6: Dagaalkii Shimbira Kore Ciidankii Axmed Gurey Iyo Xabashida | Tirada Ciidamadii Qabaa’ilka Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Qaamuus #Taxanaha_Axmed_Guray
    Part 6: Dagaalkii Shimbira Kore Ciidankii Axmed Gurey Iyo Xabashida | Tirada Ciidamadii Qabaa’ilka Soomaaliyeed

Комментарии • 113

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 года назад +5

    M.allh sbx waad mahadsanthy wlly wax badan baan faaa.iidey run warbixin kasto oo wngsan markad keento ogow waxd badashey qalbiyada umadda soomaliyed wxeyna ogaadan dhalinyaradu iney wax ahn jirin maanta insha allh fadhiga waan ka kici doona sxb mahadsanid dadaalka halka ka sii wad

  • @muqasare5369
    @muqasare5369 3 года назад +2

    Thanks

  • @khadarfaahiye2238
    @khadarfaahiye2238 3 года назад +5

    buuga fatuuxal xabash been baad ka sheegaysaa, Saylac cidii deegaanka u aheyd ayuu axmed gurey ahaa, maaha taariikhda gacan ku rimiska ah , ee waxwalba anaguu ahaada aheyd ee daarood, imaam axmed gurey gadabuursi ayuu ahaa maxamed case abreyn reer geesaale, qabiil aan deegaan u aheyn saylac ayaa sheeganaya taariikhda boqortooyadii adal ee gadabuursiga iyo ciisaha , somalilida kale dagaal ahaan ayey ku jireen ee tariikhdeengaan iyo caasimad umaey aheyn

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 2 года назад

      Buugga fatuuxul xabash maba xusin Samaroon. Dagaalka kasta oo dhacay wuxuu buuggu qoray in qabaa'ilada Soomalidu oo dhami ku jireen, laakiin laba qabiil meelna laguma xusin. Labadaas qabiil waa Habarjeclo iyo Samaroon. Laakiin qabiilada kale waa ka qayb qaateen. Tusaale waxaa jira ciidan uu watay nin la yiraahdo HILOWLE oo aan la sheegin qabiilkooda, laakiin waa caddaan inay ahaayeen Hawiye marka magaca la eego.
      Dagaalada waxaa u badnaa saddex qabiil Mareexaan, Geri Koobme iyo Habar Magaade, waa sida buugga ku qoran, saddexdaas qabiil waa ku jireen dagaal kasta. Qabiilada kale ee buuggu uu aad u xusay waxaa kamida Hawiye, Harti iyo Xarle. Laakiin Samaroon iyo Habarjeclo meelna laguma xusin buuga. THAT IS A FACT. THE BOOK IS OUTTHERE YOU CAN READ IT BY YOUR SELF

  • @zoo47be53
    @zoo47be53 Год назад +1

    Geesi soomaliyed e ka dhashay Samaroon👌

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад +3

    Mar walba reergalbeedka un baa garab taagan Ethiopia

  • @mukhtarrawga4505
    @mukhtarrawga4505 3 года назад +3

    Zxp halkaas nuure wxn leenahay ku noqo qabailada😅

  • @garashiyogaraad359
    @garashiyogaraad359 3 года назад +10

    Sxb aad baad u mahadsantahay in badan baanu kaa faaidnay Runtii Taariikh iyo aqoon kalaba , sxb Barnaaminki Taariikhda Daraawishta hanaga Hilmaamin waan sugaynaaye

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад +1

      Wallal qaali 👌👌
      Subescribe isaar

    • @daadirali843
      @daadirali843 3 года назад +1

      Sxb taariq kamaadan faaidin ee wuu ku marin habaabiyey. Ahmed gurey waa Nin Somali ah oo sixaawle karanle ah

  • @mohamedjacayl1815
    @mohamedjacayl1815 3 года назад +2

    Mohamed sxb waxaan kaaga fadhinaa war wayn inaa updet nooga dhigto

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Год назад

    Dagaalkii ADANKIYA isna waxa uu ahaa dagaal taariikhi ah oo cagta lagu mariyay xabasha iyo ciidankoodi waxa laga dhigay ,waxla qafaashay,boojiyay ,lalaayay,la eryaday.
    Dagaalkaasa tariikhda tigreega iyo xabasha wxa uu kuyayhay bar madow halka musliimiinta iyo somaalida uyahay guul taariikhi ah.

