PRANK AAN KAGA XANAAJIYEY GABDHAHA CAANKA AH ILAA AY GARAAN IN AY ….!!!

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 588

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 8 месяцев назад +257

    anigoo murugsan uu iga qosliyay

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 8 месяцев назад +63

    Guurso gabar ha furin ayey tiri huda amuun😢😢 ax ilaahoow guryaheena noo adkee qoys burburay waa bulsho burburtay😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 месяцев назад +79

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖😢❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 8 месяцев назад +211

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +59

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤️

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 8 месяцев назад +90

    Waxan prank dhaafi 😂 qurux dhiigle jinii tahay adiga 😮another level soo badi prank 🤣 funny waaye nice job 😮

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 8 месяцев назад +59

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @user-mf9jo2eb8p
    @user-mf9jo2eb8p 8 месяцев назад +52

    Huda is not easy 😂😂😂😂😂

  • @Daciyatuaisha
    @Daciyatuaisha 8 месяцев назад +116

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 8 месяцев назад +27

    Huda amuun wlhi waa funny caydeeddu waa Another level 😮😂😂😂

  • @Zaisma7700
    @Zaisma7700 8 месяцев назад +22

    Ninkan wa number one RUclipsr right know wokaqoslinee reaction meel walbo 😂

  • @abdikanimukhtar4123
    @abdikanimukhtar4123 8 месяцев назад +168

    Allah is one☝️ ❤️❤️❤️

  • @MooDeik
    @MooDeik 8 месяцев назад +25

    Dhaqan xumo toos ah qof caana ah dhaqankiisa sax da ah waa sidaan 😮

  • @ahada5003
    @ahada5003 8 месяцев назад +43

    Huda is not easy 😅😅😂😂😂😂

  • @Abdihakim4l
    @Abdihakim4l 8 месяцев назад +39

    Waleee garac aan adi ahyn caaan maaaha😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 8 месяцев назад +26

    Mashaa Allaah brother the Legend of the Legends tageera buuxa kuu ahay horey usoco from Ireland Dublin

  • @NimcoDegan-ox4gd
    @NimcoDegan-ox4gd 8 месяцев назад +28

    Qurux ku dhiigle sxp waan ku taageeraa walaal maalin walba janalka wax soogali❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 8 месяцев назад +22

    AR HUDAAAA WLEE QABOW BAA KA SHEEKAYNAYSEE DAB AA LAGAA KICIYY😂😂😂😂😂

  • @haliimomohamud-xc5je
    @haliimomohamud-xc5je 8 месяцев назад +20

    Qurux dhiig isn,t easy its fun person😂😂😂😂😂

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 8 месяцев назад +31

    Part 2 waxaa sugi la’ahay adoo Musdalifo wacay oo caay ebar kaaga dhigtay 😂🤣

  • @maanrosh4392
    @maanrosh4392 8 месяцев назад +16

    Hoogayoo ba,ay waaxay shucaacaan la,carareysid kulahaa Hudo 🤣😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maan3416
    @Maan3416 8 месяцев назад +90

    Huda isn't easy😂 wxbaa kuhely quruxkudhiiglow wlhi 😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 8 месяцев назад +26

    1st great message some of our people think Gabadhaa Aan aad ka u asturneyn iyo taan Reer magal ah ee Musicadaa Ciyartaa iney Ebarkood yihin, but horaa loo yiri “Don’t Judge Book by its Cover”meaning::::qof na ha ku xukuminin aragtidaa! Excellent job brother👌🙏
    Mid kalana waan ku racinaya not all Guys are like you kuwa qalbiga ka xanunsan oo si qabdaran u Qadanayo intey kaaa Arkan adiga ee intan part 2 ga ku jooji and it’s my opinion! 🙏🙏🙏

