BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 мар 2023
  • Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Комментарии • 214

  •  Год назад +38

    Adal= Waa English
    Cadal= Waa Afsomali
    Adel= Wax la dhaho majiraan.

    • @faisalabdi1187
      @faisalabdi1187 Год назад +2

      Sual ayan rabaa inan ku waydiiyo ?
      Waxy thy suashan dhulka somalida
      Intee ayey xukunty adel dowladda lo Aqaaney adel?
      Ta labad waxan jecely inad tidhado somalia
      Waxad moodaa in somali iyo somalia iskaga kaa qaldanyihiin
      Marka inad saxdo aya muhiim ah ado ku bedelaya dhulka somalida halkad ka adegsaty somalia

    • @ducoqabe490
      @ducoqabe490 Год назад +7

      Adal aya sax ah
      Gobolka awdal ayayna daganeyd
      Gar ahan zaylàc
      Qabiilkodi saxda ahana wa
      Qabilka Samaroon siciid

    • @ducoqabe490
      @ducoqabe490 Год назад +3

      Axmed gurey waxa u aha nin samaroona

    • @muxammadcabdawali
      @muxammadcabdawali Год назад

      @@faisalabdi1187 somalia xitaa waa sax

    • @abdiyasto7067
      @abdiyasto7067 Год назад +1

      Adal Empire ayay ahayd waxayna ka talin jireen Zaylac qabilkoogu wuxu ahaa Samarone

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Год назад +16

    Saldanada cadal wa saldanadi. Badbadisay. Qabriga nabiga scw. Ee laysay portaqiski. Wana tarikhdena hada nahay. Somali iyo muslimba ❤❤

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 Год назад +18

    Allow somali iyo islmaamkaba awoodoodii iyo sharaftoodii usoo celi Amin

    • @axmedcade-ct7uf
      @axmedcade-ct7uf Год назад +1

      Aamiin

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Год назад

      SOMAALI KHILAAF KA DHAMAAN MAAYO. FIIRIYA XAALADDA MAANTA

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +8

    Amazing Ahmed guray geesi aan soo jeedsan ayuu ahaa Allaha u naxariistee

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +2

    Boqor tooyadii Adel Empire gobolka hada loo yaqaano Awdal state gadabuursi ilahayba iga dhigay intay somali taarikhda gadabuursi qarinayaan waligiin guulaysan maysan ilahayba asalkayga Saylac iyo Awdal iga beeray Alhamdulilah 🤲🤲✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @soumeyamohamed5879
      @soumeyamohamed5879 Год назад

      Liibax I nolow

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад +2

      War saaxiib, waa idinku faanaaa waxaa tihiin mid ka mid ah taariiqaha ugu waawayn ee aynu leenahay.
      midda kale ogoow alle ha u naxariistee Ahmed gureey inay taalo uga dhisan tahay bartamaha magaalada XAMAR oo lagu maamuusayo.

  • @axmedmaxamed6937
    @axmedmaxamed6937 Год назад +7

    Walal boqortooyada ujuuran soo qaado

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Год назад +9

    Masha Allah Ramadan Mubarak ☪️🥰🎉🙏

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 Год назад +1

    Ma sha Allah wa barnamij qiima badan wad ku mahadsansan tahay mudane dadaalkaga badan e aad noola socodsiso tarikhda & barnamiyada ah wacyigdlinta, cafimadka , wacyigelinta & sayniska Allaha ku xafido.🎉❤🎉🎉❤🎉

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 5 месяцев назад +1

    Boqortooyada Ajuuran🙏❤

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Год назад

    Best ❤. Allah ya barik

  • @cabdisalaamdhiirane6203
    @cabdisalaamdhiirane6203 2 месяца назад

    Axmed guray bilee kuma jiro ee waa baahdaan ahayd waana samaroon

  • @ahmedapdella9459
    @ahmedapdella9459 Год назад +1

    Masha Allah Annaga production

  • @zuldanahmed3482
    @zuldanahmed3482 Год назад +1

    Tariikhdan wad qaladay shekhoow 😊

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 5 месяцев назад

    Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha

  • @hustlerabdi6773
    @hustlerabdi6773 Год назад

    Ramadan Mubarak the follower of this channel kan abdirashiid

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Год назад +8

    Through the mediation of Dagazmac Wargnah he interviewed Ahmed Ali Shami, the highest authoritative scholar of Harar that produced the concise manuscript history of Harar (in his Fatah Madinat Harar manuscript) for several European institutions and concludes Ahmed Gragn's father was to come from the Hawiye (Somali clan) in the Ogaden; a genealogy of eight generations before Ahmed Gragn is known in this tradition

