PRANK AAN KAGA XANAAJINEY AMIIN !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2021

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  2 года назад +789

    ruclips.net/video/hNAL-qYGd6w/видео.html

  • @jubayrgumaar3568
    @jubayrgumaar3568 2 года назад +818

    Wallahi bilahi tolahi like baan kuusaray waba dharatee iskasaar🤣🤣

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 2 года назад +1079

    Weyyyy dareenkiina ayad prank ahaan noogu sheegteen😂😂

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 2 года назад +280

    Si sarbeeb ah Ayaa inoogu sheegten wlhi Wx garad is Muujiya 😂

  • @emersonwaaye6316
    @emersonwaaye6316 2 года назад +201

    This prank taught me something marish loves jack 😂🙏

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 2 года назад +55

    Ninkaan jack pranks kiisa wlh wa heart touching 😂😂😂😂😂 qalbiyadu liin dhanaan kaga shubaa 😂

  • @dekamoha3755
    @dekamoha3755 2 года назад +112

    🤣wlhi bananka jogey mobeylka wuu iga demi rawaa prank hada ka arko jack fadhi ma yalo ina jaajir geliyo hore ka dawado le wye lkn marish umaleynayi beh amin miyaa maskin i am so sorry amin🤣🤣🥺hada so dhameysti wlhi qusul iguma harain cawa marish wey kulushahay wlhi sey ku canaanati wle marisha ninki arosa nasibkisu qawaa ciyalka cml lo canana🤣🤣

    • @safiyoabdiwahid3814
      @safiyoabdiwahid3814 2 года назад

      Intana ma joogtaa adi yarey🙄🙄🤣🤣🤣🤣

    • @dekamoha3755
      @dekamoha3755 2 года назад

      @@safiyoabdiwahid3814 mel wlpo waa kaga horeya ani adi maxa inta ka so donti shuwo🤣🤣🥰

    • @safiyoabdiwahid3814
      @safiyoabdiwahid3814 2 года назад

      @@dekamoha3755 meshan mesheeda waaye yqy amiiin qoftiiisa ahy❤🙈😁🤣

    • @cabdulaahiadan910
      @cabdulaahiadan910 2 года назад

      www

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 2 года назад +39

    aamiin waa Nin Deggan haku fogaanina waxaana tihiin Team dhallinyara ah OO qurux badan Ee is ilaashada guulaysta Insha Allah

  • @omarabdi9571
    @omarabdi9571 2 года назад +185

    Waad heysaan waysen sirtinaa hada wakenten prank ahaan 😆🤣🤣

    • @shuceybnuur1839
      @shuceybnuur1839 2 года назад +3

      Ishaa katuurtay sxp beentaa maahn runteena kahadlee 🤣🤣😂😂

    • @deeqomahad7457
      @deeqomahad7457 2 года назад

      @@shuceybnuur1839 😹🙈gbdhan way jeceshahy wilka said looga daremoya

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 2 года назад

      @@deeqomahad7457 Jaceylkee dee🤪

  • @razakovicglobalmedia6773
    @razakovicglobalmedia6773 2 года назад +93

    😂😅😂😅😅😂maria iyo Jack joga . Ilahi Ban Nigu darshe agtina farxad kasodonta mailawdenn.

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 2 года назад +38

    Amiin maskiin prank lagugu samenoya u dulqado🤣 Qurux ku Dhiigle waxada cadayso adi io maria 🤣

  • @abdihakinabdullahi1119
    @abdihakinabdullahi1119 2 года назад +53

    Jack ur real legend..i love ur real pranks

  • @mohadaki3322
    @mohadaki3322 2 года назад +100

    this exactly translate the hidden relationship btw Jack and marish

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 2 года назад +240

    Dadkan waliskugu talagale wlhi,, hoore usocood wacan 😋 Super talented Jack, Marish& Aminkey ✊

  • @khadijahussein8509
    @khadijahussein8509 2 года назад +117

    Waaaw the first one ayaan noqday ❤🤍👑🤣✔
    Team aan jeclhy keep going...
    400k coming soon brother 🙏