  • @NoordinAhatOsman-wj8gt
    @NoordinAhatOsman-wj8gt 8 месяцев назад +13

    Qurux ku dhiigle zxp ❤ isaar commenting

  • @King_4_xaasle
    @King_4_xaasle 8 месяцев назад +20

    Sedio caawa inkaarta io caatinta kugu dhacday dambi dhaaf Allah kaaga dhigo💔😂😂😂😂

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 8 месяцев назад +14

    Legend tahay sxb horay usoco😅🙏🏻

  • @fatimadhool9134
    @fatimadhool9134 8 месяцев назад +13

    Maalinkaan caraysanahy wllhy qurux ku dhiiglan fiiriya 😅😅😅he is funny wllhy

  • @AbubakarMohamedhassan
    @AbubakarMohamedhassan 8 месяцев назад +11

    Ku sali_nabigana_muxamed_scw ❤❤

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 8 месяцев назад

      Salalaahu calayhi wasallam ❤

  • @user-yi3xj2dq5c
    @user-yi3xj2dq5c 8 месяцев назад +33

    frr hay continue comça ❤

  • @user-qc6jm9gg3k
    @user-qc6jm9gg3k 8 месяцев назад +18

    Yarow qurux ku dhigle mac iga ho😂😂😂❤

  • @NimcoDegan-ox4gd
    @NimcoDegan-ox4gd 8 месяцев назад +19

    Keep going brother ❤

  • @apdifatahmohamed2845
    @apdifatahmohamed2845 8 месяцев назад +38

    Qoooooooq isn't easy 😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 месяцев назад +23

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤❤

  • @user-fh9eg6jn1p
    @user-fh9eg6jn1p 8 месяцев назад +7

    Ninyahow cawa wad iga qosolsiisay aniga murugsan ayan dawaday happy ahy hada keep I up bro

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 8 месяцев назад +43

    Waaaw lion pranks kaadi wan u xisnay lkn kistoo prank edeb Dara kujirto kamad xishon hablaha😂😂😂

  • @PulshaawiPoi
    @PulshaawiPoi 8 месяцев назад +26

    Huda isn't easy 😂

  • @YahyaawiMoha
    @YahyaawiMoha 7 месяцев назад +6

    Maasha allah sxp illah tartiis ayan ku jecelahay 😢😢😢sxp legend

  • @rahmoahmed8116
    @rahmoahmed8116 8 месяцев назад +21

    Huda isn't easy 😂😂😂

  • @IbrahimAli-ze8wv
    @IbrahimAli-ze8wv 8 месяцев назад +8

    Wll mcn wan ku salamy qofky ugu horye oo comment ka so bixiye from Dadaab

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 8 месяцев назад +9

    Jah waa ku wataa kun iyo kow jeer big fan of you brother

  • @olanormann
    @olanormann 8 месяцев назад +13

    Legend you make my day😂

  • @user-cj2tm5ff5v
    @user-cj2tm5ff5v 8 месяцев назад +70

    Inta tiktok ka soo racdey waa Idina salamay😂😂

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 8 месяцев назад +18

    part two laso dag dag😅

  • @FaysalMaki
    @FaysalMaki 8 месяцев назад +15

    Wlhi prank wuu dhaafay 😂😂😂 noosoo badi

  • @user-dk1ww7qm1r
    @user-dk1ww7qm1r 8 месяцев назад +23

    Ar mid matihid Qurux ku dhiglow 😂

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 8 месяцев назад +16

    Prank wuu dhafay😂😂😂😂😂❤❤❤❤qosal waye

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 месяцев назад +31

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @Dhirane
    @Dhirane 8 месяцев назад +10

    M.a aar hamda cod macana bal noso cel celi nio😂 legend adna wan kusalamay

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 8 месяцев назад +32

    Hudo is not easy 😂😢

  • @abdishakourosman9725
    @abdishakourosman9725 8 месяцев назад +3

    Mi role model moha bashir keep going proH

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 8 месяцев назад +17

    Waaw soobadi eeshcala prank😊😊

  • @dr_sudeyschanell5206
    @dr_sudeyschanell5206 7 месяцев назад +5

    Qurux kudhiiglow , waxa run ley ameey kaatahay 😂😂😂😂

  • @shuceybmj477
    @shuceybmj477 8 месяцев назад +12

    Jack see wax kaa yihin 😂😂

  • @user-vy1ny5yt6c
    @user-vy1ny5yt6c 8 месяцев назад +6

    Happy isn't easy wallhi😂😂😂

  • @user-bf4ks6gi7e
    @user-bf4ks6gi7e 8 месяцев назад +12

    Huda is not easy 😂😂

  • @AbdiqaniMohamed-hu7mz
    @AbdiqaniMohamed-hu7mz 8 месяцев назад +3

    King of youtube❤

  • @user-tn5sm6kl3w
    @user-tn5sm6kl3w 8 месяцев назад +43

    Huda isn't easy 😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @user-ko6xd3lu9k
    @user-ko6xd3lu9k 8 месяцев назад +8

