PRANK QURUX KU DHIGLE AAN KUSAMEYNAY ANIGA IYO MARISH XANAAQ ISKU BADALAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 499

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 года назад +981

    Riyo kasto aad leedahay rabbi hakuu rumeeyo hadaad like isaarto 🙏👍🏿

    • @abdiwalixasa4545
      @abdiwalixasa4545 3 года назад +5

      Boqorka comantiga wan ku salamay

    • @azlaamali2513
      @azlaamali2513 3 года назад +5

      bisinkiow 1 like maa ducadaan weyntaa ybixinee 😝😝✌

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 года назад +3

      Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah

    • @saacidabkow5078
      @saacidabkow5078 3 года назад +2

      WAAN KUSALAAMAY BOQORKA COMANTIGA

    • @aftahkaramah5368
      @aftahkaramah5368 3 года назад

      @@abdiwalixasa4545 Qaadan sxp🙏

  • @fatuushbbe3902
    @fatuushbbe3902 3 года назад +215

    Ya ila araky inay mar hore laduubay intuusan bixin😂👍👍 like dhac

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +165

    Wll ku sali nabiga scw

  • @nastehoelmi611
    @nastehoelmi611 3 года назад +91

    Jah qurux ku dhigle kadaya prnk 😪team qurux kudhigle waan so arsanena I a

  • @safiyaali455
    @safiyaali455 3 года назад +201

    Inta rabto qrx kudhiigle inuu aarsado like iisaar ❤️

  • @salaxkhalidofficial3548
    @salaxkhalidofficial3548 3 года назад +97

    The one and only team Qurux ku Dhiigle ismuujiya ❤😂⚡✌

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 3 года назад +118

    Nabiga ku saliya scw like like sar

  • @yuuyare6285
    @yuuyare6285 3 года назад +27

    jeck codkiisa xitaa wuu isbadalay inta ila araktay like isaar

  • @dahirhussein195
    @dahirhussein195 3 года назад +82

    Inta ila arakta dhicisow darsin muuqala ah inuu mandhera u qaatay like saar waayo mariish background ka guriga weey badashay

    • @kingkeyowmohamed6202
      @kingkeyowmohamed6202 3 года назад +2

      Walahi wad fahante sxb😂😂😂😂😂😂😂

    • @azlaamali2513
      @azlaamali2513 3 года назад +2

      War nio caqli badnidaa mashaallaah inuu soilaabte umaletnaye xitaa waxaa layabe marish markey dhahde jack riwaayad idhitin gareynoyaa 🤪🤪✌

    • @dahirhussein195
      @dahirhussein195 3 года назад +2

      Ninka markuu baxaayey ayuu dhahay hala'ii qaaramo muuqalo.

    • @dahirhussein195
      @dahirhussein195 3 года назад

      Abayo maskaxda shukulato maka ahi😀😀

    • @azlaamali2513
      @azlaamali2513 3 года назад

      @@dahirhussein195 yaa shukulaato la,eh marka 🤣🤣✌

  • @zamiir143
    @zamiir143 3 года назад +38

    Inta ila aragtay jecelkoda in la daremayo #Jack iyo #Mario 😘🥰

  • @Momoooo-p2o
    @Momoooo-p2o 3 года назад +69

    Mar hore in la dubay hada ogtahay ismuji 😂👍

  • @ugalkadunida2915
    @ugalkadunida2915 3 года назад +37

    Ya ila aragtay qurux Ku dhigle iyo suldab serer in ey isku egyihin

  • @marionjr4304
    @marionjr4304 3 года назад +19

    Jack is my fev RUclipsr ❤
    But sometimes I dnt believe their pranks 😅😅 kidding

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 года назад +16

    I watched thia more than ten times walaaahi because of his Funny reaction

  • @mohamedadow1133
    @mohamedadow1133 3 года назад +16

    Kkkk team qurux ku dhiigle and Amin keep going like that we love all of marish one love we make us happy and smile alone when we are watching prank 👌👌💟

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 года назад +8

    Inta jecel is jafawga marish iyo qurux kuh dhiigle like

  • @daadiradan5855
    @daadiradan5855 3 года назад +29

    Gafuurka iga babi 😂😂😂😂qurux ku dhigle

  • @azlaamali2513
    @azlaamali2513 3 года назад +5

    qurux kudhiigle bisbaas cunoow saanoo kubartay meeqa jeer lacunsiiye 🤣🤣✌

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +8

    RAMADAAN MUBAARAK ALLAH HAIDINKA AQBALO SONKINA IYO SALAADINA WALALAYAAL ISOO BOOQDA INSHA ALLAH

  • @mowliidosmanali6613
    @mowliidosmanali6613 3 года назад +15

    Aamin wuu imaday yes

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 года назад +19

    Brother Amin keep going handsome happy Eid Mubarak one love guys 💓💓💓💓💓

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад

      I’m I am a little 😢 I butchered my it and found out 😊 Dhowra said he had no been tumbling since dropping his suit to his knees feet and then began had running 🏃‍♀️ back in front of his face with to stop ✋ I don’t understand why 😂

