PRANK MARISH AAN KU SAMAYEY QURUX KUDHIGLE WAN JECLAHAY IGU SHEEG PLZ

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 апр 2022
  • Maria Abshir is a talk show host, an activist, and a RUclips content creator.
    My social media accounts can be found here..
    TikTok: / marishbeauty
    Facebook Page: / marishbeutychannel
    Facebook Profile: / maria.abshir
    Instagram: / maarishbeauty
    Snapchat: / marishbeauty13

Комментарии • 915

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 2 года назад +28

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +191

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @basadiirfamily8031
    @basadiirfamily8031 2 года назад +32

    Qofkii ugu finally uguna khayrka badnaa uguna aqoonta finally uguna naxariista badnaa uguna akhlaaqda badnaa uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +79

    inta prank markay maqashay soo carartay like dhac ❣❣🤣🤣

  • @updykhadirbaley4767
    @updykhadirbaley4767 2 года назад +238

    Marish you are a role model lady but nowdays we really miss u but don't forget to post videos within ramadhan because we can't stay without you keep on walashey MCN iam alelkase boy from Rio jadanero of brazil

    • @Zaakir1024
      @Zaakir1024 2 года назад +4

      Bro adoo wiil eh miyaa role model u noqo nee mise Trans baa tahay🤣

    • @I.F.J
      @I.F.J 2 года назад +4

      Cɪᴅᴀ ᴍɪʏᴀᴀ 😆😆🤚

    • @khaalidabdikhaalidabdi5894
      @khaalidabdikhaalidabdi5894 2 года назад +4

      @@Zaakir1024 hoyada kumadayatid

    • @sojethow7257
      @sojethow7257 2 года назад +5

      Rio dajanero aa😂😂😂qoralka iskasax markahore benta hakudambese

    • @d.rhasaabkhairy1784
      @d.rhasaabkhairy1784 2 года назад +4

      Rio dijinero soomali majoogtee cayaarta maa nagala tagtid adeerow🤣🤣

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +357

    Inata prank markay maqlan so orda is mujiya
    Adigo soman hada dawanayso so boqo😂❤✊

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 года назад +137

    Team marish beauty is muujiya 🤩😍wooow another level wallaahi

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 года назад +138

    Marish Hadad Dhanka Jack Kaso martay Way ku Qasban Tahay Inay
    Difaacato Gabar Ninkey Jeceshahay Naag Kale Uma Ogolaato 👍👍

  • @dekohirsi3805
    @dekohirsi3805 2 года назад +55

    Wow m,a team marish iyo Jack wa cusbahay mala iso dhawayna mise wa la icayrin

  • @abdulhakimismail8234
    @abdulhakimismail8234 2 года назад +49

    waan ku salaamay qurux ku dhiigle from hargeisa duriyadii

  • @mmk4320
    @mmk4320 2 года назад +72

    Marish Boqoradii Lagutabay Ayaamahan
    Top prank Ramadan kariin
    Asxpta 400k Sidhaqsaa haloo gaadhsiiyo Boqoradah
    My team ❤🌹

  • @mohaamohaa7723
    @mohaamohaa7723 2 года назад +92

    Marish don't stress please that just a joke and prank. Keep going 💪

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 года назад +47

    Malabka shinida funny waaye wllhy abaayooy malabeey prankiyada noosoo badi😂😂😂.
    mariisheey ku adkaynta jooji wlley gabadha fariinta ugudbi😃😃

  • @mumtazomar2587
    @mumtazomar2587 2 года назад +143

    I love when you are pranked because I like your angry ❣️❣️❣️🙏

  • @crahmanmohamed5244
    @crahmanmohamed5244 2 года назад +62

    Qurux iyo marisheey gabadhan maad ufurtaan yutube wlhy saa sa ila qurux badan❤

  • @kassimibrahimabdullah6413
    @kassimibrahimabdullah6413 2 года назад +70

    Marish your role model Mashallah .. Love 💕 you yaq __ keep going never backwards always forward ⏩

  • @ismaaciilmaxamuud4427
    @ismaaciilmaxamuud4427 2 года назад +11

    Waxan rajeynaya oo aan sugaya arooska marish iyo qurux ku dhiigle
    Inta jecel arooskooda like saara

