KIKI BAHALO AYAAN UGU DHEX SHUBAY BIYAHA CABSI CABSI😂 12 HOURS SWIMMING POOL AYAANKU JIRNAY 😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 140

  • @KingAsmar-v9p
    @KingAsmar-v9p 7 часов назад +25

    Samia Ahmed gabadh qalbi wanaagsan oo naxariis badan karti badan hooyadii ku dhashaa naziip leH horey u soco 500k coming zoon🎉❤

  • @fowziyaahmed3760
    @fowziyaahmed3760 4 часа назад +3

    Woww saamiya iyo kiika
    Saamiya i.a waa gaare 500k dadaal barnmjia cusub noo kayna
    🎉🎉

  • @marianadawe2213
    @marianadawe2213 6 часов назад +9

    Caadi ubashaasheen waa soo raaxeesateen Samia io Kiki ❤❤❤😊

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 4 часа назад +3

    Samiya kiki xoog badni iyo orad badini isku darsatey 😂😂😂 masha allah maska sidey uga cabsatey sawta kala xaraastey hablihi kiki mas bursato u bixiya aya lahaa lkn wey ceebaysay from hargeisa sharaf ku nalada wllo

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 7 часов назад +19

    Saamiya Axmed Waa Gabar Fahantay Sida RUclips-ka Looga Bariiseeyo Masha Allah 500k 🔜 Insha Allah❤

  • @maanakil
    @maanakil 7 часов назад +12

    Samia Muuqaalkan Maanta Ee Duubtay Oo U Diyaarsanaa Dabaaldagga Sundus Muuqaalkeeda Berri Ee Soo Galinaysaa

  • @XaajiNuux-u7j
    @XaajiNuux-u7j 7 часов назад +28

    wali ma arko qof saliga nabiga like saarayo❤️

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 часа назад +2

    Kiki iney Youtub soo galiso waaye oo aad ku dhiiri gelisaan koleyba kama maqna oo wey inala duubtaa mar kasta.

  • @Abdallah-z3l
    @Abdallah-z3l 7 часов назад +10

    SAMIA AHMED Hore u soco walaalo.
    Number One Fan for you ❤🙏🏾

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 5 часов назад +4

    Samia Challenge_yada noocanokala
    Iyo kuwa suuqa aadkusamaysa wa top
    soobadi wll🎉 keep going ✌🏻💯💯

  • @MohamedHajiAliAbshirow
    @MohamedHajiAliAbshirow 4 часа назад +3

    Masha Allah. Samiya the legendary record holder.
    Correction call her miss Kiki not Mr. Kiki
    Keep on going my best duos from KLM❤

  • @MawahibSurka
    @MawahibSurka 6 часов назад +9

    Ala saamia Dhib badanida ani maa ku dhalay dhibkii OO qofaa tahay walhi 😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 часов назад +30

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🎉

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 7 часов назад +16

    Wlshy hore usoco inta chanelka asad ka timi guusheda kula farxdeyy hambalyo boqordeydii wn ku jeclhy wlshyy marba saad fikrad cusub noogu keento qlpi keep going kiki sxip jira weeye ilaasho gabdh adaga noqo ❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +16

    ❤️بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖ غُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naztehachanel9598
    @naztehachanel9598 7 часов назад +23

    Guys waligiin comments xun hausoo qorinina maskinta fadlan 😍

  • @abdirahmanahmed9321
    @abdirahmanahmed9321 5 часов назад +4

    Kiki iyo koko waa sxbadaa dhabta ee maleshiya

    • @Ava.aka4
      @Ava.aka4 2 часа назад

      Aad iyo aad ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +8

    Masha"Allah Waaye 🎉 Cafimaad Ahaan Allaha Idiin Fududeeyo 🎉 Ani Aad Ayaan U Jeclahay " Piscina --- Pool❤🎉 Bisaha🎉👏👍

  • @BushraXasan-g5t
    @BushraXasan-g5t 7 часов назад +8

    Samia ha caajisin qalpi 500k inaan dhakhso gaadhno ayan rabnaa❤❤🥰

  • @adamali2035
    @adamali2035 7 часов назад +27

    SAAmiya Ahmed muhumed Taageero Buuxa ayaan kuu ahay wlahsy Guulayso Idamka alle❤
    BurcaaaN kaasoo salamayaaa🖐❤