  • @mahirzain7939
    @mahirzain7939 3 года назад +8

    Diciisow ,Abdikuus,Koor saambab.one love

  • @cazka21
    @cazka21 3 года назад +97

    i'm first one ✌️

  • @bashkaoffcialbashka6584
    @bashkaoffcialbashka6584 3 года назад +4

    Inta illa argaty inuu amiin vediygaan margore duubay like saar

  • @cabdaledeqsi5065
    @cabdaledeqsi5065 3 года назад +8

    Ramadan Mubarak kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR RUclips kena cabdale deqsi mahad sanid wall mcn

  • @maryanhassan338
    @maryanhassan338 3 года назад +7

    Dhicisow noosoolaabo yaaqeey wxn uxiisnay wada joogistiina team waayab maarishteyda igu salaan quruxow adnah sorry sideykuu galeen inkastooy ee marhore uu vedio ga yahy

  • @walalek8995
    @walalek8995 3 года назад +8

    𝐖𝐰𝐥𝐚𝐥 𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐥𝐞𝐤𝐞 𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 3 года назад +20

    In mar hore laduube inta ila aragta😁😁

  • @xikmadbilechannel2969
    @xikmadbilechannel2969 3 года назад +3

    Jack inuusan lacagta dan kalaheyn inta ila aragtay like ta

  • @farxiya2786
    @farxiya2786 3 года назад +20

    Masha allah keep going we miss you ❤️❤️❤️

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 3 года назад +6

    Hadii.aad.sariirtada.kutabaneyso.like.ta.ha.ila.dhafina😂😍😍

  • @abdinasir9710
    @abdinasir9710 3 года назад +4

    Qurux kudhiglow waa laguu tashtee Allah haku badbadiyo

  • @salmaanyare8933
    @salmaanyare8933 3 года назад +14

    Keep going bro one love

  • @baskaxchannel8215
    @baskaxchannel8215 3 года назад +2

    Hanbalyo amiin dhicisow for 50k go forward keep going

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 года назад +5

    Qurux ku dhiigle wuu aarsanayaa incha allah waan hubaa 😏💕

  • @anisaabdiasis6201
    @anisaabdiasis6201 3 года назад +9

    Aminaw mai maday aboowe 🥰🥰🥰🥰

  • @mansubhadi5517
    @mansubhadi5517 2 года назад +1

    Wlhi qosol igumaharin jack hungurigakawale nio hunguriga iskayare sxb

  • @amiishinaahmid8711
    @amiishinaahmid8711 3 года назад +7

    Tagera buha ku ahy from xamar💯🙏🥰

  • @craxmaannow5848
    @craxmaannow5848 3 года назад

    Inta rabto in brank lagusameeyo Amiin like hasaarto

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 года назад +8

    Maria wllhi funny😂sida laysku qarinayo

  • @amricawil9321
    @amricawil9321 3 года назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kuwan naxaris ka dher wa labo dhagax 😂😂😂😂🤣🤣

  • @maxamadamincabdirxmn6550
    @maxamadamincabdirxmn6550 3 года назад +4

    aamiin waan ku taayeeraa horay usoco

  • @abdirahiimsaleeban8048
    @abdirahiimsaleeban8048 3 года назад +2

    Nio jack qoftan iga aroos intaan kaaa afduuban✌️✌️

  • @samiirck9616
    @samiirck9616 3 года назад +4

    Wllhi guul iyo gobonimo farxad warta wllaheyga nolosha

  • @bushrahasan3898
    @bushrahasan3898 3 года назад +3

    Qosol igu ma harin wlhi qurux ku dhiigle miskiin 😂😂😂

  • @maxamedqaasim9575
    @maxamedqaasim9575 3 года назад +3

    Idinka Jack wax nafaqoleh Uma ogolidiin waaqalalay Sidaa prank ugu wadeen

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад +5

    Masha Allah 😂😂😂😂 hor usoco xabti marishi ❤❤❤

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 года назад +4

    Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan 🙏iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏

