TAARIIKHDII IMAM AXMED GUREY 12

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2018
  • ХоббиХобби

Комментарии • 51

  • @mohamedsofea3913
    @mohamedsofea3913 2 года назад +1

    Alaahu akbar ilaahayow adaa mahadi kuu sugnaatay

  • @ayubgure3286
    @ayubgure3286 4 года назад +2

    Khyr allaha ku siiyo no dhamystr shiikh qybha kle .

  • @messa7909
    @messa7909 4 года назад +1

    😭 Ilahoow unaxariiso ragii dalka iyo diinta usoo halgamay

  • @somaliaadventure6361
    @somaliaadventure6361 2 года назад

    Xagee ka helaa qaybtii xigtay qaybtaan walaalayaaloow

  • @Maxamedcarab4
    @Maxamedcarab4 2 года назад

    Wll adigoo raali ah qebyta 13 meel aan ka heli karo isheeg

  • @garaadkareerka7578
    @garaadkareerka7578 6 лет назад

    Walaalayaal qaybtii 13 haddad hesaan noosogudbiya fadlan

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama1864 5 лет назад +2

    Fadlan #Qaybta13 noo so gudbiya #SomaliWeyn Channel

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 3 года назад

    Casharkaaan Akhii soo DHAMAYSTIR

  • @user-vi2vm1jk6o
    @user-vi2vm1jk6o 6 лет назад

    walaalayaal cidii hesha qaybtii 13naad iyo qaybaha hadhsan ha iisoo diro idinkoo mahaadsan

  • @mahamedali5957
    @mahamedali5957 4 года назад

    Alle Hakka apaalmariyo,taariikhdu waa noo muhiim,lkn wll wxn jeclaa inta hadhay inaad noo dhamayso

  • @mohamedsofea3913
    @mohamedsofea3913 2 года назад

    Waataariikhda la iga baahi tiri wayey ilaa 1980kii oo aangalay dugsiga hoose ee xasan qarandi muqdisho ilaa hada ayey igu tagnayd walina shiikhu muudhamaystirin wase dhaamaa sidii hore hada

  • @sadaqmohamedsadaqmohamed4778
    @sadaqmohamedsadaqmohamed4778 4 года назад

    Bugu wuxu dhamaystiraya tariqdi halganka imamke ino dhamaystira

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 5 месяцев назад

    Xarla waa qabiil somaliyeed oo la yaqaanay lkin ninka carabkaa khalday

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Harla wa karanla boqortoyadas harla waxa laha kariye karanle waxbad iskuqaldeysa goglaha gaal kuqoor harla alow wa karanle

  • @MohamedMahmoud-ol2ic
    @MohamedMahmoud-ol2ic 5 лет назад

    Sheekh cali muuse aaway qaybtii 13

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 5 лет назад

    Walee axmed Guray Maatana dheheen waa qabiilada kele Axmed gurey baa larabaa inlabililiqaystaan hakudaalina Axmed gurey waa samaroon said waa dalkagii awdal. samawada wax tara aan laweecikarinoo wene ugu galaday. Axmed gurey. wadanigii ciidiisa waan. buu wakhti hatiyey wiilal lagu nastiyo cisiwacan dhalee aabihii aqoontow waligaa jajabin

