XUUTİYİİNTU WAXAA AY REER GALBEED KU NOQDEEN MUCJİZO, CARABTU WAY KA NAXSAN YİHİİN?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 89

  • @user-ru4vn7et3m
    @user-ru4vn7et3m Месяц назад +9

    Macalin waan ku salaamay walahi waxbadan kaa faaidey qeyr Alle haku siiyo

  • @user-xp9dg4cc5g
    @user-xp9dg4cc5g Месяц назад +9

    anaga aad iyo aad baad mahadsanthy zxpyaal mowduucyadan nosoo badi baan ku dhihi lahaa❤

    •  Месяц назад +4

      Insha Allaah

  • @aahassan
    @aahassan Месяц назад +3

    Shukran ustaadi in badan wallaahi I never get tired of listening tabinta wararkaada ..

    •  Месяц назад +3

      Thank you AA Hassan welcome

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 27 дней назад +1

    Wcs Jzk kheyr guuleyso

  • @YunisAbdi-p7h
    @YunisAbdi-p7h Месяц назад +1

    Ustaad muqdisho ayaan kaala socdaa xog badan ayaad nofaaideysay جزاك الله خيرا

  • @LulSaid-jk6cw
    @LulSaid-jk6cw Месяц назад +3

    Guuleyso ustaad ❤

  • @user-mz6id1jv1j
    @user-mz6id1jv1j Месяц назад +1

    Annaga saxiib wad ku mahadsanthy wax,kasto Waqti iyo juhdi Ad uso galisay si Ad Arimo badn nola socodiiso Aniga Ahaaan codkaaga Dahabka Ah ayan Tageero u Ahay

  • @FarxaanMaxamad-z8u
    @FarxaanMaxamad-z8u Месяц назад +18

    Wan kusalamay wll

    •  Месяц назад +7

      Waan kaa qaaday, Soo dhaaw

    • @XuseenSiciid-zr3o
      @XuseenSiciid-zr3o Месяц назад +2

      Dagaal

    • @muxiyo13m
      @muxiyo13m 27 дней назад

      Horta Ani Marka an commenti kusoo qoro maxaad Iga hawi

  • @Mohamed_Abukar
    @Mohamed_Abukar Месяц назад

    My favorite channel ❤

  • @YacinBarreh
    @YacinBarreh Месяц назад +2

    Allahu akbar 🇵🇸🤝🇮🇷 🇵🇸🤝🇸🇴 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MaxamedCali-bi5ew
    @MaxamedCali-bi5ew Месяц назад +1

    Soobadi taliye🎉

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    😂❤😢😂❤❤😂
    M.allaah Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan ❤❤
    Guul Geesiyaasha Xuutiyiinta ❤❤
    Re yaman ❤❤❤

  • @FarahMohamed-pq7qn
    @FarahMohamed-pq7qn Месяц назад +2

    Anaga production wllkey baa tahay intaan kaa bartay 🏫 school kuma baran waa mahadsantahya

    •  Месяц назад +1

      Adigaa mudan sidoo kale

  • @hadillaium
    @hadillaium Месяц назад

    Saydiyiin waaye xuutiyiinta kistoo shiicada iran way dhamaan anyway aygee u talaa wxy yhiin lkn waan ku taagersanahy garab istaaga ay u muujinayaan falastin 🇵🇸

  • @NuradinAden
    @NuradinAden Месяц назад

    Thanks ustaad🙏 waxaan kaloo kaa codsanayaa inaa falanqayn yar ka soo diyaariso mudo kordhinta loo sameenayo ciidamada atmis oo imika la rabo in magac loo badalo thanks.

  • @user-bo2pj3lp4h
    @user-bo2pj3lp4h Месяц назад

    ❤ma shaa allah

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s Месяц назад

    Wanku Slmy Ustaad Abdirashied Wanaad Kun Mhdzanthy Barnaamijyadada Annaga Production. Waxaan Rabay inaan Ku Weydiiyo Suaal Private Ah Hadaad isheegi Karto Meel Gaara Oo Aan Kala Doon xidhiidho Incha Allah. Mhdzanid

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Месяц назад +1

    Guuuuuul🇮🇶🇮🇶🇮🇶

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Месяц назад

    Hargeysa ayaan kaala socdaa. Cabdirashiidow, xaga lafogurka mawduuca aad ka hadlaysid aad baad ugu wanaagsan tahay maasha Allaa

    •  Месяц назад

      Mahadsanid İsmacail

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb Месяц назад

      Mudnaan badani korkaaga ha ahaato wll.

