AARSIGI UGU XUMAA || DOOQAAGA MATAHAY GABDHAHAN YES OR NO U TAABO || MA I XASUUSATAA AYA KA DHACDAY😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @balqiismohamed2979
    @balqiismohamed2979 3 месяца назад +125

    Masha allah maxamed wiilka gabdha dhan ixtiraamay ayu noqday wiil yaro ixtiraam badan waye abdalle ku xigay asagana wa rona iyo jeestoole

  • @NorAk-g6b
    @NorAk-g6b 3 месяца назад +151

    Kusali nabiga scw scw

  • @falisa576
    @falisa576 3 месяца назад +91

    Maxamed yare gabdhaha wu wada Xushmeeyey masha Allaah wiil yar
    O sharaf leh weye

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 3 месяца назад +97

    Amiish naag nool inay thy caawaaban ogaaday wlha wepigaa nin kuyasaya amarkiissa ha qaadan naag nooL🫶🏽😂❤️👍🏻

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 3 месяца назад +4

      Sax waaye samideey ninka waxaad amarkiisa qaadan kartaa markuusan kuyaseenin kkkk

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 месяца назад +3

      Hdee naag nool thy mrki horeba hortiisa maso istaagten

    • @deeqocabdi5890
      @deeqocabdi5890 3 месяца назад +1

      @@Fatuush11 pick me nimada igala tag naayaa meesha wxy utaagan yhn dhamntood waa barnaamij if you know what I mean🧐😏🙄 adigoo dumara baad rabtaa inad dumar kle kasoo horjeedsato ood ku faraxsan thy in saan loola dhaqmo akhas caleyk naa nagatag bahalyahay xunoo dhimatay🤢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 месяца назад

      @@deeqocabdi5890 naa waad qldan thy Ha I caayin ani waa ku faraxsanhy maa ku dhahy naya bahdilkooda naagahan aad u doodayso kabtooda kaama yaaqaanin nin iyo naagne wxne igama galin ani ani mee Ila dhashteen mxaa iga qoseeya afdheeri bdinada Teeda kle hdeesan bahdil u baahnen naagahan meesan ogolaaden niman gayaanka eh hortooda isku warwareeji adoo dhar jirkaaga so saraya qba kuwa nimanka is tusa maa thy adi xgee ku xnuunysa Amishtaa sheegysid nya hdee rbto inee nin bahdilo Kowda hore ma ogolaaden nin uso labiso hortiisa imow ha ku doorto game dhan o eh is doorta aaba u aqana bahdilaaad taasne wa fikirkyka Mid adi ku qoseesa maahan imana aflagaaden krdid ani

    • @quenlucky9221
      @quenlucky9221 3 месяца назад

      Halahas dhan waxad rabta in nimanka reply kuso galan waa iska gadeysa pick me da tahy wAse💀​@@Fatuush11

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 3 месяца назад +122

    Meesha dhan amiisha ugu shidan qurux iyo style qaraar baa haaya kuwaan 😂

    • @Norah_bb
      @Norah_bb 3 месяца назад +2

      Style aa🙆🏻‍♀️🙆🏻‍♀️😂

    • @Aya.dimple12
      @Aya.dimple12 3 месяца назад

      Xasbunallllllah😭😭

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj 3 месяца назад +3

      Haa masha Allah quruxleey isku kalsoon mana aqbasho in lagu qaltamo garteeda ayee koosanee Raga iyo dumar badan oo kamaseersan ayaa arkaa

    • @FaadumoWacdi-p7q
      @FaadumoWacdi-p7q 3 месяца назад

      Naagta ugu style xun waayabe😂😂😂

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 3 месяца назад +3

      @@FaadumoWacdi-p7q inta meesha taagan ayada ugu shidan kuwa kale dhar aan isku so bexeyn wataan

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 месяца назад +90

    Amiish waa taageeraa waa gabar geesiyad edeb bareeyso nimanka guuleeso

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 3 месяца назад +214

    Nafisa gabar sharaf badan waxay diiday inay isku hor wareejìso nin ka ajanabiya guulayso nafiso❤🎉

    • @nujummohamed411
      @nujummohamed411 3 месяца назад +6

      Maro qaawan oo ku dhagan bayba qabtaa

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 3 месяца назад +4

      ​@@nujummohamed411 gabdhaha kale marka loo eego yadaa ugu asturan waayna diday inay isku wareejiso halka kuwa kle isku warejinayaan nin ka ajanabiya😊

