PRANK AY IGU GACAN QAADEY MALABKA OO AAN KU SAMEYNEY ANIGA IYO MARISH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 мар 2022

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  2 года назад +508

    SUBSCRIBE , LIKE , SHARE , COMMENT HALF MILLION WAX YAR NOOGA DHIMAN FADLAN NA GAARSIYA 🙏

    • @azmarubdle6032
      @azmarubdle6032 2 года назад +7

      Pinka maxa iga qaday 🙄😂😂

    • @muxipomushtii6209
      @muxipomushtii6209 2 года назад +4

      Jack qf dacda aya heshy 😅sorry

    • @adankeynan7948
      @adankeynan7948 2 года назад +3

      I wll share with all my FMLY nd frnds wait just a week u will reach ur dreams nd us as well otherwise never loose hope my brother from another mother

    • @adaainthebuilding5173
      @adaainthebuilding5173 2 года назад +2

      Muuqaalada soo badi

    • @ak47fani50
      @ak47fani50 2 года назад

      Gawadha riyada

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +326

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @barniesaidahmed5148
      @barniesaidahmed5148 2 года назад

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤🥰🥰❤❤❤

    • @cabdizaki7071
      @cabdizaki7071 2 года назад

      Scw scw scw

    • @farxiyocumar4494
      @farxiyocumar4494 2 года назад

      Scw scw scw scw

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 2 года назад

      Sallahu callayhi wasallam

    • @faxiyamaxamed3813
      @faxiyamaxamed3813 2 года назад

      Scw scw❤❤

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 года назад +487

    Juck prank kiga aad samayso wlhi jeclahay markaan pranka maqlo waa so orday ya illa mida 😂👍first

    • @Mohamed-nh1gk
      @Mohamed-nh1gk 2 года назад +2

      xariif waa laga dajinaa pinka😂😂😂

    • @nishnasir1391
      @nishnasir1391 2 года назад +2

      Aniga kula mid ah wlh

    • @azmarubdle6032
      @azmarubdle6032 2 года назад +1

      @@Mohamed-nh1gk ninka ma ada igu diray 😂

    • @Mohamed-nh1gk
      @Mohamed-nh1gk 2 года назад +2

      @@azmarubdle6032 Wnba ogaa midaa sxp 🤣🤣🤣🤣Views doon waaye 🤣🤣Dantiisa was Views iyo Subscribe bdn 🤣🤣🤣🤣kuwaan ani lee fahamsan🤣🤣🤣

    • @mohamedabdiali7323
      @mohamedabdiali7323 2 года назад +1

      Ciyaar ciyaar laguma khiyaanikaro gabadhaan

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +229

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @amiinabdikadir6157
    @amiinabdikadir6157 2 года назад +60

    Caadi ogawashay wlh talent lagu shegayo waa qurux 😂😂😂😂😂😂

  • @abasadamelmi3829
    @abasadamelmi3829 2 года назад +17

    Qoftan iyo Marish way isku cod egyhiin inta ila aragtey one like

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 2 года назад +74

    Prank markaam maqley saa usoo boodey jackow😋😂😂

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 года назад +38

    Muqaalkaaan ilaaa aaan xaafada tago ma daawan rabi jawi dagan inaan ku daawado wye 🙏😃😍

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 года назад +150

    Wah caaga Wax kuma jiro Qurax ku dhigle waad iga Qoslisay 🤣🤣🤣😅😅
    Ramadaan Kariim😍😍

    • @guulwaddemedia6813
      @guulwaddemedia6813 2 года назад

      Clipka iyo commentiga Hal mar Isla dawadaye waan a yabay tolow ma commentiga Lagu Soo qoroyo meesha la maraya isdhahay🤣🤣🤣

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 2 года назад +236

    Qurux ku dhiigle prankiyadisa yaa ila jcl😃🥰
    Bum Bum in the house 🤘😃

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 2 года назад +101

    Ani Prank yada somalida Sameyso Ma aaminsani
    lkn Qurux kudhiigle iyo Team kiisa waan Aaminsanahay