    • @ismailabdiwahab2386
      @ismailabdiwahab2386 7 месяцев назад

      No
      Where he was born was a land of Jaarso and also Dawaro sultanate and where he was born where not Hawiye until today so let you ask your self

  • @hanadcade4744
    @hanadcade4744 Год назад +1

    Ramadan mubark ustaad 🥰

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 Год назад

    Maansha allah

  • @tearsofunseen5374
    @tearsofunseen5374 5 месяцев назад +1

    Alxamdulilah iam maxamed case ibnu sheekh samaroon wali xeebihii awowe axmed guray wan joogana

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim 5 месяцев назад +1

      Noo ilaaliya wllyal goboladas aad ayey muhiim noogu yihiin Somali Ahane from marexan boy

    • @calihusen2680
      @calihusen2680 3 месяца назад

      ​@@Abdirizak_Hakim100% brother

  • @xamdiaxmed7464
    @xamdiaxmed7464 6 месяцев назад

    Thanks for showing map

  • @footballfunny0
    @footballfunny0 Год назад +4

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Год назад

    Ramadaanmubaarak

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 месяца назад

    Geesigii isaaqa udhashay ee muuse celi arab waana geesiga somali oodhami ay wada yeeshtaan oo beena. Waana nin arab ah alle haaw naxariistee adeerkiis suldaan axmed ayaana hogaamiyahanu doortay ciidankii magaado ee isaaqa ahaa arabkana u badnaa maashalah

  • @0915059149
    @0915059149 Год назад

    Asc waad fiicantahay mansha allaah inyar ayaan kuu saxayaa AXMAARO
    AYAY AHAAYEEN CASABNA WAY KASOO GALEEN XABASHI WAXAY AHAAYEEN DADKEENAN LOOGUYIMID ETHIOPIA BOQORTOOYADII HARAR.LAGANA GARAB DHISAYAY BOQORTOOYADII ABASIINIYA OO AWOOD LASIINAYAY.MARKAA XABASHI.HADHIHIN EE AXMAARO DEH.

  • @mrshubaz5090
    @mrshubaz5090 Год назад +11

    Wanu kusalamay sxb from reer adal 🎉❤ alsmarooonia from jibriil yoonisn

    • @liibaaniga
      @liibaaniga Год назад

      Stanatnada of Adal ayaa ka weyn j.y ee......

    • @saleebaanmaxamuud4119
      @saleebaanmaxamuud4119 Год назад

      Hhhhh waar samaroon taarikhdan somali oo dhan ayay udhaxaysaa

    • @kaltoumwaiss9634
      @kaltoumwaiss9634 6 месяцев назад

      Adal empire gadabursi ay gar uu tahay ahmed gureey ayu aha tarikhda so baro iyo history ga

  • @shaafinhoyuusuf1644
    @shaafinhoyuusuf1644 Год назад +1

    Ahmd gurey ❤️

  • @yusramohamed4004
    @yusramohamed4004 Год назад +1

    Adal weeyi ❤

  • @samdaher3788
    @samdaher3788 Год назад +2

    Waa dhulka jaarso masha allaha 🍅🥬🥭🌽🥜🌶🧅🥕🥔

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 6 месяцев назад

    Wa dhulka saylac wll

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Год назад +3

    Ustaadow waxan kaa codsani in aad taariikhda sheikh xassan barsane kaso hadasho

  • @liibaaniga
    @liibaaniga Год назад

    Rmdn krm magacu waa Adal ee ma aha cadal saltanate of Adal thnk u

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 6 месяцев назад

    Dasturka gaaleedka asn iska tuur aan ku dhawaaqno sharicaciyo in laysku xukuma xukunka alle walaahi waan barakobi wax naga halabayo ma jiran fiiri afganistan wey ku adkeysten mowqifkofa weyna gaaren