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 месяца назад +3

      Nafiso😄ayadaaba qaawane dhar ku dhagan oo jirkeeda muuqdo ayeey sidata ajnabiga iyo sharafta sida ku ogeen miyaa laga badalay

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 3 месяца назад +6

      @@NashaadHassan inay isku hor wareejiso way diidaydee sharafteeday ka raacatay teeda kle gabdhaha kala ka daran waxa dhajisky xidhanyihiin markaa nafisaa ma xanuun bay inugu haysaa naa

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 месяца назад

      @@xanaan9003 RUclipska kugu cusub😄meeqo reply baa isoo gashay afaaro iyo wax aadan fahmeen baad ka hadleysa naaya indhaha miyaa na tireysa naag nafiso ka qaawan meesha ma joogto ayada u qaawan dhar garabkeeda iyo futadeedu sawiranyihin weey sidata sharafta haku dheelin sharaf iyo asturnaan waxba kama taqaanide

  • @MuniiroaxmedXirsi
    @MuniiroaxmedXirsi 3 месяца назад +228

    Nacalla nacalkeed amiisha naag nool wye bahdil dhan lamaba ogla sas karbaa aqwaan dhocilahan yaryr hysku sodhisin😅

    • @YussufShabdi-qh8mm
      @YussufShabdi-qh8mm 3 месяца назад +6

      Mxa bahdil ah😂 waaba ladiide😂

    • @princisslayla
      @princisslayla 3 месяца назад +11

      ​@@YussufShabdi-qh8mmhadi sidi yel ladhahay yeli laheyd o iska bax ladhihi lahaa kawarn weku sugte 😅

    • @samsamabdi-i7s
      @samsamabdi-i7s 3 месяца назад +4

      Naag nool amish nimankan bilaa dookha ah 😂

    • @YussufShabdi-qh8mm
      @YussufShabdi-qh8mm 3 месяца назад +3

      @@princisslayla somali qosol kugu dili wlh😂

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 3 месяца назад +1

      yaa waye cida bahdilka ogol muga

  • @xabiiboibraahim65
    @xabiiboibraahim65 3 месяца назад +187

    😂😂😂amiish aa iiga qoslisay ma ubaxaayi kulalaah waa sax😂😂😂

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 3 месяца назад +325

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @BashirDiyad
    @BashirDiyad 3 месяца назад +36

    Nafisa wa gawadha ugu quruxda badan Malaysia markasu leyahay doqeyga ma,ahan

    • @HanatVitnez
      @HanatVitnez 2 месяца назад

      Mafiza oo gopolki raga no dhayal❤

  • @Deqzan223
    @Deqzan223 3 месяца назад +133

    Amiisha jacyl weyn u qadey cawa 😭❤️🥰naag iga dheh

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      That is why Somali girls are single mothers

  • @NuraMahamoud
    @NuraMahamoud 3 месяца назад +52

    amiish naag nool waye walh is not easy❤😂

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 3 месяца назад +181

    Amiish naag nool waliga sharaftada iyo kibirkaga madaxa hakuu saradan

    • @Naacimoxaajiahmed
      @Naacimoxaajiahmed 3 месяца назад +5

      Wlhi waba nag nooo amar qadasho saan u necbahay leee❤

    • @filsan_abdiqaadir143
      @filsan_abdiqaadir143 3 месяца назад +4

      Amiish Naag nool barasho ma uga baahno 💯

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад +1

      Wa waxa wada single mother owada yihiin

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      That is why Somali girls mostly single mothers

    • @mohamedbuaalechannel2396
      @mohamedbuaalechannel2396 3 месяца назад +1

      Kibir Allah U sugnaadey qof wax lagu dhiiri Galiyo ma Ahaan Hadey Kibreyso Qarmuunka ka imaanayo iska Joojin laheeed 😂😂

  • @AsliMcln
    @AsliMcln 3 месяца назад +90

    Amiish😂😂😂 saas kaa rabaa

  • @samiiraadan5609
    @samiiraadan5609 3 месяца назад +58

    Waxay waxaan rag isku sheega ah ee hadane dumarka la xifaltamaayo amiish naag nool inaa thy wey cadahy ❤naag adag lee lala xifaltamaa 💪💪kuwan ha u joojinin xppti
    Mideda kle waa qalad in mar walba laga faalodo gabdhaha waxaan waa recording inta eey is leyihin heblayo ku dhaga ayeyba iska waleen amiishey dumarland kula jiro 💪inta fcn