  • @shaahiyoqaxwe7631
    @shaahiyoqaxwe7631 2 года назад +47

    Markii ugu horeysay Cinema aan isla aadnay. Wajigaan Sticker kuu saaraa ku yeh bisinka. Qurux ku dhiigle caadi maaha. 😂😂😂😂

  • @cabdiwahab5318
    @cabdiwahab5318 2 года назад +261

    Inta markey prank maqashay so oroday ismuujiya hee CiyaL faa Cali from muqdisho 😂😂

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 года назад +56

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❤

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 2 года назад +34

    Jack gabadha waa nga kufsatay 😂😂😂 Wadna xanuun iyo naxdin ku dishay siday hadba kor ugu boodaysay 🤣🤣🤣. Malabka sorry dambidhaaf Alle hakaaga dhigo. Horey j socda and Ramadaan mubaarak

  • @7MINUTESCLIP
    @7MINUTESCLIP 2 года назад +13

    Codka Marish ayey Lee DaHaY Masha Allah Keep Going Brother"s

  • @abubakarnimcaan3675
    @abubakarnimcaan3675 2 года назад +106

    Keep going jack and marish 🎉

  • @abdirizakbade7388
    @abdirizakbade7388 2 года назад +47

    Inta marka ey Bank aragtay soo carartay☝🤣🤣🔥❤
    Jack inthe building

  • @iqrushbeautychannel5146
    @iqrushbeautychannel5146 2 года назад +63

    Jack prank kigaga waan iska jeclahay wlhi prank taytalka markaa ku soo qorto orod anoo ordayo imanaa wlhi 😂😂😂 kulahaa 3mar igu so gordhac funny tahay wlhi abowe 😂😂😂😂😂

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 2 года назад +9

    Fariid manshallaha gabar tan ha kaa ahaato ama Ha kaa saqiirto Manshallaha allow ku dhowr in badan oo ku xifdi.....! Jecliya gabar xayi ah oo nimanka abaal kood ka dhargisa
    Amazing prank 👌💯...

  • @barreladane6687
    @barreladane6687 2 года назад +30

    The one and only legends pumpum iyhe house mr avaliable alimra institute inan dhigto mala iga daremaya🤣

  • @adankeynan7948
    @adankeynan7948 2 года назад +38

    TEAM JAM IN THE BUILDING really missed your joks keep going
    JACK
    AMIIN
    MARISH
    TEAM JAM

  • @hanashaqalle9916
    @hanashaqalle9916 2 года назад +20

    Alla manooli sadex maraa igu soo Kor dhacaysaa 🤣🤣🤣🤣

  • @saynabshmuuse4424
    @saynabshmuuse4424 2 года назад +30

    Masha allah allaha idin xafido dhamantiina wllheyga qaaliya guulaysta horey u socoda in badan wlhi qosolka aduunka waaye Jack

  • @abdisalaamnuur1561
    @abdisalaamnuur1561 2 года назад +50

    Qurux ku dhiigle keep goin PRANK KU DHIIGLE

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 2 года назад +20

    Muqaalkaga wa sugeyney walalkey qurux ku dhiigle keep going coming soon 500k insha allah

  • @damacalihassan6180
    @damacalihassan6180 2 года назад +28

    Ayyy Jack prank adaa ujec lahay wallhi 🥰🥰🥰 malabka miskiin sorry

  • @manzurofficial9271
    @manzurofficial9271 2 года назад +20

    Waa sidee Jack caagada waad Ka dhanaansatay😂😂😂😂😂😂

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +230

    The family empire bumbum In the house 👊
    Another level prank 🤣

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 года назад +29

    The King Of Prank Jack 🤣🤣
    You're legend Bro 👍👍👍👍

  • @shukriqueen3569
    @shukriqueen3569 2 года назад +17

    Wlhi waxkale weye prank kigaan wan kuwataa legend 👑🔥🔥💯

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад +36

    The family empire bom bom in the house
    Qurux kudhigle legend aarso iskadaye Marishna markeda sugeynaa 😂😀😀 keep going bro and sis Marish

