(3) Maalintii Soomaalidu 10,000 Ka Dishay Huwantii Xabashida | Dagaalkii Shimbiro Kore

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 43

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Год назад +3

    Waad mahadsan tahay waa taariikh dhammaan soomaalidu aad ugu baahanaayeen

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 Год назад +7

    Imaamu AXMED GURAY SAMARON SICHITH BOQORTOYADII DIREED EE ADAL EMPIRE 🥰👑

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад +6

    Mareexaan harti gari yabaree xarla absame intubo waa beel wayta daarood ismaaciil sayid axmed guray waxa aw udhashay beesha absame bartire waxay isku beel ahaayeen sayid muxamed cabdalla xasan iyo garaad wiilwaal hogaaminta taariikhda soomaaliyeed waxa imaam ka ahaa waa beesha daarood taasina waatan keentay in xataa gumaysigii reer yurub aw qaybqaybiyo dhulka ay deegaan sidoo kalle aw ugu diray xataa walaahoodii soomaaliyeed

  • @abdinasirmahamed9260
    @abdinasirmahamed9260 7 месяцев назад

    umada taariikhdeeda u sheega waa mahadsantihiin

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Год назад

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @ogaben007
    @ogaben007 Год назад +2

    35 jir ayaan ahey. Weligay Ahmed guray iyo sayidka waan aqaaney. Lakiin tariikh dooda ma hayo. I want to know about my true Somali identity so bad that when I search I can't find anything authentic. My history doesn't begin when the British and the Italian invaded us.
    Dadka ka Soo shaqeeyey howshan iyo video ka wey mahadsanyihiin

  • @Mukhtaarmaxamed66
    @Mukhtaarmaxamed66 6 месяцев назад

    Mansha Allah

  • @mohamedabdi1321
    @mohamedabdi1321 Год назад +4

    Mujaahid Axmed Gurey wuxuu Ahaa mareexaan ah oo Halyey ah

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад

      Bartire jidwaaq absame ayuu ahaa kkkkkk yanaan inagu isku qabsan

    • @ahmedhassan4384
      @ahmedhassan4384 Год назад +1

      Hhhhh wa wixii afweyne dadka kadhadhiciyay 21sanoo ee faqashtu tarikhda beentaa ay samaysanayeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dahiyeyare4764
    @dahiyeyare4764 Год назад +2

    cawlyahan ,taariikh

  • @inazhapeel818
    @inazhapeel818 Год назад +1

    bursuuk waa arab sheekh izaaq

  • @user-ey8ks9ie9m
    @user-ey8ks9ie9m 9 месяцев назад

    Axm

  • @dahiyeyare4764
    @dahiyeyare4764 Год назад +2

    ahmed gurat somali

  • @HMK880
    @HMK880 Год назад

    Mahadsanid Qaamuus si Qurux badan bad usoo diyaarisay

  • @ibrahimnour5293
    @ibrahimnour5293 Год назад +2

    Mahad sanid zhp

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 Год назад

    Buuugan noo soo dhameystir mhdsanid

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Год назад +4

    Asc kudarsoo imaam axmed gurey waa nin samaroona oo maxamed case ah habar muuse kasii ah kasii ah abrayn ama cismaan muuse

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад +1

    15000 fardo ayey wateen axmad guurey rerkisa siixawle.karanle tariqdas wey qoorantahay haku ceebowin adigona waxba huubsan haka sheeken tariqda axmad guurey oky

    • @najmaraage2760
      @najmaraage2760 Год назад +1

      War yusuf waban yabanahay dad xadira o tariiqdodi lagu heysto ya siixoowle karanle ayu ahay rerahan imaam ahmed gurey kudheganow siixoowle karanle sheegta imaam ahmed kahor

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Год назад +1

    Habar Magdi Waa "Habar Magaado" "Isaaq" Kana Kooban
    Ayuub Sheekh
    Ismail Sheikh "Garxajis"
    Carab Sheekh "Arab"
    Awal Sheekh "H/Awal"

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад +1

      Maxaad ku cadaynaysaa gar yaqaan kkkkkk nimankaa iidoor waa naga xariifsan tihiin hadee daarood ayaabad badh sheeganaysaan maxaan ula yaabi inaad habar magdi ku shaabadayso iidoor. Kaftan com lama kala xanaaqaan

    • @sirjames3210
      @sirjames3210 Год назад +2

      @@abdirahmanfaarah3912 taariikhda baro indr waayo iyaga ayaa waxaa la isku yidhaahdaa habar magaado luuqada carabta ayaa loogu yeedhay habar magdi beesha kale ee reer sheekh isaxaaqna waxaa loogu yeedhaa habar xabuusha waana habar jeclo

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад +1

      @@sirjames3210 habar jeclo igulla dood hadee.habar xabashi maxaa meeesha keenay somaliba laga hadlayaa habar magda maaha iidoor waa beel kale oo soomaaliyeed waxan ka hadlaynaa waa atin taariikh umadeed

    • @sirjames3210
      @sirjames3210 Год назад +1

      @@abdirahmanfaarah3912 waa maxay cadaynta aad rabtaa berbera hargeysa ilaa awdal waxay ahaayeen kuwa xukunka axmed guray si toosa u hoostaga waxay ka mid ahaayeen ciidanka iimaamka

    • @abdirahmanxuseen8199
      @abdirahmanxuseen8199 Год назад +1

      @@abdirahmanfaarah3912 Waad saxan tahay qoraago meel aw ku sheegay iidoor ama reer sheekh isxaaq ma ku maqal hadaanu qaybaha kale ku sheegin aga waar waaba yaabe iidoor mar ma carab iyo aala bayt ayuu sheegan marna irir samaale mantana magdo xabashi miyay noo keeneen

  • @najmaraage2760
    @najmaraage2760 Год назад

    Imaam ahmed gurey wuxu kadhasha beesha karanle hawiye ee digta itopia wexeyna ukala baxan gidir karanle kaariye karanle siixoowle karanle o ukadhashay imam ahmed gurey iyo wader karanle olo garan ogyahay murusade wana besha kadegto belweynta karanle somali besha inteda kale Wali dhukodi ayey degan sida gidir karanle kaariye karanle iyo siixoowle karanle wexeyna somalida itopia degto utaqaan beshaan hawiye xadiid ama hawiye xaduud midba sidu uyaqano

  • @izzeugass8889
    @izzeugass8889 Год назад

    Waarbaleega geesinimadeenii iyo halgankeenii cadawgii saas ahaa baa maanta saaxiibkadhiganay awoowaa wayaashii waynu ceebaynay

  • @abdinasirmahamed9260
    @abdinasirmahamed9260 7 месяцев назад

    mashaa alah