TAARIIKhDII IMAM AXMED GUREY 02- BY AQOONYAHAN CALI MUSE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 окт 2017
  • xuquuqda Codka waxaa iska leg
    WWW.GOLAHA88NEWS.COM
    MEESHAA KA DHAGEYSO INTA DHIMAN
  • ХоббиХобби

Комментарии • 30

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 4 года назад +2

    Masha allah yaa sheeikh

  • @husseinaliabdi3847
    @husseinaliabdi3847 9 месяцев назад +1

    15:23 15:28

  • @husseinaliabdi3847
    @husseinaliabdi3847 9 месяцев назад

    16:09

  • @farhaansalaad7421
    @farhaansalaad7421 4 года назад

    Maashaalaah👌👌👌👌👌

    • @hussienmohamed8553
      @hussienmohamed8553 2 года назад

      mansha allah alle hau naxarito imam axmed gurey alle haxafido waxoow ahaa qofki dinta dadka boo sogarsiy alle haxafido anqiro

  • @husseinaliabdi3847
    @husseinaliabdi3847 9 месяцев назад +1

    12:41 Hoobato waa degmo ka tirsan Gobolka Mulli

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 3 года назад

    Ogaalkaaga Waad nala wadaagay mana ogi inaad fariintayda arki doonto iyo in kale lkn allaha kaa abaal mariyo

  • @racwixasan4001
    @racwixasan4001 5 лет назад +1

    Reer cumar wala samac markay dhamaadeen sheekh adoontii ay haysanjireen dadka maanta na dhiba miyaa,

  • @danielroja8033
    @danielroja8033 5 лет назад +1

    Axmed gurey waa nin geesiya hooyadiin siilka kawase
    Yuukasojeeda waa adalian
    Axmed ibrahim xasan geesoole
    Waa nin somaliya maaha carab kanoow
    Dadkiisa baro doqonbatahe
    Waa #GADABUURSI kasii ah MAXAMED CASE kasii ah ABRAYN ree geesoole

  • @abdiaqib9035
    @abdiaqib9035 5 лет назад

    Cali muse walaal naxwada maxerki sheekh maxamud abdi salal ayad aheyd mise sheekh uwax baray ayaa wax kusi baray jwb??

  • @Abdifatahaba
    @Abdifatahaba 6 лет назад +2

    Sheekha meesha uu leeyahay qabiilka bulow waa qabiil soomaliyeed laf kamida Karanle, saxawle kana sii ah reer bulow. Wa qabiil hada kunool magaalada Harar ilaa Baabile iyo Hoobat iyo Harla. Garaad Abuun waa garaad ay ku abtirsadaan jifo kamid ah Saxawle Karanle.

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 5 лет назад +2

      aad iyo aad Imaam Axmed Gurey Allah ha u naxariiste nin SEEXAAWLE KARANLE HAWIYE bu aha . Abtirsigiisana wa sida tan; Imaam Axmed Garaad Ibraahim Garaad Maxamed Garaad Cali-Gasasle Garaad Maxiiqe Ciye Baalow Seexaawle Karanle Hawiye Irir Samaale Hiil Abroone. qabiilkiisa waxa ka muhiimsan soomaalida waxa u uqabtay oo wanaag ah iyo cadwga u ka dhiciyay

    • @Abdifatahaba
      @Abdifatahaba 5 лет назад

      Abdifatah Ahmed Mohamed haa walaal shekha fasiraya wuu leeyahay Imaam ku wuxu ahaa qabiil Bulow balse mayaqaan qabiilkaas sidaas baan comment ugu qoray. Sababto ah aniga Karanle Hawiye ah o garanaya.

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 5 лет назад

      Abdelfatah El Bashiri . aad iyo aad sxb Baalow ama Bulow waa Baalow Seexaawle karanle . soomaali badan ba sheegata Imaam Axmed Gureey iyagoon cadayn u haynin balse Imaam Axmed Wuxu aha nin Seexaawle Karanle wa arin iska cad. Anigu wxn ahay nin Murusade Karanle ah taariikhdana si fcn ula socda