    • @adangurey4507
      @adangurey4507 5 лет назад

      axmed gurey waa marexaan dadka beenta ka daaya

    • @messa7909
      @messa7909 4 года назад

      Bookga waan akhriyay Qabaailada bookga ku xusan Samaroon kumaan arag sxb

    • @suhaybmuse9995
      @suhaybmuse9995 4 года назад

      @@messa7909 waa dhulkyaga waa dadkayagii habasooo hadal qaadina

    • @suhaybmuse9995
      @suhaybmuse9995 4 года назад

      @@adangurey4507 inigu raadsada dadkiina oo dhulkiina wax kadhigta

    • @suhaybmuse9995
      @suhaybmuse9995 4 года назад

      @@messa7909 wuu ku xusan yahay habar maqadi micnihiisa habar makadoor

  • @daahirxajiciise8251
    @daahirxajiciise8251 4 года назад

    13 yarkay asxabey

  • @daahirxajiciise8251
    @daahirxajiciise8251 3 года назад

    sxb 13 aawayna

  • @garaadkaumadda
    @garaadkaumadda 5 лет назад

    Yaa ka war haya

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 лет назад

    hasheganina axmed gurey ma wa laten bililiqo ad ujedo waye ha ku ruganina waa mareexan ha isku warerein geesigi axmed gurey galada kala reebay waa ina nuur marexan sade not urmidig sidan mudo dhermaqlay waxyabo anjirin so diyaraso

  • @xadedirshe5701
    @xadedirshe5701 5 лет назад

    Qaybtii kale meeday adinkoo rali ah

  • @abdullahiartanshurie6851
    @abdullahiartanshurie6851 6 лет назад +1

    qaybtii 13 naad meeyey walaal?

  • @sadaqmohamedsadaqmohamed4778
    @sadaqmohamedsadaqmohamed4778 4 года назад

    Shekada nodhamaystira dhaxdad kujarten buge

  • @suhaybmuse9995
    @suhaybmuse9995 4 года назад

    Dhulkayaga awdal ee adal buu ku noolaaa soomaalina cidkaloo sheegankarta majirtonaan Shaun reer awdal

  • @abdiyussuf8954
    @abdiyussuf8954 6 лет назад

    Asalamu walal qeybta 12 casharaha katambeyey aawi? goorma lasoogilin. tarikhada imam axmad

    • @omarhalane2913
      @omarhalane2913 6 лет назад +1

      Wcs waxaan sugayna qaybihi kale e ay u horayso 13 iyo wixii kadanbeyo ilaahay ha ku xifdiyo yaa shiish cali muuse

    • @wardahjabarti7009
      @wardahjabarti7009 6 лет назад +1

      walal taariikhdii qaybtii 13 ma lasoo galiyay xagee kala xiriiri karnaa walal akhbaar ma u haysaa

    • @robleahmed2886
      @robleahmed2886 6 лет назад +1

      Walaal yaal maxaaqaldan taariqdii 13 Shekh Cali muse tariqda nodhamashatir allaha kubarakeyo walaal

    • @Therealnews01
      @Therealnews01 6 лет назад

      Where is 13??

  • @daahirxajiciise8251
    @daahirxajiciise8251 3 года назад

    masogalisid

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 лет назад

    tartan ayaba lagu jira maxay ahayen tariq ben ah on waxbo kajirin ha isdalinina

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Axmadguurey wa nin reer balow sexawle karanle dagana hoobad tariqda been hakashegiin sxb tariqda wey inoqorantahay inaga haku ceebowin daarod halgan oqaday wali kumaguuleysan

  • @garaadkaumadda
    @garaadkaumadda 5 лет назад

    Waar heedhe qaybtii 13 tolow meeday ma markuu reerkoodi ka waayey ayuu iska daayey mise ninkii wuu dhintay tollow maxaa helay

    • @mohamedxaji6298
      @mohamedxaji6298 5 лет назад

      Kkkkk waa lawada la yahay 13

    • @messa7909
      @messa7909 4 года назад

      Sheekhu waa qoloma? Geeri koombe, Xaarle iyo Harti... nimankii ilma koombe iyo adeerkood Mareexaan siduu ugu abti tiriyay baan ka gartay inaanu naga fogeyn 😆

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 года назад

      @@messa7909 haye adeerkood ma sadaa

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 года назад +1

    Kai ma idaaja kalaa yaab qabyaalad
    Badanaa

    • @messa7909
      @messa7909 4 года назад

      Samsam Mohamud Adigu qabiilkaaga maad meesha ka dhex maqli wayday? Bookga/Kitaabka Futah AlXabashna ma 4.5 baan uqaybsanaa
      😂 Sheekhu kitaab af carabi ku qoran uun buu inoo fasilayaa raali ka noqo hadaad iska dhex arki wayday

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 3 года назад

      Samsas taariikhda weey cadahay lamana bililiqaysan karo