    • @ShugriWabari
      @ShugriWabari 3 месяца назад +1

      Dumar land dhamoontood way la jiraan amiish

  • @queenparni6469
    @queenparni6469 3 месяца назад +127

    😂😂😂😂😂😂yes mida lotabtay sii tagan iga qoslisay mahres bastar waaye😂😂😂😂

    • @MaryamoMaanka-u3w
      @MaryamoMaanka-u3w 3 месяца назад +12

      😂😂😂intaas lee ku qoslay mahrez funny waye 😊

    • @ridwaanmaxamed1401
      @ridwaanmaxamed1401 3 месяца назад +8

      Wllhi daacad ban u qoslay 3 mar ku soo ceshtey😂

    • @Fayley-p6u
      @Fayley-p6u 3 месяца назад

      Wlhi dacad baan u qoslay 4 mar baan kuso ceshty😂😂

    • @Xawodhool_22
      @Xawodhool_22 3 месяца назад

      Ala wan fuuray 😂😂😂😂😂

    • @AyaanSacid-q2s
      @AyaanSacid-q2s 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂😂 haa wlhi qoralka iga dhamaady mahriska waluun waaye runtii 😂😂😂😂

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t 3 месяца назад +54

    Adna maxamed noso badi fani weye wallhi 😂ani mashaxariya kuwakalene shaxari maahan miyaa 😂😂😂

  • @sharmakemohamed512
    @sharmakemohamed512 3 месяца назад +83

    Ninkaan mehrez la dhaho haduusan ku jirin caawa ma shidnaan lahyn cusbada asaga wata😂😂 jeestoole big legen😂

    • @MaxamedabdirixmaanUgaas
      @MaxamedabdirixmaanUgaas 3 месяца назад +3

      @@sharmakemohamed512 ayaanita waa kaxeelaysatay video marakas macan ahaan lahaa lkn inay dhuumanayso saa u ogaa heheh

    • @MaryamoCabdi-tm5bq
      @MaryamoCabdi-tm5bq 3 месяца назад

      Us us😂

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 месяца назад +31

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 3 месяца назад +108

    Amiish waa naag nool waaku wataa my sister naag jilicssn majecli😂😂❤

  • @dhipleydadhibleyda886
    @dhipleydadhibleyda886 3 месяца назад +37

    Jah Amiisheyyy Sunta Faraxyasha 😂😂😂😂

    • @ABshakurchannel
      @ABshakurchannel 3 месяца назад +1

      Amiin anoo nin rag wata wllhi waligaa bahdil haqaadan dhihi lahaa wllhi nolow

  • @najmonoorabdullahi402
    @najmonoorabdullahi402 3 месяца назад +42

    Maxamed fani waye wllhi kuwa kale runrun beeybo kadhigeen 😂meesha caadi beey uxanaq sanayeen Amiish weey ataageen

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 3 месяца назад +14

    He is so cute maxamed and kind and generous Masha Allah

  • @NawalCabdulhi
    @NawalCabdulhi 3 месяца назад +13

    Amiish is not easy ❤

  • @AbshiroCkariim
    @AbshiroCkariim 3 месяца назад +135

    Wxaan cuqdada wada qaba ee dumarka laxifal tamay mxaa wye😏 amiish naag nool wlhi💖👸

    • @XayaatYuusuf
      @XayaatYuusuf 3 месяца назад +3

      Mar walpo saaas udhaqmaaa abayoo Dumarku la xifaltama

    • @DhiloKoriye-k2d
      @DhiloKoriye-k2d 3 месяца назад +1

      Suraha mesha Kala taga

    • @AbshiroCkariim
      @AbshiroCkariim 3 месяца назад

      @@DhiloKoriye-k2d bajaqow yaan laga daremin😏😅

    • @DhiloKoriye-k2d
      @DhiloKoriye-k2d 3 месяца назад

      @@AbshiroCkariim Suraha mesha Kala tag s.wse sida nin rag cml u hdl gbdhaa lasoo korty wa ku jedaa he