  • @alisamadoon893
    @alisamadoon893 2 года назад +63

    50 minute 10k another level😮💯

    • @aqoontahorleh6968
      @aqoontahorleh6968 2 года назад +1

      we cant wait your reactions abayo Marish and u team markasta noolow

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 года назад +17

    Muqaalkaan caawa lee daa wanaaa hada know waayo jawi dagan inaan ku daawado wye Welcome back 🙏 my sister marish army 💜 ❤ 💖

  • @xasanabdirahman7451
    @xasanabdirahman7451 2 года назад +42

    Ramadaan Mubaarak insha Allah Coming Soon 400k Subscribers Sis Marish

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 2 года назад +16

    Waw Marish qoftan wa Aktarad buuxda ee haka tagin Nairobi uso wad 😃🙆‍♂️

  • @qadardahiye6881
    @qadardahiye6881 2 года назад +36

    Marish queen 👸 💙😘😘👑✌️

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 2 года назад +36

    Kadaa Mariish beauty Xagaa Qurux ku dhiigle lagama Maro Dhiiqaad Ku Jirtaa Malabka Shinida 😂😂😂

  • @updirashiidinhotube908
    @updirashiidinhotube908 2 года назад +16

    qofka igu raacsan marish iyo jack inay lamaane noqdaan like 😮❤

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 года назад +47

    Oohinta ply store ma kala so dagaty ku teh fany marish wlhi🤣🤣🤣ramadan kariim❤️

  • @malikzam9244
    @malikzam9244 2 года назад +25

    Marish benti ugu wened shegosa😂😂🙆🏻‍♂️

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 2 года назад +29

    Keep going marish i hope 400k and more iisha Allah 🤲 @ Jack told me he loved the girl and l know you 's praise be to god 🤲 s saying that no one rejects a girl like chinese honey 💕😃

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 года назад +42

    Go up sister another level gabar aqlaaq wanaagsan baa tahy

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 2 года назад +16

    Ramadan mubarak 🌙 malabay marish ciyarata ka daa 🙏pzl

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 года назад +13

    08:13 alla ba'ayey taasaba igu daranmrke dheheso aa ku qozle ani
    she is perfect pranker youtube furo zxpeY✌

  • @abdulhakimismail8234
    @abdulhakimismail8234 2 года назад +22

    marish waan ku salaamay from seediyaasha hargeisa

  • @qeyzdewassafi5257
    @qeyzdewassafi5257 2 года назад +23

    The family impire when is see marish i feel happy supporting you for ever

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 2 года назад +15

    Another level marizh qurx wn kuwataa hpo🥰❤❤🥰💋

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад +18

    ASC walaasheey Ramadan Kareem Mariah beauty queen 👑👑👑 waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo fiican ayaad heysaa keep going my beautiful queen sister guulayso waligaa walaasheey Mariah beauty Queen

  • @wllpazaari8309
    @wllpazaari8309 2 года назад +41

    Marish fanny wlhi marka prank maqlo saa u soo ordaa Yaa illamid ah team Marish🥰✊ 400k subscriber cooming son I.a🎈💯

