Part 19: Qaab-dhismeedkii DARAAWIISH iyo Guuto Kastaa Qabaa’ilka ay u badnaayeen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Qaamuus #Taxanaha_Daraawiish
    Part 19: Qaab-dhismeedkii DARAAWIISH iyo Guuto Kastaa Qabaa’ilka ay u badnaayeen

Комментарии • 17

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +5

    marka aynu qabaailadeena sida fican u adeegsano wakaas oo heybad baynu ku yeelaa allow na midee

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +1

    Mahadsanid wllk

  • @kashkaash8818
    @kashkaash8818 2 года назад +3

    80 rag ah iyo 500qori isma bixinayso xisaabta dib ugu noqo

  • @saxardiid9591
    @saxardiid9591 2 года назад +1

    ✔️☝️☝️

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 года назад +1

    Saanada daraawiishta inay ka koobantahay cidi uma war hayn tan kale dumar looguma magac darin guutooyinkii daraawiishta

  • @gaasyare5558
    @gaasyare5558 2 года назад +1

    Mr.Qamuus
    Waxaad noo akhrisay in ingiriisku sagaal koxood diwaan galiyey,
    Halka
    Awjaamac na diiwaan galiyey todoba
    Waxaan kugula talinayaa tariikhda dib usoo akhri,
    Markaad sheekada dhexmartay sayidka iyo ina cali shire wey ka duwan tahay wayna kabad nayeen.

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Kooxdaa barni u tallinjirtaa ugu ayaandarnayde, hhhhh wlhi waa qosol miidhan sheekadaa seyidku, oo horta odaygu dumarkiisu tira haan malagu hayaa, mise isaga waxbaba kama xaaraan sanayn hhh

  • @sadamilkacse1316
    @sadamilkacse1316 2 года назад

    Wa taarikh fog

  • @saidali3753
    @saidali3753 Год назад

    Naag baa laguagcaabayaa
    Bahdil waynaa

  • @hidiyodhaqanchannel3412
    @hidiyodhaqanchannel3412 2 года назад

    Boowe taariikhda Dhulbahante hakaga ciyaarin

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 Год назад

    80 raga 500 oo qori ayay heysteen

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 года назад +4

    Dalka daarood aa xoreeyay

    • @ii-rpgbeachaw6295
      @ii-rpgbeachaw6295 7 месяцев назад

      Sii ba dhulbahante madamo 1 qof ka maqnayn

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 года назад

    Soomalidu waa rag adag oo geesiyaal ah lkn nasiib darro kalay adigu iskala saar iyo ree fulaan ayaa la hartay

  • @elminasibb
    @elminasibb 2 года назад +1

    80 askari iyo 500 qori waa wax lagu qoslo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 года назад

      Xaqiiqo waa sida ay ugu qoran tahay Diiwaanka Aw Jaamac Cumar Ciise. markaa saw xaq ma aha in sidii uu ugu qoray loo akhriyo oo aan waxba laga baddalin.

    • @elminasibb
      @elminasibb 2 года назад

      @@QAAMUUS adiga kaala ma jeedo legenow