  • @mohayo1729
    @mohayo1729 2 года назад +295

    It doesn't matter how truly the Prank is but one thing your Videos are always hit... next video Amin casho halo wado 🤣🤣

    • @handvic4594
      @handvic4594 2 года назад +3

      lcgta adiga miya bxinaayo😂😂😂

    • @rayaanmire6876
      @rayaanmire6876 2 года назад +3

      Kkkkkk

    • @samruuhaji2813
      @samruuhaji2813 2 года назад

      @@handvic4594 🤣🤣

    • @samruuhaji2813
      @samruuhaji2813 2 года назад

      @@handvic4594 🤣🤣🤣🤣

    • @Supr93
      @Supr93 9 месяцев назад

      I’m so good 😊 without 😅yes it is 😂like a 😅 it’s so good to

  • @maan5276
    @maan5276 2 года назад +31

    This one is lit 🔥
    Professional prankers aa noqoteen 😂 Jack joog. Amiin adi Bax 😭😭

  • @saarasabriye2106
    @saarasabriye2106 2 года назад +72

    Amiin Waa Boqor Hala Daayo🥰👑Wllkiin Waaye Wllo Baatihiin Geesiyal Sxbo Is Jecel Farxad Ku Waara

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +22

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @shardihazzanali4335
    @shardihazzanali4335 2 года назад +69

    My favorite couples ❤😂

  • @sparklyyyy837
    @sparklyyyy837 2 года назад +54

    I can feel amin's pain in this video 😭😂

  • @amiidcazkaawi1517
    @amiidcazkaawi1517 2 года назад +95

    THE ONE AND ONLY QURUX KUDHIIGLE IN THE BUILDING 😍

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 2 года назад +37

    WaLaahie Daacad Ayaan uqosLay Markaad Tiri Xapiipida iLaxameey Idin Wataa adi iyo Marishba😂😂❤🥰🙏

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 2 года назад +31

    Hhhhhhh labadood way isqabaan amiina waa wiilkooda cml 😂😂😂😂😂😂

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem7879 2 года назад +22

    Finally i love how you get the light out

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 2 года назад +14

    Marish Ayaan Hada Soo Dawade Hadana Qurux Ku dhiigle my Team 👑🤗🥰

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 года назад +110

    The family empire bumbum In the house 🙌🏻
    Another level prank 😂 sory amiin 😥😂

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 года назад +28

    Keep going legends another level ❤️❤️

  • @imtisaamhussen1956
    @imtisaamhussen1956 2 года назад +20

    So emotional amin cade sorry abwe qali otherwise keep going my brother's and my queen love you guys ❤️ ♥️ ❤️ 💖 💙

  • @faarahlamaane1423
    @faarahlamaane1423 2 года назад +39

    ASC, lions .big prank new idol.best youtubers.wlhi si daacada idin jeclhy waan idin taagera qalbiga idin kawataa 📌😍😔siba qurux ku dhiigle😍🥰Boqor😍Inshalah waxaan rajayn inaan jannda ku kuluno

  • @mohamedilyazozman8310
    @mohamedilyazozman8310 2 года назад +145

    Two legends 💜couples 💑

  • @najahdesigner5959
    @najahdesigner5959 2 года назад +14

    Masha allah qurux ku dhigleh iyo Marish wad dhigteen prank kan.
    Woooooooooooww

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 2 года назад +15

    Hhh war prankigu macanaa waba another level wlhi Amiiinkeena wuu kululaady miskiin

  • @nastexamaxamud4232
    @nastexamaxamud4232 2 года назад +21

    Team Keyga wanigu fanaa yaqey 🥰❤❤Allaha idin dhowro 😍

  • @abdullahiabdi9308
    @abdullahiabdi9308 2 года назад +9

    Mariish ayaan hadda soo daawaday
    Hadana qurux ku dhiigle
    Amiin waan ku sugaa wax soo gali
    War cimaamadiina ma haysan karo

  • @mahadabdille5723
    @mahadabdille5723 2 года назад +58

    These 3 RUclipsrs are worth to watch, especially Qurux kudhiigle. They are absolutely talented and real comedian. Keep going guys. Waan idin wataa.