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 года назад +140

    Prank markaan maqlay waan so orday ano soo man inta illa mida ❤👍 First😂

  • @yacquubcusmaan9217
    @yacquubcusmaan9217 2 года назад +37

    War waxaan parnk lama dhihi karo waa funny walhi😂😂😂😂😂😂

  • @suleymanyare8227
    @suleymanyare8227 2 года назад +3

    First marish keep going

  • @abdullahiabdisantur1877
    @abdullahiabdisantur1877 2 года назад +6

    M. A. Waa Iska caadhi dee Kip going my sister

  • @yusuza7938
    @yusuza7938 2 года назад +59

    Ramadaan mubaaraK all to the worlD muslims🥰♥️👋

  • @abeyanohusseini7103
    @abeyanohusseini7103 2 года назад +25

    It's Ramadan benta naga dafa🤣

  • @sudeyzyareofficial3497
    @sudeyzyareofficial3497 2 года назад +8

    Sister of the year keep going

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 года назад +27

    Marish War Jeclaaa Hadal Goos Goos Dhan Lama Rabo😂😂😂👍

  • @ibrahimhassan3534
    @ibrahimhassan3534 2 года назад +6

    Marish fara kulul aya laguhaya 😂😂😂. Ramadhan Kareem from Canada

  • @milgomohamed5389
    @milgomohamed5389 2 года назад +13

    My sisters 💓 keep going 💪

  • @amanikhalif9958
    @amanikhalif9958 2 года назад +4

    Team marish love u all keep going👊

  • @maaidamustafe3652
    @maaidamustafe3652 2 года назад +1

    2hr and 20k m.a wllo marish ramadan mubarak

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +69

    Prank musalsal uwada 🤣🤣Ramadan Kareem

  • @abdirizaakmohamed3159
    @abdirizaakmohamed3159 2 года назад +128

    Gabdhaha Dibadu jecelyahay kulaahaa wey difaacatey maria keep going 🤣🤣

  • @abdikadirsahal7786
    @abdikadirsahal7786 2 года назад +6

    Meri keep going sisterr

  • @mohamedabdi81
    @mohamedabdi81 2 года назад +8

    Ramadan mubarak🤲🤲

  • @yahyebaydaa6170
    @yahyebaydaa6170 2 года назад +73

    MARISH HAMBALYO QUEEN 350k SUBSCRIBE CAN WAIT 450K INSHALLAH ❤️💪🏻🖇✨

  • @mohaisakh4019
    @mohaisakh4019 2 года назад +7

    We love marisH ✊✊

  • @Hassan_742
    @Hassan_742 2 года назад +7

    The way i see things Maria's friends and fans will cause her to be in a relationship with qurux kudhigle not by love but due to pressure

  • @xariffceynash6921
    @xariffceynash6921 2 года назад +2

    Our lady keep going 👍

  • @daahirdeeqzi6689
    @daahirdeeqzi6689 2 года назад +209

    Pin Hambalyo queeen marish 350k subscriber i cant wait 400k💥💯💯💯✅

    • @salmoadan5438
      @salmoadan5438 2 года назад +2

      MashaAllah Habo qali ♥️💋💗 MashaAllah

    • @salmoadan5438
      @salmoadan5438 2 года назад +1

      Wanku Diane qaliyey

  • @jokeali7419
    @jokeali7419 2 года назад +4

    Keep going my sister

  • @captainciiltire1432
    @captainciiltire1432 2 года назад +8

    Sorry Mariish for this prank dhibmlhn waan argosanena I,n don't stress sis❤❤✌

  • @muniir_official
    @muniir_official 2 года назад +18

    Ala manta mariya o oyneysa o cishotey Aya arkay yeeeeess thanks malabka🔥😅😅real prank wayeh wlhi

    • @aishadahir5644
      @aishadahir5644 2 года назад +1

      Hadharan wauxuu yahy ma taqnide😀

    • @cubaydcilmi1208
      @cubaydcilmi1208 2 года назад +1

      @@aishadahir5644 adigu wuxuu yahay ma adigaa yaqaano

    • @aishadahir5644
      @aishadahir5644 2 года назад

      @@cubaydcilmi1208 ma aqani lkn qofkaa dhrty baan ha dharan iri

  • @faysalhanadhanad5421
    @faysalhanadhanad5421 2 года назад +7

    Malabka shinida waa qofta kaliya prank uducaysata another level😂 wllhi

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 2 года назад +3

    Wow mansha alah my sister aarso

  • @daahahassan5333
    @daahahassan5333 2 года назад +1

    Masha allah Wllo Qali
    Marish Beauty
    Dulqad Wacan ayad ledahay
    Ramadan wacan wllo qali

  • @imrandaud7133
    @imrandaud7133 2 года назад +7

    Hambalyo marish beauty 350k sub 😍

  • @feisalbundid6988
    @feisalbundid6988 2 года назад +64

    Another level marish really proud of you abyo

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 2 года назад +14

    Ramadan mubarag✌🏿

  • @basadiirbidar1981
    @basadiirbidar1981 2 года назад +2

    Keep going marish🥰

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 2 года назад +92

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alla qoftan wa funny wlhi talent by leedahy Maria mnty ciiil by ku dishy wlhi

    • @filsanjamac9553
      @filsanjamac9553 2 года назад

      Been maaha waa kahelay runtii qaab jiliinkeeda😃😃😃

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 2 года назад +10

    Malabka shinida & marish beauty queens love you Wllhie 🖤👸

  • @idiriscrisaaq487
    @idiriscrisaaq487 2 года назад +8

    Ramadam mubarak❣️🥰

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 2 года назад +17

    Ramadaan iyo pranks maxaa kala haysta yaa ila arkay 🤪😂

  • @zakariyow
    @zakariyow 2 года назад +8

    Team pumpum in the house 🏠🙌like 📌📌💯

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 2 года назад +15

    Soonka Allah haku aqbalo amiin isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏

