Bosaso Deeqa | Dakaddii Umada Somaliyeed Naas-Nuujisay | Waaberi Show | Xalqadda 6aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • Bosaso Deeqa | Dakaddii Umada Somaliyeed Naas-Nuujisay | Waaberi Show | Xalqadda 6aad

Комментарии • 145

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Год назад +26

    Wana casimada gobolka bari ee somalia Puntland state 🇸🇴 ugu wayn❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +35

    Magacaygu waa cabdiraxman cumar.
    Halkanina waa Waaberi media kusoo dhawaada daawadayal muuqalkeena maanta.😊 intaas baa Cajiib ah ustaad kkkkk

  • @abdallamohamett1020
    @abdallamohamett1020 Год назад +12

    I miss My home Bosaso deeqa ♥️

  • @usaamefaataxjaamac8595
    @usaamefaataxjaamac8595 Год назад +8

    🌬 Bosaaso waa balad ,balad lagu nastaayo ,lagu baahi beela.
    Waad ku mahadsantahy c/rahmaan

  • @sharmawade
    @sharmawade Год назад +7

    Gawalka ugu weyn gawalada somalia (Bari)

  • @hadillaium
    @hadillaium Год назад +8

    Bosaso😊❤ 2011 igu danbeyse😢 xafadeyda new bosaso

    • @ahmedmorgan3098
      @ahmedmorgan3098 Год назад

      sidookle 2011lanta hawada ,I miss Bosaso❤

    • @mohamedosmanawil
      @mohamedosmanawil Год назад

      Ayy. 2011 isla new bosaso anigana isku wakhti baa inoogu dambaysey isku xaafadna weynu ahayn 😢

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Год назад +2

    Masha'allah tabarak, Allah ha barakeeyo Boosaso iyo Ehelkeeda oo dhan

  • @amjadmoha1
    @amjadmoha1 Год назад +5

    Shukran Zxp annaga oo reer boosaaso ah waan kaa ajiibnay vediogan quruxda badan❤❤❤

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +10

    Jumaca mubarak 🎉team waberi media

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Год назад +11

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤗

    • @kurana289
      @kurana289 Год назад

      aamiin dhamantenba insha Allah 🤲🤲🤲

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Год назад +5

    ALLOOW BOSASO DEEQAAY BILAAY KU DHOWR ALLOOW BENDERQAASIMEEY EYAN BELO KU DEGIN ♥️ ❤️ 😍 ALLOOW CADOWGAAGA BADAN KAAGA QABO BIR CULUS

  • @salmancabdicasiis6569
    @salmancabdicasiis6569 Год назад +4

    Bosaso deeqa ex Bandar qasim❤❤❤❤❤❤

  • @Chadmali
    @Chadmali Год назад +2

    Dadku waxay igu yiraahdaan ma Boosaasaad katimid ~Aun Saado cali warsame

  • @abdirahmanmukhtarchanel5084
    @abdirahmanmukhtarchanel5084 Год назад +3

    Abdirahmanaw Wll Boorama Ka soo hadal

  • @Arweelo
    @Arweelo Год назад +7

    Bosaaaso deeqa putlanad hoyadeeeed❤😊
    Next inshallah galkacyo ka sugaynaaa wllo❤

  • @ruknidiinbiibaris-cu9iw
    @ruknidiinbiibaris-cu9iw Год назад +2

    Yaa Salaam Macalin Caawa Caasimadaydaad Kasoo Hadashee ❤❤❤❤❤ isla Boosaaso Deeqaan Kaasoo Salaamayaa Macalin 🙋🙋🙋

  • @FaaisoSiciid-g9c
    @FaaisoSiciid-g9c 3 месяца назад

    M.a allow bosaso deeqa nooo barake❤

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Год назад +1

    waa barjima aad ficaan runtii markan eegay, midkle aniga shakhi ahaan waan ka helay waayo waxan ka bartay magaloyin farabadan oo aqoon badan uu lahany aniga dad farbadanba, waayo waxan aan arkay magaladii oo maqal iyo muuqal ahba iyo tariikh yar oo kooban runtii mnshllha keep going Abdirahmaan.........................................................................................................