  • @Farhanabdulahi47
    @Farhanabdulahi47 2 года назад +3

    Naag ninkii ka qoslin kara uun baa qaawin kara, nin waalanba ha ahaadee😀😀

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 2 года назад +24

    Inta kabo la'aan ku dawanayso love sara♥️😂

  • @abdixuud9978
    @abdixuud9978 2 года назад +10

    Prank ma ahan, run ahantii raxirkiina waa mid u qalma inuu adkaado waayo nolasha waa is fahan. Waqtiga wuu yar yahay, gurkiina dadajiya intaasi ayaa idin kula dardarmayaa.
    Jack and Marish. 🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺💺🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂💸💸💸💸💸💸💸💸

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 2 года назад +3

    Maskin amin wlhi calosha iga hori wlhi wa wil ixtiram badan wana qalbi fiican wlhi maskin waye hala rali galiyo wayo wawil boqor ah👏

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 2 года назад +34

    Jack-Rish ninka riwayad caadi ah ku dul jisheen🔥
    As a serious uga dhigteen😂
    Jack manTa dhan wan idinka tagaa ku haysaa mana socotide🤣

  • @juniormohamed599
    @juniormohamed599 2 года назад +22

    The one and only Mohamed shuluqoow and his team keep going all

  • @mohaisakh4019
    @mohaisakh4019 2 года назад +37

    THE THREE LIONS ARE BACK✊✊

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 2 года назад +18

    Maskiin sorry Aamiin🤣😭.
    Si xun bay kuu galeen mariish iyo jack adigaa dhexdooda ka bixiwaayay🤣

  • @Somali_One195
    @Somali_One195 2 года назад +10

    Three lions I am support Keep going brothers and sister🥰

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 2 года назад +83

    Aamiin Waa Qalbi Xabxab hh Rali galin halosubiyo Waa kutalex tagteen Prankiga🤣✌

  • @zezkoking8283
    @zezkoking8283 2 года назад +67

    Weweh another level 🎆💪

  • @najahdesigner5959
    @najahdesigner5959 2 года назад +15

    Masha allah ka wa prank odihiisii iyo ulihiisi wata
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰
    Prank kan wa heer sare wlhi

  • @abdinhodecenter7782
    @abdinhodecenter7782 2 года назад +5

    M.a best prank ever I love it 3 legends keep going marish jack & amim 1 love

  • @ceynashjunior5897
    @ceynashjunior5897 2 года назад +58

    Keep going legends wan inwata

  • @ibraahimcusmaanciise3386
    @ibraahimcusmaanciise3386 2 года назад +111

    JACK LEGEND❣️🥰

  • @x_youzuv8544
    @x_youzuv8544 2 года назад +11

    Amiin prankga ka dhaafa please walhi wan jeclhy amin😓❤🤣

  • @kullanejr8727
    @kullanejr8727 2 года назад +18

    Jack Richard and marish indeed good combination 👌

  • @abdlecuuke1387
    @abdlecuuke1387 2 года назад +16

    Wllhi kan magac kle aan ubixino prank mhne wxn lyby amin zhp ora casho radso lacag ban kuso dirayaye 😀😀😀 anigi baba (emotional) noqdy . Horay usocda mrksta alla inimakala fogeyo 🙏

  • @cqanimaxamed3017
    @cqanimaxamed3017 2 года назад +32

    Keep going 400k 🥰

  • @halinaabdikadirabdinasir134
    @halinaabdikadirabdinasir134 2 года назад +5

    Mansha-Allah walahy jack adhi iyo marish waad iskunureeysaan walalo wan iidiin jeclahaay inbadhaan♥️♥️♥️♥️♥️✨✨❣️❣️♥️♥️♥️🩸🩸♥️

  • @eidlebadmeceye9739
    @eidlebadmeceye9739 2 года назад +8

    Jack iyo Marish wlhi caadi ma ahan jiliinkoda adoo og ayatba moodi inu run yahy
    Sidan cml aya loso sameeya prank wlhi Manshallah