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 3 месяца назад +27

    Amiish naag nool. Igadheh😂😂😂

  • @JiineyXaji
    @JiineyXaji 3 месяца назад +15

    Amiish naag nool madax adeeg huru usoco quruxley

  • @Maryanqueen-d8o
    @Maryanqueen-d8o 3 месяца назад +51

    Amish wlhi wa nag nol kuna dili krta kuna nolen krta siday ugu bxdy ka hely dhocilkan axmed la leeyhy ee raba inu gabdhaha kuso can bxo inti igu racsan like 👍

  • @DeeqoXassan2000
    @DeeqoXassan2000 3 месяца назад +21

    Amiish si fiican bee yeeshay nin kuyasaayo amarkiisa lama qaato

  • @HayboFarah
    @HayboFarah 3 месяца назад +78

    Amish madaxa ii saaran thy wllhi 😅❤❤❤

  • @AbdifatahAsad-co7pl
    @AbdifatahAsad-co7pl 3 месяца назад +14

    Qof dumar yes no marka taganthy kaliya ku qime quruxda iyo style no jirkeda iyo iswareeji wax ficn ma ahn

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 3 месяца назад +19

    Caisha yarey maskiinad waaye masha Allah

  • @Shankaroon-kq1ww
    @Shankaroon-kq1ww 3 месяца назад +53

    Amiish wan tageer sanahay nimanka qaar waxey jacelyihiin iney amraan dumarka ma ayagaa dhaley aya goo duluf ah 😂 hadana amarka jacel yihiin

  • @Amiira527
    @Amiira527 3 месяца назад +72

    Amiiish nimanka qalqal kufurtay geesiyad iga dheh💋💕

    • @Zaki_96__72
      @Zaki_96__72 3 месяца назад

      Naag buuq badan lama dhaqi karo

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah 3 месяца назад +6

    Am proud of you amiish madaxaada waligaa kor ha ahaado nimanka waxay jecelyihiin naag ay duleestaan but Adiga naag adag ayaa tahay❤❤❤

  • @eymanpique378
    @eymanpique378 3 месяца назад +25

    Mohamed funny waaye wllh😂😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 3 месяца назад +3

    Mohamed has very respectful person ❤

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 3 месяца назад +38

    Wlh habeen Aan dawan maba jiifan karo Adna channel😭😫🫶🏻💋

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 3 месяца назад +17

    Amiish naag nool🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 месяца назад +114

    Amiisha naag nool waan wataaa dumar land 😮😊

    • @najmaabdulahi5961
      @najmaabdulahi5961 3 месяца назад +6

      Sowmaha naag jilcin ee raban lkn gbdhaas waa birta adag 😂

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 3 месяца назад +1

      😂😂😂😢😢😢❤😮😮

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 3 месяца назад +3

      gabdhaha dhan waa naago sharaf badan oo weliba nool nool

    • @KHaNoW-s3d
      @KHaNoW-s3d 3 месяца назад

      ma isku camireysiin😂

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft 3 месяца назад +28

    Amiish naag adag wllhi nimankaan wee ciishay

  • @AaminoMaxamad-p2t
    @AaminoMaxamad-p2t 3 месяца назад +12

    Maxamed cawada woo iga qusli😂😂😂Adna barmaa misyada kusoodar❤❤maxamed waa jecelahay❤❤

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 3 месяца назад +7

    Amiish naag nool midke dooqaga ah io midke dooran leheed mxa wye naag la amro ma ahan amiish 💪
    Mohamed yare wiil ixtiram badan m.a allah

  • @Aadanyuusuf-j7h
    @Aadanyuusuf-j7h 3 месяца назад +4

    Kusali nabi maxamed scw❤❤❤

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x 3 месяца назад +31

    Allow hana cebeyn nin islaamed iyo naag islaamed ayaa leysku balaminaa allow hana cadaabin

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      Wa dhaqan xumida somalida waliba dumrka somalia waliba gabadha oga dhaqanka xun ba lawada tageeray Amish

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 3 месяца назад +65

    Mahrez caadi ayu u waashey Hospital crazy oo malaysia ku yaalo hala geeyo😢😂😂

    • @NIYADSAMEH
      @NIYADSAMEH 3 месяца назад +1

      Uu ku ciilay miyaa ninkan waji ma laha ee hoosta haka galin ciyaar ciyaar maha ninkan killer weeye