  • @apdirahmansalepan3107
    @apdirahmansalepan3107 2 года назад +2

    Wr Beenala tahay Ahmed GureY wa SaMaroOn wlipa Mahed Case Iyagana Adal Empire ugu Sareyey Benale yohow xasidkii

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 года назад

    Wcs Wll qli alleh haku xafido ❤️❤️❤️❤️❤️👍👏😎

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali 👌👌
      Subescribe isaar

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад +2

    Axmad guurey waxo kasojeeda 4 ilmo karanle kaariye karanle siixawle karanle giidir karanle iyo wadere karanle ilmo karanle waxey daagan Harar babili imey hoobad tariqda iska saaxa

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 3 года назад +4

    WAR BEENAALE TAHAY AWEY AKISHE IYO REER AWDAL OO UU KA SOO JEEDEY AHMED GUREY

  • @maxamedgees793
    @maxamedgees793 3 года назад +2

    Wr waxasi kasocon mayan WXN SOO XAQIIJI ADR

  • @XaadircabdiAadam-hm4pf
    @XaadircabdiAadam-hm4pf 10 месяцев назад

    aniga madaarood baa ahaye

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 3 года назад +3

    Mushkilada jirtaa waxa weeyo turjumaa kasta oo soomaaliya oo wax kasoo dheegta ama kasoo turjuma waxa buugga fatuuxul xabash waxa uu waa fajiyaa qabiilkiisa isagoo qaabaaiil kalena tuura ama cid hoosgeeya NUURE halkaa kunoqo ayaanu leenahay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад

      Badri si aan u kala faa'iidaysanno oo aan isku naqdino si wanaagsan oo aqoon leh sidaada oo kale waxaan jeclaan lahaa in aad meelaha aad saluugtay innala wadaagto si aan ula wadaagno qoraaga taariikhdan soo ururiyey.

    • @abdinooralikhansoy1032
      @abdinooralikhansoy1032 3 года назад +1

      Mahadsanid kunjeer wiil Somaliow

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад

    Nin muuse celi arab isaaqa ayuu ahaa maashalah ilaahay haaw naxariistee geesiyada isaaq geesigoodi buu ahaa. Oo ay sheegtaan somalida kale idinka maxaad usheegataan geesiyaasha isaaqa somaliyeey

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад +2

    Sòomaalida waligood Geesiyaal unbey ahaayeen

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 года назад +3

    Waxay uleeyahay axmed gureey mareexaan buu ahaa xukunka iyo geesinimada iyo wadaninimo masha alah halkaas mareexaan ka keneen axmed gureey masha alah wana run kkkk rer awoowgweey kacan utaagey

    • @abdinooralikhansoy1032
      @abdinooralikhansoy1032 3 года назад

      Ahmed wuxuaha Reer Balaw ama Baloowdi ee Somaliba ma aheen . Wadmahadsanidiin

  • @aja481
    @aja481 3 года назад +4

    Fadlan aad uga fiirsada wararka aad fidinaysaan. Goobtii Shimbra Kore ee weynaa ciidankii ugu badnaa wuuu ka soo jeeday Xarle, waxaana ciidan ahaan ku xigay Geri iyo Marreexaan. Waxaa ka loo kamid ahaa, Jiraan Koombe, Yabarre Jidwaaq, Barsuug, Harti iwm. Ololayaashii dambe baa Hawiye, Habar Magaadley, iyo qolooyin kalaba yimaadeen.

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷
      Subescribe isaar

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад

      Cabdi Aadan Mahadsanid. Kolay taariikhda baadhitaankeeda iyo ka warrankeedu waa dhib badan yahay waxaanay u baahan tahay in dhinacyo badan la isla dhagaysto. Qaybtan waxaan ka soo xigannay baadhitaan uu ku sameeyey nin la yidhaa Cabdirisaaq Nuure. wixii kale ee xog ahna ee aan helno diyaar baan u ahay in aan baahiyo. Haddii aad xog hayso nala wadaag.

    • @malikij4514
      @malikij4514 3 года назад +1

      Maxaad Sheegaysaan Soomaali bay ahaayeen baa naga badan. Qabiilada Hawiye ee maantada dagan Awaash ilaa Jigjiga sheegtana inay 7qarni uun dhulkaas joogaan baa udaliila inu Hawiye badan dagaalkaas galay. Halgankaas Cafar iyo Somali iyo Oromada bari uma kala harin.
      Ee jooja qabiilka raggaas Qadiyad Islaamiya bay Ku dagaal galeene
      Calal aqal dhaha Qabiilo Somali ah idinkoo xusayn magacyadooda ogaada Qabiiladii barigaas jiray iyo kuwa maantay isla magaca wata isku mid maahan. Oo Qabiilada Somalidu ibahaysi bay Ku dhisan yihiin ee kuma dhisna dhiig.