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 2 года назад +13

    Mansha Allh inan Sharaf iyo Qurux isku darsatay Allaa yibaarak

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад +84

    Mansha allah 👍 Jack onother level 💯 my brother 🙏 wanku wataa nin weyn really prank legend always

  • @abdirahmanisaachussein2101
    @abdirahmanisaachussein2101 2 года назад +42

    Keep going brother Jack

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 2 года назад +43

    Prank in another level 💯

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 2 года назад +18

    Kkkkkkkkkk Jack waaa xaarimi wayn tiiyarad wuuu waalay

  • @shukraanishaluu6676
    @shukraanishaluu6676 2 года назад +11

    Wax yar shiishiid gaaledka soo marso kulahaa😂😂😂 rooteesada magaceeda wad oga dheeshay balo 😂😂😂😂

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 2 года назад +15

    Alla hooyoy😂😂inantu miskiin sanaa anigu gooraan kuu gacan qaaday wllhi ismaba ogadeene,soo aarsano lenhy haddanu teamka haweenka nahay😂 from burco❤

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 2 года назад

      Inaga gacantu wey inaga horeysa😅

    • @sundusabdi5136
      @sundusabdi5136 2 года назад

      @@asiyaahmed9027 😂😂😂haa wllhi,lkn nin shaxaarinimadiisa yaa udulqaadan kara

  • @queenfahmo2705
    @queenfahmo2705 2 года назад +28

    King of pranks qurux kudhigle in the building 🥰🥰🥰👍🙌

  • @crahmanmohamed5244
    @crahmanmohamed5244 2 года назад +13

    Quruxoow goormad sxbow mariyo intuunan dafanuhu imaan aad qaadan😊

  • @saharamohamed5129
    @saharamohamed5129 2 года назад +35

    Jack the funny guy 🤣🤣🤣

  • @yonissaki227
    @yonissaki227 2 года назад +15

    Walhi blhi jack Funny Waaye
    keep going Sadex mar kusoo Kor dhac😂🥰

  • @shuceybdiiriye1236
    @shuceybdiiriye1236 2 года назад +83

    Walhi waxan kugu jecladay waxad so dhigta the best prank legend nolow🤣

  • @natrubcade3382
    @natrubcade3382 2 года назад +20

    Keep going 💪 Jack and marish

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 2 года назад +10

    wlhii waligay ma arg pranki saan iga qosliyaa 😂😂😂 gabadhuu waa fariid wlhii

  • @abdallabinucumar1430
    @abdallabinucumar1430 2 года назад +16

    Malabka shinida maanta oo dhan waxey kusoo cel celineysay marish maa qayaanaaa talow maarish iyo jack maxaa ka dhaxeye is kee dihiin 🤔🤔

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 года назад +3

      Ala adiga dhagta aya udhigtay kawaran

    • @shadiyafuaad6967
      @shadiyafuaad6967 2 года назад +1

      @@nuuraadan4465 a anaka dhan nafurantahay 😂😂🤣🤣

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 года назад

      @@shadiyafuaad6967 orad CID da ka shaqo tag wlley caqlibaa kugu dhane

  • @Hebico1
    @Hebico1 2 года назад +70

    😂😂😂😂😂 Ramadan Mubarak to you and asxaabta sxb 😂😂😂😂
    Kartoonka juicka sida u dharisay aan ka helay
    🤣🤣🤣

    • @faatimajaamac7488
      @faatimajaamac7488 2 года назад

      😂😂Iimaan la aan

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂Iyo waxaan kaloo ku qoslay marka uu leeyahay 70 gows adigoo leh ayaad halkaan ii fadhisaaa

  • @mohan_farah
    @mohan_farah 2 года назад +81

    Jack in the building💯

  • @ahmedgavi1426
    @ahmedgavi1426 2 года назад +6

    Keep going jack ramadhan Mubarak

  • @aragsanmaxamed8923
    @aragsanmaxamed8923 2 года назад +66

    Another level prank wow 🔥🔥🔥💯

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 2 года назад +42

    M.a boqorka prank 🤣 😆 😂 legend qurux kudiigle

  • @sacadfaarax4154
    @sacadfaarax4154 2 года назад +5

    Hablaha somaliyeed hadey sidaa wada ahan lahaayeen somalidu waxa lagu timaami lahaa wax wanaagsan