  • @muxyadiinmuxyo3767
    @muxyadiinmuxyo3767 Год назад +2

    Marka Hore Waan Ku Salaamay Marka Xiga Sandalada Magaceedu Waa ADAL Ee Maahan canal Waad Mahad Santahay

    • @mirhiddomedia2904
      @mirhiddomedia2904 Год назад

      Cadal weeye carabi, Adal waa English

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      @@mirhiddomedia2904 Cadal waa afsomali ahaan ee maahan af carabi

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 Год назад +2

    Asc waad fiicantahay cadal Al samaroonia

  • @samawadetube
    @samawadetube Год назад +4

    11:38 qoraalka ad soo dhigtay qayb aya ka jartay wllo taarikhda been haka sheegin waxa ka jartay qaybta samaroonka inay ugu badnaayeen maamul ahan iyo ciidan ahaan
    Qoralka maxa uga jartay qaybta samaroonka
    Besset Paris, 1897.). The most prominent Somali groups in the campaigns were the Samaroon or Gadabursi (Dir), Geri, Marrehān, and Harti - all Dārod clans. Shihāb d-Dīn is very vague as to their distribution and grazing areas, but describes the Harti

    • @Ci___se
      @Ci___se 6 месяцев назад

      Kan waxa uu sheegayo waxba jiraan waayo google buu kasoo xigtay waxan uu akhrinayo maba garanayo imamku ciduu ahaa

    • @abdifataahcade6793
      @abdifataahcade6793 2 месяца назад

      Wuxu kuyiri qabiilo badan oo Dir ahna way sogalen dagaalka Samaroona waa dir maxa kalo oo rabtay

  • @kaletupdi438
    @kaletupdi438 Год назад +3

    Ramadaan ☪️
    Yimid ❤

  • @runtabixiye
    @runtabixiye Год назад +1

    Iimaam axmed gurey al karanliyah, waxaad ka tagtay taariikhda qoyskiis sida adeeradiis Cadl soo xukumay, inaad daarood ama dir tahay waxaan ku gartay iimaamka kaliyaa taqaanaa oo reerkiisa kuwo badan soo halgamay ma aadan xasuustaan

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад

    Allah karaamdadeni hasoo celiyo

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 8 месяцев назад

    Allah somali Awoodoodii hore U sooceli somali Isirka somalidana isukeen,
    Bogooda burcad isu mari
    1 halsomali uun ayaa awood laguyeelankaraa wax lagu noqonkaraa

  • @moktarmukho
    @moktarmukho Год назад +2

    Boqortooyada Adal ayey ahyd oo magalo badxdeedu ahyd herar ilaa Saylac❤️

  • @apdillahiroz124
    @apdillahiroz124 Год назад +6

    Ahmed gurey wa nin samaroona wliba abrayn ah wxan la yaaba dadka hawiye iyo daarod oo qabiilke wx u ogalyn mrkztana raba nin ayna shaqo ku lahyn inay iska sheegtan😂

    • @boybad3529
      @boybad3529 Год назад

      hhhhhh nio waa Tan La yabanhy Laas geel bay is ku xoq xoqaaan tooda markad La sheegaTana way ku gu so bodayaaan 😂

    • @40Durkiya
      @40Durkiya Год назад

      Waaban yaabanahay xita anigoo makaahila ayan sheegan karin inuu Abrayn yahay og maxamed case hawiye iyo Daarood taariikh la qariyo ama la sheegto ma daayan 😅😅😅

    • @boybad3529
      @boybad3529 Год назад

      @@40Durkiya war wxn waxy nu isku dhaaqan nahy am aynu faahmyno maaaha walhy acudubila 😐

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 10 месяцев назад

    Siyaad bare waxuu ahaa ogaadeen caydiid waxuu ahaa yamani waxay ku dhadheen yurub, taariikhda aad noo sheegtay waa sidaa oo kale

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 3 месяца назад

    Saldanada Adal iyo suldanada ajuuraan isku waqti bay ahaayeen

  • @user-ze5su9sc9o
    @user-ze5su9sc9o 7 месяцев назад

    Adal was also Djibouti 🇩🇯

  • @xamdiaxmed7464
    @xamdiaxmed7464 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdinasirahmedabdullahi1681
    @abdinasirahmedabdullahi1681 Год назад

