Subhana-Allah, thanks brother to share with us and; May ALLAH remove all your pains, worries and bring you everlasting happiness. May He also grant you a beautiful home in Jannatul Firdaws.
Walal maracade adigoo mahadsan waxaaa inooso diyaarisa taaariiqda Ali salaaama ee ka tirsanaaa xoreeyayaasha falastiin asi iyo yaaasir carafaat qofti sideeeydo kale u doone please like si uu u arko maracade
Qalanja Qordheer cali salama waa sargalkii ugu sareeyay cidamada sirdoonka falastiin waana nin ku caan baxay inaan la aqoonsan wajigisa ama sawirkisa la arko
Waxa aan la dhacay “Koonfur Galbeed waxaa ka xiga Dhulka Falastiiniyiinta ee Israa’iil haysato”. Waar Soomaalaay wallaalaheen reer Falastiin yeenan kaga hiilin Cadowga Yahuuda annagaa oo Argagixisada Yahuuda u aqoonsanayno dal
Azil ozil waxa laga hadlaya wll wa qadiyad islaam wa muslim iyo yahuud baadil doona hadii aad yahuuda ku racsanthy gumadka falastiiniyiinta adan ku dayay
Abdy aly sxb waxad amiin tay fikirki sucudiga ee aha shico aya ah cadawgena shico iyo suni wax cusub maha waxay ahayeen dad inta oo sano is ag degana lkn sucudiga aya waxas lacag ku bixiyay walahi iran waxay ka fican tahay wadanada khaliijka oo dhan bal wali ma aragten wadan carbed oo qadiyada falastiin ka hadlaya Lkn iran wa wadanka kaliya ee hubka siya xusbullah iyo xamas Marka khalijku waxayba raban in ay ka taqalusan qadiyada falastiin Si ay yuhuda u rali galiyan Iran marka laga yimiid aqidada ay amiin san yihiin anigu hal adayga iyo waxay carab ku dhici wayday ayay ku dhacen
Waxaan ku raacsanahay in dagaalka syria ay kadanbay yayn dalalka Israel iyo maraykanka ay kamacaayeen in badan. Balse waxa muran kataaganyahay muqtaqbalka syria oo dadbadan kudoodayaan in ay kusiijiridoonto gacanta rushia
Wlala Marcade Ha Tarikhdan Camal Ayan Rabna Ee Naga Daa Amini Al Mufti Nacaladi Haku Dhacde Tan Kle Sababta Lo Burburiyey Sadam Husein Maxay Thy Libiya Yemen Intas dhan Ino sheeg
Subhana-Allah, thanks brother to share with us and; May ALLAH remove all your pains, worries and bring you everlasting happiness. May He also grant you a beautiful home in Jannatul Firdaws.
Ok
Walal maracade adigoo mahadsan waxaaa inooso diyaarisa taaariiqda Ali salaaama ee ka tirsanaaa xoreeyayaasha falastiin asi iyo yaaasir carafaat qofti sideeeydo kale u doone please like si uu u arko maracade
Qalanja Qordheer wlhi anigaba aad baan u doonayay halkii uu ku dambeeyay Amiirkii Gaduudanaa
Dadkaaga baro
Qalanja Qordheer cali salama waa sargalkii ugu sareeyay cidamada sirdoonka falastiin waana nin ku caan baxay inaan la aqoonsan wajigisa ama sawirkisa la arko
Gio Warsame dee yaalabartaa maanta waaba kooban yihiin somalida halkmayaashodiye intaana waa wada naqaana
Midakale maxada kawadaa somali oo dhan baro
Dadkaaga baro waa adigaleh
Hore u soco macan
Ilaahayoow qabil qabil hawkala sarin reer suriya Somali baa Ku badaye
Thanks
Aniga u horeeyay waryada ha igu qabsanina
Hahahaahahah aniga ku dayeey qof labad ayan ahaya
Hhhh hadan didna kawaran ?
Maba diiidi kartid waryaaa ogolow 😄😄😄
Sadia Farah Gindhe ههههههه
Wahaabi xoo takfiiriyaa ayagaa gaalo ah markii runta leeysku sheego doowlada suuriya iyo madaxweeyne bishaar al asad guul
Mahadsanid walal aad baan ula dhacey.
Hor u sucud wanaagsan.