    Qurux kudigle legend prank sobathi

  • @mohaaofficial5176
    @mohaaofficial5176 8 месяцев назад +25

    Hudo😂is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-iz8ie6wq1t
    @user-iz8ie6wq1t 8 месяцев назад +4

    First comment iso jawab ina aderr😢

  • @AbdifatahAli-nj1ko
    @AbdifatahAli-nj1ko 8 месяцев назад +5

    Prankiga soo badi

  • @mohamedmight9183
    @mohamedmight9183 8 месяцев назад +5

    Qurux kudigle prank team wayab brother mcn ❤

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 8 месяцев назад +7

    Shaxaari qurux kudhiigle 😂😂😂😂

  • @fadumobuke6697
    @fadumobuke6697 8 месяцев назад +8

    Hudo xita wey uso duubtay cayda naag adag 😂😂😂😂

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 6 месяцев назад +2

    GuurSo Lkn Ha furiN 🥺 Hudda 😭❤️👏🏼

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 8 месяцев назад +10

    Waa la ba,ay😂😂😂

  • @user-oy4rh3oz1z
    @user-oy4rh3oz1z 8 месяцев назад +19

    Koko iyo amiira no so qabo tem 27 warar😂😂

  • @user-tk8dp5ix9v
    @user-tk8dp5ix9v 8 месяцев назад +10

    Huda amuun is not eazy😂😂

  • @muscabyaasir2897
    @muscabyaasir2897 8 месяцев назад +22

    Inalilaah 😂😂😂 oo bahalkisa markii kor lootuuro hee😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 месяцев назад

      😅😅😅😅😅😅

    • @saedabdilahi2569
      @saedabdilahi2569 7 месяцев назад

      ​@@MomtasOmarnaag shidan baad tahay

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 8 месяцев назад

    Nin fiican ku maleeye goorma qasantey kkk waa lagu helay jafoowga adaa raadsatey prank shactirada iyo howlahaga kale fantastic ka fiican

  • @abdikhalidbilal8399
    @abdikhalidbilal8399 8 месяцев назад +7

    Sxb prankan qalat waaa lkni wakuwata aniga😂

  • @Nasir_qayou
    @Nasir_qayou 8 месяцев назад +28

    Garac Sxp Fikrad Baan Ka Faaiiday Mahadsanid 😂😂

  • @HaniAbshir-fe6bo
    @HaniAbshir-fe6bo 8 месяцев назад +8

    Salaansare pro❤🎉

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 8 месяцев назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂sheydan aya noqotay

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 8 месяцев назад +8

    Kan prank wuu dhaafay 😂

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 8 месяцев назад +3

    😂😂😂😂😂 Ala garacsanidaa indr

  • @user-ko6hj4ky4d
    @user-ko6hj4ky4d 8 месяцев назад +2

    Huda lama gaadi kro wllhi😂😂❤❤

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 8 месяцев назад +6

    Qurux kudigle wan kusalamy
    Huda amun guurka waa wax kale

  • @abdikarimadenmahat6557
    @abdikarimadenmahat6557 8 месяцев назад +4

    Hamda waa gabar dagan m.allah

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 8 месяцев назад +14

    Kan garacsana 😂😂😂

  • @FarhanmohanBenWhite-ry9mb
    @FarhanmohanBenWhite-ry9mb 8 месяцев назад +6

    Marish pranki kuso sameee bro

  • @user-ou6cb8rw9m
    @user-ou6cb8rw9m 8 месяцев назад +37

    😂😂😂anaba xishonaya wlhi😂😂😂maba dawankaryo videogan ala kani garacsana😂

    • @mohameddakane
      @mohameddakane 8 месяцев назад +3

      Walaahi anaa kulamid ah😂

    • @anzalmaxamuud
      @anzalmaxamuud 8 месяцев назад +1

      ​@@mohameddakanejah wiil xishooda bdn❤❤

    • @cubeyd27
      @cubeyd27 7 месяцев назад

      Walahi anaa ku lamid ah😂😂 anoo dhididay aan is arkay 😂😂

  • @SacidoIndhouroon-rp4cl
    @SacidoIndhouroon-rp4cl 8 месяцев назад +7

    Walee huda ha iska boodbode waa igu matasha hadalka naag aan jilcanayn😅

  • @user-zx7kt6rv8z
    @user-zx7kt6rv8z 8 месяцев назад +3

    Sxb walhi waxaan ceeb waaye illaahey ka cabso tar tiib tartiibaa usoo halaaa beee subxanalh😢😢😢