    Axmed gurey yuu ahaa ustaad

  • @samawadetube
    @samawadetube Год назад +2

    11:38 waxa ka jartay samaroon qoraalka waxa ku qoran in samaroon ugu badnaa ilahay ka cabso wllo taariikhda been haka sheegin
    Somali forces contributed much to the Imām’s victories. Shihab ad-Din, the Muslim chronicler of the period, writing between 1540 and 1560, mentions them frequently (Futūḥ al-Ḥabasha, ed. And trs. R. Besset Paris, 1897.). The most prominent Somali groups in the campaigns were the Samaroon or Gadabursi (Dir), Geri, Marrehān, and Harti - all Dārod
    Sidaas ayay u qornayd lkn waxa jartay qaybta samaroon

    • @siciidmohamuud6015
      @siciidmohamuud6015 Год назад

      Samaroonku isagaaba hogaanka ahaaye laakiin cidkadtaa way kujirtay

    • @mohamedabaas6653
      @mohamedabaas6653 Год назад

      Adeer ciidankiii ugu badana waa geri is daji

    • @saqaawadiinprimaryandsecon9594
      @saqaawadiinprimaryandsecon9594 4 месяца назад

      Waad saxan tahay qabiilka samaroon ayaa ugu badnaa

    • @calihusen2680
      @calihusen2680 3 месяца назад

      ​​@@mohamedabaas6653beenale saldhigu saylac buu aha ilaa hada samaroon baa dagan. Gariga ad sheegaysid maxaa looga heli wayay saylac. Yaa laangab oromo gumaysato

  • @cabdirisaaqyare43
    @cabdirisaaqyare43 Год назад +2

    Abdirishidow saldanada adal somali oo dhan ma kuwada mideysnen ama qabilada somalida oo dhan waxaa la shegaa qabiilka dir in todoba boqortooyo ee somalia soo martay ay igu lahayeen saldanada adalna todobadaas bey kamid ahayd baa lashegaa waxaana ku mideysnaa qabilada dir baa lashegaa

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      Meel ay ku qorantahay keen. Books baa loo baahanyahay. Sidaasaa la sheegay taariikh maaha

  • @maybewestone2982
    @maybewestone2982 Год назад

    Habar magaado maqashan waa garxajis io habar awall

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 8 месяцев назад

    Boqortooyadii Cadale saldhigeedu Saylac.Ahmed gurey ninkii 3sadexaad ayuu ahaa xukumey lawareegay Waxaana Awowgiisa Asaaasahii boqortooyada Adale,sacadadiin..waana Nin samaroona.Oo marexaana. Dhaleen Imaamku.oo cadan ayuu ku soo korey kaga soo biirey Dagaalka.

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      Sacaadadin wuxu ahaa nin Warsangali ah. Wuxu ku qoranyahay book uu qoray Ali Alwefi Alqayduni. Samaroon inuu ahaa meel ay ku qorantahay ma jirto

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Год назад

    Waa dhulka saylac

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 Год назад

    🥰🥰

  • @axmadyuusufaxmad-qd4xn
    @axmadyuusufaxmad-qd4xn Год назад

    Boqortoyadaydii

  • @xamdiaxmed7464
    @xamdiaxmed7464 6 месяцев назад

    Ajuuraan empire and adal

  • @baybaras
    @baybaras 6 месяцев назад

    Sxb kasi amir fiqi cumar

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Год назад

    Ingiriiska iyo adal waxa u dhexeeyey qarnigii17aad sharma’arke cali saalax oo xukumayey zeylac ee taariikhdiisa soo diyaari

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад

    Boqortooyada ADAL Waxaa Dhaxalkeeda iska leh Samaroon, Hadeey Noqon lahayd Hogaaminteeda & Dhulkeey ka dhisneyd 2daba... Ma Aqaan waxaan Halka aad ka soo Min Guurisay.... Daarood meesha Maba Joogo.. Soomaalidu soohdimo ayay kala Lahayd Reer Walbana dhul ayuu Madax ka ahaa kaasoo uu Isagu Maamulan Jiray......

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      Samaroon Waqtiga ma jirin. Qabiil ahan ma samaysmin. Samaroon waxay samaysantay ka dib Ahmed Gurey markuu dhintay. Meel ay Samaroon taariikhda ku xusantahay ma jirto.