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Месяц назад +2

    Saxp aad baan kuudhagaystaa runtii tan iyo bilawgii dagaalkii yukrayn kadin waxana aad ujeclagay falanqayntaada siyaasadda❤🎉

  • @NuurYamani22
    @NuurYamani22 12 дней назад

    Markasta xasuusnow dikriga allaah

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Месяц назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين

  • @abdirahmanalirage5437
    @abdirahmanalirage5437 Месяц назад

    Jazakallah ❤

  • @maxmedcade2968
    @maxmedcade2968 Месяц назад +1

    Asc anaga ❤

  • @al-madaracademy1827
    @al-madaracademy1827 Месяц назад +1

    Asc ustdow please kasoo hadal Wadanka Bangladesh
    Iyo Sheikh Hasini

    •  Месяц назад +2

      İnsha Allah muuqaalka xigga beri noqon doonaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Sax thank you Houti group

  • @ZakariyeAk-v8k
    @ZakariyeAk-v8k Месяц назад

    Thanks 🙏

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn Месяц назад

    ostaad thanks ❤❤❤❤🎉

  • @ismaaciilmaxamuudgacal6054
    @ismaaciilmaxamuudgacal6054 Месяц назад +1

    Asc ustaad annaga waan jclnhay war bixinadaada dhamaan waa xaqiiqo 100_' 99..

    •  Месяц назад +1

      Wcs, Thanks

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Месяц назад +1

    Waxaan Ku u ahay taageero meel fog kalasoo bilowday❤❤❤ love ta ii saar

    •  Месяц назад

      İyo ka badan qaado lol

    • @abdulahimaalim
      @abdulahimaalim Месяц назад

      Mahadsanid love to you brother

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Месяц назад

    Mshala wad ku mahdsanty
    Soda cilmiyaysane wax noogi so gudbiso macalin qiimo badan

  • @aaminafaarax2996
    @aaminafaarax2996 Месяц назад

    🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇹🇯🇹🇯🇹🇯😢😢😢

  • @SakariyeCade23
    @SakariyeCade23 Месяц назад

    Sxb muuqal kasoo sameey awooda xisbulaah ee lubnaan ka jiro

  • @XaawoCabdulaahi-h7o
    @XaawoCabdulaahi-h7o Месяц назад +1

    L

  • @SakariyeCade23
    @SakariyeCade23 Месяц назад

    Sxb muuqaal kasoo sameey awooda xisbulaah ee lubnaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 Месяц назад +1

    Sxb waa ku taageeraa ma i dhaafo muuqaal soo dhigtay chanalkan dad bdn baray qaab wanaagsan wax u soo gudbisaa waqtiga galisay maku caajiso sxb mhd sanid

    •  Месяц назад

      Adigaa mudan Abdirahman Gurey soo dhawaw markale

  • @user-lz6bs8uc8e
    @user-lz6bs8uc8e Месяц назад

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 Месяц назад

    😊

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Месяц назад

    Allloow islaamka guuuleey

  • @geesiman6597
    @geesiman6597 Месяц назад

    Mclin wanku salaamay

    •  Месяц назад

      Waan kaa qaaday soo dhawaw

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan3255 Месяц назад

    Aad baan ku salamay pro👋

    •  Месяц назад +1

      Si lamid ah Waan kaa qaaday soo dhawaw

  • @Hinraaz777
    @Hinraaz777 Месяц назад

    Maxay kadhigantahay magacaabista yaxye sinwaar madaxa siyaasada

  • @xamseahmed-gg7uk
    @xamseahmed-gg7uk 29 дней назад

    Aniga waaxuuti taageeraa

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. Месяц назад

    Fadlan Waxa aad noogu xigsiisaa Bangladesch 🇧🇩 raysal wasaaraha cusub barmamij 30 Minuten ah

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Месяц назад

    Magacaaguwaaanagaooislaamah.