  • @mohamettabdiwali3597
    @mohamettabdiwali3597 3 года назад +5

    Amiiin baahi Wye hore oo Ka bilaabay 🤣✅

  • @ahmedrashiid8474
    @ahmedrashiid8474 3 года назад +5

    Walhi ano xanaqsana dawaday san uqoslay 🤣🤣🤣

  • @mohazzdecastro774
    @mohazzdecastro774 3 года назад +9

    9:50 Quruxow Raali Noqo HaH😅

  • @ruqiyoabuukar7060
    @ruqiyoabuukar7060 3 года назад +5

    Maasha allaah wllkey masoo laabatay

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 3 года назад +3

    Qurux ku dhiigle 😋🙄😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kaal iyo laab u qoslay wlhi marish and amiin hhhhhhhhhh 😁😁😂😂😂😂😂🛌🤸‍♀️🐒😉

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 года назад +3

    Congratulations brother Amin tube you are now 50k subscribe well done 💓💯👏

  • @dhangadiriye6713
    @dhangadiriye6713 3 года назад +5

    Ceeb waye gabar rag wax kudax cuneyso

    • @xikmadbilechannel2969
      @xikmadbilechannel2969 3 года назад +1

      walaalaheed lee maahoo

    • @zaaaraahmed4740
      @zaaaraahmed4740 3 года назад

      @@xikmadbilechannel2969 marka yaa ajnabi ka eh hadee kuwan hooyo io abo udhalin wallo yahiin

  • @hassanbille9204
    @hassanbille9204 3 года назад +1

    Mariya walaley wllahi ilko iguma harin sida aad jack yeesheen

  • @sabirinabdikadir4635
    @sabirinabdikadir4635 3 года назад +2

    Walhi Ani xataa wan necbhy basbbska lkn qurux qosol igu dilay walhi🤣🤣🤣🤣

  • @BURHAAN_PMK_4
    @BURHAAN_PMK_4 3 года назад +3

    waan ka helay prankigaan keep going

  • @xikmadbilechannel2969
    @xikmadbilechannel2969 3 года назад +1

    inta markey prank aragtay soo carartay like saara

  • @abdiahmed6912
    @abdiahmed6912 3 года назад +2

    Walahay qosol iguma harin 🤣😂🤣😂😂😂jack maskiin way dileen

  • @Huskajr1
    @Huskajr1 3 года назад +7

    Horta Jack io Suldan Seerar wlalo miiya😂😂

  • @abdirisaqhassan9116
    @abdirisaqhassan9116 3 года назад

    Qiyaano Qaran Ayaad u samaysen sxbka ha loo naxariisto 💝💝💝💝💝💝

  • @saalaxproeditor9524
    @saalaxproeditor9524 3 года назад

    Wlhi qurux kudhiigle waa Gaadeen besbees ayaad ku qayaanteen amiin mariish

  • @c.salaancade1832
    @c.salaancade1832 3 года назад +3

    90 ka foodo lee nlow real legend

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 3 года назад +2

    Miskiinka waala gaaday maxamed buurane x qurux ku dhiigle

  • @adeynaade330
    @adeynaade330 2 года назад +4

    4 in the morning im still laughing 😂😂😂😂

  • @xadaari______poy3656
    @xadaari______poy3656 2 года назад +4

    Pizza 🍕 🍕 Wan Tagera 😋 wllhi

  • @MMT252
    @MMT252 3 года назад +12

    Dhicisow we miss you out there bro

  • @Milgo_Ali.M-56
    @Milgo_Ali.M-56 3 года назад +6

    Walaal keen ciida kahor aan 50k gaarsiino waxyar aa uga dhiman

  • @xsaddam
    @xsaddam 3 года назад +6

    Amin wlaka we miss you so labo Nairobi

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 3 года назад +2

    Qoof tun naceeeb hadat araktit jinii dabeleet ayu qaaabaaa jacak adigaaa sheikh rusheyaaa waa intiii lagu geyaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @queensumii2049
      @queensumii2049 3 года назад

      Waxa Ben weye yaa kushegay
      Ani adunka ton ban unecbahay
      Cafimadkaygana wa tam

