TAARIIKHDII IMAM AXMED GUREY 09 - BY: TAARIIKHYAHAN CALI MUUSE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2018
  • XUQUUQDA CODKAA WAXAA ISKA LEH www.golaha88news.com/
  • ХоббиХобби

Комментарии • 28

  • @Jason-pe2hq
    @Jason-pe2hq 2 года назад +1

    Somali gesi 🇸🇴💪🏿💪🏿🇸🇴🇸🇴

  • @Jason-pe2hq
    @Jason-pe2hq 2 года назад +1

    Msallah

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 6 лет назад

    gobanimo. waa taariikh aad u muhim ah.

  • @princegaraad7308
    @princegaraad7308 5 лет назад

    For jaamac
    16:50

  • @hassanigaal9021
    @hassanigaal9021 6 лет назад +1

    Walee mareexaan somali way u soo shaqeeyeeyn laakiin somali waxba matixgeliso

    • @dowsa1252
      @dowsa1252 4 года назад +2

      Lol he's not marexaan 😂😂😂

    • @abdrmngm7524
      @abdrmngm7524 4 года назад

      Imaamka cid taqan ma jirto meel ay ku qorantahay cif uu aha ma jirto sida darteed wa denbi in been laga sheeg oo wax usan aheyn lugu sheego lakiin imaamka nin kii akhriya fatuxal xabash oo ah book keliya oo live times ka hadlayo qofka ufiitsada xita somalia ma.aheyn wuxuu udhowa in uu yahay canfar ama carab labafad cidi ugama dhawo

  • @saidabdille7140
    @saidabdille7140 6 лет назад

    gurgura dir

  • @apdullaahimohamuud5145
    @apdullaahimohamuud5145 2 года назад

    Hooyada siilked ajuuran mahayn jiìran bay ahayen caaq caaq dhalay

  • @fuaadfuaad7459
    @fuaadfuaad7459 3 года назад

    Waxaasaaa rag ahaa awooyadayo ayaa cashar kaas udhigay amhaaro iyo tigray kitaabkan waa inay soomaalidu aad udarsaan anuu kaktabado farabadn Ayaan kawaayay kitaabkan waa in aad loo daabaco soomaaliyay

  • @ahmedmohamed6455
    @ahmedmohamed6455 6 лет назад

    hye wllkay waxan ku waydinlaha niyaw imam axmed al qaasi yay ahayd jinsiyadiisu yacnow xagu kaso jeeday

    • @gayalali5535
      @gayalali5535 6 лет назад

      Ahmed Mohamed samaroon ayuu ahaa maxamed case ah

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 6 лет назад +1

      Imaam Axmed Gurey Allah ha u naxariiste nin SEEXAAWLE KARANLE HAWIYE bu aha . Abtirsigiisana wa sida tan; Imaam Axmed Garaad Ibraahim Garaad Maxamed Garaad
      Cali-Gasasle Garaad Maxiiqe Ciye Baalow Seexaawle Karanle Hawiye Irir Samaale Hiil Abroone. qabiilkiisa waxa ka muhiimsan soomaalida waxa u uqabtay oo wanaag ah iyo cadawga u ka dhiciyay. qabiilka Baalow e u sheegay qoraaga carbeed e u yiri waxa kaso jeeday Garaad Ibraahim Garaad Maxamed o aha aabaha Imaam Axmed Gurey qabiilkas Baalow waa Baalow Seexaawle Karanle o wa dad ila hada Hoobat dagan magaalada u ku dhashay Imaam Axmed Gureey

    • @hamsaahmed928
      @hamsaahmed928 5 лет назад

      War hawiyena ma shegten😂
      Samaroon ban khaati ka taagnaYne geesiYada daarood umbaY kadhashen

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 5 лет назад

      #Hamsa wa Iska hadashay Hawiye waxa Ka dhashay Maxamed Cali Dhagaxtuur o aha Nin Murusade ah Taalo ba Muqdisho dowladi hore ay uga dhistay hada aragtay . Daarod aniga hal nin ban u haya waana Sayidka . Imaam Axmed Gureey idinka baba isku Haysta o Mareexan , Ogaadeen , Geri koombe , Bartire ba wada sheegta hadu nin daarood yahay 4 beel o daarood ah iskuma qabsadeen e hal beel bay u qiri lahaayen meshas waxa kaga muuqato #Beentiina . ku qabso ku qadimayside inay tahay arintiita fashiluu . mida kale aniga Abtirsiga Imaam Axmed Gureey oo Buuxa ban ku tusay ila hada dad ku abtirsada o u awoowe uyahay baa nool oo Seexaawle ah o dagan Harar , Baabili , Erer, iimeey mgrty . hada beentey moodo wa kan cadeyn Abtirsigiisa o buuxa iyo caruurta u dhalay www.abtirsi.com/view.php?person=5214&abtirsiLang=0

