TAARIIKHDII IMAM AXMED GUREY 04 BY: AQOONYAHAN CALI MUSE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 окт 2017
  • xuquuqda Codka waxaa iska leg
    WWW.GOLAHA88NEWS.COM
    MEESHAA KA DHAGEYSO INTA DHIMAN
  • ХоббиХобби

Комментарии • 16

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 4 года назад +2

    Dembigiisa Allaha dhaafo
    iyo kii waalidkiiba waa nin dadaaal badan

  • @natashaabdirahman1789
    @natashaabdirahman1789 5 лет назад

    Asharaf buu ahaa imamka

  • @danielroja8033
    @danielroja8033 6 лет назад +3

    Waxaas adr kaama aqbalayno.waa inaad geesigan dadkuukadhashay aad karun sheegta
    Dadkayga waxan ushegaya waxan inanay dhagaysan geesigan axmed gurey maaha in lainaga lumiyo oolagu tiriyo carab iyo waxsasa
    Geesigan wuxuka dhashay qabiil somalida kamida
    Somalay allaah idinku dhaRshee bal qabiilka aan idinleyahay wuuka dhashay ila eega wll
    Doqonimadan ina haysa maxahtahay
    Dadkisu waa
    #GADABUURSI
    MAXAMED CASE
    ABRAYN ooka sii ah ree geesoole
    Wll qabiilka gadabuursi anuu kuu buunbuunin maayo lkn
    Geesigan ayan didanahah in carabta lagutiriyo
    Deegaanka baladka dadka meshan dagana dhaqankoda iyo barigaa waxay qaban jiren
    Dadku kadhashay iyo cadaymaha lahayo oon moran galayn adiga aabaha maad aqbal i hadan kuidha anu idhalay may
    Hadaba horta magiso sadexan
    Axmed ibrahim xasan geesoole
    Walashi casho cado
    Hada dagmo kutala gabolka awdal dhibaca saylac xigta ayalogu magacdaray
    Saldanadan adal empire waxakatalin jirey somali oowa gadabuursiga ama samaroonka
    Hadaba mawaxa rabta cadayn intakabadan
    May
    Cidii rabta inay kahadasho plz uabtiri oo cadayna keen

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 6 лет назад

      aniga ba abtirsiga Imaam Axmed haaya o waliba xaqiiqo ah dad ay qaraabo yihiin baana jooga ilaa hada . Imaam Axmed Gurey Allah ha u naxariiste nin SEEXAAWLE KARANLE HAWIYE bu aha . Abtirsigiisana wa sida tan; Imaam Axmed Garaad Ibraahim Garaad Maxamed Garaad
      Cali-Gasasle Garaad Maxiiqe Ciye Baalow Seexaawle Karanle Hawiye Irir Samaale Hiil Abroone. qabiilkiisa waxa ka muhiimsan soomaalida waxa u uqabtay oo wanaag ah iyo cadawga u ka dhiciyay. qabiilka Baalow e u sheegay qoraaga carbeed e u yiri waxa kaso jeeday Garaad Ibraahim Garaad Maxamed o aha aabaha Imaam Axmed Gurey qabiilkas Baalow waa Baalow Seexaawle Karanle o wa dad ila hada Hoobat dagan magaalada u ku dhashay Imaam Axmed Gureey

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 3 года назад

      Allah idiin caafio xanuun qabiil layiraa baa idiin layy subxaanka

    • @farahnoor417
      @farahnoor417 2 года назад

      @@abdifatahkaraama1864

    • @farahabshir524
      @farahabshir524 2 года назад

      @@LTGAzam qofka reerkuu yahay in lagu sheego ma qaladbaa

    • @farahabshir524
      @farahabshir524 2 года назад

      Samaroon maku jiraa reer la dhoho reer baalow hoobato se waligood ma dageen ?

  • @DalmarDiinlawe
    @DalmarDiinlawe 3 года назад

    Buugaan waa taariikh lama dhihi karo. Waa buun buunin aan caadi ahayn. Sheekhu daacad kama ahan waxa uu Qoray in uu dhan u jan jeedho waa iska cadahay. Khuraafad badan oo aan suurto gal ahayn ayaa ka buuxdo. Shini ayaa imamka albabka ku sugaysay oo cirka oo dhan harayraysay😅😅😅. Dadkii hore khurafadku aad ayuu ugu badnaa

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 3 года назад +1

      Wax walba ma khurafaad ayaad leedahay waa cilmi yaraanta ku haysa wll culimada iyo mujaahidiinta ixtiraam allah ku dhoowree

  • @abdinasirjama4964
    @abdinasirjama4964 5 лет назад

    Aaway qaybtii 13. Iyo 14 ?
    Wuuuuw
    Sidii shaaxi uu iihayaa 😂😂

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Aniga kasojeda reerka balow sexawle karanle waxey dagayiihin hoobad Ila maanta

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 9 месяцев назад

      Balow waa ubadashen baad sixawle waaye 😂😂😂😂