WAAD KU QALDANEYDEEN MUQAAL NOOCAAN AH IN AAD SAMEYSAAN KARBAASH !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2022

Комментарии • 2,3 тыс.

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 2 года назад +983

    Qurux Kudhiugloow Boqortooyo Hubka dhig
    Dar ilaahey Ku dag Wll Plz 🙏🙏🙏🙏😢

    • @nimcocadaawe7957
      @nimcocadaawe7957 2 года назад +13

      War orod nacas yahaw dadka caacda kala tag 🖕🖕

    • @sumeyabintmoha1650
      @sumeyabintmoha1650 2 года назад +6

      Wa adiga qof bilaadam kutilmaaymay sihirow alaa dambigaa ya dafi donaa😭😭

    • @dhaqanwanag5750
      @dhaqanwanag5750 2 года назад +4

      hal abur hashegan doqon candon ah

    • @nimcocadaawe7957
      @nimcocadaawe7957 2 года назад +4

      @@dhaqanwanag5750 been taaa ma ahan wllhi

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 2 года назад +3

      Kan ma isagaaba wax waani isleh adigu isa soo sax marka hore oo dadka aaad iska caayayso jooji

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +482

    AlhamduliaH 99jeer
    Subxanalah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa illaaha illaalaahu 99jeer
    Aqri walal insha Allah
    Ilahay malintada hakuu
    Nuuriyo

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 2 года назад +10

    LOOOLZ.... it’s the first time EVER that i loved Qurux kudhiigle !!! what a LEGEND 👏🏽👏🏽👏🏽 👑👑 👑 Well said !! 🤣🤣🤣🤣😂👍🏽

  • @maimunabdulkadirdahir3680
    @maimunabdulkadirdahir3680 2 года назад +5

    Wlhi inuu joogin social media nin kaa xigmad badan kaana karti badan oo dadka afaarahooda gelin mana ku amaanyo wxaad thy baa sheegey guuleyso abwe 🙏🏿❤️💯

  • @abdirashidmahrajaa4395
    @abdirashidmahrajaa4395 2 года назад +106

    Qurux Ku dhiigle afaarihiisa lama galo Waa libaax Waa legend waa gymer iska ilaaiya🙋‍♂️

  • @macruf
    @macruf 2 года назад +273

    Subxanallah 99jeer
    Alxamdulillah 99jeer
    Allahu akbar 99jeer
    La,illaaha illaallaah 99jeer
    Aqri walal maalintaada
    Allaah kuu nuuriyo
    Ma heli karnaa 500 qof oo khayrka jecel

  • @Fatimacolad
    @Fatimacolad 2 года назад +2

    Qurux ku dhiigle legend baa tahay wlll

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ 2 года назад +47

    Nin Aad Shalay Bariis Ku Raadineysay Oo Aad Vedioyadiisa Reaction Kaso Bixineysay Inad Manta Xaniinyihiisa Ka Laalaadid Wa Wax Laga Xumaado Qurux Ku Dhiigle Keep Up ✊

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 2 года назад +131

    Qurux ku dhiigle Libaax Haduu Qof ahaan laha Adiguu Noqon lahaa Waan Kuwadana Hawjoojin Waraabayaasha iyo Dacawooyinka 💪🏾💪🏾💪🏾🙏

  • @qaasimsheqnuur3892
    @qaasimsheqnuur3892 2 года назад +31

    Qurux ku dhiigle waxaa thy qof ilaahy maskax iyo caqli ugu maneystay waan ku taageersahy❤❤

  • @Zahara373
    @Zahara373 2 года назад +2

    Masha Allah very well said brother keep going

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi 2 года назад +18

    Full Respect My Brother Jack.

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 2 года назад +85

    Qurux kudhiigle Boowe ishuda allaha ka Qabto 20 jir ka codkar nima wanagsan ma arkin Hooyadi ku dhashay wiil 💯 kabadan Bey dhashay boqor ba thy Wlhi sida u hdasho dhalinta sanadkan jira uma hadlan sida ilama yaryar cml u hadlaan 🥰🥰🥰🥰Keep Going Booowe Nolaaw

    • @axmedxuseen5955
      @axmedxuseen5955 2 года назад

      Sxb qurux ku dhiigle is daji wa kasoo hadli kartaa arinkaan inta kaa quseysa,lkn sxb intaa muuqaalkn duubeysay waxaa banaanka yimid xaqiiqda kasoo daawo RUclips ka kamaal Abdul asagoo sheegay in Hani ilmahaas dhashay sxb