  • @walllalsharaxbiil4575
    @walllalsharaxbiil4575 2 года назад +31

    hadii aadnogthy inay run run u jeceshy i soo raac❤

  • @abdikafichannal4626
    @abdikafichannal4626 2 года назад +6

    Ramadam mubaarak🥰

  • @zakiboyhussein4854
    @zakiboyhussein4854 2 года назад +3

    First kusalamy abayo❤❤❤

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 года назад +4

    Ramadan Mubarak

  • @cabdiladhif8517
    @cabdiladhif8517 2 года назад +33

    Maria Apyo Dar ilaaha ku jeclahay halmar Replay Isoogal PLz🥰❣❣❤😪

  • @maxamadali8678
    @maxamadali8678 2 года назад +21

    Walashen Ramadaan Kariim♥️♥️♥️♥️

  • @maxamedadan8801
    @maxamedadan8801 2 года назад +9

    marish beautu love you💝

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +4

    Kusaliya nabiga NNNk.
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @hibaqsadiq7210
    @hibaqsadiq7210 2 года назад

    Abayo Marishey can’t wait 400 subscriber

  • @Bayaanproduction-i8b
    @Bayaanproduction-i8b 2 года назад +58

    Owow another level 💯

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 года назад +5

    Maariya prank ka helaaye xbbti ramadan wanaagsan kuu xiisey pin isaar maanta

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад

    ASC walaasheey Ramadan Kareem Mariah beauty queen 👑👑👑 waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo fiican ayaad heysaa keep going my beautiful queen sister guulayso waligaa walaasheey Mariah beauty Queen

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 2 года назад +11

    400k aynu gaadhsiino intaan ramadaan laga bixin maarish.

  • @ismacade3203
    @ismacade3203 2 года назад +9

    in maarish maseerooso yaa ila jeedo ramadaan mubaarak

  • @mohamedyousufismaciilbile8281
    @mohamedyousufismaciilbile8281 2 года назад +13

    10:16 marish way qososhaY 🤣🤣 markii ay DhahdaY waan JeclaadaY🤣

  • @hafsaabdi4972
    @hafsaabdi4972 2 года назад +5

    Asc Ramadan Mubarak wanaksan

  • @sowdosaciid5821
    @sowdosaciid5821 2 года назад +17

    War gabdha prank sameyneysa Funny weeye 🤣🤣

  • @khadarafmadaw7149
    @khadarafmadaw7149 2 года назад +5

    Intee og Ramadan 5.shan....tahay.like.sar

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 2 года назад +1

    Malapka waan kuwataa wlh legendary.
    ..........bum👊

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 года назад +6

    Adunka marish markay xanaaqdo qof ka qurux badan ma arkin, walaalay marwalba ma iska xanaaqsanaatid 🤗🤭😜😂

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 года назад +6

    Pranki qosolki iga dhameyay gabadhu ma kaagi hadalka xidhaya go ay walhi so funny marish waxba helay 😅🤣

  • @adankeynan7948
    @adankeynan7948 2 года назад +15

    TEAM JAM we really missed you so much 💔😭😭 infact ths prank looks like real 1 wlx I can't wait the 2nd prank.
    Otherwise may Almighty Allah bless you all nd be save all de tym my TEAM JAM MAY THS RAMADHAN NT BE THE LAST RAMADHAN.
    LOVE YOU ALL ❣️❤️💝💕💘💚😘
    TEAM JAM MOVE 4WORD

  • @abdiaziizcumarmire192
    @abdiaziizcumarmire192 2 года назад

    Ramdaan kariin walshey mcn marish keep going❤️❤️💯💯

  • @hadiyamohamed3993
    @hadiyamohamed3993 2 года назад +3

    First marish abaayo ku jeclay

  • @deeqomohamed9402
    @deeqomohamed9402 2 года назад +19

    masha Allah labadinabo jilinkina 💯👍🥰

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 2 года назад +14

    My queen sister malmahan wax uptada ah ma laga hayo e maxa qaldan tan kale no so celiya challenge yada balanteynu wa 400k subscribe with short term go forward sister thanks

  • @jamiilamaxamed558
    @jamiilamaxamed558 2 года назад

    Wakusalami marish ramadan mubarak💞