Part 4: Imaam Axmed Gurey Oo Dhirbaaxo Culus Ku Dhuftay Boqorkii Xabashida Lebne Dengel

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 мар 2021
  • #Qaamuus #Axmed_Gurey
    Part 4: Imaam Axmed Gurey Oo Dhirbaaxo Culus Ku Dhuftay Boqorkii Xabashida Lebne Dengel | Dilkii Boqor Na’od
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 62

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 2 года назад +2

    Imaamu axmed guray imaamu sacadudin samaron sicith beesha maxamedcase abrayn 🤴🏽🙏🏻

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +5

    Mahadsanid sxp qaamus diri dhaba somaligalbed

  • @omersayid7080
    @omersayid7080 3 года назад +1

    Maashaa allaah

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 3 года назад +5

    Wlhi waa taariikh aan aad ugu raaxeysto dhageysigeeda ,
    Waa runta aan waligeen inaga lumeyn
    Waxaanad ogaataan in ay laabta ku haystaan jabkaas.
    Waana markii ay bilaabeen in ay cunaan hilibka caydhiin ee lo'da markii loo diiday dab, oo haday shitaanba duulaan ayaa lagu egkeynayey, markaa dantu waxay gartay inay caydhiinka ku cunaan

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 года назад +2

      Mahadsanid walaal Maadhiiin waa runtaa

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +2

      Mahdsanid walaal Maadhiin Tube

  • @nuurdiinshariff702
    @nuurdiinshariff702 3 года назад

    M.aallahakubarakeeyo

  • @umumohamed6097
    @umumohamed6097 3 года назад

    Masaha alllah

  • @keysewarmahaye4418
    @keysewarmahaye4418 3 года назад +3

    Boqortooyada ethopia haodhan sxb ilayn taariikhbaad sheegaysaaye abasinia dheh anoo ku.ixtiraamaya

  • @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776
    @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776 2 года назад +1

    Axmed Ibrahim gaasim geesoole Ahmed gurrey waa samroon maxamed case abreyn

  • @mubeoffline
    @mubeoffline 3 года назад +5

    Horta wll imam ahmed gurey ma af somaali ayuu ku hadli jiray mise madaama u kasoo jeeday dhul soomaaliyeed.

    • @muxammadsheekh3152
      @muxammadsheekh3152 3 года назад

      Asc,Haa af-soommaalli buu ku hadli jirray,Tafiirtii ka hadhayna soomaalli bay u baddantahay,inkasta oo ay jirraan kuwo kalle ( sidda orrommadda) oo tafiirtiisii ahi.

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 3 года назад

      @@muxammadsheekh3152 oo sow soomaali ma eheen dee dadkeena nooga keena oromada

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

      Cajaladaan sawirka ku jira waxaa ku qoran ahmed Ghazali, waxaana kasga cad inuu ahaa Harari oromo Irir Samaale.

    • @mubeoffline
      @mubeoffline 3 года назад

      @@IRIR-SAMAALE_114 Balse maxay soomalidu aad ooga hadasha. Hadii uusan soomaali ahyn?

  • @aboutmyidea1.
    @aboutmyidea1. 3 года назад +5

    Walaal inoo soobadii vidios yadaan.

    • @leban9958
      @leban9958 3 года назад

      Am somali but not somali speaking and what you would know a lot of somalis became non speaking of somali language in history and now at this new age

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад

    Wcs wll qali mahadsanid🤝👌♥️✍️♥️👌👌👌✍️♥️👌👌♥️♥️♥️👌👌♥️✍️✍️👌👌♥️✍️

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 4 месяца назад

    Axmed guraye wa gari koombe

  • @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776
    @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776 2 года назад +1

    Samroon maxamed case abreyn

  • @SaacidAbdullahi-ns7ip
    @SaacidAbdullahi-ns7ip Месяц назад

    Ajuraan empire was buil insomnia abd their capital was Mareeg;