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 8 месяцев назад +8

    Huda hadalkeda 😢😢

  • @iam_spongeboy
    @iam_spongeboy 8 месяцев назад +16

    Qurux ku dhiigle qan¡¡s weynaadey😂❤😂😂😂

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 8 месяцев назад +2

      😂😂adiga miyaad rabtey inuu Ku cuno

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 8 месяцев назад

      Waar xishoo wll bisinkee😮😂

    • @iam_spongeboy
      @iam_spongeboy 8 месяцев назад

      @@Xuseenaadan-nl7im inaan hooyadaa iyo walaashaa cunØ ayaan rabey😁😂

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 8 месяцев назад +2

    Adkaatay qaaaali😅😅🤣🙆‍♂️🏃‍♂️

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 8 месяцев назад +7

    Hudo amuun mashalha
    Naagnool ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed.apdiazizaathan
    @Mohamed.apdiazizaathan 8 месяцев назад +4

    Marish kuu same 😂😂😂

  • @fatxaelmi9860
    @fatxaelmi9860 8 месяцев назад +14

    Huda wlhi qalpiga ka hadashey😢gabadh hadaa guursato ha furin farxadeedan iyo qosolkan aynu ka arkeygno gudaha wey ka gubaneysaa😢😭Alle hkula koriyo mcnto awlaada❤😊

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 8 месяцев назад +8

    Huda amuun mucjiso waye 😂😂😂

  • @siciidoaxmed46
    @siciidoaxmed46 8 месяцев назад +11

    Intii huda qaybteda kucelceshatay like isara 😂😂

  • @shirehirse-sc8lh
    @shirehirse-sc8lh 8 месяцев назад +14

    Inta xan fresh kasoo aragtay kdib youtubka kusoo carartay ismuujiya😅😅😅😅😅

  • @faadumosagal-6028
    @faadumosagal-6028 8 месяцев назад +6

    Huda garacada wye😂❤

  • @nicolacqaalaq6075
    @nicolacqaalaq6075 8 месяцев назад +2

    Halow qurux ku dhiigle hi iso dheh sxbow 🤣🤣

  • @Ina-zulthan
    @Ina-zulthan 7 месяцев назад +4

    Hudah amuun isn’t easy😂💔

  • @Apdi_Aziiz
    @Apdi_Aziiz 8 месяцев назад +7

    Zxp plz 🙏 ripley igu sharaf😂

  • @user-eu8fd5ty3y
    @user-eu8fd5ty3y 8 месяцев назад +2

    War nosoo badi waxaan caadi maha wlha😂😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 8 месяцев назад +1

    Hudu Amuun is not easy wlh qof caayda shahada ka qadayay waaye

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 8 месяцев назад +20

    🥹11:34 gurso lkn ha furin markee dhahday wlhi qlabigee kahadashay🤦‍♀️😢💔gur iskadaye inaa xirir sameya kaccabsadaa🤦‍♀️dacadnimadii dhanba anee igu soo horty ilahow rux dacada hano weynin noo naxrista najecel hada gabdho Nhy wilashii wnaagsanaa qurux kudhigle io inyar faro kutiris ah ba kasoo haray🥹

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 8 месяцев назад +2

      Wll anigaa daacad ehee mxaa ileedahy 😢🥺🥺🥺🥺

    • @user-un5qf8gs1h
      @user-un5qf8gs1h 8 месяцев назад +1

      ​@MaxamedZucuudi qudhaydu daacad ahe xage jogta 😂😢

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 8 месяцев назад

      @@user-un5qf8gs1h hargeisa 🥺😢😂

    • @hananqurux9457
      @hananqurux9457 8 месяцев назад

      Hadalka meel xun iga tabtay😢

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 8 месяцев назад

      @@user-un5qf8gs1h miyaad iga boodey micnaha 😂😂