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 6 месяцев назад

      @@aliwardheere4378 waa Caqliyad aad Raqiis u ah waxa aad ku hadashay, Mudul iyo Ninkii dhisay Yaa Wey, Samaroon Hadaanu Jirin waxaad ahaan lahayd, Wax aan Muslina ahayn, Gaalna ahayn oo Cawaana, Waa dadkii diinta kusoo Gaadhsiiyay Samaroonku, Waana Dadkii Jihaadka Xabashida bilaabay, Taariiqda aad aqriso Waa Tii Dadka Cuqdadeysan, bahadha iska xoroow

  • @apdallaapdiwarsame6300
    @apdallaapdiwarsame6300 Год назад

    sultanate of ajuran sxp tan kuso xiji

  • @amiirbaajineed7755
    @amiirbaajineed7755 Год назад

    Warsangeli suldanate ku xeji pro 🙏

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 Год назад

      Majirto wax ladhaho warsangeli sultanate

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      Sacaadadin wuxu ahaa nin Warsangali ah. Wuxu ku qoranyahay book uu qoray Ali Alwefi Alqayduni.

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      @@abdarazakahmed9217Xasad ku waa wax cajiib ah. Ilaahay ha ku caafiyo

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Год назад

    Dir iyo daarood ayay ahaayeen

  • @Hamze-wl9tw
    @Hamze-wl9tw Год назад +1

    Warqada mXad uga jartay dadka Majorty ga ah e ku suntana tarikhda war History ga haka been sheegin e sideeda u sheeg nio

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 Год назад

    GADABUURSI BAA DAGAALKA HOGAAMINAYAY TAARIIKHDA RUN BAA LAGA SHEEGAA

  • @MaxamedCnaasir-qo2sl
    @MaxamedCnaasir-qo2sl 2 месяца назад

    Isaaqu waligii jilicsanbuu ahaa

  • @Abra392
    @Abra392 Год назад

    Dowladdi cuthmaaniyiinta kasoo hadal mudane

  • @siciidmohamuud6015
    @siciidmohamuud6015 Год назад

    Adal weeye waa runtaa oo soomaali oo dhan cafar iyo oromo

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 Год назад

    CadaL maaha ANaga kazoo jeednee Kalmada aan kuu saxo ADAL EMPIRE ANIGUh ahaa axmed guray awoowgay AprayN cisman muuse maxamed case ALsamarooniyaH 💫🐎

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 7 месяцев назад

      Taariikh gacan ku rimis ah ayaad sheegtay waa saldanadii isaaq

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      @@bookhaxmed6583Isaaq iyo Samaroon mid na ma jirin waqtigaa. Taariikh ay ku qoran yihiin lama hayo

  • @playGAOL
    @playGAOL Год назад

    Sxb waa kasoo hadashaa dagaal bortaqiiska iyo somalia dhax maray

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад

    Waxan dareemaya im somali midoobi doonto wayo tariikhdenii la qarin jiray baa ad an u baranaya qof walba somalinimo ku jirto wuxuu badhaya yariikhdisa iyonwaxan ahan jirnay lkn dad jiritankena dibin dabyey baniska jira mar walba

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Год назад +1

    Saaxiib soomali hadii aynu nahay waxaynu nahay dad geesiyaal ah diintooda ku adadak marnava hadii ay hshiiyaan laga guulaysan karin laakiin waxaan filayaa inay inoo tahay imtixaan uuale inoo qoray.

  • @ahmedabiib120
    @ahmedabiib120 7 месяцев назад

    Adal af somali iyo af english midna maaha

  • @farduuskalgacalsacad3868
    @farduuskalgacalsacad3868 Год назад

    Asc wll oo sandalada adal iyo samaroonku xagay iska soogalaan

    • @apdillahiroz124
      @apdillahiroz124 Год назад

      Wll halka uu ka talinayeyba sw mha saylac

    • @yurubali-vi1wl
      @yurubali-vi1wl Год назад +3

      Waxa fashilka keena ayaa waxay tahay is qab qabsiga
      Anigu waxaan oran lahaa Soomaali hadaan nahay qalbiyadeenu ha isku furno qabiilku qarannimo aan ka doorano waa hadaad dooneysaan awoodiina inaad soo ceshataan