    • @abdinooralikhansoy1032
      @abdinooralikhansoy1032 3 года назад +2

      Inta adsheegtayba wa run ee maxad ugatagtay qabaailka somaliyeed oo Masara. Saxib dib u aqri Futuhul Habesha reer jecleeysiga micna saa umalehe walaal somali sin . Goobti shimbira Kore Masara waymushaxeene.

    • @nasiib2131
      @nasiib2131 Год назад

      Horya axmad imamku yuu ahaa asal han somali maba hayn

  • @mucaadkhadar215
    @mucaadkhadar215 3 года назад +3

    Mudane qaamuus waan kusalaamay waxaan kaa codsanayna marka xige inaadan ladaahin

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +1

      Mucaad mahadsanid walaal haye. Shaqooyin kale ayaan qabtaayoo culays badan baa i saaran. Thanks waanan soo dhakhsan.

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад +1

      Wallal qaali 👌👌
      Subescribe isaar

  • @dhuuxiisnm4005
    @dhuuxiisnm4005 3 года назад +3

    Axmed gurey carabtu waxay yiraahdaan
    Wuxuu ahaa carab
    Samaroonka waxay yiraahdaan wuxuu ahaa gudabiirsi waliba maxamed case
    Faqashtu waxay yiraahdaan wuxuu
    Ahaa boon mareexaan ah
    Mar hadii laysku qabsadey axmed
    Gurey
    Waxaanu u aqoonsaney hanti qaran
    Oo reer gaar u sheegan karin
    Waxaba

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 года назад +1

      Hooyada baa faqash ah iidoor yahow😂😂

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 года назад

      Ina muuse biixi yow siyaad bare iyo morgan shakhsiyaad bay ahaayeen ee darod ma matalaan iska saar cuqdada 😂😂😂

  • @mustafemohamedismail3065
    @mustafemohamedismail3065 3 года назад +1

    Run ahaantii soomaalidu may ahayn dad leh far qoran sidaa awgeed bay halyeyadii soomaalida qoomiyado kale u sheegtaan. Waa nasiib xumo .

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷
      Subescribe isaar

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 3 года назад +1

    Ahamad guray ahmad ibrahim duulan badane
    Alla yarxamak

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 3 года назад +3

    Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa walaal.
    Si gaara ayaan sooyaalkii imaam axmed gurey ugu baahnaa una baadigoobayay
    Hadii aad ka raali tahay waxaan doonaya inaan kula soo xidhiidho
    Meel aan kaala soo xidhiidho ma heli karaa walaal
    Boqranid in badan.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +1

      Alle Magan. Mahadsanid waxaad igala soo xidhiidhaa E-mail ka ku qoran qaybta About ku qoran tahay RUclipskaygan.

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      @@QAAMUUS
      Qaamuusow wllo Dagaaladii Sayid Maxamed Iyo Daraawiish noo zoo badi iyo Waxy ka qoreeen Sayidka Gaaladii la dagaalaysay sida ingiriis.
      FB waxaa doonayaa Inaad ka zoo hadazho Tagaalkii Cagaar weyne Daraawiish la gashay Hindi Yam yam oo ahaa Africans oo dhan Xabashi Soomali iyo ingiriis waa dagaal socady Maalin iyo habeen

    • @allemagan9887
      @allemagan9887 3 года назад

      @@QAAMUUS haye boqranid walaal.

    • @allemagan9887
      @allemagan9887 3 года назад

      @@QAAMUUS walaal waan ka xumahay waan tagay ama eegay halka qoran tahay, ase wax Email ah ma arko
      Kaliya waxaa qoran, barnaamijka aad soo gudbiso iyo sababta chanel ka aad u aas aastay

  • @sumaya6201
    @sumaya6201 3 года назад +1

    faarax oomaar iyo shiikh bashiir

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷
      Subescribe isaar

  • @maankamk812
    @maankamk812 3 года назад +2

    Waliga haisku dayain taarikhda ina Ka bee sheeg to adigo cadiifad qabiil kugu jiirto

  • @salehbasha5970
    @salehbasha5970 2 года назад

    Habar magdi maahee waa Habar magaado ,
    manquuul:buugga futuuxul xabash

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 2 года назад +1

    Habar magaado hadaa maqashaan waa garxajis ,habar awal ,arab iyo ayuub

  • @omarnuh
    @omarnuh 3 года назад +2

    Soomaalida/Somaliland Dhaaxaa Halyeeyo inaga Dhashay
    Geeska Africa Cidii aan Afsoomaali kuhadlini waxay inoo Wada hayaan " Xarash Guuna oo soo Jireena."mon.09:27am.15mar.2021.nl.