    • @Hana-ii7rd
      @Hana-ii7rd 3 месяца назад +4

      Killer Wx kama oga e ixtiraam laawe waye io gabar laficil tame 🤮🤮🤮🤮🤮

    • @SabariinAbdullahi-j6r
      @SabariinAbdullahi-j6r 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 3 месяца назад +1

      ❤❤❤ sax

    • @NIYADSAMEH
      @NIYADSAMEH 3 месяца назад

      @@Hana-ii7rd ninkan ficil kama ahaa ee dookhiisa ayuu ka hadlay hadii aanu ka helin khasab miyuu ku dooran laha xalimoo mise dookhisa ayaad ku haysataan

  • @UgbaadXuseen12
    @UgbaadXuseen12 3 месяца назад +24

    Faaraxyadu indho adkaa amarkoda in la qaato ayay ba rabaane ka wrn ala mxy waasheen faqdhaq badanayey👌😂😂

  • @UmaymaMahamed-kx8gu
    @UmaymaMahamed-kx8gu 3 месяца назад +80

    Jestole waa niin raged 🤴💪

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 месяца назад +43

    Waxay noloshan casaanka ihi axmedku waaba eber mahres waaba ka daree uf😏 lakiin maxamed funyy weeye😂😂😂

    • @mumtaza7417
      @mumtaza7417 3 месяца назад

      Ha axmed ka wuxuu rabaa inuu soo caanbaxo waaba xoolo illahay 😂

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 3 месяца назад

      @@mumtaza7417 mahres ma dhama

  • @xabiiboyariis2095
    @xabiiboyariis2095 3 месяца назад +6

    Amish nag nool iga dheh amar io kibir ma jcla wow❤❤

  • @balqiismohamed2979
    @balqiismohamed2979 3 месяца назад +11

    Masha allah maxamed waa wiil aqli badan no su.aal ficaan yes or no bes no hadal

  • @QueenFaatuush-s2j
    @QueenFaatuush-s2j 3 месяца назад +9

    Mahrez legend 🙌 👏

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 3 месяца назад +7

    Cadana wiika danbee ku soo celi fani weeyee❤😂😂

  • @fardoosotifow
    @fardoosotifow 3 месяца назад +34

    Ruuxan axmed ladhaho o madaxa sanbuuska leh bidaart wen balaayo is moode amiish naag nol 😊jestole big legend ❤

  • @fardossa12
    @fardossa12 3 месяца назад +103

    naag naool amish naagtu waa iney qabyeelata🥰😂

    • @abeyxabib3106
      @abeyxabib3106 3 месяца назад +1

      A qarar taaa😂😂😂😂

    • @fardossa12
      @fardossa12 3 месяца назад +3

      @@abeyxabib3106 maxaa qaraar ah micnaha naag amar qaadta wey ka weyn tahay amish mida kle haduuba la kulmey bee amarka waa maxay ma asaa dhalay

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 3 месяца назад +1

      Lo islaweeni noogu dar😂😂

    • @fardossa12
      @fardossa12 3 месяца назад

      @@Maariyo5364 haa qabku waa muhiim adoo cidna yaseen inaad taqaanid meesha naftaada u qalanta 😅🥰

    • @abeyxabib3106
      @abeyxabib3106 3 месяца назад

      @@fardossa12 mss 50

  • @sabriinaadan-go4sq
    @sabriinaadan-go4sq 3 месяца назад +12

    Amiish naag nooli sidaas laga rabaa❤😂😂

  • @KarimaNeima
    @KarimaNeima 3 месяца назад +4

    Amish sunta niman kaa kune waliga sharaftada iyo kibirkaga nimanka ka maserane keep going sister ❤

  • @NASTEEXOMohmeth-ps4gy
    @NASTEEXOMohmeth-ps4gy 3 месяца назад +31

    Sundus habalay0🎉❤
    Gift mxd uga gayn weyday adna sundus

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 3 месяца назад +2

      Mesha sundus maxaa kenay 😂😂

    • @fatimoha1084
      @fatimoha1084 3 месяца назад +1

      Adigu meel sundus lugu sheego maxaa la caac tiraahda nin raga tahay is adkeey ​@@king______diini2777