  • @adnaanalii2822
    @adnaanalii2822 Год назад +2

    Bosaso wa magalo asalka somali kaa imaden

  • @salmanhussein-hx8yg
    @salmanhussein-hx8yg Год назад +3

    Mash allh❤ bosaasa deeqa

  • @hoobaanst1653
    @hoobaanst1653 Год назад

    Masha alaah awdal uun baa kuu hadhay thanks waabari media

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 10 месяцев назад

    Mashallah tabarakalaah beautiful view boosaso

  • @mohamedosmanawil
    @mohamedosmanawil Год назад +1

    Magaladaan ku dhashay kuna bar baaray. Xaruntii ganacsiga xaruntii dadka qalbiga wanaagsan

  • @qalladhussenbile6949
    @qalladhussenbile6949 Год назад +1

    My City bosaso

  • @hadillaium
    @hadillaium Год назад +1

    Mahadsanid baryahn kuma arag

  • @tayozirsaleban5046
    @tayozirsaleban5046 Год назад +3

    Berbera ku xigsii insha allah taariikhdeeda hadaad u baahanthy isoo qabo

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 Год назад +3

    bandar qaasim 🤩🤩🤩

  • @humor.funny.2025
    @humor.funny.2025 Год назад +7

    Bosaso deeqa

  • @HaykalMoha88
    @HaykalMoha88 Год назад +1

    NEXT #GALKACYO😢❤

  • @siciidaxmed3527
    @siciidaxmed3527 Год назад +4

    Maxaaku helay miyaad xanuunsatay ❤❤❤❤

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 Год назад +1

    Taariikhda mandheera ❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 месяцев назад

    Bosaso Deeqa waa Balad Barakaysan

  • @haamusse1439
    @haamusse1439 Год назад

    Waan ku salamay bro abdirahman omar faaiido wayn ayan kugu qabna allaha ku xafido
    Somaali mahamed inta bisha Ramadan aan gaarsiino 400k please 📷📷🎬🎥🎬🎬🎤🎤🎤

  • @mohamedbulshalebulshale1120
    @mohamedbulshalebulshale1120 Год назад +2

    Boosaaso Deeqa💯

  • @ahmedzaakar2142
    @ahmedzaakar2142 Год назад +2

    Sxb aan wax badan ka faa'iidnay abdirahmaan waaberi guuleyso sxb

  • @libanabdullahi5994
    @libanabdullahi5994 Год назад +1

    Next borama ❤

  • @abdishakuuralmaystaro127
    @abdishakuuralmaystaro127 Год назад

    Bosaaso deeqa❤❤❤ mis you

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Год назад +4

    أللهم أمين يارب العالمين

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад +1

    Mahadsanid wll

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 Год назад +2

    First comment of many and first like.

  • @Sunshinee_23
    @Sunshinee_23 Год назад

    M.a magaaladeydi aan ku koray bosaso nuura🥰🥰

  • @dhicisqoobey6131
    @dhicisqoobey6131 Год назад +1

    Mgldaydii Bosaso deeqa

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 Год назад +1

    Maanta laag soo maray

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 Год назад

    l miss you bosaso❤

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Год назад

    Masha Allah bosaso deqa cadwgaa jaban

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    Mashaalah ustaad cadiraxman cumar 👑😍❤🙏

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 Год назад +1

    Laasqoray kasoo hadal ustaad

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Год назад +1

    Plz Jowhar jano Ustaad ❤️❤️

  • @makojamamohamud
    @makojamamohamud Год назад

    Meshan ku dhashay m.a allow noo barakeey

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 Год назад +2

    c/raxmaan cumar waan kutaageeraa wll 👋

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 Год назад +1

    Aaway gaarissa😢

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if Год назад

    Boosaso puntland ❤❤❤❤❤

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Год назад

    Maasha allaaaah waadsoodhowaaty

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 Год назад

    Magaaladaydi❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Год назад

    Maansha allah bksaso

  • @najmaxaamud2365
    @najmaxaamud2365 Год назад

    Cavdirixmaan cumar ha noolaado🎉

  • @naasircade5429
    @naasircade5429 Год назад

    Macalin waabari kasoo hadal hararr

  • @fatoumamohamed6389
    @fatoumamohamed6389 Год назад

    War mooqaladoo waa mooqaladeyy gumaystihi Djibouti

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Год назад

    Love bosaso❤❤❤❤

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Год назад +2

    SANAAG KAAMA HAYNO NIYOW 😮

    • @lstkin4728
      @lstkin4728 Год назад +1

      Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18
      kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18
      kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah
      1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli)
      2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli)
      3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli)
      4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay
      waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq
      laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala
      qaybsan yihiin,
      * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye)
      * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh)
      * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah
      ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud)
      5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo
      iyo Habar yoonis)

  • @yasirsaid8729
    @yasirsaid8729 Год назад

    My City Bosaso❤

  • @ألحمداللّه-ض9ظ1ث
    @ألحمداللّه-ض9ظ1ث Год назад

    Magaaladayda❤❤❤❤

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Год назад +1

    Burco please walaal gobolka raga😊🤗☝️🙏🙏

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Год назад

    wll c/ cumar wa ku baryaya dhulka somaliyeed oo dhan ka sameey video jazirada suqadra xata

  • @lstkin4728
    @lstkin4728 Год назад +2

    Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18
    kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18
    kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah
    1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli)
    2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli)
    3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli)
    4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay
    waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq
    laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala
    qaybsan yihiin,
    * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye)
    * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh)
    * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah
    ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud)
    5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo
    iyo Habar yoonis)