  • @apdullaahimohamuud5145
    @apdullaahimohamuud5145 3 года назад +1

    Zxb magaca iska saxa fadlan magaca aad ledahay jiiranta maha magacu ee waa jiiraan oo ah qabailka dagalkas lagu xusay galayna

  • @maxamedgees793
    @maxamedgees793 3 года назад +2

    Waryaa arinkagani wa kabadbadis wayo away xuduntii adal iyo saylacba dadkii lahaa hhhhbbh

  • @Jigjiga1
    @Jigjiga1 Год назад

    Gari Abidkood Hormuud ayay u ahaayen Halganka umada Somaaliyed Ahmed Guray geeesi Gari iyo abaandulihi adel Empeir Garaad mataan cisman Khalid

  • @jamacaxmad
    @jamacaxmad 3 года назад +1

    Malagu darin cidankii geela watay iyo fardaha ee saransoor harar tegey 1000 nin wax hada harar degan iyo wax lalayey noqdeen

    • @abdinooralikhansoy1032
      @abdinooralikhansoy1032 3 года назад

      Meha Shimbira kore waxagalay Dagaal Qabailka Masara ee Somaliyeed manajiran wahkale oo Saranoor ah ee kabax mala awalka kale.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 года назад +2

    Taariikhdaan ay Kamaqan Yihiin Reer awdal Ma Adaa Qoray War Taariikhda Lama Weecweecin Karo, Meesha Samaroonbaa Usareeyey Ee Taariiqda Saxo, Qalin Qalooca Ayaa Lagu Qoray ama Qof Xaasid ah ayaa Qoray Taariikhdaan..

  • @duca_qaba
    @duca_qaba 2 года назад

    Sixid xarla ayaa ugu badneyd

  • @warojimcale8559
    @warojimcale8559 Год назад

    Ayuusomalida ka ahaa degaankuu kaasojeedaa

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад +3

    Kkkkkkkkkkk qabiil hadiii somali loogu yeero way wada imaan

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 3 года назад +1

    Nin howl adag noohaaya

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali 👌👌
      Subescribe isaar

  • @abdinooralikhansoy1032
    @abdinooralikhansoy1032 3 года назад +1

    Qabailka Masara waxay ahayeen guutooyin lakiin lama sheegin cadadooda. Waxay aad ugadhamadeen dagaalki Shimbira Kore. Waxa farxad ii ah qabailka Masaraha in ay kaqeebqateen Dagaalkas. Waxa mesha Kamaran umada maanta madaxa laguwato.Wa yaab Tarikhta malunto wayna isisaxda ee Masara hanoolado.

    • @abdulkadirabdullahi8968
      @abdulkadirabdullahi8968 3 года назад

      Masara = Masarre

    • @abdinooralikhansoy1032
      @abdinooralikhansoy1032 3 года назад

      @@abdulkadirabdullahi8968 Walaal adiga oo mahadsan Magacaga Qabaailkas anba kadashay waxaladhaha Masara ee ma ahan Massare. Wana qabaail Soomaaliyeed waxay kaqeybgaleen Goobti shinbirakore.

  • @rabiicyuusuf4530
    @rabiicyuusuf4530 6 месяцев назад

    imaamku waxa uu ahaa nin islaam ah oo kudagaalamaya diin islamarkaana ciidamadiisu ay ka koobnaayeen qabaailka soomaalidu

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 года назад +2

    Halkaan ka daawo gabay aad u qiimo badan (saadaali)abwan Jaamac Kediye 👇ruclips.net/video/xEuWvnJRDoI/видео.html

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад +1

      Wallal qaali 🇹🇷🇹🇷
      Subescribe isaar

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO 3 года назад

      @@Abdallaroyal ku saaray osop booqo walal🙏🏿

  • @yaasiinabdirazack5546
    @yaasiinabdirazack5546 3 года назад +1

    Sababta loogu darayna waxay ahayd markuu arkay niman seefahooda ku garwaaxeedsan aan wax baqdina lahayn weliba laga celcelinaayo iyagoo leh iska her wareeja waxa ayuu iimaamku yiri idinku qalbiga dhexe taga .sidaas waxaa qoraaya ( fatuuxul xabasha) buuggaas