  • @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776
    @maxamedkhadarmaxamedkhadar6776 2 года назад

    Ka beensheegtay gabiilada somali

  • @dhdhhdh3139
    @dhdhhdh3139 2 года назад

    💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪🌺🌿🌹🌻🌼👏🇸🇴

  • @abdiomar7315
    @abdiomar7315 3 года назад

    Asc war boqor tooyadii amxaarada dheh waqtigaa ma jirin wax ethiopia la yidhaahdi ma jirin

  • @sayidcali3748
    @sayidcali3748 3 года назад

    Su aal imaam axmed gurey magciisa oo sadexan soosheega

    • @mascuudabdi3627
      @mascuudabdi3627 3 года назад

      axmed ibraahim Ghazi ayey taariikhuhu qoran

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 3 года назад +1

    Walaale adoo mahadsan ma sidan buu u qoran yahay ninka Taariikhdan qoray magaciisu:
    Abdirisaq Nure.

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 3 года назад +1

      Cabdirisaaq H. Nuure

    • @AminaGAli
      @AminaGAli 3 года назад

      @@maxamedilkacase7179 mahadsanid malaalkey qaaliya

  • @fidhinkibaar5617
    @fidhinkibaar5617 3 года назад

    3rd taakhid
    Satlc the google

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 года назад +4

    Adal Empire was built in Somaliland amd their capital was Zeila.
    Ajuraan empire was built in Somalia and their capital was Mareeg; Qelafo and finally Merca.
    IF Somalia failed Political Class realized that recognizing Somaliland will benefit all.somalis at large we will go forward. But as long they are busy trying to undermine somaliland. Ethiopia will successfully colonized The horn

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +2

    15sano ayaaan geeska afrika kaligeeen uun ka talinaynay oon dhulka wada furanay
    Waynusoo noqon insh allah
    Eee waxaan kugu baaqayaa sida buugta taariikhdu ufaahfahinayaan iyo xuduuudaheeda inaad noogu darto haba bato waa barnamij muhimee

    • @travisskyler3912
      @travisskyler3912 3 года назад

      Pro tip : you can watch movies on kaldrostream. I've been using it for watching loads of movies lately.

    • @merrickchristian9392
      @merrickchristian9392 3 года назад

      @Travis Skyler Yup, I've been watching on KaldroStream for since november myself :D

    • @holdenmaximus9310
      @holdenmaximus9310 3 года назад

      @Travis Skyler Definitely, I have been using kaldroStream for years myself =)

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 года назад

    Axmed gureey mareexaan buun ahaa tariiqda ku maqlay wow

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 года назад

    Waar ninka halkan nooga Dibin jaaqa ma yahay maxamed ilka case

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 года назад

    Soomalidu habeen iyo maalin ayay ku qabsan lahayde reer galbeedka caawinaya

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 3 года назад

    Nooloow sxp

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 года назад

    DUGSI SARE CLASSKA 9aad EE MANHAJKA ETHIOPIA MAADADA HISTORY GA AYAAN RUNTII KU DHIGANAY IYADOO DEEL QAAFBADAN KU JIRO OO AAN ZAX AHAYN LKN WAA UU SHEEGAA TAARIIKHDA SALDANADIHII SOMALIDA IO DAGAALADII AHMED GUREY

    • @abdulkadirabdullahi8968
      @abdulkadirabdullahi8968 2 года назад

      Alle ha badiyo Soomaalida. Axmed Ibraahim markuu la wareegay dalkaas ee uu gaarey Suudaan, wuxuu ka cabsaday in ciidamadii kaalmeeynaayey ay xukunka la qaybsadaan. Wuu iska diray, markay marsada Saylac ka dhoofayeen, waxaa Casab ka soo degaayey ciidamo badan oo Portuqiis ah, nasiib darro ma aanu ogayn.
      Hase yeeshee markuu geeriyooday, xaskiisa baa si qarsoodi ah dagaalka u sii wadday intii lix bilood ah.
      Labbiskiisa waxay u xirtay sarkaal u muuqaal ekaa Axmed isagaana dagaalka waday, amarka lagu dagaalamayana waxaa hoosta ka bixinaysay xaaskiisa. Lix bilood ka dib baa ciidamadu ogaadeen in Axmed Ibraahim uu geeriyooday.