    • @shagti1078
      @shagti1078 Год назад

      Saylac waa deegan samaroon dadka maamulka samayn karana waa gadabursi un wl

    • @daahiralasow9555
      @daahiralasow9555 Год назад

      Axmad guray saw Samaroon maaha

    • @akmoha2449
      @akmoha2449 Год назад

      ​@@shagti1078 may saas mahan nationalismku dhawan ayuu bilawday awal hore hogaamiye ayaa maamuli jiray dal iyo deegan uusan udhalan tusaale sayidka ogaden buu ahaa waligiina dhul ogaden kamusan talin marka ahmed guray gari ayuu ahaa waxayna ku qoranthy taarikhda xabashida tan islamka iyo tan ree Yurub

  • @cqaadirnadaara8540
    @cqaadirnadaara8540 Год назад

    Adel empire

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Год назад

    🤨😩

  • @abdirisaqaxmed3572
    @abdirisaqaxmed3572 Год назад

    Kan Cadal maxaa layi dhaah daa waar Waa Awdal dhe

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 7 месяцев назад

    Halyay Geri Koombe ah ayuu ahaa Imaamkuna alle hau naxariisto

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 5 месяцев назад

      Halyay somaliyed ama halyay qabil
      Maskaxda ayu nigagalay qabyalad Subxana Allah

  • @rooblebeershia9717
    @rooblebeershia9717 Год назад

    Adal dhedee ustaad mxa kaasiya cadaltu mxy hyd ADAL MAAD KARI LAADAHY

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 6 месяцев назад

    Adal empire wyi wll

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080

    Garre Hogaamiyaha ladirarka Amxaarada

  • @samatargeesi7438
    @samatargeesi7438 Год назад

    Muuqalkan waad cunsuriyadaysa wll cadal maaha ee waa adal empire ahmed gurayna waa nin reer saylac aha

  • @abdiyasto7067
    @abdiyasto7067 Год назад +3

    Wll "Adal" dheh dee waa maxay "cadal" oo taariikhda been ha ka sheegin ilaahay ka cabso Samarone waad ka jartay sorry kuma moodayn in ay qabyaaladu heerka kula marayso

    • @axmedcade-ct7uf
      @axmedcade-ct7uf Год назад +3

      Walaalo markaad "Adal" dhahayno anagu ma British baa nahay marka luuqadeenu waa "Cadan" wllo oky

  • @abdimajiidateye9960
    @abdimajiidateye9960 Год назад +1

    Adal mise cadal

  • @xidigahaxogta
    @xidigahaxogta Год назад

    Boqortoyada galadi ka so hadal

  • @amiirarashiid5720
    @amiirarashiid5720 Год назад

    Cadal maha wll ee waa adal

    • @ahmedcaadil9273
      @ahmedcaadil9273 Год назад +1

      Adal Soomali ahaan waa cadal amiiraay magaratay maamo

  • @cabdisalaamdhiirane6203
    @cabdisalaamdhiirane6203 2 месяца назад

    Haday Harti ahayd xarunta waxay ahaan lahayd boosaaso

  • @jimcaalehabane3247
    @jimcaalehabane3247 Год назад +2

    Axmed Guray oo reer awdal ah qabiilka Samaroon ayuu kaso jeeda waxana uu kasii ahaa nin abrayna

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Год назад +2

      Zhp waa nin kranle hawiye ah buugagta tariikhda akhri

    • @apdillahiroz124
      @apdillahiroz124 Год назад +1

      ​@@macrobianson2g maskaxda miya ku fadhida ninka hawiye sida ayu uga talin kara gobolka awdal ee saylac mida kle boqortooyada adal wxay ka timid awdal neefaw

    • @xujjo3092
      @xujjo3092 Год назад

      ​@@apdillahiroz124 axmed gurey karanle ayuu ahaa Taariikhda sida ku xusan

    • @rooblebeershia9717
      @rooblebeershia9717 Год назад

      Karanle axmed gurey wanin samaroon siciid kanasii ah ABRAYN

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Год назад +1

      Intaan qabiil isku haysanay xataa xabashidaa is indhotir inagula sheegata

  • @user-li3ck9ix2i
    @user-li3ck9ix2i 6 месяцев назад

    Malimahan boodhka ayad iska jaftay
    Mawducba kii uu ka macana ayad soo dhigaysa abdi rashidow