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Год назад

    Magaca karanle miyad harla ubadadhay warya soobaro intadan Tariq baran dadka somaliyed

  • @nasiib2131
    @nasiib2131 Год назад

    Walahi blhi ben aya shegtay taarikhdas si fcn ayan u bartay mar aan wax ka baranaayay jaamacada ashar
    Axmad gureey lama dhoho magaciisa saxda ee ka fiirso mida kale somali maba iha imamku maxaa kaa qaldan qofyohow

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud1693 3 года назад +1

    Sxb wxad tahy macdan naadir ah o umadu waqtigano kale ad ugu bahi qabtay wxn kugu bogadinya sda hagarta ka fog ed ugu heelantahy inad ino iftimiso hlka an ka nimd iyo hlka ey tahy inan hiigsano wxa kle on ka codsan lha inad xoga sartid awooda sameyned e diintu ku lehed in umad sda somalida o kle xoola dhaqato daaqa iyo biyaha ku dagala on weligod heshiin ey ka dhigtay kuwo isku duuban mabda midana ku taagan wxad ino shegta in umadu hadey hesho halyeey hammi sre leh himiladisuna tahy sdu ilahey ku rali geln lha ey fududahy iney u hogansamn iskana iloban wx kasta o kala tagsanan ah o dhexdoda ka jiray

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 года назад +3

    Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 года назад

    QAAMUUS TAARIIKHDA AXED GUREY WAXAA UGU WEYNEYD MARKAY ISAAQA NOQOTO AMA SOMALIDA QABIILKA ARAB OO AXMED GUREY AHAA OO BOQORTOOYADA ISAAQA EE HERER AYEY AWOODA SOMALIDU
    AHAY REERKA MAREEXAAN AYAA KU XIGAY BUUGA TARIIKHDIISA HA KHALDIN

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska2201 8 месяцев назад

    Taariikhda beenta ha laga daayo somali oo dhan way ku dagaalantay laakiin saldanada Samaroon ayay ku abtirsataa.

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 5 месяцев назад

    DAGAALKA AXED GUREY IYO SHINBIRA KORE IYO QAAR KALE OO BADAN HADAANAD KU SOO QAADIN 7 BOQORTOOYO EE QABIILKA DIR IYO TII AWOODA BADNEYD EE ISAAQA EE REERKA ARAB OO UGU AWOOD BADNEYD CASIMADUNA AHAYD HERER WAANA HALKA ARAB KU JABAY TAAS HADAANAD KU DARIN WAA BEEN

  • @gesiabdi7178
    @gesiabdi7178 3 года назад +1

    war benta dadka kadaa kadaab

  • @cabdilahicumar9454
    @cabdilahicumar9454 Год назад

    War been badanaa ninko tarikh mahayside dad ka. Hawalin

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 года назад

    Geesigii soomaliaga ahaa awal iyo aakhir ninkii diffaaca muslimminta ILAA MAANTA UU IFAAYO XORAYNTII DHULKA MAANTA KUNAALOONO KUNA NOOLAY HADABA WAXA WAXLALA YAABO AH DADKA SOOMALI MAANTA LAYIRAAHDO OO KA KORILA DHUUNI RAAC LOOGA WAYAY WAX DIFFAACA DIINTA ILAAHY INAGU ABABIYAY DHULKAYNU KUDHALANAY BOQOLAAL CADAW UU KA SOO XOREEYAY MUJAAHID KAA AHMAD GURAY YARXAMULAAH WAXYNU KUDARRO DAAYE AY DHULKUU XOREEYAY AY QAATEEN XABASHI IYO KEENYAAN IYO FRANCE MARKAA DHAXALKII AWAWYAASHEEN MA DHUUNI BAYNU KU BADALANAA IYO GUMAYSI AANDHAMAAD LAHAYN KU DAYDA HALYAYYADII HORMAAD U AHAA UMADA TAN MAANTA AANSHEEGANO SOMALAY

  • @yusufabdi7541
    @yusufabdi7541 7 месяцев назад

    Been baad ka sheegtay Sxbow qabaailada ku jira qaarna waad sheegtay qaarna ka tegtay

