Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Taariikhdii Daraawiishta , Geeridii Sayidka, qaabkii xabaasha looga saaray & Kala yaacii dhacay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 фев 2016

Комментарии • 41

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 3 года назад +6

    😭😭😭😭Allaw unaxariiso halyayyadii soomaaliyeed (Awoowayaashay).

  • @bashiryassin7714
    @bashiryassin7714 3 года назад +3

    Sayid mohamed
    " Faranjiga direeska leh anaan diiradaw qabane
    Goortay dareeraan anaan dawga sii marine
    Sida doxorka iidoor (Isaaq) anaan duud xamaal noqone
    Anaa diiday maantuulahaa deeqdan iga hooye
    Diintayda anigaan ku gadan dabaqi naareedes
    Anaan labada daarood tan hore daraja moodayne
    Deeqdii ilaahay anaa doonayoo helay e"
    ilaahow kuu naxariiso Alla muxuu Halyay ahaa

  • @samatarbiixi7760
    @samatarbiixi7760 2 года назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭haldoorkeenii ayay lyen waan kasoo argoyndona oo waan kaso argoyn doona talyani ingiriis faransis iyo xabashiba tolaay wakhtigaa ina ciilay🤚🤚🤚

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 года назад

    Eebow u naxariiso Sayid mohamed
    Wuxu ahaa nin halgama talo saaranay alle
    Allow Sayidka iyo daraawiishtiisaba Allah u naxariisto

  • @user-sd3pv8hn8m
    @user-sd3pv8hn8m Год назад

    Allaha hu nxariisto darwiishtii
    Cali gaari wa laf dhabarta darwiishta

  • @nashabeauty2635
    @nashabeauty2635 3 года назад

    Ilhy ha u naxariisto marxuumka iyo dhaman intii la socotey ....... Idinkana qery allh ha idin siiyo

  • @wesomaliawearesomalispeopl3128
    @wesomaliawearesomalispeopl3128 3 года назад +1

    Gobanimo doonkii dalkeena soomaaliya ale ha unaxariisto aamiin dadkaasi waxay ahaayeen dad soomalinimadu ay kuwaynayd

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 6 лет назад +2

    Ax yaa Geesigii allaha unaxariisto Sayd Maxmad Cabdile xasan

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Keep going Horufadhi media

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 7 лет назад +4

    Geesigan wixii uu ii ka hadlay haday taagan tahay .Allaha u naxariisto sayidka..

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 2 года назад

    Ilahay ha u naxariis to murugo xanuun bdaan bay ahayd

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 года назад

    Sayidka allaha u naxariisto

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 5 лет назад +1

    *Ax ax allaw unaxariiso rabiyaw ninkastaaba maaalinbuu dhiman illaahay uunbaa waaraya*

  • @aminanuh216
    @aminanuh216 4 года назад

    ALLE HA U NAXARIISTO AWOOWYADEY SAYIDKA IYO AWOOWE NUUX DAADHI

  • @hackerintarnet6735
    @hackerintarnet6735 5 лет назад +2

    love daraawish

  • @abdikadiromar1168
    @abdikadiromar1168 Год назад

    Fadlan warbixintan taariikhada daraawiisha & Borgaarmada sidan oo kale ah halkee laga heli karo

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 7 лет назад +5

    allow u naxriiso geesiga taariikhiga ah. waa in museum loo dhisa.

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 лет назад +1

      Hawa Karshe nin isaaq boobi jirey walee inaanu guulaysan waxaanu nahay dhashii ingiriis ama ingiriiska madow

  • @c.salaanwadani8657
    @c.salaanwadani8657 5 лет назад +2

    darawiish waa dayax somalia

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад

    ilahaay hau naxariisto saydka Wuxuu ku Aasanyahay degmada iimay bari oo ka tirsan goday

  • @mohamednastro8079
    @mohamednastro8079 Год назад

    M

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 7 лет назад +2

    Yaa inoolaaysi waaqtiga..

  • @cabdixakiimcawad596
    @cabdixakiimcawad596 3 года назад

    Waxaasaxdaan geerida waxaakusheegtaan 1920 hadana dagaalku ilaa 1921 ayuusoconayay bal iswaafajiya

  • @Suleimanhashi
    @Suleimanhashi 7 лет назад +1

    Raggannii waa kuwii taariikhda lahaa huunaay Idaajaana uma bAAHna inay wax ka soo guuriyaan ee rali ahoow gabadhyahay

  • @muhiyadinmahad4130
    @muhiyadinmahad4130 2 года назад

    H-hhh

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 года назад +1

    Mashallah wariyahan waa runta weli dad reer sayidka ah baa degen dhulka Oromoda. Reer Daadhi oo Boqortooyada ARSI ama Oromo waa reer Abtigay anaa ka mid Ah dadka meshaa degen

    • @aminanuh216
      @aminanuh216 4 года назад

      Mashaa allaah ina abtiyo waxan isla famil waxan ahey Rer Daadhi

    • @Shaakiryare690
      @Shaakiryare690 Год назад

      Faracii Sayidka miyaa tahay wll ii run sheeg

    • @dabsareqanjee
      @dabsareqanjee Год назад

      Asc wll anigan waxa ii dhashay hooyo sacdiya Sheikh abdihakin Sayid Mohammed abdile hasan nuur alle Haa uu naxaristo dhamantot igala soo xidhidh facebooka.Mohammed Hussein baabka ❤

  • @muniirmohamed9401
    @muniirmohamed9401 Год назад

    Budhcad diimeed ayuu ahaa

  • @engmahamedbare1342
    @engmahamedbare1342 4 года назад

    Geesi.somaliyeed