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o Месяц назад

    XUUTIYIINTAA WAA GEESIYAAL INKASTOO AY RAAFIDO YIHIIN

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 Месяц назад

      Raafido maahan waa sayidiin xoogaa waa dhaamaan inkastoo lunsan yihiin

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Месяц назад

    Islaamislaamislaamkudaa.hakalaqaybinsunishiicoinagadaa.islaamwuuugulaysanayaa.shahiidkuwaxlamidamajirto.

  • @AbdirizackMohamedKeerow
    @AbdirizackMohamedKeerow Месяц назад

    Ustaad Talo bixin maa noo sameysid sandkan school dhameeyey suuqa jaamacadaha somaliya war naga sii

  • @ashaanka
    @ashaanka Месяц назад

    Xuutiyiinta ma shiicaa horta ustaad🤔

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 Месяц назад

    Asc anaga

    •  Месяц назад

      Wcs walaal

  • @user-lc7qc1kw2b
    @user-lc7qc1kw2b Месяц назад

    Yaban gul xuti gul

  • @NimcaanCabdi-ps1oj
    @NimcaanCabdi-ps1oj Месяц назад

    Xugu giulguul

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw 29 дней назад

    Wll talow xutiiyinta ma dad xun baa gabadh aya igu tiri xutiyintu dadka yaman uu tahriba si xun Ayey uu gali jireen Ana yamaniga igaso hor baxabaa waxan ku idhahda yaa xutee la la ayey idhahdan

  • @nmcflims7421
    @nmcflims7421 Месяц назад

    Waagii xuutiyiinta calicabdala saalx uu kari waayey ninka al qaacida xukuma ayuu ku dhahay hadii aad magaalada saca ka horeysid adiga ayaa maamuli doona kadib alqaacida gumaadey xuutiyiinta waxayna qabsadeen sanca kadib markuu tagey madaxweynaha waa kii dileyhogaamiya alqacida lkn isagana xuutiyiintii ayaa dishey

  • @user-ru4vn7et3m
    @user-ru4vn7et3m Месяц назад +1

    Ku Sali nebiga

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Месяц назад

    Haa ayagaa xibullah been ayay dheheen

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Месяц назад

    Alle ha ku xifidiyo walal muqaalo tayo le ayaad so gudabisaa

    •  Месяц назад

      Aamiin siddoo kale

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 Месяц назад

    Dagalka bariga dexe maxaa sameyn kuledhaxi,Somalia Iyo geska Africa.maxadsanid

    •  Месяц назад +1

      Dagaalka beriga dhexe quwado shisheeye maadama ay soo faragelinayaan, Afrika caqabado badan oo dhaqaale xumo baahsan, Shidaalka uu qaali noqdo, Qaxooti hadba xaalado cusub ayaa soo wajahi karo. Beriga dhexe waa xarruntii shidaalka. Dagaalka beriga dhexe dhaqalaha caalamka ku gilgilanaya.

    • @mohamedissack9050
      @mohamedissack9050 Месяц назад

      Kacshon shacab ma badbadhini Karta Somalia.? Strategic plan noo daraseey Macalin.maxasanid.

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Месяц назад +1

    Xuutiyiintu horta ma shiicaa mise Sunni

  • @heersare6628
    @heersare6628 Месяц назад

    Sxb fadlan codsigeena naga aqbal

    •  Месяц назад

      Codsi ma aanan arkin weli

    • @heersare6628
      @heersare6628 Месяц назад

      Dhowr mar ookale ayan kusoo qoray sxp wxd noosoo diyaridaa jameecadii haruun yaxya

    • @heersare6628
      @heersare6628 Месяц назад

      MAHADSANID

    •  Месяц назад

      İnsha Allaah, Waan ka diyaarin doonaa iska sug maallin dhaw Notificationkeedu waad arki doontaa, Xog uruurin badan u baahan yahay mowduuca.

  • @mucaadkhadar215
    @mucaadkhadar215 Месяц назад

    Xiligeed ayaad bilaabaysaan ugu danbayn