Saxb ad iyo ad adumahad sanrahay
Nosobadey saxb allaha ku xifdeye
Like isaar hadii qof Muslim hadaatahay
Cabdixakiim Cumar
like subscribe wan ku saare adna isaar wll
Maracade waxan ka rabna in tariikhda cali salaam iyo geesinimadiis yahuud lada galanki iyo uruurki xoreynta falstiin
Maansh allah walalo Anigu marwalb waan ku xiiseya
Brother warbaxintaaan aad ayay u qaldantahay bashaar al asad iyo aabihii xaafidal asadl.. labo khaain ayay ahaayeen.. 2million oo muslimiin sunniyiin ah ayey dileen..
Xaqiiqada runta ee jirti, dagaalka suuriya waxa uu banaanka uu keenay runta, qof walba oo muslim ah waxaa u cadaaday bashae alasad iyo iran iyo nasarallah, inay yihiin khawana, lacag ku qaato ilaalinta yahuuda, la aantoodana ee yahuuda qalqal galeeso..
Kumanaaan sunni ah ayaa maalin walba syria e kulaayaan diyaradaha asad iyo iran iyo rushka iyo mareekanka..
Ogsoonow hadi laga taqaluso sunniyiinta suuriya in turki la baabain doono..
Carabi xadhig ma leh ragii qadaaafi dilay sadaam hussein na maxkamada dilka ku xukumay
Waxa aan la dhacay “Koonfur Galbeed waxaa ka xiga Dhulka Falastiiniyiinta ee Israa’iil haysato”.
Waar Soomaalaay wallaalaheen reer Falastiin yeenan kaga hiilin Cadowga Yahuuda annagaa oo Argagixisada Yahuuda u aqoonsanayno dal
Hhh kaada Aaba saan u yaalo mid kale maxaa ka sheegee hal maalin 6 qarax dhacaayo horta adi koow wadankaada ha kuu dhismo ka bacdi wax kale caawi ok
Azil ozil maskaxdaada ma fahmi karto waxa aan ka hadlayo kuma darin in aad Yahuudi Afka bartay tt
Azil ozil waxa laga hadlaya wll wa qadiyad islaam wa muslim iyo yahuud baadil doona hadii aad yahuuda ku racsanthy gumadka falastiiniyiinta adan ku dayay
waxaanba ku qancay "dhanka koofur galbeed waxaa ka xiga dhulka falastiin oo ay israa'iil xoogga ku heysata
Nio meshaad Taariikhdan kaso xiganeysid link geda noosoo Raaci Si Aannu ikhtiraac usameyno iney Dhab tahay iYo Inkale please walal
Mara cade aad iyo aaad kaaga mahad celinaa sida Aad waxa noogu soo gudbisid horay usoco wllkey
Maracadde halka lagala xariiri karaa .
Sida gmail Hotmail iwm .
Tankale arrimaha aad ka hadashid kusoo dar xiriirada calamigaa .
Mahadsanid wll .
masha allh sxp MOHAMED ISSE MOHAMUD ALL HA KUDAYOH FADLAN LIKE ZAR
Vedio gan anigoo baadi goobaayo waxa aaw gaaystay shaydaankii xasan ahaaa
Xog waxbadan aanka faa'iiday mahadsanid wll
Wa ku dhawahay sxb qaali nin aan taageersanahay guuleyso suldaan 🙏🙏
Mahadsanid Walaal
Insha allah wey isso celineysa suriya aljiyeshul carab wey sonoqonayan
Like I sii ayaaba labbolabbo iga keentey oo bogga iga xannunjisey ee naga daaya labbalabbada iimaanka sugta.
Lbx waan soodhaweynayaa barnaamijkaan oo kale
Maracada aad baad u mahadsanty
Mnshlh Sxb mahadsanid
Ma aaminsani in baraash mesha ka baxayo waa dadkisa iyo dalkisaba difaacday
Tirada dadka Syria 🇸🇾 Waa (18.270,000) million ee wax hubsada sxbyaal waadna mahadsantihiin 👍
Sxp markaas imisaa dhintay
Tiradaas aad sheegtay
Thanks
Syria Alle ha xoojiyo maadaamaa ey mergi ku tahey yuhuud.
Allaah kaga baq, oo ka ilaali dhagaha ummadda warbaxinada cadowga qoreen..