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi7570 Год назад

    Sxb kasoohadal taariikhda uu abiiy ka been sheegay ee uu dhahay uu dhahay Taalo halooga dhiso xabashida kaaraamardha

    • @Bunna_4K
      @Bunna_4K Год назад +1

      War waxas waa been wuu iska dhahaya un talo hadi laga dhisayo karamardha talo wslf aya la dhisaya

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Год назад +1

      @@Bunna_4K aad iyo aad lkn wuu inagu eegayaaye yaan la ogolaan

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 Год назад

    War niyohown dadka ha marin habaabin isla hubkii Axmed Gurey uu haytey mid udhigma umbay haysteen Amxaaradu kuwa hada loo yaqaan tigray Amxaaro iyo Eritrea Abyssinia ayaa loo yaqaaney barigaas waxay taageero ka hayteen Portuguese spain Europe inkastoo Adel Sultanate laftigoodu Ottoman Empire taagero xoogan ka hayseed Ottoman Empire waxay ahay waagas supper power of the world inaan dhageysto ayaan rabay waanan ku sanifay ma xumide bal wax soo baro horta teedan kale maab aan jirin baad la imaaneysa iyo qabiilo waqtigaas meelahan aan joogimba

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад

    Somali marwalba dad dibin daabyeya baa ku jira

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 Год назад

    Axmed Gurey Wuxuu ahaa Jaarso Boqortooyadiisi adal

    • @akmoha2449
      @akmoha2449 Год назад

      😂😂😂😂 jaarso aah 😂 yaan lagugu qoslin oromyahow aan islaaminay awal magaca Galla oo aan hada u isticmaalno qofka diinta kabaxa adinkaan idiin naqaanay

  • @xamdiaxmed7464
    @xamdiaxmed7464 6 месяцев назад

    Oromo confederation meaning oromo groups how groups became tribe???

  • @user-xd5pw3pv7e
    @user-xd5pw3pv7e 10 месяцев назад

    Waa been hawiye xaguu jiray samada muu jiray meesha dir iyo daarood ka dagaaleen

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 5 месяцев назад

    Darood Maa oogoolaa.boqor.tooyaad.aadaala.siilaaca .kaamajiiriin.too iinu.madaluugadiir.maaha.beeyiiradan

  • @inacumar4021
    @inacumar4021 Год назад

    Wxaan rabay inaan ku waydiiyo halgamayaasha somalida qabiilka ay kasoo jeedaan

    • @samiakhalif3872
      @samiakhalif3872 Год назад +2

      Why do you want qabiil somailino shouldn't be enough 😮

    • @Bunna_4K
      @Bunna_4K Год назад +1

      Ahmed guray gari ayu aha
      Wiilwaal jidwaq ayu aha
      Zayid maxamed ogaden ayu aha

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 Год назад

      Izaaq bu ahaa Ahmed guray🤣🤣🤣 waa runta un idhaha fadlan

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 Год назад

    Ustaad Hawiye wagaas halkee ey jireen Dagaalka ku majirin miyaa mase kuwa Buugagta taariiqda qoray kuwa oo kasoxigtay ayaa Daarood ahayeyn maxa qaldan mase Hawiye wagaa madhalan? Mafahmin arintaan mase Boqortooyo u gooni ah ayey lahayeen Hawiye

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 Год назад +1

      Hhh Ahmed guray ayaa ahaa hawiye inta kalena way u shaqaynaysay

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 Год назад

      ​@@bilkhyarmustafe3958 hawiye tariikhda raaad raac badan saa lagam hayo waaxy ka dhiganthy 3000 marka la gaadho marka laga sheekeyo tariikhda hawiyha waqtigiis 1950 ilaa 2023 tariikhda facaweyn oo ay ku dhex leeyihiin somaaalida maanta oo laga sheekeyo halyeeyadoodii io waqtoydii ay somaliya xukumayeen markas adoo tariilhdaada laga sheekenyo mid jareera waqtigiisna hysta uu dhaho jareertu barigaa xagey jireen maxy qaban jirey markaa maanta adaa la mid wadadaas dheer waxn usoo marey in maalinba ilaahey qalo fursad madaxtinmo siiyo waqtigiisna la dhaafo hada bal mel ku sheeg ajuuran mar bay dunidan ka talinyeen markaa zxp maanta buu waqtigisii hystaaye waxii hore oo aan ale i qorin umada hku wareerin👏🤔😂