  • @ismoadibhachim2194
    @ismoadibhachim2194 3 года назад +1

    haa nin oromo ayo aha

    • @keysewarmahaye4418
      @keysewarmahaye4418 3 года назад

      Ma.iyadaa oromo wax layidhaaba jirtay

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      Hhhh Oromo waligeed Dakhsi izkama celin Soomali ayuu ahaa Soomali ciidana ayuu watay ma soomali ayaa yeelaysa oram inuu hogaamiyo Hdaa run sheegayzo axmaaro waligeen idinma haysteen haduu halyeeygaaz idinka ahaan lahaa tankle Axmaaro io soomali dagaal ayaa ka dhexeeya waligood

  • @ahmedhassan4384
    @ahmedhassan4384 3 года назад

    Hhhhh tarikhdaan wa been waxaa cadaynaysaa qabiilada u sheegayo somali maba aha darodku ciida meshaa daganayd wa ajii ajiguna wa dirtaa waxaan iyo barabagandaha waxa sameyay wa dawlaadi afweyne o tarikh beena usamaynaysay dad an asalkodu somali ahayn lakin waxaan ku haynaa tarikhda saxda ah imam axmed ibrahim al qaasi wuxu aha iyo halku kasojeday

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 2 года назад

      BUUGGA WAXAA QORAY NIN CARAB AH OO JOOGAY DAGAALADDA LANA SOCDAY AXMED GURAY. WAKHTIGA BUUGGA LA QORAY AFWAYNE MABA DHALAN KKKKKKKK. HADAAD KA WAYDO REERKAAGA TAARIIKHDA HA CADHOON KKKKKK. SADDEX REER AYUU QORAYAA BUUGU INAY DAGAAL WALBA KU JIREEN WAANA MAREEXAAN, GERI IYO HABAR MAGAADE OO ISAAQ AH. ANIGU MIDNA MAAHI KKK ... LAAKIIN TAARIIKHDA WAA WAX QORAN

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад +3

    Ma aha axmed gurey ee waa axmed gazali waana nin oroma ah, laakiin dadbaa been iska dhaadhiciyey...

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад +2

      Hoogay oo ba'ay ma Oramaa Sida dameerkii la rarto ayuu ahaa Ahmed Guray 😁😁😂🤣🙄🤣🙄 Tuug waa kan Tariikh dad leedahay dhacaya oradoo Oramo Dhiig ha yeelato Ahmed Gurey waa soomali
      Nina reer uu san ka dhalan ma hogaamin karo Ahmed Gurey Waa soomali ciidankiizuna waa soomali xagee Oromo joogtaa hhhhh

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 года назад +1

      Oromadu wagas cawan an dharkaba xiran ayey ahayene muslimba ma ahyn

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      @@IRIR-SAMAALE_114
      Dad noqda nio Aya kula talin Xabashi iska xoreeya soomali waad ka badan tihiin saas oo ay tahay ilaa Ahmed Gurey iyo Sayidka waxaa dagaal kula jirnaa Gaalo oo dhan Mar waliba jabino cadowga Wxaa u soo gurmada Burtiqiis marna Ingiriis marna Ruush Hadana Mareekan Dadkaaz ayuu ka soo jeeda Ahmed Gurey

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

      Oromo masnta iyaga ka laandheere ah itoobiya, soomaalida uu ugu horeeyo ogaadeen ma hadli karaan, marka dadka ka soo jeeda IRIR SAMAALE waa OROMO weyn
      Mareexaan weligis ma jihaadin axmad gazaalina waa ragaa lasndheere ee maanta ku xukumo,
      Iska key cafi af lagaadadii..mahadsanid

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      @@IRIR-SAMAALE_114
      Cunug yaroo aaryeesan ayaa tahay Itoobiya markii la dhaho maskiin ayaa ka tahay Soomali galbeed waxay Cadowgu ugu la dagalaayan waxay tahy waxaa ka soo jeeda Halyeeygii weynaa Sayid Maxamed Oo markii gaalka madow iyo kan cad kaga adkaan waayey ay awood waliba isticmaaleen Oo Diyaarado lagu soo weeraray
      Oromo heerka ah marka diyaardo lagu weeraro ay gaarto isoo wac Inta kale hadal kuuma yaal Dhulka soomaalida iyo Soomalida waa Dhulka ilaa maantaa uu ka socdo Dagaalkii Ahmed Gurey Bilaabay Ilaa hada waxaa dambeeyey Dagaal ku qaadno cadowga 1977 markii la jabiyey cadowga ay u yeerteen Dadkii markii horeba u hiilin jiray oo ahaa Reer Yurub