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 4 года назад +1

      Waxan hubaa in title ka Garaad u gaar u yahay Daarood qabaailo ka mid ah. Midkan inay Garaado leeyahay xagee baad ka keentay. Warsangeli midkii 27aad ayaa jooga oo talinaya inkasta oo ila xilli
      Daraawishta Sultan 3dii ugu dambayey yihiin.
      Mid aan fahano, dagaalka dhulka gaalada looga xoraynayey wuxu ka
      Bilowday Dhulka hadda Sanaag loo yaqaano. Waxa ku dhintay Harti oo gaalku seef madaxa uga jaray oo kala aasan yahay. Warsangeli aya dilay ninka awowihii dilay. 30 oday Duriyaddii Daarood ah aya ku asan dhul 30 km average ahaan isu jira. Caasimadda doonyaha lagu samayo ee Maakhir waxay ahayd
      Lasqoray. 705h 6,500 askari aya
      Saylac xorayey. Amarka waxa lahaa Garaadka Warsangeli. Waxa xoog uga qayb qaatay Carabtii inaga caawin jirtay la dagaalanka Gaalada. 280h ka hor Ahmed Gurey ayu dagaalka ay rer Maakhir qaadeen dhacay. Islamku marka wuxu baaqi ku ahaa xeebaha Maakhir iyo Galbeedka Banadir oo Mogadishu ku jirto.
      Waxaad ii kordhisa Hawiye Garaado leh. Waxan ognahay in Garaadka 12aad ee Warsangeli xukumay Saylac qarnigii 16aad horaantisa. Waxan ognahay in
      Boqortooyada Ifat iyo Sultanadda Warsangeli mar ay wada samaysmeen midda Ifat. Midda Ifat
      Inay gaar u xukumayeen Jebertiyuuntu oo xoog ugu firidhsan Geeska Africa, uguse badan Erateria iyo Somalia. Waxan ognahay in ay markaa Daarood loo gu yeedhi jiray Jebertiga Faraca Soo Maal. Dadku berigaa islam ayu walaalo ku aha. Maanta ma
      Jiro rer Somali ah Oo Warsangeli kaga badan dhulkii Ifat iyo Erateria.
      Waxaynu u baahanahay inaynu kala garano xaalka qabiilaysan oo maanta Somali la hadhay iyo dhaxalka ragaasi inooga tageen.
      Cidda
      وألشمع
      Sheeganaysa ha ogaadaan in ay yihiin Jebertiyiin malaha cid kale ku suntay waayo akhri buugta,
      hacia 1285 عمر ولشمع
      علي بن عمر ولشمع hacia 1285-1304
      بازيوي (أو جازيوي) hacia 1304-1321
      حق الدين الأول hacia 1321-1328
      حسين ، حكم 1328-1330
      المنصور الأول من إفات hacia 1330-1332
      جمال الدين الأول

    • @abdullahiyusuf3995
      @abdullahiyusuf3995 4 года назад

      @@Mohammedabdi1127 zxp darood wligood gaalo racyo ayey ahayeen

  • @farhiyahadiya4844
    @farhiyahadiya4844 3 года назад

    Adeer axamed gurey waamarexan amiir nuur walaakiis waaye tariiqada ben haka sheegin

  • @abadirabdiaadan9423
    @abadirabdiaadan9423 3 года назад

    Yaa garanaya axmed gurey?maxaa loo arki la ya hey tafiirtiisa?

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama1864 5 лет назад +1

    Imaam Axmed Gurey Allah ha u naxariiste nin SEEXAAWLE KARANLE HAWIYE bu aha . Abtirsigiisana wa sida tan; Imaam Axmed Garaad Ibraahim Garaad Maxamed Garaad Cali-Gasasle Garaad Maxiiqe Ciye Baalow Seexaawle Karanle Hawiye Irir Samaale Hiil Abroone. qabiilkiisa waxa ka muhiimsan soomaalida waxa u uqabtay oo wanaag ah iyo cadwga u ka dhiciyay

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 4 года назад

      Abdifatah Ahmed Mohamed beenta jooji Halyey Ahmed Gurey wuxuu ahaa sheekhaal reer aw qudub. Tafiisriisii ayaa joogta. Maxaad beenta ku falaysaa

    • @MohamedOmar-bd4pv
      @MohamedOmar-bd4pv 2 года назад

      Sheeko cusub xataa hawiye bay been sheegee 😂😂😂😂goorma hawiye ku noolangeree Somaliland 😂😂😂😂Ninkas wuxuu ahaa ama Carab, ama Isaaq, ama Qadbuursi Laakin in been la sheego iyo la yidhaahdo ahamed waa hawiya iyo mareixxaan waa filim hindi 😂😂😂😂

    • @MohamedOmar-bd4pv
      @MohamedOmar-bd4pv 2 года назад

      @@raxiilali6665 beenaale baad tahay xagee bu daganeehay qabiilka sheekhaal hawiye sow koonfur maaha? Ha igo odhan awowayaashaa waxay ahaayeen reer woqooyi 😂😂😂😂😂

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Aniga kasojeedo reer baalow wa sexawle waxan dagna hobad wali weynu joogan

    • @mmmmnugaal3516
      @mmmmnugaal3516 Год назад +1

      hoobad xagee ku taal wall

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 Год назад

      @@mmmmnugaal3516 Ethiopia Somali galbed ayey kutala. Waxa Dagan. Balow SEXAWLE rerladhoho aya Dagan hobat ama hobad