    • @xikman-sharaf4111
      @xikman-sharaf4111 5 лет назад +1

      Soomaali doo idil iyo saldanooyinkoo dii Waxaa dhagaha ku dhufan jiray gaalo-madow, reeryada Waxay is ka rogeen koorihii saar naa, markay qabyaalada is ka daayeen oo ay ujaysteen you all. Mar inaad qalbiga ladihiin adigoo Guul arkaya Maxaad boog ku falaysaa?

  • @thetruth1924
    @thetruth1924 5 лет назад

    Axmed Gurey Waxuu ahaa nin Reer awdal ah. Waxaa kaloo lagu sheegaa Yabaree Absame oo daarood ah. Hawiye dhulkaa maba dago. Dagaalka dadka galayna waxeey u badnaayeen Geri, iyo mareexaan iyo Harti iyo Yabaree Absame iyo waliba habarmagaadle oo isaaq ah.

    • @abdifatahkaraama1864
      @abdifatahkaraama1864 5 лет назад

      kkk wxn ku qoslaa Hawiye dhulkaa ma dago . Beelaha Hawiye Dhulka la yiraa Soomaali Galbeed waxa ka dagaan iimeey bari iyo galbeed , qalaafo , mustaxiil, Erer, Baabili, Fiiq , Nagayle , iyo magaaloyin kalo badan Jihaadka u waday Imaam Axmed Gurey Beelaha Hawiye way ka qeyb qaatn waxana u badna Beesha Karanle , Gugundhabe , Xaskul o wado Hawiye ah ila hadana dagan Kilinka 5aad mgrty . Imaam Axmed Gurey Allah ha u naxariiste nin SEEXAAWLE KARANLE HAWIYE bu aha . Abtirsigiisana wa sida tan; Imaam Axmed Garaad Ibraahim Garaad Maxamed Garaad
      Cali-Gasasle Garaad Maxiiqe Ciye Baalow Seexaawle Karanle Hawiye Irir Samaale Hiil Abroone. qabiilkiisa waxa ka muhiimsan soomaalida waxa u uqabtay oo wanaag ah iyo cadawga u ka dhiciyay. qabiilka Baalow e u sheegay qoraaga carbeed e u yiri waxa kaso jeeday Garaad Ibraahim Garaad Maxamed o aha aabaha Imaam Axmed Gurey qabiilkas Baalow waa Baalow Seexaawle Karanle o wa dad ila hada Hoobat dagan magaalada u ku dhashay Imaam Axmed Gureey

    • @thetruth1924
      @thetruth1924 5 лет назад

      @@abdifatahkaraama1864
      Walaal Indha adeeg iyo qarjajacdu waa ceeb. Intii taariikhdiisa laga sheekeenayey waligeed qabiiladaa aad sheegeesid hal mar lama soo hadal qaadin buuganna kuma qorna. Laakiin Geri iyo Mareexaan iyo Yabaree iyo Harti oo daarood gala iyo Habarmagaadle oo isaaq ah ayaa kutub walbaa ka sheekeenayaa. Xitaa haduu Hawiye uu dagaalka ku jiray in aan badneeyn ayaa ku jirtay, saboobtoo ah halmar xitaa lama soo hadal qaadin. Hawiyana in yar oo digoodi la yiraah ayaa dhulkaa wax ka dagta. Dadkoo dhan ayaa iska og in imaamku ahaa ama reer awdal oo Gadabuursi dadka la yiraahdo ah ama Yabaree Absame oo daarood ah. Marka ilaahay oga yaab oo beenta ka xishoo. Haduu Hawiye meesha ku jiray waa la sheegi lahaa. Mahadsanid

    • @dowsa1252
      @dowsa1252 4 года назад +2

      @@thetruth1924 wuxuu aha bartire jidwaaq absame wll

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 4 года назад

      @@dowsa1252 bartire waxaa hogaamiye oo ahaa garaad dhaweeyd (the 2nd)

  • @hamsaahmed928
    @hamsaahmed928 5 лет назад

    Waa Yabaree sheegashada iska dhaafa somaliyey taarikhda horaa
    Lo qoreY hawiYe caYdiid iYo aden cade labadas shegta 😂😂😂

    • @BrotherColombo
      @BrotherColombo 4 года назад

      Hamsa Ahmed Cuqdad iyo caadifadvqabiil baa ka dhadhameysa hadal kusheeggaaga