamaanba umada islamka Ahba 😂😂😂 Allah hajabiyo cadawga sahnooniyada iyo xulufadisaba Allah hajabiyo hanabado guuldaro isha allahu❤❤❤❤ guul falastin lugnan iraan yamen

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 2 месяца назад +1

    Sheekh cabdiraxmanoow Sidee ku taageeraysay dimuqraadiga iyo gabdha ay wateen anagoo og xisbigaas waxaa ay qaza ka sameeyeen mamulkii dimiqraadiga iyo xasuuqa shacabka qaza ay ku taageerayeen yahuuda ???

  • @LiibanIbraahim-g7m
    @LiibanIbraahim-g7m 2 месяца назад

    Asc

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Maraykan bariga dhexe wuu guuldarraysan ama wuu guulaysan. Masarna hadba ciddii guulaysata inay kabaha uqaado ayey diyaar utahay, Itoobiyaba ha ahaato.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 месяца назад +1

    Reer jabuutigu Af Soomali xuma daba gara ma dadka qofka wax qora ayey u yaqaanaan daba gura.Soomaalida inta badan waaba erey laga isticmaalo miyiga ama nin kunsoo guureeyey op hasaawe doon ah ama inuu gabar miro u socda.

  • @mahamedabshirmustafmuhumed1170
    @mahamedabshirmustafmuhumed1170 2 месяца назад

    Sheekha codka wala dulsaray bad moda hadalka iyo afkisa islama socdaan

  • @Imataqaanaaneehaygudabalum-j7i
    @Imataqaanaaneehaygudabalum-j7i 2 месяца назад

    Taraam waa khaansiir duqoobey oo 90 jir ah 00 waalan isku dhexyaacay
    Qof waalan oo saqiirnimo ulaabtay wax fiican laga fili maayo

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 2 месяца назад

    Adigan xataa sheekha iska dhiga ayaa ka daran Trump

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Yuhuuda ,madawga iyo dumarka ayaa kanaxay.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 месяца назад

    Mufakarki jabuutiyaanka oo iska hor imaan jiray

  • @kamaladow6217
    @kamaladow6217 2 месяца назад

    Kulaha Trum will win or Kamala will win or it can be no winner marka waxaas masaa daalinbaa

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 месяца назад

    I. America degan waxay u codeeyeen Kamala.

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 2 месяца назад

    Shaqadiina qabsada

  • @cabdisamedck4549
    @cabdisamedck4549 Месяц назад

    Kuma farxin mana ka nixin gaal waa isku dhaqan mar un waad maqli doontaan sida biden oo kale Trump isago dhiigyo cab isku badalay.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 месяца назад

    Mufakar wadaad bal sawir wadan u daalim ah oo wax dulmiya ama Og inuu yahay crime Adduunka danbi ka galay dad shacab ah iyo dowladahoofiiba ma dooran kara qof dumar ah is weydii.

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 2 месяца назад +2

    HADAN AHEY REER SOMALILAND WAAN KU FARXAY TARAM

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 месяца назад +1

      Hhhhhh o gaal xuno alle iyo rasulkisi beniyay beeniyay maxad kaga farxi somali dhoylay dhankalad u socota

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 месяца назад

      CADAWGA SOMALILAND OO AY HORREEYAAN HADHAAGII FAQASH WAXAY KU SOO GABADAAN DIINTA MARKA AY RABAAN IN AY XUMAAN KA SHEEGAAN SOMALILAND IYO DADKEEDA !!!!!!!!
      FAQASHTA CUSUB EE UU HORBOODO XASAN-QOSLAAYE WAY KA NAXEEN GUUSHA TARAAMP !!!!!!!
      MAR HADDII CADAWGII SOMALILAND KA NAXAY GUUSHA TARAAMP WAXAA XAQ AH IN REER SOMALILAND KU FARXAAN GUUSHAASI OO NOO ABUURAYSA RAJO AH IN AANO KA XOROWNO XUKUNKA ADDOONTA QADAADWEYNTA AH IYO HADHAAGII FAQASH.
      WA BILLAAHI TAWFIIQ

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Shekh cabdiraxmaan cadala aad sheegtay waa tii 6bilood ee maxakimta ay muqdisho ku soo dabaaleen aniga ayaa joogay oo itobiyaanka iigu soo galeen oo dagaalku iigu dhex qarxay mareykankaaba dhowrkii minidba intaasoo qof lagu dilaa

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 месяца назад

    Kamala Harris inay soo baxdo adduunkana uma roonayn oo hurka ay geliyeen ayuu kusii jiri lahaa Americana uma roonayn oo dagaal sokeeye ayey geli lahaayeen dadka Kamala taageera si uumbay talada iyo towfiiqda u seegganayd

  • @hassanhnlwarsame3192
    @hassanhnlwarsame3192 2 месяца назад

    Somaaliýee waa dòorteen kadaldal

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 2 месяца назад

    Waa doofaaro iyo wecelo dhamaantood

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن 2 месяца назад

    Sheekhani muu kutub xooray. Adeer sheeco la dagaalamimayso. Yuhud

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 2 месяца назад

    Wuu uu shageyaa ininkaani ?

  • @omorali2175
    @omorali2175 2 месяца назад

    Israel weyka naxday