    • @Xamdamagool
      @Xamdamagool 7 часов назад +7

      Reer burco samiya way wada jeclyihin

    • @BushraXasan-g5t
      @BushraXasan-g5t 7 часов назад +1

      Haa wlhi ana kamida❤​@@Xamdamagool

    • @Xamdamagool
      @Xamdamagool 7 часов назад

      Waynu jecelahy boqoradena

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 7 часов назад

      Haa wlhia ani xta rer burco ahyy qlpi❤❤​@@Xamdamagool

    • @SaraAbdulahi-l6p
      @SaraAbdulahi-l6p 7 часов назад

      Rer burco HDa nhy Samia kama kaftano❤️

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 7 часов назад +16

    Inta sundus dabaaldegeeda sugeesay💔
    Bari lee ciyow nosogeli cawa majoogin waa ognehee😅❤

    • @FardusAxmedsaleban
      @FardusAxmedsaleban 7 часов назад +3

      Ilaamanta waxansugayey dabldega Sundus kawaran bal😢😂

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl 6 часов назад +1

      Qof ila mid caqli leh adi wyee inay cawa melna kaso muqan lkn berri kaso muqantonto❤

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx 7 часов назад +14

    Samiyadeena cwa mxa ku dary sundusteeni 500k ayay gaarty giftigeedina kma hynee 🎉😮

    • @CabdiNajiib-j6v
      @CabdiNajiib-j6v 5 часов назад +3

      War bax so xaar meshan gift loma furin talent ba lo furay orad melahas ku ooy

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow 7 часов назад +9

    Samia waa gbar iiqarsooned mclin jimcsyeed😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +7

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 3 часа назад +1

    Samia qurux and Mr Kiki ❤️👸👸 love you gabdhahygii❤

  • @SalmoMaxamed-g1w
    @SalmoMaxamed-g1w 7 часов назад +6

    Samia QURUX ❤🎉❤🎉samia QURUX ❤🎉❤🎉

  • @SomaaliBoy-x1x
    @SomaaliBoy-x1x 7 часов назад +7

    Boqorada aa taageero waaku salaame

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 7 часов назад +4

    Samia dabaaldagii sundus habeen dambe kaa sugaynaa❤😊

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 7 часов назад +6

    Asxaabeey samia aan 500 ku tuurno 22h aan ku gaadhsiinay 100k hada 1 day 500 aan ku tuurno wax yar baa dhiman

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 часов назад +10

    Hye saxiibta sundus dadka ay jecesha kujirta ma ilawday samiyay 😢😢😢

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 5 часов назад +1

    Samia hormar wcn kabadan ku rajaynaya saan muqalda debeda uguso dubo 500k hore uu gadhide❤asad RUclipskisan hada ka imaday saan ugu farxay gushada adan ku.watey markasta gulayso❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +6

    Jimicsi La Yaqaan Masha"Allah Samiyadeenna ❤

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 6 часов назад +5

    Inanta daya cawaa inay melna kaso muqan wad ogtiine maxa idiinka qaldan samia sundus gift maxa ugu gen wayday kulaha iany melna kaso muqan cawa wad argten😏🙄

  • @Kaltumoabdulahi-k3b
    @Kaltumoabdulahi-k3b 6 часов назад +2

    Samia queen keep going wlshey love you so much forever ❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 часов назад +4

    Samia iyo mss Kiki 😊😂

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi 7 часов назад +7

    Diriqarofka biyaha akuriday caaga ah waxa kufica ladan cidi😂😂😂😂😂😂

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 7 часов назад +3

    Masha allah best friends kiki& samia❤❤

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 7 часов назад +6

    Samia cidi igama horayso caawa😂

  • @SunadusJamac
    @SunadusJamac 7 часов назад +5

    Samiya wacan❤❤❤❤❤

  • @GulledAbdi-o5c
    @GulledAbdi-o5c 7 часов назад +6

    Zamiyaya maska halku ka galey cidi edep darnaya 😂

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 6 часов назад +4

    Samia waaxay biyaha wasakhda ah ee afķa lagu kala furaayo teda kale wiifow maa dhahdaan miyaydaan leexo u aqoon

  • @SowdoAhmed-rl9qj
    @SowdoAhmed-rl9qj 7 часов назад +3

    Saaamiyadeydii💋❤️

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 5 часов назад +1

    500K🎉coming soon Insha allah

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 7 часов назад +3

    Caafimaadku waa wax aad u fcn hadaad caafimaad qabto alx dheh hadad xanuunsan tahayna Alle ha ku caafiyo