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +40

    Somalidu wa dadka kliye riwaayad intaY dhigaan prank kuso qora hadana 🤣🤣
    Jack&marish wan idin wata short film no sameeya inta igu raacsan like dhac❣🥵👏🏽

  • @yahyadubowdahir3088
    @yahyadubowdahir3088 2 года назад +5

    RAMADAN Mubarak team jack

  • @farahikow8988
    @farahikow8988 2 года назад +5

    Insha Allah bisha Ramadan gudaheda in at kugarto ½ Million subscribe iyo kabadan kurajeynayaa Wana u qalanta horumar wacaan sxb JACK

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 2 года назад +24

    Gabdhah ciyaarta ka daa yarow😂😂😂 keep going legendary🥰

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 2 года назад

      Gabdhan cml gabdhaha yakadhigo 😀😀😫

    • @zamiirayaasin5846
      @zamiirayaasin5846 2 года назад

      Huuno man'shallah dhe gabdha oo dhan waa isku mide😂😂😋

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 2 года назад

      @@zamiirayaasin5846 🤣😫 wllhi kuwo xabadka iskakaagalinaa jiraan

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 2 года назад +18

    Masha allaha keep going walkey kkkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray walkey cimrigan

  • @yusufyaquit3725
    @yusufyaquit3725 2 года назад +39

    Barkinti iyo ani mxaa is dhaannaa kulha😂😂
    Wd iga qoslisey🤣🤣
    Prank_yadada innaba caadi ma ahaN✊

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 года назад +9

    Waa Gabadh ku ad adag Diinteeda iyo Dadnimadeeda. M.a 🤎
    Gabadh tan hakaa ahaato Ama hakaa Saqiirto.

  • @ShucaybQurbaawivlogs
    @ShucaybQurbaawivlogs 2 года назад +42

    Ramadan kriem dhamaan umada somaliyed
    Halays cafiyo

  • @jamiloabdulahi699
    @jamiloabdulahi699 2 года назад +13

    Boqorka👑 prankiyada amazing 🤩 🥰🥰🔥

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 года назад +2

    Thank you man for your Good filming

  • @abdiqadirjubbo7555
    @abdiqadirjubbo7555 2 года назад +5

    War Gabadha mxd saasoo dhan uga waalaysaa Jackow wlhi Dheh bay Kaga Dhagtay 😄😄😄😄😄

  • @queenbilan7483
    @queenbilan7483 2 года назад +5

    Jack wlhi markasta an muqaladada dawado wa iga qoslisaa ilahay hakuxifdiyo walal qaali ❣️❣️❣️✅

  • @Suheybtaher
    @Suheybtaher 2 года назад +22

    5min 2.2k Oh Let's go man and keep forward 😘👏

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +6

    Qurux ku dhigle gabadha prank 🤣 ugu dhax qarine warka i sii miskinta raligare 😘👍

  • @sheeko9
    @sheeko9 2 года назад +5

    Wallahi gabadhan funny waaye
    Masha allah wll horay usoco
    Alla wey dishay kkkkk guriga ilah
    Buyaqan kkkkk

  • @libanalas3401
    @libanalas3401 2 года назад +25

    Wra jaack naagta caadi uga waashe wllhi bis ka dheh 😂😂😂 .. this is another level jaackos 😂😂😂