  • @NuuxMaxamed-q6b
    @NuuxMaxamed-q6b 3 месяца назад +7

    Amiizh wn kuwadana ciylka bufi😂😂😂

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 3 месяца назад +39

    Jeztooole respect man❤

  • @nashaadqurux6122
    @nashaadqurux6122 3 месяца назад +4

    Manta amiish wa tageray fariiid niicda iyo jiljileca ha qadan❤

  • @AziizaAbdulkadir-ez9mz
    @AziizaAbdulkadir-ez9mz 3 месяца назад +3

    Walahi qeebta Mohammed Waan ku soo ceshty ❤❤❤

  • @AaminoCusmaan-qr6ip
    @AaminoCusmaan-qr6ip 3 месяца назад +18

    Amiisha naag nool is not aesy 😊❤🤌🏾💐🫶🏻💞👸🏼
    Maxamed m.a funyy weye 😂💔😭

  • @muhiimgurey402
    @muhiimgurey402 3 месяца назад +49

    Amiisha ani waan taageersanahay waayo wax yaalaha qaar maqaadato nimakaan waxey raadinayaan qof ay amraan bal mayagaa dhalay edabdaranaa

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 3 месяца назад +8

    Amish qurox badan Nag Nool ❤❤❤

  • @SaraAbdulahi-l6p
    @SaraAbdulahi-l6p 3 месяца назад +26

    Midka lawad isaga ma style leh nacdasha blue io casan isku xiran ee codka xun akh😂

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 месяца назад +2

    Maxamed funny waaye walaahi inta wiil wax dooraneesay asagaa ugu fiicnaa 😁😁🥰🥰🥰🥰

  • @Afra_mohamett-r6y
    @Afra_mohamett-r6y 3 месяца назад +4

    Amiish naag nool waaye❤

  • @SalmaAli1875
    @SalmaAli1875 3 месяца назад +8

    Amiish naag nool waaye wlhi mehres woo qaldanyahay bastarka😊

  • @Shushu40
    @Shushu40 3 месяца назад +4

    Amiish naag adag ❤🎉

  • @Asmakheir-z9n
    @Asmakheir-z9n 3 месяца назад +3

    Wlhi waa fani maxmed maalkasta soo fadhiisi waa taageeranaaye😂😂❤❤❤

  • @dhawrsanapdiraxmaan
    @dhawrsanapdiraxmaan 3 месяца назад +5

    Nafisa quruxdaydiih ❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 3 месяца назад +25

    Amiish naag nool ba tahay waliga dhoocil xun haysku so dhisin qaarba ayago qeyr ba rajeyn leh lagu daadiyey hush nayada is adkeeya balayo jilicsane

  • @QueenTolmoon
    @QueenTolmoon 3 месяца назад +19

    Amish naaG noooL weye ❤😂

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 3 месяца назад +17

    Muuqaalka Maxamed aa qurxiyey wllhi😂😂😂

  • @Sihaamiita-k4r
    @Sihaamiita-k4r 3 месяца назад +4

    Amiish wanagnol horayusoco abayo ❤❤🎉🎉🎉wankuwata

  • @AishaCabdi-x5q
    @AishaCabdi-x5q 3 месяца назад +3

    Amiish naag nool noo amar team ayeeyo koris noo bahdil😏🫶😂😂

  • @zowdacadey
    @zowdacadey 3 месяца назад +4

    amiish markn wa wta farid nimnka yas wligaa😂😂

  • @UgbaadKeyse
    @UgbaadKeyse 3 месяца назад +31

    Adna walalkeed waa funny walhi kan yar waan ka helay fariid😂😂😂😂😂

  • @HindoShire
    @HindoShire 3 месяца назад +3

    Amiish waa kuwataa❤

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 3 месяца назад +33

    Mesha raga la soo fariisiyay fahanka ama ka helida qalad ayee ka fahmeen sabbtoo ah amar iyo hadal xumi maxaa rajeynee mesha ma soo gali karto qofka qiimeey YES OR NO