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 2 года назад +72

    Xigmad garasho iyo raganimo intaba Alllah ayaa ku dhames tirey Somali oo dhan baa ku jecel wll jack keep going 😍😍😍🥰🥰👑❤️💯

  • @nuuneycabdullahiyare5270
    @nuuneycabdullahiyare5270 2 года назад +3

    Team Qurux ku dhiigle guuleyso hore usuoco🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿😂😂😂😂😂😂

  • @hodanmuxipoh1964
    @hodanmuxipoh1964 2 года назад +8

    runtii aniga qurux kudhiigle waan tageera sida walalkay ayaan u ixtiraama guulayso wll mcn cadawga iska badane nacabka buuufi wanku aaminsanhy 🤗♥️❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 года назад +18

    Waxan mrdanbe ha usoo jawaabin walal quruxow walahi kuma gaadhaan heerka aad joogto xata ma hawaysan karan kuwan wakhti laguma lumiyo plz halka ku xidh sheekada walal 😍✌👏

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +235

    The family empire bumbum In the house 🙌🏻
    You are legend JaCk🙌🏻❤

    • @hassanbille9204
      @hassanbille9204 2 года назад +3

      Jack dadkan iska dhaaf waa dad xanuunaan oo dadka ku mashqula

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 года назад

    MASHA ALLAH HOR U SOCO WALALO AGE IS A NUMBER THIS EXPLAINS EVERYTHING.

  • @nasrahussein2062
    @nasrahussein2062 2 года назад +5

    Qurux ku dhiigle keep going wll xeerka ragnimadaa wax ka taqaanaa waayoo waqti adag ayaad garab istaagte wll kaa ❤ teyda kale sixiroolaa thy qof muslin haddaa dhahdidi waxee la mid thy kaafir baa thy dadkaan diinta wax kama yaqaanaan rag iska dhici io diinta ne isku meel ma galaan ❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 года назад +59

    Qurux kudigle dadka waxay kugu necen wanaga iyo sidha gabdaha uu ixtiramta manshaallah 💕

  • @walalahmed6400
    @walalahmed6400 2 года назад +112

    Odoyaashan yaso qalday😂😂 kusoco lagenow team jack hada bahay waxan hooshena waye cidi naso aado xaqeeda siina❤🤘

  • @barwakahassan169
    @barwakahassan169 2 года назад +7

    The family empire keep going my bro and never give up

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 года назад

    Brother qurux Ku dhigal congratulations for 400k keep going. One love ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 2 года назад +39

    Wllhi inaan qabiil ku taageerayn Qurux ku Dhiigle Waa legend

  • @hoodomuuse9814
    @hoodomuuse9814 2 года назад +48

    Mashalah qurux ku dhigle hore usoco cadawgagana dhag hudhigin aad ayan kuu jacalnahay qof qalbi wanagsan ayad tahay noolow wllo intay nololi jirto

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 года назад

    Wow amazing absolutely right 🤴🏻 king never give up broh

  • @canabmubarak9090
    @canabmubarak9090 2 года назад +1

    Qurux ku dhiigle; you did great responding to them in professional way while pointing and showing there weaknesses in their speech. They're totally contradicting and totally put them speechless. Family empire the living family stay strong and never give up entertaining our somali community. Don't be attention to heaters. Let them feel jealous

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 2 года назад +70

    Very good you have teached them their lessons

    • @osmanhassan3553
      @osmanhassan3553 2 года назад +2

      Taught dheh wll

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 года назад

      @@osmanhassan3553 XOGTAYDA ADON OGEEN HAKU DAGDAGIN XANTAYDa 🤫🤫💘💘💞💋👌✌🤾‍♀️🌹🇨🇦🇨🇦

  • @niitaappe7888
    @niitaappe7888 2 года назад +46

    Qurux ku dhiigle runta lagu naca wlhi ninka raga waa midka runta ku dhiranaayo guul team jec❤️💋

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 2 года назад +2

    Maasha allaah tabaarakallaah qurux kudhiigle viva bro ❤️❤️🇸🇴👍

  • @najmosaid2334
    @najmosaid2334 2 года назад +1

    Qurux kudhigle walahi ishodan kagabaqaa waxaa tahay wil yar o hadana karti aftahanimo Illahay udhameeyey masha Allah tabarakallah👏

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 года назад +116

    Never give up🥰 the one and only legend qurux kudhigle❤❤❤❤🤴🙏

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 2 года назад +59

    The family empire 💖🇸🇴
    Libax qurux kudiigle💕💕

  • @AhmedMohamed-cz8rn
    @AhmedMohamed-cz8rn 2 года назад +1

    I agree with you bro.