  • @cafimaadkaab9013
    @cafimaadkaab9013 2 года назад +19

    Qurux ku dhiigle, marish iyo aamiin waan idin salaamay salaan ka bacdi .
    Iam greeting you from somaliland Burao

  • @amaticade9397
    @amaticade9397 2 года назад +15

    Prank kaagan wax uu cadeen u yahay in Mariah iyo jack aysan waxpa ka dhaxeen TaaS neh wax noo cadeeyay Prank kaagan iyo Amiin hadaladiisa

    • @Faraxsanfaceedkaroon
      @Faraxsanfaceedkaroon 2 года назад +1

      Hhhh aniga waxan u fahmay inuu ka dhaxeeyo uusan Amiin xitaa ogeen xiriir hoosaad ayaa ka dhaxeeyo jack iyo marish

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 2 года назад +8

    Wwww best pranks and keep going Irishman jack

  • @raxmariyaad1239
    @raxmariyaad1239 2 года назад +11

    Waa dareenkeeda dhabta ah oo ay prank nooga dhigeen😂😂

  • @Abdillahi145
    @Abdillahi145 2 года назад +10

    Inta Marish moday Inu ku sameynayo Love isara 😂😍✌

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 2 года назад +16

    Amiin wlhi waa daacad halaga raali galiyo midaan👏

  • @amiinzejamal8537
    @amiinzejamal8537 2 года назад +12

    You make my day guys keep it up

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 года назад +6

    Manshallaha keep going Amiin Yare ha la idaayo 💯👌

  • @ibrahimahmed4399
    @ibrahimahmed4399 2 года назад +10

    Amiin tan way kugu dhacday wlee qurux Allow yaan kuu somartin xanuun wye wlhi wxaaga anyway wan idin wataa team wayaabee from ceelqalow school japuti

  • @sahalahmedmahamud9127
    @sahalahmedmahamud9127 2 года назад +41

    Team kaan Prankigii waxeey ka dhigeen ruwaayad caadi ah😂😂😂😂😂🤦‍♂️

  • @ibrahimofficialchannel7737
    @ibrahimofficialchannel7737 2 года назад +4

    super talented juck 👍👍 keep going bro

  • @nuhabdi2922
    @nuhabdi2922 2 года назад +31

    Keep going bro❤❤❤💫💫💫

  • @atikayusuf153
    @atikayusuf153 2 года назад +41

    Keep going my brother 🙏 💪 💯

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 2 года назад +10

    Amin cawa waka washen ilahy ha ini wadayo azxp isku fcn tihin❤❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 года назад +5

    Aamiin ixtiraankiba biyo dhigtay mnsha allah agtina farxad ka so doonta daaya miskiin weye ,aamin waa qiiro miidhan wlhy

  • @maxamedaamino3699
    @maxamedaamino3699 2 года назад +12

    masha alah wan idin jeclahay Amiin adiga iyo qurux kudhikle sixun ad yesheen miskiinka

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 года назад +18

    The family 3mpire pum pum in the house guuleysta ✊✊✊

  • @nuuradiinfaarah3760
    @nuuradiinfaarah3760 2 года назад +11

    Warkiine wacad yahy jaceel wajiraaa cml 😂😂😂😂

  • @apdiqanihaldhaa1516
    @apdiqanihaldhaa1516 2 года назад +5

    Qurux ku dhiigle legend -🤩wllhi wn ka helay real prank gaaga😀😜

  • @queendhorsan896
    @queendhorsan896 2 года назад +21

    Amiin dhicizow See dareme Ina Adeer🤣✌️

  • @mudanmuhumed1735
    @mudanmuhumed1735 2 года назад +20

    Amiin yare maskin walahi waa Oyi garay 😂😂😂😂

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 года назад +10

    qurux ku dhiigle waa foodadii oo qofa😃😂marish barnki kusamee pls

  • @mukhtaarahmed578
    @mukhtaarahmed578 2 года назад +7

    Keep going qurux ku dhiig legend always legend

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 2 года назад +41

    Reer tiktok Wan idin salamay ee tiktok aya ino balan ah emotion nal heeso qiiro ah jaaw jaaw🤣🤣🤣