  • @abasibrahim9806
    @abasibrahim9806 Год назад

    Adal miya boqorto ahayd kkk bal waxan eega yaman ba la gumasanayay iyo cuman adal maxay ahayd dadka waxa ha ugu sheekan midgan yhow

  • @amiir_artan362
    @amiir_artan362 3 года назад

    Tariqda wali waxba ka dhiman

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Halgaankas anigo ah kariye karanle Aya kuubaba aday daagalki aderkey axmad guurey ooah nin siixawle karanle gagiga Somali waxa xakumijiray ilmo karanle dagana maanta haarar Ila babili Ila hoobad. Somaliween kaalaya imada harar iyo babili. Dhashi axmad guurey Aya jooga

  • @teddyissak2720
    @teddyissak2720 3 года назад +2

    Here we have another Somali revisionism, Smh. Ahmed Al ghazi have nothing to do with Somalis. There is absolutely no record that mentioned of him being a Somali. He was from Belaw and Harari origin. Somalis play no leading role in this conquest apart from being his field soldiers.

    • @kadisxb2507
      @kadisxb2507 3 года назад

      Ahmed Was A Somali Hero That Show A kingdom Of Adal Was Controlled The land of Somali And he Leader this Kingdom .
      Also The Somali's Was Great help this Battle Of christianity.

    • @teddyissak2720
      @teddyissak2720 3 года назад

      @@kadisxb2507 Yes Somalis did help in his conquest, but still Al ghazi was not a Somali. I have no idea why you people have no shame what so ever to fabricate this nonsense. Do you guys even know what the term "Somali" represents or which people it consists of. Are you gonna call any one who grow up near your territory as a SOMALI ? Smh

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 года назад

      @@teddyissak2720
      Why do u care. Thats the question.

    • @teddyissak2720
      @teddyissak2720 3 года назад

      @@axmedgure2933 I care about the truth and accurate description of Historical people

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 года назад +1

      @@teddyissak2720
      No u dont care about any truth. U just wanna cover the fact that axmara are occupying other people land and using their resources to solidified that occupation. They selling million of hectares of land to Indian and chinese in Gambella and Oromo regions without any tangible benefits for the people in those regions. They sold Oil and gaz contract to chinese company in Somali region in exchange of 5 % of the profit for the Somali regions. They Mining Phosphate in Afar region by corrupting a few sultans. They building hydro dams in Beni shangul regions while isolating the people of that region economically and socially.
      They commiting a genocide in Tigray Region righ now because Tigray expose their lies and they challenged their occupation.
      Axmed gure was embrace as a liberator because of that. The new Axmed Gure is coming.

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Aniga ah nin kaariye karanle axmad guureyna wa nin siixawle karanle waxana dadna Harar hawash babili iyo halko kudhashay awowe axmad guurey hoobad yana la ceebowiin somaliyey kagabsada tariqdan beenta ad isdulsareysan reero an is aqon Harar iyo babili waxa Daga ilmo karanle

  • @abasibrahim9806
    @abasibrahim9806 Год назад

    Dhulkan itopiya aya daganayd ila xamar iyo dhulka uduga wax adal la dhaho meshan ma somarin

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 года назад

    Sorry waxa kawadaa Amin nuur kkkk mareexaan buu ahaa

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 года назад

    Axmed gureey mareexaan buu ahaa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

    Axmad Gazaali ataa la dhihi jiray waa Oromo Irir Samaale, ee ma aha mareexaan waa been iyo tuuganimo la bililiqeystay tastiikhda Oromo Irir Samaale looma baahno afmiishaarnimo iyo nijaasnimo ee ha joojiyeen dadka wado arintaas.