    • @najmaabdulahi5961
      @najmaabdulahi5961 3 месяца назад +9

      Garashada allah ku dayo wilka yar maxamed aaba ka gobsan iyaga dhan

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 месяца назад +6

      Wax garad baa thy abowe nolow

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 3 месяца назад +2

      Haaa wa runtaaaa

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 3 месяца назад +2

      kuma jirin ma hadli kartid taa waa markii laguula balamo uun

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 3 месяца назад +22

    amiish naag nool waaye waawataa walaahi kusoco abaayo abaayo 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 3 месяца назад +2

    amiish naag nool🎉sharafta dumarland wa ilaaalisay❤

  • @AmranMukeyf
    @AmranMukeyf 3 месяца назад +3

    Omg Amiiiiishay😂❤

  • @Boqran5
    @Boqran5 3 месяца назад +14

    Gabdhaha waxay umaleeyan qaawnashada inay qurux thy ragana ay kusoo jiidan karan plz saan isku dhaama alle ka baqa oo dhar asturan xirta tarxada qoorta lagu duubaayo iska daaya xabadkiina astura Adna tusaale haidin noqoto.
    axmed waa raacsanahy isku dooqna waa nahay jaaw jaaw 💔

  • @NafisaNafeymoha
    @NafisaNafeymoha 3 месяца назад +7

    Amiish naag nool waye sas kaa rabaa❤

  • @nimcomohamed2152
    @nimcomohamed2152 3 месяца назад +23

    Ish😏 Isla waynaa ninkaan ahmed😕 Kama ba helin of dheh😮‍💨 Gabdha dhan waa uu liidaa oo waa uu yasaa of dheh

  • @Wasugi23
    @Wasugi23 3 месяца назад +55

    Adna hadana dawan ma seexan kari😂❤

    • @AdnaChannel
      @AdnaChannel  3 месяца назад +22

      Jah 🥰

    • @MaxamedabdirixmaanUgaas
      @MaxamedabdirixmaanUgaas 3 месяца назад

      ​@@AdnaChannelvideo hore comtigayga tag waxaa ku sheegay ayaanita inay dhuumanayso aa carartaa hehe

    • @JekekjKkk
      @JekekjKkk 3 месяца назад +4

      Sidookale

    • @Hamdasciid
      @Hamdasciid 3 месяца назад +1

      ​@@AdnaChannel jah adna Qurux inolow abaayo ❤❤❤🎉

    • @MaxamedabdirixmaanUgaas
      @MaxamedabdirixmaanUgaas 3 месяца назад

      @@AdnaChannel mid xeeladaysatay mala taqan

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂 Mohamed wuu xishonayakkkk😅😅😅😅

  • @haniqalo5532
    @haniqalo5532 3 месяца назад +4

    Maxamed wa fani wlhi no ma jawb bay ledahy 😂😂😂😂😂 kulah

  • @balqiisamohaaa4890
    @balqiisamohaaa4890 3 месяца назад +5

    AMISHA naaG NooL wiliga bahdil ha qaadaN😘

  • @Fayuumo
    @Fayuumo 3 месяца назад +19

    Lablabadi iheesay dhan Maxamed aawa iga bi iyay maasha Allah funny waye wuna ixtiraam badanyahy ❤😂😊

  • @HaboonHappy-z8z
    @HaboonHappy-z8z 3 месяца назад +4

    Amiish naag nool waye sas ka rba no Jill jilec 🎉❤

  • @NajmoXaashiabdi
    @NajmoXaashiabdi 3 месяца назад +7

    Amish wey idaweysay wlhi😊

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 3 месяца назад +44

    Kani mahrez la dhahayo waa baastar ugu weynaa waye waliba doqonimo ku darsadey😂

    • @muhiimgurey402
      @muhiimgurey402 3 месяца назад +5

      Ayaga dhan waa is ku mid faaruq waaye niman is ku sheega

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e 3 месяца назад +5

      Kuli waxba mehriz ma dhamaan waa doqomo

    • @MaxamedNuurCumar-x3g
      @MaxamedNuurCumar-x3g 3 месяца назад

      Dooqiisa ma leedahay

  • @NajaxClraxmaan-p4b
    @NajaxClraxmaan-p4b 3 месяца назад +47

    Ii duceeya guys qof walba oo arka Murad adag ban leyhy 😢😢

  • @SumayaAbdi-i3q
    @SumayaAbdi-i3q 3 месяца назад +2

    Mahriis wa xaramaad wlhy 😂❤ku wataa mahrisow

  • @CanabJimcaale-qb9in
    @CanabJimcaale-qb9in 3 месяца назад +7

    ADNO Maxamed fanay noso badi plz abyo😂😂

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 месяца назад +11

    Wcs maamada xafada mariish gabdha Malaysia joogo luuq Cidlo Haku ku Dillan ha dhow meedka jiita maxa mili karno maraad dhahdo dhaawac waaye iyo maka helin😅😅 Haku dilaan