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 2 года назад +25

    Jegow mobelkeyga oo dab la'aan lee wax soo dhig adih😂🤸‍♀️

    • @maryancali9757
      @maryancali9757 2 года назад

      Dadka kor ufiiriyo maa ku jirtaa ani cml😂😂

  • @lipan1437
    @lipan1437 2 года назад +10

    reer magaaLka hadalkiiza kaftan ayuu ku dhameeztaa 😂😂💯
    hadalkaan fasir uma baahno😂😂

  • @hamseabdirahman202
    @hamseabdirahman202 2 года назад +76

    The legends
    The king of strong and style
    The phenomenal one
    Keep going 😀😀😀🙏

  • @suleikhairshad5710
    @suleikhairshad5710 2 года назад +16

    Wlhi dar Allah nigujeclahay maria Amin and jack Allah haidhin xafidho Mel walbo jogtan cadhowga Allah haidhin kahayo 🤲

  • @abdiahmed8397
    @abdiahmed8397 2 года назад +15

    Keep going legend ☺️

  • @zakeriamaacuun7630
    @zakeriamaacuun7630 2 года назад +3

    Best prank wlhi waa kii u horeyey ee aan rumaysto inu run yahay keep going pro

  • @zakariaelyas3814
    @zakariaelyas3814 2 года назад +10

    Guys please stop this kind of prank(emotional).maybe one day it will cost you.... Love you guys

  • @zaynabali9119
    @zaynabali9119 2 года назад +7

    Qurux ku dhigle parankiyadada wan jeclahay wlhi baba jeey aa ku dhiman ku so samey🥰🥰

  • @adenali1199
    @adenali1199 2 года назад +6

    Jack and Marish waxan ahay qofka uguhoreya ee muqalka dawanayo...
    Hee ii hambalyeya dee😁😁😁

  • @maryammaalim362
    @maryammaalim362 2 года назад +10

    Legend keep going ❤️

  • @hamdiosmannor3806
    @hamdiosmannor3806 2 года назад +15

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wan fuuray cawa amiin sorry wa kugu dhacday tan xanunkaa daremoysid waa kula dareemonaaaaa 😢😢

  • @nimcodagan1552
    @nimcodagan1552 2 года назад +12

    qurux ku dhiigle brank jeclhy wllhy keep going ku wad🥰🥰sxb

  • @aminali7491
    @aminali7491 2 года назад +8

    Amiin halaga oohiyo waan ku faraxsanahay Lkn marish maya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Love you my teame❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹💖

  • @mustafexamse7852
    @mustafexamse7852 2 года назад +2

    Maansha allah asxaabta real prank ninkii aamiin waa yaabay waan idin wataa dhamaantiin

  • @yussufsiyad3974
    @yussufsiyad3974 2 года назад +3

    Keep going my brothers and sister.

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 2 года назад +57

    Amin prank lagu samenayo Saa usugayay lee 😁 Sorry dhicisow 🥺🙆‍♂️😝

  • @najahdesigner5959
    @najahdesigner5959 2 года назад +23

    🤣🤣🤣🤣🤣arin private ah ayan ka hadlaynaaye bax o so casheee kulahaa
    Wlhi Jack wad iga qosliseen

  • @mohameddakane5126
    @mohameddakane5126 2 года назад +6

    Keep going legend wainwata

  • @musemoalim6619
    @musemoalim6619 2 года назад +1

    Aminow si reer magaalnimo leh ayuu luguula hadla
    Somali waxay tiraahdaa rer magaal war kooda kaftan ayuu ku dhamaystaa, sidookale maalmahan danbe RUclipsr warkooda prank ayuu ku dhamaystaa,
    Ma fahanta marke sxbow dadka ka dheh bax,
    Aminow be reer magaal libah 🙏❤