  • @apdiaziiz4759
    @apdiaziiz4759 2 года назад +16

    Hello qurux ku dhiigle 🤴❤

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 2 года назад +2

    Ramadan Mubarak guyz I 💕 u so much be blessed insha Allah

  • @jacfarbute3515
    @jacfarbute3515 2 года назад +2

    One FAM
    One Love Always staY safe whenever ur Are

  • @dahuum23
    @dahuum23 2 года назад +35

    War juck waa gajo socoto 😁 Caga boyaha kadhamdeen buu wax kasiradinayaa😂😆

  • @walaljio4831
    @walaljio4831 2 года назад +18

    Jack Is Funny Wlhi

  • @mohamedmaahir1569
    @mohamedmaahir1569 2 года назад +6

    Keep going pro best PRANK🥰😆

  • @mohamedrobinio3730
    @mohamedrobinio3730 2 года назад +6

    Waa prank waali ah, jeck best acting

  • @aamingurta5404
    @aamingurta5404 2 года назад +8

    Ilove prankiga aad quruxoow samayso ❤

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 2 года назад +8

    Best prank qurux kudhigle ❤️❤️

  • @mahamedmurtiileh9609
    @mahamedmurtiileh9609 2 года назад +2

    Asc wllky mahamed waan ku salaamayaa salaan sare Ramadan kareem

  • @adenyussuf9233
    @adenyussuf9233 2 года назад +2

    we love you guys Ramadan Mubarak

  • @nuurhusseinmaxamed1074
    @nuurhusseinmaxamed1074 2 года назад +6

    Qurux ku dhiigle wll prank gaan hanoqdo midkii kuugu danbeeye aad beenshegtay hanoqdo bro Ramadaan ayaa lagalay 😅😅🤐🤐🤐

  • @safadaahir9911
    @safadaahir9911 2 года назад +7

    Prank markan maqly soo orday bllhi legend jeck😅😅😅😅🤣🤣🥰🥰

  • @kanaanaxasan8226
    @kanaanaxasan8226 2 года назад +10

    Wallahi wan qoslay siaan waligay anuqoslin

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 года назад +33

    Prankii ugu horeeyay jack laguu gacan qaaday🤣🤣

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 2 года назад +3

    Amazing 🔥

  • @farxiyadaahir811
    @farxiyadaahir811 2 года назад +1

    Keep going wllekey 🥰🥰🥰

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife 2 года назад +2

    Macha Allah keep going guys. Walahi waan qoslay. Hhhh. Oo kaalay , gabadhu hadii ay jidhkeeda ilaashato , reer baadiye miyaa hhh. Respect female dignity guys

  • @hadiiismahamuud7142
    @hadiiismahamuud7142 2 года назад +3

    You're a real spit fire and that's exactly what we like on this site CC!

  • @aliabdiahmed8659
    @aliabdiahmed8659 2 года назад +4

    Jeck miskinta youtube u fur hadii kle bilkasta kun kii dolar sii oo aad ushegty in in laga helo youtube ka🤣🤣🤣

  • @suleimanmahat1863
    @suleimanmahat1863 2 года назад +2

    Nin weyn keep going sxp qali 🙏

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 2 года назад +1

    Wow mansha alah keep going my brother

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 года назад +8

    Waaa qosly 🤣🤣🤣🤣Kan prank waa dhafay

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 2 года назад +61

    Keep going Jack brother 😃you are amazed at the chinese honey 😃😃😃you are still laughing at me happy brother

  • @youngmodel2199
    @youngmodel2199 2 года назад +2

    Qurux ku dhiigle nio qoftaan mariyo kashidan ee qoftaan maa ku qabsati waaa idin jeclahay👌❤

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 года назад

    Hore u soco bro Ramadan Karim

  • @ikraamcllhiikraamcllhi4825
    @ikraamcllhiikraamcllhi4825 2 года назад +5

    Hhhhh 🤣 ilhoow Jackaa ileyn dadka waka wali kartaa bisinka🤣

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +3

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @kinghanadftm2215
    @kinghanadftm2215 2 года назад +2

    Malabka iyo maria wey isku cod egyihin Wlhi ❤️ keep going sisters

  • @mohammedabdifatah9517
    @mohammedabdifatah9517 2 года назад +1

    Masha Allah Gabar sharaf leh

  • @mohamedqazim1337
    @mohamedqazim1337 2 года назад +3

    wllkey jacgow gebadha haka waaaalin ina hoooyo u tartiibi loyalty family 😃😍😋