  • @ZAKI0000
    @ZAKI0000 Год назад

    Sxp wax iisheek

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +1

    رمضان مبارك 🌙

  • @HANNADABDI
    @HANNADABDI Год назад

    nio cabdiraxmanow sxp qali dhagax bour kasoo hadal adoo raliya

  • @faadumosharmaake4065
    @faadumosharmaake4065 Год назад +2

    Galkcyo kaso hadal 😢

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Год назад

    My home city❤❤

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed Год назад

    Mahadsanid ustaad

  • @abdullahiabdixakiim7153
    @abdullahiabdixakiim7153 Год назад

    Next Garissa

  • @abdirahamanabdulahi5318
    @abdirahamanabdulahi5318 Год назад +1

    magalada badhan ee gobolka sanag

  • @Somywood
    @Somywood Год назад +1

    Ustaadi koofurta soomaali kasoosamee muqaalo

  • @MaajidoZ
    @MaajidoZ Год назад

    Ustaad Boorama Kazoo Hadal😢

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Год назад

    I mised mised myhomeland

  • @abdullahiabdikadir8154
    @abdullahiabdikadir8154 Год назад

    Please kismayo soo same

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Год назад

    wll caluula iyo gaardafui iyo suqadra ka so sameey video kuwan camal

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 месяцев назад +1

    Waa magaalada xashiishada

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 месяцев назад

      Haa, hooyaadaa baan la cabayaa hada

  • @yasmiinYusta-yi2oe
    @yasmiinYusta-yi2oe Год назад +1

    Wll War bixin Naga sii xarunra xalane

  • @whizzapdala5641
    @whizzapdala5641 Год назад

    Next baraawe ka hadal

  • @AhmedRayte-wr2rz
    @AhmedRayte-wr2rz Год назад

    Magalo hooyo unoqty somli odhan bosaso abaal kulwdahy qofksto somli

  • @zamiirbeegsi123
    @zamiirbeegsi123 Год назад +3

    (Bandar) waa eray soomaali ah oo micnihiisu yahay magaalo waxana inta badan laga isticimala miya bari iyo waqooyiga dhulka soomaaliyeed hada anigu waxan joogq berbera waxana halkan looga yaqaan bandar magaalo

  • @AsmaLadan-lu2ob
    @AsmaLadan-lu2ob Год назад +1

    Borama ka hadal

  • @elyazmoha142
    @elyazmoha142 Год назад +2

    Cajiib deganada ad wada sheegtay dhaman wa goof dishiishe Mareero,baalade,Karin, biyokulule
    Bosaso ma iyaga leh marka ?

    • @abdallakhaliif5938
      @abdallakhaliif5938 Год назад

      MAreero dishishe mle
      😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 месяцев назад

      ​@@abdallakhaliif5938 Bendar Qaasin ba Nin Moorcase ah ayuu ahaa walal

  • @haatuftube5214
    @haatuftube5214 Год назад

    Jowhar soo qaado ustaad

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 Год назад +1

    Boorama kaso hadal sxb

  • @cabdiwasaccali9927
    @cabdiwasaccali9927 Год назад

    ZHP BAR BARA KA SOO HADAL

  • @sakariyehashi5745
    @sakariyehashi5745 Год назад

    Hobyo soosamee❤❤❤😅😅😊😊

  • @dhagajuun485
    @dhagajuun485 Год назад +1

    Magalada badhan ku xiji ee gobolka sanag

  • @Queen___muun
    @Queen___muun Год назад +1

    M.a horay usoco wllky

  • @guuleedmohamed
    @guuleedmohamed Год назад

    berbera kaama heyno clraxmaanow

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK Год назад

    Next Berbera or saylac

  • @anushacharlotte7406
    @anushacharlotte7406 Год назад

    Dhul darood iyo waqoyi nagadaba wada aaway banadir iyo shabeloyinka ugu ilbaxsan uguna tariq weyn

    • @Chadmali
      @Chadmali Год назад +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 месяцев назад +1

      Cuqdada iskadaa wlala kanba waa dhulkagii

  • @ilyasin3
    @ilyasin3 Год назад

    Hooyo❤

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz 8 месяцев назад

    Codkaga dahabiga allah kudayo

  • @dheerehaji6151
    @dheerehaji6151 Год назад +1

    Sxb Adigoo Mahadsan Kasoo Hadal Urur Isbaheysiga BRICS

  • @calisheekhhanafi9183
    @calisheekhhanafi9183 Год назад

    Sxp qisada degmada Jowhar so qado 🥰🙏

  • @MoSalah-nw7yv
    @MoSalah-nw7yv Год назад

    Waaberi media zxb Burco ayaa ku hadhay

  • @ZAKI0000
    @ZAKI0000 Год назад

    Sxp xgee kaala sooxirii barnamij kaaga baahnaa wll