Abdy aly sxb waxad amiin tay fikirki sucudiga ee aha shico aya ah cadawgena shico iyo suni wax cusub maha waxay ahayeen dad inta oo sano is ag degana lkn sucudiga aya waxas lacag ku bixiyay walahi iran waxay ka fican tahay wadanada khaliijka oo dhan bal wali ma aragten wadan carbed oo qadiyada falastiin ka hadlaya
Lkn iran wa wadanka kaliya ee hubka siya xusbullah iyo xamas
Marka khalijku waxayba raban in ay ka taqalusan qadiyada falastiin
Si ay yuhuda u rali galiyan
Iran marka laga yimiid aqidada ay amiin san yihiin anigu hal adayga iyo waxay carab ku dhici wayday ayay ku dhacen
Ramadan musse saddam xuseen halkee ku ilowday
@@thabitabdallaali7917 wa runta sadam iyo basharba waxa hadda lagu haysta wa taas un
شكرا جزيلا يا أخانا الفاضل
Masha'Allah wallal illahey Ha Ku Xafido
Mahadsanid Maracade
Waxaan ku raacsanahay in dagaalka syria ay kadanbay yayn dalalka Israel iyo maraykanka ay kamacaayeen in badan. Balse waxa muran kataaganyahay muqtaqbalka syria oo dadbadan kudoodayaan in ay kusiijiridoonto gacanta rushia
Xog aad u wanaag san
Bro iska seex population of suriyaa saas Mahan tirada baaro daalka Mahan inaa ka sheegto wadanka
asc walyl dar ilahy subscribe igu saara
alle sonka iyo saldba haydinka aqbale
Sama walal subscribe igucaawi pleased Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏
QARAN JECEYL TUBE
mar horan ku saaray wll
Sama kaab yutub wcs wll waan kusaree adna markaaga
Sama kaab yutub kkk
Ok
Aragtidaan waa lagugu khilaafi karaa soo ma ahan?
J
Mahadsanid wll
Majirto dawlad syria layidhaa iska sax majrto haba yaeaatee reer galbeedna mataageerin kacdoonka israel xuduudeeda waxa ilaaliya kurdheere ama asad
noo sharax bal
Mahadsanid sxp
MARACADDE
Masha allaah bro allaha kuxifdiyo
Guulayso wl xili kasta isha allah
Sxb tiro koobka Syria 2011 waxaa lagu sheegay more than 20 million (source: world bank).
Thanks sxb laakiin sheekadii amina almufti nosoo dhamaystir
Waala dhameeyay taaas wll
Dadka beeta kada suuriya baabi imayse bashaar Al Asad ayaa qabsaday wadankoo dhan markaa ceela shii shidaalka wayshaqeeyaan waxa haysata dawlada
Hore usoco brotht
asc wlaal marka koowaad waxaan kugu hambalyeenayaaya juhdiga iyo daddlka aad marwalba galiso sida marwalba eey bulshada kula socoto eey wax badan kaaga kororsadaan, waxaan jaclaan lahaa inaad mar ka hadasho sheekada ku saabsan shiinaha iyo mareekanka oo cirka isku shareertay marki ay shirkada isgaarsiinta ku caanbaxday ee huawei waxaa igu maqaalo ah in laga xayiray baraha bulshada sida youtube google facebook iyo wixi la mid ah waxaan rajeeynayaa walaalkeey inaad naga saacido wixi aad kalo socoto mahadsanid
Tnx
kan been ayuu sheegiyaa miyuu san ka war hayn hore inay suriya u jebisay israil iyo masarba masar casharkii ay u dhigtay israil.miyuu san ka war hayn
Allow nwd ken
Thanks brother 👍
ruclips.net/video/A_yZmbmWiyo/видео.html suscribe isaar channelka adigo raali ah walalo
QAbsasho wadan daris maxa kaimankara mase jaceshahay in laguqabsada wadankasto udhalato xoojin hub nuler ooy sameysan karin doowlado muslim cagisked wadamo muslim oo sameysan karin basabor awood leh sida lojojiyay xaj aba cimro loguna badalay bisnis tikid shekadi laba qof ooikuqabsaday qof ayna dhalin midkod ee inlakalagoyo hadana midkood diiday micnobadan makaronaha sheko xariir shekaba sheekey kentaa halaba sheekow anaga iyo shisheyaha waisugu shubenaa fananke dhahay sheko ajanib anigo iswediyo baa shisheye arkay ooqabsaday mako kadibna karone