Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

TAARIIKHDII IMAM AXMED GUREY 11

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2018

Комментарии • 17

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 2 месяца назад

    Ahmed gurey samaron maxamed case abrayn
    Abrayn iyo shabeladaba car lama yidhaa

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 6 лет назад +2

    Maasha Allah Mahadsanid ninkaagan aqoonyahanka a how taarikhda ku xeel dheer ee nala wadaagey

  • @user-vi2vm1jk6o
    @user-vi2vm1jk6o 6 лет назад +1

    أحداث و تفاصيل هذه المعركة تشبه إلى حد كبير معركة القادسية العظيمة

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 4 года назад

    Mu'areikha allaha xafido

  • @thetruth1924
    @thetruth1924 5 лет назад +2

    Axmed Gurey Waxuu ahaa nin Reer awdal ah. Waxaa kaloo lagu sheegaa Yabaree Absame oo daarood ah. Hawiye dhulkaa maba dago.

    • @mohamedmohamoud3238
      @mohamedmohamoud3238 4 года назад

      Hal qof oo reer awdal ah halganka Ahmed guray kuma jira akhri taariikhda sxb qabiil lada dagaalka galay waxaa lagu sheegay geri ,xarla, habarmagaadle oo ah 4 qabiil isaaq ah mareexaan, sanadkii 2aad waxaa dagaalka soo galay Bartire.hawiye ,yabre,hawiye harti

    • @abdallahdahermousa3867
      @abdallahdahermousa3867 3 года назад

      @@mohamedmohamoud3238 war buugan waa been cad waxa wortay amxaro oo tarikhda somali meel katuurayso ahmed guray somali maha ayay dhahen si anay somalidu hadafka xabashi ladagalanka uga danasusho

    • @abdrmngm7524
      @abdrmngm7524 3 года назад

      @@abdallahdahermousa3867 taarikh ma taqan ? Bal tarikhda soo akhri horta baro tarikhda . Qof an tarikhda macnehwda aqona tahay hadi ad tarikh macnahed taqano ma tirahdeen book fatuxal xabash bewn ah subxannallah wa goob jog nin ka qoray ciidan ku la socday

    • @abdallahdahermousa3867
      @abdallahdahermousa3867 3 года назад

      @@abdrmngm7524 war dee nagatag tarikhda beenta ah e awow yassha dhooben ha iga ibine anigu ma ihi dadka maskaxda lagaga xaaro

    • @abdrmngm7524
      @abdrmngm7524 3 года назад

      @@abdallahdahermousa3867 kkkkk marka weydo waza aad shir la timado lugumq washo wa been ardey la noqda waz barta any books ana qoral laga sameyey taarikhda soo akhri ka soo hel wad radi neyso ama inta soo bazdo public dheh fatuxul xabash wa been books bal sida adun ku ku arko if u no or not tarikh kasta dada wax ka qoro dad kas ama goob jogayaley aheyn qma dad mudo maeki ka soo wareeg wqx radiyo aheyn sidi dad markas nool ama joogey nr waxa qofka qora wax u ujoogay book nin ka qoray wa yamanl wa nin la socday axmed guray waxa una qorayey malon kasta wixi dhacayey dadki dhimanayey dadki la dhawacayey dadki la jebinayey dadki hogaminayey waxay aheyn meahey ka yimaden cidey aheyn magac yadoodi . Somali canfar iyodadki soo muslimay iyo dadi la soo qabsaday oo muslimay dafqlkana ku biiray marka books oo kale adun ka qaba ku yar yahau wana book aduun ka laga leyahay intaas oo luqadooda lugi turjumay 2 fus xadoodu ka kobna 1 fusxad wa la wayey ila hadana la ma hayo fus xad badbadey. Hadi ahmed gurwy jeclatey hadi dadki ka qeyb qatey jeclatey asad ka weyday cidada dunida wa soconeysa inti alle gsrtey bal manta wqx isku daya

  • @abdallahdahermousa3867
    @abdallahdahermousa3867 3 года назад

    Ar somalida qabyalad badana ninkas waxa ino so tabinayo walhi wa darood dhaman qabilada u inoga shekeyay ila hada wa darood xita shekhi marki u arkay in anu darood ahahyn wuxu kaba saray liiska somalida

  • @abdrmngm7524
    @abdrmngm7524 4 года назад +1

    Axmed.ibrahim alqasi wa carab wa carab wana caranta manta degen herer qabilkisa wa.hajra walalki wa maxamed ibrahim alqasi oo isna ka.mid aha ku hogaminayey ciidamada episod 09 bad ka heleysan book fatuxul xabash sida darteed somaliuey beenta shewkada iska daya keligina ma.aha amxarada sheegato canfarta sheekato an so on jihadkana somali keli ma.aaheyn waxa ku jiray muslim oo dhan sida tigregi muslimay amxaradi muslintey canfarta somalida carabta

    • @sandheere4793
      @sandheere4793 4 месяца назад

      Somali tarikhdooda necebaa subxanallaha 😊😊