    • @suheybaismail4814
      @suheybaismail4814 3 года назад

      @@queensumii2049 hhhh wat jirantahay sheikh rusheyaaa ayaa lagu geynaa

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 3 года назад +1

    Inta hada afureyso like

  • @saphiaupdyrizak6701
    @saphiaupdyrizak6701 3 года назад +3

    3:55 lacagta inta usoo dhaweey 🤣🤣maxaa kaa raacay hee

  • @kingsavidoffecial6649
    @kingsavidoffecial6649 3 года назад +2

    Walalkey amiin waxaan kugu hambalyeynaaya 50k aad gaartey🥳🥳🥳🥳🥳

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад +3

    Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Год назад

    Jack iyo basbas laisma tuso 😂😂amin tube marish beauty waxiinu waa khiyano cad

  • @aabaska7284
    @aabaska7284 3 года назад

    Amiin xaasid waye xaasi nimoo uu buuxinaa bisbaaska

  • @zuldaanaxmed116
    @zuldaanaxmed116 3 года назад +1

    aamiin dhicizaw muu zoonoqday waraabuhu

  • @carabcade5688
    @carabcade5688 3 года назад +4

    Aamin waku taagera wllhi waxa ku leeyahy horay usoco💯❣❤

  • @faysalxasan7168
    @faysalxasan7168 3 года назад +3

    Amiin legend aan tagero keep going

  • @ahmetsalaan2274
    @ahmetsalaan2274 3 года назад +1

    Jack Gafuurka muxu la tagya parnk wlhi wa marki 5 kuso cezhto❤🤣🤣🤣

  • @cumarcartan2700
    @cumarcartan2700 3 года назад

    Amin wll qaaliya surwalka alfinishka iskadaa wll maficna jilbahaka waa cowro

  • @drcholeratube
    @drcholeratube 3 года назад +2

    7:32 "Saaxibow shafka i huraayo biyo ikeen" si xun u galeen

  • @queenlucky8920
    @queenlucky8920 2 года назад

    I like the way marish pronounce jack

  • @zamuunifernandes7265
    @zamuunifernandes7265 3 года назад

    Wllhyga qalbiga an jaclhy runtii waligina isla jooga inkasto ay dunida malmo ay tahay lknze wala kala taagi dhaman dad an jaclhy aya tihin runtii sxb amiin horey usuco iyo wllshy mariyo adah sidokle horey usuco wlshy mcn waxan kalon salamaya ninka qalbiga wangzan zxb jack nin adhiga cml ah dunida kuma arkiin deri kalin aad uweyn ayan ka qatay wlhi dad danyarta ah iskaa cawi wllo mcn sidas lee kusuco wllo qali

  • @rodasaid6487
    @rodasaid6487 3 года назад +2

    Aamiin saciid ina aabo

  • @cabdirazaqmohamed4437
    @cabdirazaqmohamed4437 3 года назад

    Nin weyn jack meeshaa kujirto qofweyn ayaa kujiro

  • @ahmedhanad4100
    @ahmedhanad4100 3 года назад +2

    Inta ila aragtay in prank la isla okyahat like dhac kusii

  • @DahirXasanaxmed-o1s
    @DahirXasanaxmed-o1s 6 месяцев назад +1

    Ala maxa ragan loo xiisay 🧡

  • @bocoreey1029
    @bocoreey1029 3 года назад +5

    Keep going my brother amiin

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 3 года назад +5

    Masha alha keep going axbaabi 😍😍❤❤

  • @wllkaahiyewllkaahiye7441
    @wllkaahiyewllkaahiye7441 3 года назад +1

    Xaadhacay wiilka udilee kulahaa badiyo maajogtaa

  • @cabdirahmanmaxamuud3578
    @cabdirahmanmaxamuud3578 3 года назад +1

    ilaahay janada ha ku geeyo wll cid kasto dawanaysa

  • @mohameddeeq5553
    @mohameddeeq5553 3 года назад +2

    Aamiin is come back

  • @pricessfaatiii361
    @pricessfaatiii361 3 года назад +1

    Ala amin dhunisaaa

  • @faatimaqueen2840
    @faatimaqueen2840 3 года назад

    War wiilkan ma 100k garsiisiin somali xasid sanaa 😢😭

  • @gfdgxvchvhvngffg7268
    @gfdgxvchvhvngffg7268 2 года назад +1

    Qurux kudhiigle waasugaayay hhhh

  • @suldancali6859
    @suldancali6859 3 года назад

    KU SOCTA MARISHA
    KA TIMIDAY QALBIGA QURUX KU DHIGLE
    ♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Jacelykan loo libiyo ka beeray jarka lushee labeenta ku mayrayee sidii ubax laacayabaa
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Libaantay kolkaan is iri kor loowada loolayoo luriyo hadimaa dhashee
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Lab iyo dhadig baynu nahay lamaane is gucaanayoo lillaahi isula hayee laaleys iyo buurta liganiyo laakiinta dhexdeena taal
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Sida tani sida tani sida tani sida kuma liicaysee dhan aan uga leexaniyo mahaysaa hillin lamaro
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️LAAbTaynu siday rabtiyo jaceylku hallaasimee
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    PR KASKEY SULDAN CALI SULDAN

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 3 года назад +4

    Masha allah

  • @Xassanbey7884
    @Xassanbey7884 3 года назад +2

    Wiligey saan umaquslin walahy it is the funniest