    • @akmoha2449
      @akmoha2449 Год назад +1

      Hawiye waagas islam mayba haysan gaalo ayay ahayen 1800s bay islanimada qaaten daarod baana gaarsiyay

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 Год назад

      @@akmoha2449 istaqfurlh zxp iyagaaba waqtigaa ugu diin fiicnaa rer isidaa howgu fogaan rag iska celisla iska dayopp wan a ramadne🎤

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 Год назад

      @@akmoha2449 subxana allah maxishoneysid miya ado garac ba diin kahadlaya darood u abtiri bal garac batahay somali.matihid

  • @ismaaciilaxmed6955
    @ismaaciilaxmed6955 Год назад

    Sax sxb adoo mahadsan iiga soo jawaab
    Axmed gurey ma soomaali buu ah mise carab ?😊

    • @muxammadcabdawali
      @muxammadcabdawali Год назад +2

      Zxb axmad guray waa somali

    • @roodaabdi4744
      @roodaabdi4744 Год назад +1

      Wll waa somali ahmed guray

    • @axmedcade-ct7uf
      @axmedcade-ct7uf Год назад

      Wllo waa soomaali Ahmed guray

    • @akmoha2449
      @akmoha2449 Год назад

      Daarood buu ahaa gari iyo mareexanba way sheegtan lkn daarod buu aha

    • @user-le7jc1fo2e
      @user-le7jc1fo2e 3 месяца назад

      Oromo Ayuu Ahaa imamul Ahmad ibraahim Garayin

  • @jimcaaleismaacil1908
    @jimcaaleismaacil1908 Год назад +3

    Isaaqu waliigaba gaala raac buu ahaa
    Daarodba waligaaba diinta u hiilin jiray

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 Год назад +2

      Wax ka sheega dadka walaalahaya maaha wanaag , isaaq inad fogayso hiil kuu noqon mayso sankago xumada lama gooyo ee dhexdhexaad ahow hadaad awoodo

    • @ahmedcaadil9273
      @ahmedcaadil9273 Год назад

      Wariyahaan inuu daarood yahay waxaan ogaaday marku yiri axmed gureey baa laangaab ahaa oo laguso afcelin jiray

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад +1

      @@bilkhyarmustafe3958 Ninkaan laga yaabo inuu soomaali ahayn oo uu rabo dadka somalida inuu isku diro

  • @muslim1692
    @muslim1692 Год назад

    Cadal Ma Ahi waaa Adal

  • @kingiska402
    @kingiska402 Год назад +3

    Taariikhda been haka sheegin bro, Saldanad macnaheedu waa dhaxal tooyo sida Boqortooyo sidaa awgeed reerka Saldanada lahaa hogaankeedana iska dhaxli jiray waxay ahaayeen Samarroon waadna ka jartay inaad ku xusto sida buugaagta taariikhda ku qoran.

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 6 месяцев назад

      Walaal in taariikh aan jirin lasamaysto sax maaha. Samaroon book ay ku taal weligay ma arag. Samaroon qabiil ahaan waxay samaysmeen Ahmed Guray ka dib. Zaila Soomaali oo dhan iyo Carab iyo dad kale ayaa degana xiligaas. Dad kii degaan ka qaar ka kid ahaa ayaa isnahaysi samaystay oo noqday qabiil ka Samaroon. Samaroon waxay ka koobanyihiin Soomaali oo dhan iyo qaar ay carab iyo Hindi ka soo jeedaan. Dad Cafar asal koodu yahayn na waa ku jiraan.

  • @samirobintoisse3707
    @samirobintoisse3707 Год назад

    Qabiilka uu ahaa axmed gurey? Tankale wiilkii fasko digaama wax muran kama dhicin turkiga iyo axmed gureyna wuu ku dhintay dagaalkaas meelaha uu ka dhacayna ma aadan sheegin sidaas baan ku ogaadey in aadan si wanaagsan ola socon. Saaxiib nin wanaagsan ayaa tahay lakiin waxaan ka cabsanayaa