  • @NasserSaid-x5q
    @NasserSaid-x5q 7 часов назад +5

    Samia is the best ❤

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 7 часов назад +5

    Lkn salaad malihidin mia wlalayaaL❤😮

  • @Hodan-i8c
    @Hodan-i8c 7 часов назад +3

    anoo niyada kuhaa yo isoo.dhacday.qalbi❤🎉

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk 5 часов назад +1

    samiya iyo kiiki horay usocda

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 7 часов назад +5

    maxa kawadan adi iyo Ladan Sundus Cawa Garab keeda kamay daan somuu Qan yadana malin tiini way Nila Dabal Dag tay wah

  • @NimcaanSandoon
    @NimcaanSandoon 7 часов назад +3

    Samiyo hore u soco inader😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 часов назад +1

    XALEY. MAS. MAANTA
    SAAMIA. WADSTO. BAHSLO. BIDINKA
    KIKI LADAN CIDI. WAA NIHEESATAA❤❤😂😂😂😂

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 7 часов назад +2

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 7 часов назад +2

    Team samia qurux one like 👍

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 7 часов назад +2

    Fadlan walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aan 500k gaarsiino si aan u ilaalino iskoorkeeda (Arkaa milkiile)

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 7 часов назад +2

    Team samiya axamd❤❤ like😊

  • @fartunmuhidincarab
    @fartunmuhidincarab 7 часов назад +2

    SAAMIYADEENAA❤❤❤ XABIIBTI

  • @NafisaSaleeban-n5c
    @NafisaSaleeban-n5c 7 часов назад +2

    Saamia and kiki❤❤❤❤❤😊

  • @yasinmohamedahmed5651
    @yasinmohamedahmed5651 7 часов назад +3

    Samia wankujelahai

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 7 часов назад +4

    Cadnaan prnak ku sameee samia call 😂😂

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 7 часов назад

      .sotii hore ugu sameysey mxyy ku dhaheysaa hada😮

  • @FaaizaAhmed-t7q
    @FaaizaAhmed-t7q 7 часов назад +2

    Yreyyy suduz hadYad u Geeee qalpi

  • @ayanadencabdiqadir5515
    @ayanadencabdiqadir5515 7 часов назад +2

    Telka biyaha magalaayo miyaaa

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j 7 часов назад +2

    Team samiya is not easy one like

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 Час назад

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @AsmaAxmed-d7q
    @AsmaAxmed-d7q 15 минут назад

    90kii prank ala saamiyaa wallhi aa jeclahay pranki yaashada soo badi

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 7 часов назад +2

    Hayeey doliga maskaaa 😂

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 5 часов назад

    Team amiira qurux ❤❤❤

  • @YahdiinkaBaryare
    @YahdiinkaBaryare 7 часов назад +2

    Tem.samia is,muujiya500k🙏

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +1

    (بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اللّٰهُ لَاۤ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الۡحَـىُّ الۡقَيُّوۡمُۚ  لَا تَاۡخُذُهٗ سِنَةٌ وَّلَا نَوۡمٌ‌ؕ لَهٗ مَا فِى السَّمٰوٰتِ وَمَا فِى الۡاَرۡضِ‌ؕ مَنۡ ذَا الَّذِىۡ يَشۡفَعُ عِنۡدَهٗۤ اِلَّا بِاِذۡنِهٖ‌ؕ يَعۡلَمُ مَا بَيۡنَ اَيۡدِيۡهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡ‌ۚ وَلَا يُحِيۡطُوۡنَ بِشَىۡءٍ مِّنۡ عِلۡمِهٖۤ اِلَّا بِمَا شَآءَ ۚ وَسِعَ كُرۡسِيُّهُ السَّمٰوٰتِ وَالۡاَرۡضَ‌‌ۚ وَلَا يَـــُٔوۡدُهٗ حِفۡظُهُمَا ‌ وَ هُوَ الۡعَلِىُّ الۡعَظِيۡمُ 🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍

  • @Salmanuura-23
    @Salmanuura-23 5 часов назад

    Bad haaf kulaha kiki xaraamad caadiya waaye 😂

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 24 минуты назад

    Rotin noso dub samia❤

  • @ZuheerJiNi
    @ZuheerJiNi 7 часов назад +2

    Qofka ugu horeye 😢😮

  • @aaminaqaali-z1l
    @aaminaqaali-z1l 7 часов назад +1

    Wa amini la,ahay Ina qofka ugu horeyo ahay❤🎉😢

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 6 часов назад

    Masha aliha ❤

  • @JekekjKkk
    @JekekjKkk 40 минут назад

    Inta ila jecel kiki 😂😂 dhipkeeda

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 7 часов назад +3

    Fadlan walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aan 500k gaarsiino samia 6 beri ayaa noo dhiman aan gaarsiino (Arkaa milkiile)

