GOOBTAN BIL WALBA WAAN TAGI LAHA HADDII…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • BUURTA GACANLIBAX WAA GOOBAHA DALXIISKA DALKA KUWA UGU QURUXDA BADAN’ MUUQAALKI HORE AYAYNU KUSO QAADANAY QURUXDA BUURTA.
    Maanta waxaynu ku samayn doona buurta #hiking sido kale waxan ku tagi doonaa lug insha allah .
    Waliba waxaynu mari doonaa jid aan hore loo marin ka dalxiisayaal.
    Waxay isu jiraan GO’Da iyo Gacanlibax 16kM halkaas oo markaan lug ku tagno hadana Explore garayn doono buurta dhexdeda.

Комментарии • 49

  • @abdirzk
    @abdirzk 2 дня назад +1

    Mashalah alxamdulilaha calaa kuli xaal

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 День назад

    Mashaa Allah alxamdulilaah mahadsanid caalin

  • @mukhtarhussein3209
    @mukhtarhussein3209 2 дня назад +1

    Buurta gacan libaax abti kama xiisagawsid❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад +1

      Meel laga xiiso gooyo ayaanay ahayn Abti

  • @IbrahimMohammed-ep2ws
    @IbrahimMohammed-ep2ws 2 дня назад +1

    الله يحفظك ويسعدك يارب العالمين

  • @SidiiqMaxamuud-s7b
    @SidiiqMaxamuud-s7b 2 дня назад

    Masha.aallh. alxamdulilah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maadh4321
    @maadh4321 2 дня назад +1

    Xogta in aad bixinayso iyo inta muuqaalka indhaha lala raacayo ha badanto inta muuqaal keliya la daawanayaa; waayo dadku bilicda ayay doonayaan inay arkaan xogta sidaa cid badani uma danaynayso
    Jamaal Casar

  • @Abdulkga
    @Abdulkga День назад +2

    Caalinow waad mahadsantahay adeer, dhulkan waxaa iigu dambeysey beri hore, caawa waan kuu duceeyay, waayo waad iga farxisay.

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 День назад

      Qaboobe u sheegaayo ma hul-qaboobe baa?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  День назад

      Maya hul qaboobe waxa laga leexda HUDISA lkn tan waxay ka hoosaysaa Gacanlibax.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  День назад

      Ada mudan abdul

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng День назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maadh4321
    @maadh4321 2 дня назад

    Great abqani

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Macalin ma maadh iyo baldhoole ayad u badalatay!

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 дня назад +1

    Lafooley Xaafad ka mida Xaafadaha magaalada Burco kana Tirsan Degmada maxamed Cali.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Horto ma rer burca tahay manta aan is barane

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 дня назад

      miyaaddegi jirtay lafoolay kkkkkkkkkkkk

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 2 дня назад

    Maasha allaa dad ayaa laba dalxiilka nocaana hayaay waar ilahay u mahad naqa haybe holland

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 2 дня назад

    Abyanow sxb horey usoco waa muuqaal cajiib ah sxb waa huwantii oo kadawaneysa lascanod .

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 День назад

    Mashallah , the landscape is spectacular 🤩🤩🤩🤩🤩🌴🌴🌴🌴👍🏼👌🏼

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 дня назад

    Cabdi Cismaan Waa Muhiim Muuqaalo u Gaara dhirta gacan libaax ka baxda sida,dayibka,woobka,darayga iyo kuwo kale.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 дня назад

    Xarunta dhirta iyo Daaqa

  • @jamayuuro4910
    @jamayuuro4910 День назад

    Maantaan dhankeeda hoose jogayba

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 2 дня назад

    Mansha allah waad ku mahad santahay muuqalo cajiiba baad nala wadaag taa A/qani meeshu qurux badanaa meesha gabiga aad tir cabsicabsi waxaan sawirtay inaan halkaa barashuud la imaado deetana kaga soo degto insha allah one day waan samayn hadadan iiga hor marin adiga ama qof kalaba

  • @CabdiKariim-o5f
    @CabdiKariim-o5f 2 дня назад

    Meday ugasmadow zxb

  • @dibinleebmedia
    @dibinleebmedia 2 дня назад

    CAGABARUUR

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Markan shegay ka hor ma so qorty mise ka dib ?

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 2 дня назад

    Mansha allaah kuraaxayso dhulka hooyo

  • @IbrahimMohammed-ep2ws
    @IbrahimMohammed-ep2ws 2 дня назад

    Wan ku salamayaa sxiib

  • @abdirzk
    @abdirzk 2 дня назад

    Caga baruur

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Markan shegay iyo markad qorty maxa u dhexeeyay ?

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 дня назад

    Geedka Woobku midho la cuno ma leeyahay?
    Sidaan Arkaayo geed weyn ayuu Noqonayaa.

  • @CabdiKariim-o5f
    @CabdiKariim-o5f 2 дня назад

    Soda ugasmadow

  • @mohamudhashi-ei7xo
    @mohamudhashi-ei7xo 2 дня назад

    sxb ha been maxaa wax nuugu so duubtaa

  • @mawliidgeedi342
    @mawliidgeedi342 2 дня назад

    Sxbwaankusalaamay

  • @mohamoudyusuf957
    @mohamoudyusuf957 2 дня назад

    Walal imisa km ayey jirtaa hargeysa sidoo kale burco iyo Berbera?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Muuqaalkan soo daawo inu ku dhafay wan huba
      BUURTA DALXIISKA SOMALILAND
      ruclips.net/video/dFMiL2O-WAk/видео.html

  • @khadarmimibrahim3817
    @khadarmimibrahim3817 8 часов назад

    Meeshi ciro fulay

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 2 дня назад

    Kkkkk laydhaasi waxa la yidhaahda dabayl gebi waa dabayl khatar ah dadka ayay ka tuurtaa gebiga.si degdega ah ayay u soo dhacdaa

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 День назад

    Daldawan miyu galbeedka ka xigin gacan libaax oo xaga iyo marodi jeex uu rogman🤔anigo 8 jira iya igu denbeysay armay wax iskaga kaay qaldamen markale daldawan miyu xaga iyo galbedka iyo cadadle uu rogman jirin inader mahad sanid inader sidaad wax nogu so gudbiso

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  День назад

      Daldawan wuxu ka samaysmaa 3da Doox ee ka soo rogmada GACANLIBAX la kala yidha.
      TUUR, ERGO XIDH, CALAACULE..
      Waxanu Gacanlibax ka xiga dhanka koonfureed.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 День назад

      @@caalinAbyan
      Dhulka wan ilaaway walalo anigo yar iya igu dabeeysay kumana naqon lakin walalo galbeedka burta gacan libaax ama cadaadley iyo gacan libaax inta uu dhaxeeysa miyu dooxyo daldawan la yidha uu dhaxeeyn marku cadadely so gadhana siig la odhan bal meeshana tag oo so duub inadeer waydina adigo mahad san hadi waqti uu hesho