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 2 года назад

    Hubka dhiga billahi caleeg waana cadahay walahi qurux ku dhigle nin xigmad iyo balaaqo leh tahay waa cadan cimrana mansha allah 💕

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +27

    MASHA ALLAH asxaab wanagsan Keep going 🌍💥🔥
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @user-eq2yv5rf7h
    @user-eq2yv5rf7h 2 года назад +26

    Nin raga waa kii sidaan oo kale uhadlo jack love u❤️

  • @asmoshiine9419
    @asmoshiine9419 2 года назад

    Quruxku dhigleh legend batahay anagana wan ku jecel nahay waxanu nahay shacbiyad qalbiyadoda ad hanatay sidas eytahay waxanu ka cadsaneya inad hubka dhigto iska da dadka faq le ha u jwbin amus nanta wa jwbta kaliya ekufilan cadawgada respect 👍♥️

  • @elhajjijnr5211
    @elhajjijnr5211 2 года назад +5

    Jack Yu a legend ,keep going bro

  • @shaahiyoqaxwe7631
    @shaahiyoqaxwe7631 2 года назад +35

    Isha baxarka biyaha muufada. Ilaahey haku xafido brother. From shaah iyo qaxwe ✌️Qurux ku dhiigle yaan nagala taaban. Shaqsiyaadka Qalbiga wanaagsan. Family empire waan ku wadanaa 👍

    • @atharhassan9373
      @atharhassan9373 2 года назад

      Waa maxay biyaha muufada aad meesha kusoo qoratay?

  • @abduqadiranfac3105
    @abduqadiranfac3105 2 года назад +19

    Legend legend dhalay, what a man you're.

  • @ayuushsabrie53
    @ayuushsabrie53 2 года назад +1

    The best answer🥰❤💯🤗

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 2 года назад +1

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺

  • @juweyriyotahliil7351
    @juweyriyotahliil7351 2 года назад +106

    Keep up pro cadowgaga cagta hoose the family empire bum bum in the house

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 2 года назад +14

    libaax qurux ku dhiigle afsomali u daa masha allah nin aa baqin geesi

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 2 года назад

    saxiix jawaab qurux baraawo caleek runtii qurux kudhikle 🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👌

  • @qanniya7744
    @qanniya7744 2 года назад

    Mashallah qurux ku dhiigle 🥰 legend ❤❤❤ jawaabtoodii iyo kabadanba waad siisay

  • @adaainthebuilding5173
    @adaainthebuilding5173 2 года назад +45

    The one and only qurux ku diigle keep going dhuuciladaan warkooda iska dhaaf

  • @akramyare1890
    @akramyare1890 2 года назад +117

    1million is Coming SooN team QURUX Ku dhiigle iSoraaca

    • @anfacsharif4611
      @anfacsharif4611 2 года назад +1

      😂😂 Half Million ba magarinee wah

    • @nastehaalike2528
      @nastehaalike2528 2 года назад +1

      I.a

    • @shugriabdulqadir1356
      @shugriabdulqadir1356 2 года назад +1

      Asc eedo waa dadaxun yaku cunina adkaara soo aqariso markaa soo fariisabayso ilahaya hakuxafido eedo Haboon waaye❤❤❤

    • @akramyare1890
      @akramyare1890 2 года назад

      @@anfacsharif4611 Hana bex dhiliin UgaaZ

  • @hindadahir1443
    @hindadahir1443 2 года назад +1

    Never give up ,my brother keep going .❤️🥰

  • @adarmohamed4209
    @adarmohamed4209 2 года назад

    Good job brother u give him really

  • @hoodocabdi9564
    @hoodocabdi9564 2 года назад +33

    Asc wllky keep going and never give up forever ,
    Nin fadhigaaga arkaaya looma Sarakaco,
    Sidaas daraadeed dadka qaar waa sida geedaha qaar ookale sikasta oo loo waraabiyo midho masoo saaran.
    Sidoo kale dadka qaar waxay leeyihiin dhago laab udaloola oo wax weeleya, qaar kalana dhago laydh udaloola oo wasida nin haan gunla dhaaminaaya sidada silamida waxay raac raacan uun iimaha bini,aadanka , markaa wixii jiraba waa la arkayaa jack inaad video gii horena aad waano iyo udiirnax wllkaa aad waday intii garasho iyo maxkaxlihi way garanaysaa dadka qaarna ninka ragga ah ee meel iska soo saara kartiyo garasho leh way neceb yihiin
    lkn yeelkoode cidluunbay ku biyo beeli
    Runtuna waa sunta ka ilmaysiisa aadamaha qaldamaaya rabbi baan kugu jecel