    • @RaxmoMaxamed-x4t
      @RaxmoMaxamed-x4t 7 часов назад

      Sorry for your help today ok abayo setahay ma i fican tahay abayo nunaha ka waran abayo setahay ma ahan abwe adiga setahay abwe setahay abayo setahay abwe setahay ma i so I don't have my phone the other I don't know if I have any of the people who have my abwe setahay abwe setahay abwe adiga setahay abwe setahay ma i ficnidoo abwe adiga setahay abwe aa to wa mashqulay sorry 😔😐 to get 😢😮😮😮😮😮😮🎉🎉😂 it was the people 😔😐😮😢😢😮😅 you have your own room and the bathroom with you 😀 niicey so I have 😮😮😢😢🎉😂😂🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 часов назад

    Samia iyo xaywaan maxaa kla haysta😂😂😂

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 7 часов назад +8

    Samiya Sundus baygadhay awey hadiyadii umagan miyaaa iyada qofka uhoreyanoqotaaye😂😂

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j 6 часов назад +1

    Samiya aqwaan maxaa ku helay sunduz maadhan la dabaal dagin miyaa adhi iyo ladan markiina qofka 1 bey noqotaaye 😮😢

  • @SahroCabdishakuur
    @SahroCabdishakuur 7 часов назад +1

    Saamiyo waakutaa geeraa guleeso walla mcn

  • @SimanSharif-g3m
    @SimanSharif-g3m 25 минут назад

    Salaada korma tukataan ileen salad pajirte😮

  • @MaryanDirir-e4z
    @MaryanDirir-e4z 7 часов назад +1

    𝐬𝐢𝐦𝐢𝐲𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐢𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐚𝐡𝐚𝐲

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 6 часов назад

    😢veido baari so diigta hayaa samio sunds ianan farxda laso qaadan lahyda jcyl ❤ qadar Allha wa adiga yidha. Malinka wxa Gadha laguma Tala gaalin la dabaal gashidaa Gift Qurxoon xafdlfa sii mrka🎉

  • @AbdifitaaxMohamed-c2o
    @AbdifitaaxMohamed-c2o 6 часов назад

    Aa way salada mse waa idinka jabanthy 😂

  • @Axmednani123
    @Axmednani123 7 часов назад

    Asad ku samey oo hadiyad ugu dhig

  • @raaqiyac.qaadirsheekh6281
    @raaqiyac.qaadirsheekh6281 38 минут назад

    Aduunyada aaqirada yey idin ilowsiin

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 часов назад +1

    Wcs samia ahmed io kiki ahmed wa wlashina ladifa ahmed adi io bhal mxa idinkla hesto kiki igu dran wa inkirena kulhaa 😂

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 6 часов назад +1

    Abaayo iga raali noqo lkn 12saacadood 2salaad ayaa ku jirto sidee marka salaadu waa muhiim abyo ku dadaal marka raaline noqo

  • @SamaaraEise
    @SamaaraEise 7 часов назад +4

    Nayaa samiyaay sundus hadyad ugee 500 baygadhaye

  • @raaqiyac.qaadirsheekh6281
    @raaqiyac.qaadirsheekh6281 38 минут назад

    Salaad ma dukaneysaaan 12 biyo ku dhex jirtaan

  • @leyloleylo3755
    @leyloleylo3755 6 часов назад

    Salad majirto miya 12 marka biyaha ku jiresan alle kacabsada ee salada hala ilaliyo abayo

  • @manaaLinamoha
    @manaaLinamoha 7 часов назад

    Samia coming soon 5ook❤🎉

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 25 минут назад

    Team samia❤

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 7 часов назад

    Hore usoco wll

  • @GulledAbdi-o5c
    @GulledAbdi-o5c 7 часов назад +1

    Kiki ninki fuleysana 😂

  • @Osmanozzy9026
    @Osmanozzy9026 7 часов назад

    Mistar Kiki 😮😅

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 7 часов назад +1

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 часа назад

    Adhigoo cunto cunay waa ma fiicno in swimming 🏊‍♂️ gashaan.😂

  • @Hamdaaxmed1122
    @Hamdaaxmed1122 7 часов назад

    Hore usoco mcnto

  • @abdirahmanahmed4216
    @abdirahmanahmed4216 7 часов назад

    Good challenge

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 часа назад

    Laakiin gaaja ayaa idin dishay.