baa maqlay oo layabay hadi kuweynanay oonfahmi weynay runtii waayel tag lamadhaho wuxuu kutagaa latusaa wadan wadan qabsaday maxaa lagadhaha wadan kasoocAraray hargeyso oo dadkis shaqalo ka ahaa cadan ah oo calankoda calan korsaranyahay inlagumeysto iishegi jirtay anigo afkeda aqoon baa ushaqeyn jiray intuu calan idulsuranyahay cidamoshisheye joogan wixii lashego halashego sheqow wanfatikum faatag micnaheed wax baxay kanisad dadoow wadan dadoow iibgeey kukale kuibso kagana mabadbada sheeko suuqedka bulshoyinka kudhaqan wadamada bidaqada aba kar tugsi banki oo kushekeyo in dhulka hoostis oo badrol lomariyo suriyana kasaran mesha suni kuficanyahay siayisugujabiyan xoga nuler hawonin sabab badrool hostisa mariya iyo lamarin mayo haidinkasodontan tarxil bankabaranay fananke dhahay qaabilba haabiil waatuuqonsado dilay gacantada hadii candho kamurxiso inmasar kugoyda maanka ma aqbalayo
maasha allaaahsxp horay usoco
Asc
Xayawaankan Syria wxuu ka ogyahay malahan Bashar al assad Syria wuu wada qabsaday Idlib wxan ka eheen
Israel Saudi iyo Mareykan aya uheshiyay ineey mesha kasaaran 2012 lkn ilaa iyo hada bashar wuu jooga
Please kasaar warbaxibtaaan qaladka ah.. ama channelka waa kabaxeynaa
Runtii qof waaya arag ah ayaan kuu arkayey.. channelkaaga si dhow ayaan ula socday.. lkn midaan dhulka ayay kula gashe.
Maxaad aragtay oo ay ku Qaldan tahay Nala Wadaag Walaal
Wlala Marcade Ha Tarikhdan Camal Ayan Rabna Ee Naga Daa Amini Al Mufti Nacaladi Haku Dhacde Tan Kle Sababta Lo Burburiyey Sadam Husein Maxay Thy Libiya Yemen Intas dhan Ino sheeg
Erayga jihaad waa eray lagu awr kacsado oo kii maslaxad siyaadadeed doonayaaba uu ku adeegto
Abdiqani mohamud jihaad wax jira mahan miyaaa
Jihaad walgiis jirey wuuna jiri domaaa
Maracadde waad mahadsantahay
Wll amiina al mufti may dhamaatay?
Wanukudhownahay
Ila an kaso ceshano dhulkena sidan dontan nokala haya
Nice information go on
Xogtaan meel aan kahelno noosheeg brother
Thanks
Like iisar pro
Thanks huuno
Carabtaan jahaad iyo balaayan loo joogin bey kuwaasheen wadan kood waa bur buray inta badan somaaliyan shabaab bey noog reebeen gaaladu nabad bey haystaan Islaam kaan Dagaal iyo dagnaan laan bey ku jiraan Qaaraan waa baabeen iney iska dhaafan jahaad kaan aan jirin baa fiicn nabad wax dhaam maleh
gaalda ayga dadka kuso afganistan dowld aygo heysta marekan kuso duuley 2001 la bur buriyey 2003 ciraaq aygo dowld heysta lagu duuley nukleer heystan ba dhahy marekan iyo yurub dhbka umada ku hayan so uma jedid
@@abdirahmanhusien6174 kan wuu iska hadlay wll blse wadamada islmaaka kahor intuu marekan kusoo duulin nabad iyo farxad ayee ku noolaayeen lkn markuu marekan yimid iyo reer galbeed ayaanu baaba'nay
@@salmahassan6998 haa wll dadka wxb ma fahansan somalida wxey modan in marekan abaal u hyo gaal wx sameynayo carab u cayan
ilhey umda muslimka ha isku xiro qulubtoda melkasta jogan
Haye waayahayee intaa dhulkaaka lakuku yimid oo laku gumeysanayo maa fiirinaysaa
Shacabka Sudan may ku quustaan
Argagixisada yuhuuda (Israel) baad ugu yeeraysa Halkaad Malayshiyad ugu yeerayso Xamaas iyo Xisbullah
Adi iyo ilaahay baa is og
Sxb Waka qaldantahay tirada shacabka suuria
Subscribers isara wllyal
Anaaa kugu xigo 😂😂
Mahadsanid sxb sare
Iyo dagalkii masar iyo israaiil wati israaiil lajabiyeey
Dhabaatooyin kaas oo dhan waxaa kadanbeeya wahaabiya oo daba dhilif u ah yuhuuda shaatina ugashafay islaamka allaw naga qabo.
Adaa aaminsan taa
Waad mahad santahay pro