  • @mariaibraahim1650
    @mariaibraahim1650 2 года назад +9

    Wlhi hadalkaga sidaa u dhegaysanayy waba qiiroday Allah ha ku xifdiyo wll Qurux ku dhiigle 😰♥️💯

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad399 2 года назад

    Waaa first time wllkey chenalkiisa commonti ka bixiyo wllkey waan kuwata legend now noolow oo cadawgaa unoolow sida rag loola hadlo waad ulahadhay waliba one video cadawgaa unolow 🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kaabadn

  • @fatushqurux7186
    @fatushqurux7186 2 года назад

    Jaaah wlhi wa nin raaged qurux kudhiigle illahayoow isha cadowga kaqaabo wllky mcn♥️♥️

  • @zareedoeggeh8826
    @zareedoeggeh8826 2 года назад +26

    Qurux ku dhiigle keep going geesi gar iyo gardaraba waan ku wataa 👑👑♥️♥️

  • @FUNNY_VIDEO220
    @FUNNY_VIDEO220 2 года назад +21

    Sxp wllahi dadkan kuma gaadhan raganimana illahba ku siiyay keep going pro

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 2 года назад +1

    LEGEND QURUX KU DHIIGLE KEEP GOING BRO BAYNAWAAS IYO ABNAWAAS AYAAN U AQAAN ANIGU LABADA BEENALE SWEDEN JOOGA

  • @naciimoali819
    @naciimoali819 2 года назад +2

    Qurux ku dhiigle wakuwadanaa allh kuxafido wanagaga kumelmaree mrwalbo insha allh 👏👏👏👏👍👍👍❤❤❤

  • @fadumoabdilaahi2109
    @fadumoabdilaahi2109 2 года назад +5

    Cadawgu cadawgu darbiyada ha jeedho ha jeedho nacabku nacabku darbiyada ha jeedho ha jeedho❤team qurux ku dhiigle vidio 1k gaadhsiya ficil

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed9519 2 года назад +5

    War qurux ku dhiigle dhiigaan u shubi karnaaye ka leexda
    Viva mr jack💪

  • @mohamedabdirizaq5203
    @mohamedabdirizaq5203 2 года назад +6

    Legend always Legend ❤♥ qurux kudhiile

  • @nadrahassan4698
    @nadrahassan4698 2 года назад +3

    Raaga nimadi oo qof qurux ku dhigele allha ku xafido wallakey 😍😍😍👍👍🙏

  • @mowliidkudhiigle3877
    @mowliidkudhiigle3877 2 года назад +13

    Waan kugu raac sanahy wllka weyn inta ila aragtey like 🥰🔥🔥💞💞♥️

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 2 года назад +11

    Buufi Cayayaanka wllkaY jack waan kuwadanaah CaYayaanka buufi wllo💪💪💪💪💪💪

  • @Mohamedyare271
    @Mohamedyare271 2 года назад

    My brother hormar wacan ayaa Kuu rajeenayaa

  • @aboubakerismael2302
    @aboubakerismael2302 2 года назад

    Never give up🌹 thé one legend brother Qurux kudhigle 💙🇩🇯🥰

  • @muniirayasin2789
    @muniirayasin2789 2 года назад +83

    JACKDAWNSON.... legendary boy
    Go Forward Bro 🥰🤩

  • @qanciyetube2329
    @qanciyetube2329 2 года назад +13

    Father of karbaash lagend jack team qurux kudhiigle one love❤❤❤

  • @cabdulaahimuqtaar7482
    @cabdulaahimuqtaar7482 2 года назад +1

    Waa kaa qaadnay sxp qurux ku dhiigle horay usoco sxp cidna ha ka cabsanin runta ayaa ka hadashay

  • @abdirizackmohamedahmed4646
    @abdirizackmohamedahmed4646 2 года назад

    good point my brother jack yay ku mooden masa iloben inad kadhalatay xigmad iyo aqoon raguu eebahay gu galaday keep going ina adeer qli

  • @deqiinaquruxsan7433
    @deqiinaquruxsan7433 2 года назад +21

    Cadowgu darbiyada ha jiiro team qurux ku dhigle is mujiya🥰✊✊✊✊✊✊✊

    • @fihiimaabdi5512
      @fihiimaabdi5512 2 года назад

      Wlhi nin reer shisixaaq waad kubanaantahay ha u joojin cidna

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 года назад +18

    Waaw Legand Keep Going Ku Raftay Wall Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

