TAARIIKHDII IMAM AXMED GUREY 06 BY: TAARIIKHYAHAN CALI MUUSE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2017
  • XUQUUQDA CODKAN WAXAA ISKA LEH,
    www.golaha88news.com
  • ХоббиХобби

Комментарии • 26

  • @user-vi2vm1jk6o
    @user-vi2vm1jk6o 6 лет назад +3

    رحم الله الإمام أحمد بن إبراهيم الغازي وتقبله من الشهداء.

  • @waayowaayo6874
    @waayowaayo6874 5 лет назад +2

    waa nin Arab ah

  • @user-wh6tp2ee1q
    @user-wh6tp2ee1q 4 года назад +1

    Qolokasta hashergtaa almuhiin muslin ayuu ahaa

  • @princegaraad7308
    @princegaraad7308 5 лет назад +2

    Khalad waxa ku bilowday 0:01 been. rasullulah wuxu ahay 40 marku adunka badallay. Marku makkah furay wuxu ku dhowa 60.

  • @princegaraad7308
    @princegaraad7308 5 лет назад

    For jaamac
    1:40
    2:15
    5:05

  • @waayowaayo6874
    @waayowaayo6874 5 лет назад +2

    geesiyiinta isaaq ma lumaan waa nin Arab oo isaaq ah

    • @abdisalanmohmed4947
      @abdisalanmohmed4947 4 года назад

      Beentii ugu waynaa adaa shegay🤣🤣🤣
      Isaaq saylac maxaa kenay
      Hmm adal impire ama suldanet gadabursi baa lahaa

    • @ninhohordaland148
      @ninhohordaland148 3 года назад

      @@abdisalanmohmed4947 lol warya adal empire (beesha direed ) saylac 3 qabil live in saylac or awadal Gadabursi are majority ,issa salal and isaaq live in nordeast of awadal

    • @mouktarmed1425
      @mouktarmed1425 2 года назад

      @@ninhohordaland148 dhan dhan markatahay wasidan awdal maxa kenay isaq hargaysaad moday mesha cise kulahaa ISTAQFIRULAAH kkkkkkk aqliyeyso kahor intanad hadal ok awowo

    • @mouktarmed1425
      @mouktarmed1425 2 года назад

      1991 kadhege adu bas ileyn tarikhdadu intasay bilamatee

    • @mouktarmed1425
      @mouktarmed1425 2 года назад

      Isaq= 1991 watas tarikhdadu adiga awowo Kkkk Ahmed Gurey kulahaa aqliyeyso kahor intanad ok dabacayuney

  • @thetruth1924
    @thetruth1924 5 лет назад

    Axmed Gurey Waxuu ahaa nin Reer awdal ah. Waxaa kaloo lagu sheegaa Yabaree Absame oo daarood ah. Hawiye dhulkaa maba dago. Dagaalka dadka galayna waxeey u badnaayeen Geri, iyo mareexaan iyo Harti iyo Yabaree Absame iyo waliba habarmagaadle oo isaaq ah.

    • @mouktarmed1425
      @mouktarmed1425 2 года назад

      Dhusada xajiso sxp Ahmed Gurey nin gadabuursi ayuhaa o maxad case ah Abreyn ah

  • @kaydyasin7826
    @kaydyasin7826 4 года назад

    Taariikh beenabuur cad iyo dacaayad

  • @Dog-advisor
    @Dog-advisor Год назад

    Waa diin dil iyo been ah war sideena horey ayaan ku noqoneenaa. Islam is the worest religion ever will fight back

  • @abdiqadiryare9991
    @abdiqadiryare9991 4 года назад

    Axmed gurey waa nin mareexaan asaga iyo ibnu nuur inkasto qolo walba iska sheegato waxay dahaan mareexaan saylac iyo harar ma dagaan laakin somalidu waa reer guura xad iyo xaduud ma laheen ma lahan waqtigaaas
    Axmed gurey macalaa waxaa sheegta itoobiyaanka waxaase la yaab leh waa ninki hilib ceeyrin baray amxaarada sidoo kale gedabuursi samaroon iyo ogadeen baa sheegta sabab la xariirta deegaanka laakin tariikhdaan waa mid fog somaliduna waa reer guura xad iyo xaduud ma laheen sidoo kale
    laakin Waxaa huba o la ogyahay inuu ibna nuur oo ah kuxigeenkisa yahay mareexaan oo shaki aysan ku jirin waxaa tarikhda sheegta in axmed guray markuu dhintay kala wareegay wiilka adeerka ee ibna nour
    Marka waa tàarikh fog waana duulaan ay xabashi iyo bortaqìis kusoo qaadeen Muslimiinta geeeka afrika

    • @ninhohordaland148
      @ninhohordaland148 3 года назад

      lol u made an error u mean sayid mohamed abdulle hassan not ahmed gurey he was probably gadabursi,ior saaq or garre,issa not darod but beesha dir

    • @abdiqadiryare9991
      @abdiqadiryare9991 3 года назад

      @@ninhohordaland148 Ahmed gurey and Amir nuur are both marahan if research you find their history everybody noqadays claim it even Ethiopians say

    • @mouktarmed1425
      @mouktarmed1425 2 года назад

      @@ninhohordaland148 gadabuursi ayuhaa awowo dirta yara waso ok