  • @saynabapdisalan7123
    @saynabapdisalan7123 2 года назад +1

    Qurux kudhiigle runtii waxaa tahay ruux caqli badan Keep going

  • @ahmedmohamedshariif6782
    @ahmedmohamedshariif6782 2 года назад +4

    قال الله تعالى: (وليعفواوليصفحوا ألا تحبون الله أن يغفرالله لكم)

    • @umadnn4324
      @umadnn4324 2 года назад

      Nacam wan jeclahay inuu alas idambi dhafo

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 года назад

      @@umadnn4324 XOGTAYDA ADON OGEEN HAKU DAGDAGIN XANTAYDa 🤫🤫💘💘💞💋👌✌🤾‍♀️🌹🇨🇦🇨🇦

  • @kingqaska8369
    @kingqaska8369 2 года назад +24

    MY brother jack keep going
    One of MY favorite biniaadanka 😅

  • @samircde7543
    @samircde7543 2 года назад +61

    Never give up my brother keep going one love always

  • @walikojr6416
    @walikojr6416 2 года назад

    The onle legend qurux waxs iska siidhis walka fikirka keep going pro🙌

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 года назад

    KEEP GOING FORWARD PRO JACK

  • @cabdilaahisulayman8178
    @cabdilaahisulayman8178 2 года назад +27

    Legend of the legend zxp keep going waa bahdishay nio wax ula hadh😂😂

  • @Hothoo
    @Hothoo 2 года назад +11

    We love uh bro dadkan inaad ujawabto ma ahayn anagaad maalmahayaga samaysaa keep forward habo🥰

  • @izmailfinger1871
    @izmailfinger1871 2 года назад +6

    Legend always Legend ❤

  • @sacdiyomoh8619
    @sacdiyomoh8619 2 года назад

    M.allh qurux ku dhiigle wan ku wataa my bro

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад +20

    Keep going ma brother Jack farxad kunolow abid ❤👌👌🥰💯💯💯

  • @asmamohamed2059
    @asmamohamed2059 2 года назад +8

    Afkaaga caano lagu qabay waaah waaaah caqliga rabbi haku siyadshi qurux ku dhiglow waxan kabaqaya inay kalmad kaasoo dabacelin ❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍

  • @aishaomarmohamuud4172
    @aishaomarmohamuud4172 2 года назад

    Hadaan wax awoodih kroh wadkan kaah celin lahaa my king qurux ku dhigleh wlky keep going facaa ha ujabin ❤❤👈

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 года назад

    Qurux ku dhiigle kuwaan ha u joojin pro hormarkaaga bey ka xun yihiin never give up legend *keep* *going*

  • @abdullahisaid2571
    @abdullahisaid2571 2 года назад +8

    Qurux ku dhiigle.. mashallah what a point bro!!!✍️

    • @ibrahima3897
      @ibrahima3897 2 года назад

      Alle Halaga Cabsoda Nimanyahow is Cafiya Adunyada Waun Malmo Raali gaalin Kabixiya Cidi gardaran

  • @funnytank12
    @funnytank12 2 года назад +58

    Legend always is Legend

  • @mobilemonile8174
    @mobilemonile8174 2 года назад

    Never give up qurux kudhiigle nacabku darbiyada ha jiidho

  • @abdimahatmuhumed319
    @abdimahatmuhumed319 2 года назад

    Legend kip up the good work 💪

  • @axmedxasan2055
    @axmedxasan2055 2 года назад +16

    jawaabtii ku habooneed baa siisay legendow😂

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 2 года назад +23

    Caruur iska hadashay iyo kasoo qaad meel cidla'a
    Qurux ku dhiigle legend legend dhalay bdty keep going pro

  • @ahmedcade1667
    @ahmedcade1667 2 года назад

    Never give up my big brother keep going my big brother WA Ku wataa zxp sare

    • @saharaahmed9635
      @saharaahmed9635 2 года назад

      M.a my brother dagananta kugo ogu ahya jck

  • @ciskaog6632
    @ciskaog6632 2 года назад

    Legend jack ha insgusoo dhisindee dadkan isku level ma tihiiine every one knows inaa nin rageeed talent leh tahay zxb hore u soco

  • @Bormarley7
    @Bormarley7 2 года назад +88

    Love you jack. You deserve more. Go a head man❤❤

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +29

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯💔

  • @geenyadamadow5543
    @geenyadamadow5543 2 года назад +1

    Ayy keeping going bro qurux ku dhiigleH lenegd👏👏✊

  • @yussufmohamed6365
    @yussufmohamed6365 2 года назад

    U never disappoint. keep going man🤞